
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
^^^No need for any negotiations, he is weak and wounded and should have negotiated from a position of strength. That was last week. Even his interview highlights he is a confused fellow, Anaga Islaam Baanu Nahay Mana Daan Daansan Anaga PL iyagaa weerar Soo qaaday GalGala PL ma Hoos Timaad waxana Dhaqaale Raadis Dagaalka ku Doonaya PIsta Ama Kooxda loo Yaqaan Sha’haado la Dirar waana naluku soo duulay waana is difaacaynaa” Ayuu Yiri Atam. Atam waxa uu Qeexay in dadka deegaanka Ku Noolay aanay ahayn Hal Qabiil ee deegaanka Lawada deganyahay isla markaana Sha’haada la dirirka ayaan la Diriraynaa waxana ay la Dagaalamaan Laa Ilaahu Ilaahu waxa la Sawiray Masaajidadii Magaalada oo dhana waa la Bur Buriyay” Ayuu Yiri Atam.
-
Ramadan Kariim, Lets remember in this month that the Unity of Somalia is an Islamic ideal.
-
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^So its "Islamic" to place mines on public roads, assasinate offciials and create mayhem in a peacefull place all for ones ambition? Puntland security is not harsh enoguh... -
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^If that happened, many would learn a great lesson. -
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Somalia: Puntland forces conquer militants hideout "Galgala" 9 Aug 9, 2010 - 4:50:53 AM Authorities in Somalia’s semi-autonmous state of Puntland say its forces have successfully captured Galgala Mountains in the war against militants linked to Al-Qaeda-inspired Al-Shabaab. The army launched the offensive more than a week ago to annihilate the militants, led by Mohamed Said Atom, who is on a UN Security Council watch list, from the mountainous region, which they wanted to transform it into African Tora Bora. Authorities said that in offensives, the dozens of militants were killed, bringing a level of calm to the mountainous region. It is not however clear the exact figure of casualties from the clashes. Reports indicate that security forces are carrying out security operations while sporadic gunfire can still be heard in the far areas. Garowe Online will bring every details of this developing story as soon as it gets out. GAROWE ONLINE -
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Government Forces Fight Militants in Northeast Somalia New York Times.. By MOHAMMED IBRAHIM Published: August 9, 2010 NAIROBI, Kenya — Government forces in the semiautonomous Somali region of Puntland have made two military offensives against allies of the Shabab militant group, trying to drive back insurgent fighters who have been gaining ground in a comparatively stable area of northeastern Somalia. Puntland said that at least 18 militants and 3 government soldiers were killed Sunday in fierce fighting in mountain villages along the northern coast, near the port town of Boosaaso. Hundreds of government troops, along with dozens of armed civilians who volunteered to join the fight, stormed the rebel-controlled villages, Puntland officials said. The firefight — the second in two weeks — began early and subsided by nightfall, officials said, adding that militants had been pushed deeper into the mountains by Monday morning. Although Puntland is home to pirates and human-trafficking groups, it has also been largely insulated from the warfare that has ravaged Somalia in recent years, making it a relative haven for aid groups. But a recently announced alliance between an insurgent commander and Shabab militants has raised fears that militants could destabilize the region. The warlord, Sheik Mohamed Said Atom, said last month that he would fight the Puntland government until it agreed to impose strict Islamic law. Mr. Atom also declared that “we are members of the Shabab,” conservative Islamists who control much of southern Somalia and claimed responsibility for deadly bombings in Uganda in July. Mr. Atom’s fighters, based in the mountains, have been assassinating local officials and recruiting young jihadists in an attempt to overthrow the government in Puntland, which is run by a clan-based administration. On Monday, the Shabab announced they were banning three Christian aid groups from their territory, saying the groups had been spreading their “corrupted ideologies in order to taint the pure creed of the Muslims in Somalia,” according to news reports from the Somali capital, Mogadishu. The three prohibited groups are World Vision, the Adventist Development and Relief Agency, and Diakonia. In a statement, World Vision said that Shabab members had occupied the organization’s offices, disarmed the guards and taken their keys. World Vision said it had suspended operations in south central Somalia, but said operations in the north of the country would continue. The group said the accusations of proselytizing were false. “World Vision is a Christian organization, motivated by its faith to help children, families and communities living in poverty, but the organization also has specific policies that prohibit proselytizing,” the group said. -
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Originally posted by Peace Action: Gen. Ilkajiir waa geesi ann geed loogu soo gaban, in my opinion a better polical leader than Faroole. Next election, Faroole should loose and Ikajiir should become the new leader. I agree, he should be commended along with VP for their tough no nonsense stance. -
Secessionist nonsense as usual. Makhir is part of Puntland as Saxil is part of the traingle, trying to divide a single family is not Islamic people. As for Puntland it defated Al Shabaab forces and exacted revenge, the State was led by Gen Ilka-Jiir, Makhir's greatest politician.
