General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ The seessionist are special in their delusions for LA, like Hargaysa itself is still part of Somalia. It's funny how Siilanyu is asking for money when people could not stop Riyaale stealing Millions? Now how does one small business man trust this man?
  2. ^^^I am delighted for Riiyaale, "in the land of the blind, the one eyed man is king".. How did this man take so much from the traingle, and yet they the SNM bigwigs could not do anything? That’s the question that historians will dwell on when they reflect on this age.
  3. The secessionist delusions, they held an "election" but they could not stop the looting of the public money. Yes they are ready for "recognition"..
  4. Hargeysa (CRBO)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamud, ayaa ganacstada Somaliland ka codsaday inay amaahiyaan shan milyan oo Dollar, si uu ugu dhaqaajiyo hawlaha qaranka uu dhawaan xilkiisa la wareegay. Madaxweyne Axmed Maxamed, waxa uu habeen hore gurigiisa shir ay albaabadu u xidhanyihiin kula yeeshay ganacsatada dalka, waxaana shirkaas ku weheliyay Wasiirkiisa Maaliyadda Maxamed Xaashi Cilmi iyo Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan. Ma jiro war rasmi ah oo ay madaxtooyadu kulankaas ka soo saartay, laakiin sida ay ilo xogogaali u sheegeen Wargeyska Geeska Afrika, Madaxweynuhu waxa uu kulankaas ganacsada ugu soo bandhigay xaaladda dhaqaale ee dalka iyo khasnadaha dawladda ee madhan ee uu kala wareegay xukumadii hore ee Daahir Rayaale Kaahin, waxaanu ka codsaday ganacstadaas inay amaahiyaan lacag dhan 5 Milyan oo Dollar, taas oo uu sheegay inay xukuumadu iskaga bixin doonto sida ugu dhaqsaha badan. Sida uu warku sheegay Madaxweyne Axmed Maxamed, waxa uu kulankaas ku soo hadal qaaday hantida dawladda ee ay xukuumadii hore ka iibisay qaar ka mid ah ganacsatada, kuwaas oo uu dhawaan xayiraad ku soo rogay Wasiirka hawlaha guud, isagoo wasiirku sheegay inay kala shaandhaynayaan ganacsatada waraaqaha haysata iyo kuwa u hoos raaciyay. Madaxweynuhu waxa uu kulankaas ka sheegay inaanay xukuumadu dhismaha ka joojinayn cidda xukuumadii hore ka haysata waraaqo, balse ay talaabadan u qaadeen si ay u kala ogaadaan kuwa aan sharciga haysan iyo kuwa haysta. Wasiirka Maaliyadda Md. Maxamed Xaashi Cilmi, oo isna kulankaas ka hadlay, ayaa ka sheekeeyay sida ay tahay xaaladda dhaqaale ee xukuumadooda cusubi, waxaanu xusay in khasnadda dawladu la mid tahay halkii uu Alle haw naxariste Marxuum Maxamed Ibrahim Cigaal ka bilaabay sannadkii 1993-kii, markaas oo uu lacag amaah ah ka doontay wadanka Djibouti. Sidaas daraadeed sida ay ilo wareedyadani sheegeen waxa uu wasiirku ganacstada ka dalbaday inay lacagtaas ammaahiyaan xukuumadda cusub, waxaanu sheegay inay lacagtaas dib ugu soo celin doonaan dhawr goor oo kala duwan. Qaar ka mid ah ganacstada ayaa sida uu warku sheegay kulankaas ka sheegay inay diyaar u yihiin inay xukuumadda amaahiyaan qadarka lacageed ee ay codsatay, waxaanay masuuliyiintii xukuumadu sheegeen inay ganacstada xafiisyadooda ugu gayn doonaan waraaqo codsi ah iyo qadarka lacageed ee ay shirkad kasta ka doonayaan. Ganacsatada kulankaas joogtay waxa ka mid ahaa Baxsane, Cali Maaweel, Dahab-Shiil, Telesom, OGF Comapnay, Indho-Deero Company, Xarbi Company, iyo kuwo kale, waxaana la filayaa inay ganacsatadu xukuumadda amaahiso lacagtaas. Xigasho Wargeyska Geeska Afrika
  5. ^^^Lol yes his phantom army did a great deal of damage to your elders, and leaders for a decade. It made him rich and you picking up the pieces.
