
General Duke
Nomads-
Content Count
37,626 -
Joined
-
Last visited
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by General Duke
-
Burtinle: Gets new mayor and city council....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Golaha deegaanka ee Buurtinle oo doortay guddoon cusub, una doortay Axmed Khaliif Faarax Duqa magaalada Buurtinle. - audio -
Burtinle: Gets new mayor and city council....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Golaha Deegaanka ee Burtinle oo la dhisay September 3, 20102 comments| leave your own! Share Golihii Deegaanka ee degmada Burtinle ayaa lagu guuleystay in si rasmi ah loo dhiso kadib munaasabad balaaran oo shalay gelinkii danbe ka dhacday magaalada Burtinle. Waxaa munaasabadan shalay ka dhacday magaalada Burtinle lagu dhaariyey 21 xildhibaan oo kamid ah 23ka xildhibaan ee kamid noqon doona golaha deegaanka ee degmada Burtinle. Waxaa sidoo kale 21kan xildhinbaan xilalkooda loo dhaariyey ayagoo markaasina doortay Guddoomiye iyo Gudoomiye kuxigeen cusub. Wasaarada arrimaha Gudaha ee dowlada Puntland ayaa Ansixisay golaha cusub ee lasoo magacaabay kadib markii ay dhamaan beelaha ku dhaqan degmada ay soo gudbiyeen xubnahooda. Maxamed Farax Ciise Gaashaan Wasiirul Dowlaha Maamul Wanaaga ee Puntland oo Horseed Media u waramaya ayaa sheegay in madax badan oo ka socota dowlada Puntland ay muddo sadex casho ah ku sugnaayeen degmada Burtinle oo ay u joogeen dhismaha Golaha deegaanka. Wuxuu sheegay Mr.Gaashaan in dhamaan beelaha degmada ay si habsami ah usoo gudbiyeen magacyada xubnaha ay soo xuleen, asagoo sheegay in maamulkii hore ee degmadana si wanaagsan ulla shaqeeyey guddigan loo saaray dhismaha golaha Deegaanka. Gaashaan ayaa ku amaanay odayaasha iyo cuqaasha Burtinle kaalinta wanaagsan oo ay ka qaateen dhismaha golaha deegaanka. Kadib markii xildhibaanada golaha la dhaariyey ayaa waxaa isla goobta ka dhacday doorashada Guddoomiyaha iyo guddoomiye kuxigeenka. Horseednet -
^^^Oh the fantasy of it all. Anyhow one needs to think before he opens his mouth. You complain about Faroole and Puntland leaders visiting Addis, staying in a plush Hotel, mingling with regional leaders. While your greatest hero Barre Hiiraale and his whole admin have been living in an occupied village for over two years. They are scared to death with 24 hour Ethiopian protection.
-
Burtinle: Gets new mayor and city council....
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Burtinle is an upcoming, fast growing city and second largest in Nugaal region of Puntland. But Cowke would complain. -
War Deg Deg Ah; Mamulka Degmada Burtinle Oo Lagu Dhawaaqay. Posted by Ali on September 2nd, 2010 Burtinle(Puntlandi.com);- Waxaa goordhawayd la soo gabagabeeyay doorashada godomiyaha Degmada Burtile ee Gobolka nugaal oo maalmahii udanbeeyay dhisidiisa socotay. Godomoiyaha Degmada Burtile ayaa waxaa u tartamayay 3musharax waxaa ku guulaystay Axmed Khaliif Faarax oo helay 13 halka Cabdi raxmaan ilwayn oo ku soo dhawaadana uu helay 8cod. intaa kadib ayaa waxaa lagudagalay doorashada godomiye ku xigeenka waxaa isku soo taagay jagadaa 2 musharax oo midkood yahay Godomiya ku xigeenkii hore iyo Daahir Jaamac. Doorashada Godomiye ku xigeenka waxaa ku guulaystay Cali Geele oo ahaa godomiye ku xigeenkii hore waxaa uu ku guulaystay cod gaaraya 12 halka Daahir Jaamacna uu ka helay 9 cod. Doorashada Godomiyaha iyo ku xigeenkiisa ayaa halkaa lagu soo gabagabeeyay waxaana goobta lagu dhaariyay xubnaha lamagacaabay iyadoo lagu booriyay in waajibaadkooda gutaan, Madasha ay Doorashada ka dhacaysay waxaa goobjoog ahaa Wasiiro ka socaday Dawlada Puntland iyo marti sharafkale waxaana dhamaantood ay soo dhaweeyen sida ay Doorashada u dhacaday. Ali Ahmed Abdi
-
Garowe: Direct flights between Puntland Ethiopia start..