-
Galgala: Puntland forces capture weapons, mines, documents
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Galgala:D/Puntland oo baartay Aqalkii Hogaamiye Atam ee Galgala...(Warbixin). 10. august 2010 APL Galgala:(Allpuntland)-Ciidamada Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa Baaritaano adag ku sameeyey meelo kamid ah Tuulada Galgala ee gobolka Bari kadib markii mudo 24-saac kahor ah ay dawladu lawareegtay gacan ku haynta Deegaanka Galgala oo mudo dheer ay Dawladu ku haminaysay. Ciidamada Puntland oo noocyo badan isugujira ayaa lasheegey in saacadihii lasoo dhaafay ay ku gedaamnaayeen Guriga qaarkamid ah Saraakiishii Malayshiyaadka Tabacsan Alshabaab ee deegaankaas gacanta ku hayey maalmihii lasoo dhaafay,waxaana guryahaas kamid ah Gurigii uu tuulada Galgala ka degaan Hogaamiye Maxamed Siciid Atam hogaamiyihii ciidanka taabacsan Alshabaab ee ay dawlada Puntland dagaalameen labdii cisho ee lasoo dhaafay. Goobjooge deris dhow la ah guriga Hogaamiye Atam ayaa APL u sheegey in xalay ilaa saaka gurgaas baaritaano adag ay kasocdeen,waxaana uu intaas ku daray in Saraakiil badani ay gudaha guriga galeen dabadeedna ay soo saareen hub badan & qalab kamid ah Walxaha Qarxa & Alaabo kale oo badan kuwaas oo uu sheegey inay ciidamadu qaateen. Taliye sare oo katirsan Ciidanka Daraawiishta ee dawlada Puntland laguna magacaabo Gol,Cabdulaahi Cumar ayaa midkamid ah Idaacadaha ka howlgala deegaanada Puntland u sheegey in Hub & Walxaha qarxa ay kasoo saareen guriga Hogaamiyaha,waxaana uu intaas ku daray in Weli Baaritaanadu ay socdaan. "Waxaanu baarney Gurigii ninkii Wiila waali jiray uu Galgala ka degenaa...Waxaanu kasoo saarnay 12 qarax oo meesha ku diyaarsanaa kuwaas oo ahaa kuwo lagu qarxiyo gacanta ,Matoor weyn oo alxanka lagu sameeyo & qoraalo muhiim ah,dhamaantoodna waxaanu ugudbinay Saraakiisha naga saraysay"Ayuu yiri Sarkaalkan oo si kooban uga hadlay Baaritaankan ay sameeyeen. Dhinaca kale Ciidamo katirsan kuwa Puntland oo lug ah ayaa weli daba socda islamarkaasna baacsanaya koox yar oo habeen hore ka baxday Deegaanka Galgala oo lasheegey inuu horboodayey Hogaamiye Atam,waxaana ciidamadani lasheegey inaysan weli gacanta kusoo dhigin Sarkaalkan & Saraakiil lasocotay balse ay weli dabajoogaan,mana jiro wax dagaal ah oo labada dhinac weli dhexmaray. Cabdiqani Xayir -
War Deg Deg ah:Qaraxyo lagu aasay Laamiga Boosaaso oo ay Ciidamada Amaanku soosaareen. 10. august 2010 Boosaaso:(Allpuntland)-Ciidamada Amaanka ee gobolka Bari ayaa saacadihii lasoo dhaafay ku mashquulsanaa soo saarista Miinooyin waaweyn oo ah nooca gacanta lagu hago kuwaas oo lagu daadshey meelo kamid ah Laamiga weyn ee Boosaaso,waxaana ay ciidanku sheegeen in qaar badan oo kamid ah ay soosaareen. Miinooyinkan oo lasheegey in intoodabadan xalay habeenimo lagu aasay Dhinacyada wadada Laamiga ah ee Boosaaso ayaa ciidamada Amaanku ay sheegeen in qaarkamid ah lagu aasay meel aanan waxbada u jirin Shirkadda Isgaarsiinta ee Golis xarunteeda ugu weyn Puntland. Sarkaal katirsan Ciidanka Amaanka ee gobolka Bari ayaa goordhaweyd APL u sheegey in ugu yaraan 3-miino oo ah nooca loogu tala galay Taangiyada in loo dhigo halkaas ay kasoo saareen,Waxaana uu Sarkaalkani sidoo kale sheegey in Ciidamadu ay weli baadi goobayaan qaarkamid ah Miinooyinkaas oo la tuhunsanyahay in meelo kale ay ku xabaalanyihiin ama lagu aasay. Sidoo kale Taliyahani wuxuu sheegey in Ciidamada Amaanku ay xogtan heleen goordhow oo saaka ah,waxaana uu sheegey in ay baaritaano halkaas ka bilaabeen,waxaana uu wadada miinooyinka lagu aasay ku sheegey mida ugu isticmaalka badan Saraakiisha & madaxda dawlada. Guud ahaan Laamiga Weyn ee Boosaaso ayaa imika xiran,Waxaana ay Ciidamadu joojiyeen Isticmaalka goobo horleh oo laga shakisanyahay,Wixii war ah oo kasoo kordha APl kala soco. Cabdiqani Xayir