  6. ^^^He was a great Mugger, and if the opportunity arises no doubt will Mugg them.
  7. ^^^lool. Yes indeed Riyaale needs to be rewarded for his Mugging, he did not build a single thing and left the phantom state 20 million in debt.
  8. The millions looted, years of exploiting the triangle results in a comfortable exile to France of all places. How many houses were purchased with the poor folk’s tax money?
  9. ^^^P adeer, Al Shabaab only claim victories right, They don't like it up 'em do they...Nothing Hawkish about the truth lad.
  10. ^^^Lol. If you believe your own nonsense, then why are you in this thread? Also I have always enjoyed your comments, you seem like a bright lad, a little naive but bright..
  11. ^^^lol. Your fasting I guess? But anyhow I am just being stright with you, Al Shabaab will be relagated to the dustbin of history, and Puntland will stand. Now dont get angry lad.
  12. Galgala:Ciidanka Puntland oo la wareegay Saldhigii Sadexaad oo Atam uu xarunta u ahayd…(Warbixin). 11. august 2010 APL Galgala:(Allpuntland)-Ciidamada Amaanka dawlada Puntland ee Soomaaliyeed oo dhowr cutub ka kooban islamarkaasna maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa buuraleyda gobolka Bari ee dawlada Puntland ayaa maanta dagaal culus la galay qaarkamid ah ilaalada Khaaska ah ee Hogaamiye diimeedka la tuhunsayhay inuu xiriir dhow la leeyahay ururka Alshabaab. Sarkaal katirsan ciidamada dawlada Puntland islamarkaasna hogaaminayey Ciidankii ay maanta Hogaamiye Atam ayaa sheegey in Ciidankoodu ay maanta si toos ah u qaadeen Weerarkan,waxaana uu sheegey in 3-Askari ay dagaalkaas uga dhaawacmeen,islamarkaasna ay lawareegeen Saldhigii uu labadii cisho ee lasoo dhaafay degenaa Hogaamiyaha maanta la weeraray. Sarkaalkani wuxuu sheegey in Maanta Duhurnimadii uu dagaalkaas aad u cuslaaday,waxaana uu intaas kudaray in Atam & ciidamo kooban ay u carareen dhanka silsilada Taxanaha ah eek u dherersan bariga afrika kuwaas oo Golis lagu magacaabo,waxaana uu sheegey in ciidankoodu ay weli baacsanayaan Hogaamiyahan oo uu sheegey in lagu amray inay gacanta kusoo dhigaan. Goobjooge kusugan Deegaanka Maqashon ee 18-km dhanka Galbeed bari ugu beegan Tuulada Galgala ayaa APL u sheegey in ciidamada dawlada Puntland ay galabta si toos ah ula wareegeen deegaankaas,waxaana uu intaas kudaray in Boqolaal Ciidan ah oo katimid dhanka Galgala kana tirsan kuwa Puntland ay isla galabta soo gaareen Deegaaankii uu maanta dagaalku ka dhacay. Sidoo kale Goobjoogahan oo magaciisa ku koobay Maxamed Cismaan wuxuu sheegey in Ciidamada Hogaamiye Atam laweeraray xili ay ku jireen Qado karsi islamarkaasna ay Cunto ku karsanayeen Difaac ay halkaas ku lahaayeen,waxaana uu ka gaabsaday inuu APL si toos ah ugu xaqiijiyo Dhimashada & Dhaawaca rasmiga ah ee dhanka Malayshiyaadka dawlada maanta la dagaalamay,isagoo sheegey in tiro rasmi ah aanan la hayn balse uu indhihiisa ku arkay 10-nin oo dhimasho & Dhaawac isugujira kuwaas oo ay kujiraan ilaalada khaaska ah ee Maxamed Siciid Atam. Dawlada Puntland ayaanan weli si rasmi ah dagaalkii maanta uga hadlin,sidoo kalena Hogaamiye Atam weli maka hadlin Dagaalkan,balse Saraakiil katirsan Wasaarada Arimaha Gudaha ee dawlada Puntland ayaa APL u xaqiiiyey in ay qabsadeen Deegaanka maqashin oo beryihii lasoo dhaafay uu Atam degenaa,waxaana Talaabadani ay ka dhabaynaysaa Balanqaadkii madaxda dawlada Puntland oo ahaa in dagaalku socon doono inta Hogaamiyahan & Ciidankiisu ay dhaqdhaqaaqa wadaan. Cabdiqani Xayir Allpuntland
  13. ^^^lool Only a weak man talks about muscles, where is the project for Jubaland horn, and Hiiraale's farts. Yes I am talking to you my lad, for your fakery knows no bounds. Puntland is here to stay my boy, its stronger today, more cohesive and developing as we speak. As for LA, it will be brought to the fold, without much fuss, but the threat of the Shabby Jihadi's is much more than any from a secessionist.