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
^^^Who else.. -
^^^pointing out the hypocracy of insulting Puntland admin for being meeting with the Ethiopian leadership when his own dear leader is being looked after by Ethiopian corporals under a tree in Dolow.
-
^^^ Yeah it's disgusting that the leader of the junior JVA Barre Hiiraale has been living under Ethiopian armed protection under a tree in Dolow for over two years. As for he comments above, all Puntland leaders are accorded high respect when in Addis, this includes Faroole's last few trips. It's not badto be in good relations with one's neighbours, hats just comon sense.
-
The Public's Growing Disappointment with president Farole of Puntland
General Duke replied to NASSIR's topic in Politics
Another attempt at saving Attam for no other purpose than clan. Was he not the man who stated that out of fear the public don't even pick up dead Puntland corpses? He is Al Shabaab in ideology , words and action. His Paltlak interview was the smoking gun, he fact that Fuad Shangoole, Abu Mansoor and others have in the past used PalTalk as heir medium of choice is also telling. This man is a monster. And those who support him are Puntlands version of Ahmed Diiriye. -
FB: whats the real population figure for ethnic Somali's in Kenya, and those from Somalia proper?I am reading more comments on that site and it’s quite interesting. Somali people are losing their minds at the suggestion that Somali population is that large. They are blaming refugees, illegal immigration, and corruption etc. Its riveting stuff so far.
-
NGONGE:Yeah that warmed my heart..Somali's are loved everwhere..
-
Its good news indeed, Djibouti, Ethiopia, Somalia and now Kenya. Remarkable stuff for a "dead" nation. Here is a comment I read from the comments on that article.. Submitted by Mutashfull Posted September 01, 2010 12:16 PM Personaly i think the population has increased rapidly due to these somalis who have invaded our country,at the age of 32 a somali woman has at least 8 kids and she is a third or fourth wife, look around and you see most youths we have in Nairobi are wariahs and we are selling them our land and property come on Kenyan Kenyans wake up!!!
-
^^^Cowke adeer spare us the rubish. 99% of Puntlanders agree with the exporation and exploitation of our natural resources, we are tired of the status quo.
-
A distinguished chief speaks out against Puntland
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
^^^Nonsense adeer and you know it. The fact that Bossaso has been targeted and is a target for Al Shabaab attacks means drastic measures at times should be taken. -
A distinguished chief speaks out against Puntland
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
Originally posted by Thankful: Probably not even 1% of how many are currently living peacefully in Puntland. There are whole neighbourhoods and business in Bosasso that are run by Southerners. You don't see women and children or the elderly in the pics. It's all men of fighting age. spot on, thousands upon thousands have made their home in Pumtland and have every right to reside there in peace and dignity. This is just a security issue and it does not invpve children, women the elderly or the inocent. -
A distinguished chief speaks out against Puntland
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
Originally posted by Land_Soldier: quote:Originally posted by General Duke: ^^^Your grasp of English is quite poor.. Someone is angry. Wonder why? Its poorer than one thought. -
A distinguished chief speaks out against Puntland
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
^^^Your grasp of English is quite poor.. -
Pis-ta oo 15 laga dilay Galgala oo dagaal ka billowday mar kale!
General Duke replied to Maaddeey's topic in Politics
^^^No its not true, most if not all of the deaths in this incident were from Puntland Soldiers from Haylan region. -
Reporter Assassinated in the domain of the Clan Fiefdom (Puntland)
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
^^^Not sure if it is. -
Reporter Assassinated in the domain of the Clan Fiefdom (Puntland)
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
^^^Did you listen to his latest audio, he sounded desperate and dejected. -
Reporter Assassinated in the domain of the Clan Fiefdom (Puntland)
General Duke replied to Xudeedi's topic in Politics
He has also embarked on an expansion of his influence and infrastructure, attempting to build an access road to his main training camp near Galgala. Local ********** elders have reportedly tried to discourage him from this effort. The elders had no power since he took orders from Al Shabaab.. -
Somalia: Al Shabaab madness kills more civilians.