-
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
The Northern Somali states are clear. Now hunt these clowns where ever they may be. -
Kudayo Puntland: Now that's how you handle Al Shabaab
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Boosaaso:Ciidanku amar bay Qabaan,Kooxdaas meeshay joogtaba way uga dabatagayaan”Wasiirka Arimaha Gudaha ee Puntland. 9. august 2010 APL Boosaaso:(Allpuntland)-Dawlada Puntland ee Soomaaliyeed ayaa markale ku celisay in Dagaalada kasocda Buuraleyda gobolka bari ee dawlada Puntland oo ay saaka guulihii ugu waaweynaa ka gaareen ay sii wadi doonaan islamarkaasna aysan marna ka harin Kooxdii Alshabaab taabacsanayd ee ay dagaaladu dhexmareen. Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha,Dawladaha Hoose & Hor’umarinta reer miyiga ee dawlada Puntland Jen,Cabdullaahi Axmed Jaamac (Ilkajiir) oo goordhaweyd oo Caawa ah kusoo noqday magaalada Boosaaso ee xarunta ganacsiga dawlada Puntland ayaa APL u xaqiijiyey in Dagaalku uu sii socon doono. Wasiirku wuxuu sheegey in Deegaanka galgala oo uusan Waqti dheer arag uu maanta si nabadgelayo ah u tagay islamarkaasna arkay Cuqaasha,Waxgaradka & dadka deegaanka,waxaana uu intaas ku daray in Ciidamadu ay amar buuxa ku qabaan inaysan dagalka joojin inta kooxda Hogaamiye Atam ay kasoo afjarayan. “Adeer Ciidankeenu Amar bay qabaan…hadaan kuu sheegayaa amar buuxa baan kusiinay wayna u hogaansameen,waxaa weeyey inta Kooxdaas ay dhaqdhaqaaqayaan way dagaalamayaan,waxaana ay wadi doonaan Dagaalada ilaa ay kooxdaas kasoo afjaraanna dagaalku ma istaagayo”Ayuu yiri Jen,Cabdulaahi Axmed Jaamac oo labadii cisho ee lasoo dhaafay kamid ahaa Saraakiisha sida aan kala harsiga lahayn ujoogay islamarkaasna uga qeybqaadanayey Dagaalada kadhacay buuraleyda gobolka bari. Jen,Cabdulaahi Axmed Jaamac wuxuu sheegey in Dawlada Puntland ay ka go’antahay inay tirtiro oo ay dhulka lasinto cidkasta oo Amaankeeda kasoo horjeeda,waxaana uu sheegey inay ciidanku weli baacsanayaan koox aad u kooban oo uu Hogaaminayey Hogaamiyaha ay ciidanka Puntland aadka u radinayaan ee Maxamed Siciid Atam,waxaana uu sheegey in ay rajeynayaan inay gacanta kusoo dhigaan Hogaamiyahaas. Cabdiqani Xayir Allpuntland -
xaqiijiyey in dab laqabad siiyey beerihii magaalada oo dhan. We await the truth in this matter.
-
We've won the hearts: Sanaag Western Bari- Its evolution.
General Duke replied to ceelayohoyoo's topic in Politics
^^^Parotting news from two days ago wont bring back the JVA. -
^^^lol. you are having dialogue with yourself again lad. The clans of Makhir are as important as any. We dont have races like in the NW, disagreements yes, but brothers disagree at times.
-
^^^Your from Norway I guess..
-
^^^Get some recognition lad.
-
^^^lool. Now you are upset huh Xosh Abdi?
-
We've won the hearts: Sanaag Western Bari- Its evolution.
General Duke replied to ceelayohoyoo's topic in Politics
^^^Yes the future is bright for Makhir no doubt. But you are from Hiiraale land, and that aint too bright is it now? -
^^^lol. No adeer, your arguments dont make any sense, and i undertsand why? You are further away from power in the traingle and thus like a common layman blame everything on Ethiopia and think that dropping the name Melez will make some ***** blow himself up.. Poor Oodweyne, he was well informed one, JOKE.
-
We've won the hearts: Sanaag Western Bari- Its evolution.
General Duke replied to ceelayohoyoo's topic in Politics
^^^No adeer your former incarnation lost and you will lose. Stope the pretences Mr Hiiraale's super suporter you aint from Makhir.. -
We've won the hearts: Sanaag Western Bari- Its evolution.
General Duke replied to ceelayohoyoo's topic in Politics
^^^Xosh Abdi when did you get online? Hiirale not news anymore huh..