  14. Originally posted by Polanyi: ^^ sO It's "islamic to attack him and his followers; but, errrrm, it's unislamic to to parade his body? Dear lad, Al Shabaab will be defeated and you will no doubt find other hero's to follow, so dont worry...
  15. ^^^How is the JVA junior partners doing now days Horn? As for the news, Puntland needs to do more to secure its borders and defend its people.
  16. Duke...Al-Shabaab has time on their side. Atom will regroup and melt into the population for the time being. They dont have any time adeer, even you can sense that this fad of a movement have had their day.. Anywho Atom can melt where ever he wants, the PIS are after him..
  17. ^^^yeah like the Amir who hides in women clothing, and the follower "Mujahid" who loves the Boston life.. Adeer how many years are you on route to Garowe>?
  18. ^^^Che adeer Puntland defeated Al Shabaab, the rest is history..
  19. Ciidanka dawlada Puntland oo qabsaday Galgala iyo deegaanka ku xeeran; wafti ka socda Puntland oo kormeeraya goobaha dagaalku ka dhacay. Bossaso, Aug 09 - Dagaal socday muddo 24 saac ah ayaa ciidanka Puntland ay ku qabsadeen buuraleyda Galgala. Xiriir aan la samaynay saraakiil ka tirsan ciidanka daraawiishta Puntland ee furinta dagaalka, madaxtooyada Puntland ee Bossaso iyo qaar dadka ku nool deegaanka ayaa xaqiijiyey. Dagaalka ayaa u dhexeeyey ciidanka dawlada Puntland iyo kuwa taabacsan wadaadka mayalka adag ee Sh. Maxamed Siciid Atam oo muddo sannado ah Galgali ay saldhig u ahayd. Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland Gen. C/llahi Axmed Jaamac 'Ilkajiir' oo ka waramay dagaalka saaka ayaa sheegay in ciidanka Puntland ay abaara 9:00 subaxnimo la wareegeen Galgala; khasaaraha dagaalka ayaa uu sheegay in uu ahaa mid kooban. M/weynaha Puntland C/raxmaan M. Faroole oo u waramay laanta af-Somaliga ee BBC-da ayaa sheegay in saaka subaxnimadii hore ay ciidanka Puntland qabsadeen Galgala iyo nawaaxigeeda, ayna sugi doonaan amniga deegaanka ku xeeran. M/weyne Faroole waxaa uu sheegay in walow aan la hayn tiro koob dhab ah ee khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee labada dhinac, in tiro ku dhow 50 laga dilay ciidanka Sh. Atam halka sida uu sheegay aanay jirin wax dhimasho ah oo dhinaca ciidanka Puntland ka soo gaaray dagaalka maanta. Mar uu ka hadlay qorshaha fog ee dawladiisa ee ku aadan amniga Puntland ayaa uu sheegay in laga sifayn doono Puntland kooxaha mayalka adag ee sida uu sheegay ka mas'uulka ah xasilooni darida ka taagan koonfruta Somaliya. Waxaa uu intaa ku daray in ay jireen dad badan oo lagu qabtay Galkacyo iyo Garowe oo ka soo talaabay koonfurta Somaliya, una socday in ay taageeraan ciidanka ka dagaalamaya buuraleyda Galgala. Dhinaca kale afhayeen u hadlay Sh. Atam oo saxaafada qaar taleefan kula soo xiriiray ayaa sheegay in aan laga guulaysan, balse ay dib u