General Duke replied to General Duke's topic in Politics
Qarax lagu dilay 15-qof 1 Sep 1, 2010 - 8:57:09 AM Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho shalay ayaa dilay ugu yaraan 15-qof oo ahaa rakaab la socday gaadiid dadweyne, waxaana ku dhaawacmay in ka badan 25-qof oo isugu jiray qaybaha dowlada. Miinada uu qaraxa ka dhashay ayaa lagu qariyay jidka dhinciisa, iyadoo dadkii ka badbaaday qaraxa ay sheegeen inay ku qaraxday sadex gaari oo rakaab kasoo qaaday suuqa Bakaaraha, mid ka mid ah ay gabi ahaan burburisay. "Gaadiidka uu qaraxu haleelay ayaa u kala socday Ceelasha biyaha iyo Madiina, waxaana dadka ku dhintay ay dhamaantood ahaa rayid ka waraxayay shaqadooda kuna socday guryahooda" ayuu yiri mid ka mid ah dadkii ka badabaday qaraxaas. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa la sheegay inuu sidoo kale dilay laba shaqaale ah oo ku howlanaa dhismaha wadada, waxayna DF ku eedeysay qaraxaas kooxda ay dagaalka kula jirto ee Al-shabaab. Howlwadeenada Isbitaalada Madiina ayaa u sheegay GO in dhaawacyadii lasoo gaarsiiyay ay laba ka mid ah dhinteen, intii kalena ay u sameeyeen gargaar caafimaad, ayna ku jiraan kuwo dhaawacyadoodu ay aad u culus yihiin. Ururka Al-shabaab ayaan weli ka haldin weerarkan, waxaana halka uu ka dhacay oo ahayd jidka warshadaha ay ahayd meel ay qaraxyo dhowr ah kula beegsadeen ciidamada AMISOM ee saldhiga ku leh Kuliyadii Jaalle Siyaad. Col. Cali Xasan oo ka mid ah saraakiisha DF ayaa sheegay in weerarkaan uu ahaa mid la damacsanaa in lagu weeraro ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM, isagoo sheegay inaysan ahyan markii ugu horeysay oo ay kooxdan dad shacab ku dilaan miinooyin ay dhulka geliyeen. Dhanka kale, Muqdisho ayaa waxaa maalintii 10-aad ka socda dagaalo u dhexeeya DF iyo Al-shabaab oo kala kaashanaya xulufadooda, iyadoo duqeymo culus oo ku dhacay degmooyinka qaar ay geysteen dhaawacyo dad rayid ah. GAROWE ONLINE -
Madaxweynaha Puntland oo Safar Ugu Baxay Itoobiya September 1, 20100 comments| leave your own! Share Madaxweynaha Puntland ayaa maanta safar aan horey loo shaacin ku aadey dalka Itoobiya, safarka Madaxweynaha ayaa la sheegay in ay ku weheliyaan xubno ka tirsan xafiiskiisa. Diyaaradda uu Madaxweynuhu raacey ayaa maalintii shalay soo gaartey garoonka diyaaradaha ee Garoowe, waxaana saarnaa Saraakiil ka socota dawladda Itoobiya iyo Safiirka Soomaaliya u fadhiya Itoobiya, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Madax badan oo ka tirsan Puntland, diyaaradda ayaa markii hore lagu sheegay in ay tahay mid ka dhexshaqeyn doonta Garoowe iyo Adis-baba laakiin habeenkii xalay ayey ku baridey Garoonka waxaana maanta horey u sii raacey wefdiga Madaxweynaha. Warar aan ka helayno ilo lagu kalsoonaan karo ayaa sheegaya in Madaxweynaha safarkiisu uu ahaa mid deg-deg ah isla markaana salka ku haya wada tashi ku saabsan xaaladdaha amni ee ka jira koonfurta Soomaaliya iyo Puntland. Horseed Media