garasho xeel dagaal uga baxeen Galgala, ay diidayeen in dhibaato soo gaarto dadka shacabka ah, ayna qorshaynayaan rogaal celis dagaal oo xeeladaysan. Warar aan al xaqiijin ayaa sheegay in ciidamo tiro yar oo uu hogaaminayo Sh. Atam ay u talaabeen gobolka Sanaag. Dawlada Puntland ayaa ku eedaysay Sh. Atam in uu gacansaar la leeyahay ururka Al-shabaab ee ka dagaalama koonfureed ee Somaliya, uuna ka mas'uul ahaa dilalka iyo qaraxyada ka dhaca gobollada Puntland. Sh. Atam ayaa ku eedeeya hoggaanka Puntland in aanay Muslim ahayn, ayna u adeegaan cadwawga Islaamka; hore ayaa uu u qirtay in uu xiriir joogta la leeyahay Al-shabaab, walow uu gadaal ka beeniyey xiriir ka dhexeeya isaga iyo Al-shabaab. Sh. Atam ayaa ku dooday in dagaalkiisu uu ku salaysan yahay ilaalinta deegaanka, walow uu sheegay in uu doonayo nidaam Islaami ah oo uu ka yagleelo dhulka uu ku sugan yahay; calanka ay caanka ku yihiin Al-shabaab ayaa lagu arkay tuulooyink ka mid ah gobolka Bari. Wadahadalo nabadeed oo ay hormood ka ahaayeen nabadoonada iyo Isimada gobolku ayaan mira dhalin, walow lagu hanweynaa in si nabad ah lagu xallilo dhibta Galgala, mase noqon. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir.
  20. "Puntland waxay mas'uul ka tahay dalka & dadka, qodobka 1-aad ee mas'uuliyadeeda ahi waxaa weeye in ay dalka nabad ku hayso keyf maa yumkin" Garaad C/llahi Cali Ciid (GO) ... audio
  21. M/weyne ku xigeenka Puntland Gen. C/samad C. Shire oo aan waraysanay isaga oo ku sugan Galgala, sheegayna in ay ku raadjoogaan ciidankii taabacsanaa Maxamed Siciid Atam. - [...] audio
  22. Boosaaso Oo Lagu Qabtay Waxyaabaha Qarxa. Posted by Ali on August 10th, 2010 Boosaaso(Puntlandi.Com);- Ciidamada Amaan magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa ku guulaystay in ay soo saran Pam nooca gacanta lagu farsameeyo oo lagu aasay wada Laamigaa. Taliye Xigeenka Policka Puntland Gen. Maxamed Siciid (Jaqanaf) iyo Duqa magaalada Boosaaso oo booqday goobta Pamka lagu aasay ayaa warbaahinta u sheegay in Pamkan loogu talagalay in lagu waxyeeleyo dadka shacabkaa iyo Madaxda Dawlada Puntland balse ciidamada ka hortageen. Taliyaha ayaa sheegay in Pamkan uu ahaa nooca gacanta lagu sameeyo qasaara badana gaysankara hadii uu qarxo’waxaana uu intaa raaciyay in isku goob lagu farsameeyay qaraxyadii maalintii shalay lagu qabtay Degmada Galgala oo Dagaal ku dhaxmaray Ciidamada Puntland iyo Maleeshiyo ka soo horjeeday. Duqa Magaalada Boosaaso Maxamuud Faarax Beeldaaje ayaa umahad celiyay Ciidamada Amaaka ee ku guulaystay fashilinta Mishinkan iyo shacabka ku soo wargaliyay waxaana uu sheegay hadii shacabka iyo ciidamada wada shaqeeyan in laga guulaysanyo kooxaha fidna wadayaasha. Qabashada Qaraxan ayaa ku soo adaysa iyadoo dagaal xoogan la’la galay koxo Dawlada ku tilmaantay in ay xiriir la’leeyihiin Alshabaab balse iyga beeniyeen. Ali Ahmed Abdi