General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. ^^^ I do feel sorry for you man. May Allah bring sanity peace and unity to all the Somali's.
  2. Abwaaniinta oo walaac ka muujisay dagaalada ka socda Muqdisho Mogadishu 24 March. 06 ( Sh.M.Network) Abwaaniinta Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay sii socoshada dagaalada ka dhacaya magaalada Muqdisho ee dadka rayidka ah ku le'anaya. Iyadoo maalintii 3aad dagaalo culus oo sababay dhimasho iyo dhaawac ay ka soconayaan magaalada Muqdisho ayaa abwaaniinta ku dhaqan magaalada Muqdisho waxa ay kaga hadleen kaalintooda ku aadan dagaalada, iyagoo ugu baaqay dhinacyada diriraya in ay joojiyaan dagaalka, isla markaana ay ku dhameeyeen wada hadal waxii khilaaf ah. Abwaan Maki Xaaji Banadir oo u waramayay shabakada warbaahinta Shabelle ayaa sheegay in dagaaladaasi ay yihiin kuwo aan faa'iido laheyn isla markaana loo baahan yahay in si shuruud la'aan ah loo joojiyo. Dagaaladaan oo geeystay qasaaro naf iyo maalba leh ayaaney jirin isku howshay in ay joojiso dagaalkaasi marka laga reebo baaqyo ka kala imaanaya dhinacyada dagaalamaya. Shabelle Media Network, Mogadishu
  3. I'm not sure how the " " emoticon fits into such a sad thread. Cuqdad iyo xumaan aqoonsi laguma helo. Dhibaatada Xamar maanta ka taagan Ilaahay ha qaboojiyo. Aamin! Aamin! Aamin! Well said brother..
  4. ^^^ Your comments long boring and absurd as usual. I am giving the facts on the ground, when does an idelogical difference emerege? Bashir and Abukar as i stated earlier were allias against Musa Yesteday. Mohamed Dheree and Qaynyare hated each other only two months ago today they are battling in the same alliance, so Oodweyne does that Abukar Cadani has become radicalised this year after going to the hajj and Raage has become a CIA agent the same period of time? The courts and the warlords have lived side by side for a while, so why these battles now? Could all this be explained by the Somali's ability to seize on opportunities and threats without differientiating them? For Qaynyare thought the battling "terror" would bring him some advantage which on the contrary made him lose his cash cow. Musa and Raage might want to rest control of Ceel Macane so they can become the new Banadir company. This is a battle for control and not ideology, it is more about Ceel Macane, and Dayniile air strip then "Wahabisam" and secular tendencies. It is not even about clan but the knee jerk reaction of some self made men who think they can gain an advantage. Now Oodweyne your lack of knowledge on the ground is shown from your lengthy waffle, meaningless name dropping, and misplaced comparions to the situation to Afghanistan, hey but I Have noticed you know very little about anything..
  5. Dagaalkii Saaka oo Ay ku dhinteen 25 Halka Ay dhaawacuna yihiin 60 (Muqdisho}24.03-06 Dagaalkan ayaa geystay qasaare naf iyo maalba leh, iyadoo wararka laga helayo isbitaalada Keydsaney iyo Madiina ay sheegayaan in ay jiraan dhaawacyo kor u dhaafaya 60, halka guud ahaana lagu qiyaasay tirada dhimashada inay gaareyso illaa 25 ruux oo u badan maleeshiyadii dagaalameysay... ................... Waxaa arroortii hore ee saaka laga maqlayay Daryanka Rasaas goos goos ah goobihii ay shalay ku hardameen maleeshiyooyinka ganacsadeyaasha Bashiir Raage Shiiraar iyo Abuukar Cumar Caddaan, inkastoo ay sidii shalay aad uga hooseyso xasaradu. Wararkii ugu dambeeyey ee dagaaladan ayaa sheegaya in haatan ay weli is hor fadhiyaan dhinacayadii shalay hardamay, mana jiraan wax waan waan muuqata oo ay wadaan odayaasha iyo waxgaradka labada dhinac, sidoo kalena ma jiraan wax hadal ah oo bixiyeen ganacsadeyaasha Abuukar Caddaan iyo Bashiir Raage, inkastoo ay jiraan xubno kale oo faah faahin ka bixiyay. Dagaalkan ayaa geystay qasaare naf iyo maalba leh, iyadoo wararka laga helayo isbitaalada Keydsaney iyo Madiina ay sheegayaan in ay jiraan dhaawacyo kor u dhaafaya 60, halka guud ahaana lagu qiyaasay tirada dhimashada inay gaareyso illaa 25 ruux oo u badan maleeshiyadii dagaalameysay. Jordan@Widhwidh.com Dib Ugu Noqo Bogga hore Ee Widhwidh Online!
  6. ^^^ Suldanka I expect nothing more from you mate. Indeed you are becoming a joke.. Like I pointed out only two secesionist made jokes in this serious topic. Grow up dude, no brave face here but a grave one because we dont know if the injured and dead could be one of ours. Who is rejoicing us or you? Who will gain independence on the back of "the south has failed" Give it up, you two gave the game away when you imagined I was in the same boat as you. Unlike you I can claim Mogadishu and its clans in my vains. I have relatives there right now, my mother, sister, brothers and my other half are all from Banadir. Indeed the boy from Xamar is closer to me than the one from Adis, can i say the same for you Suldanka & Oodweyn?.. May Allah give us peace and safe all the innocents. May he forgive and find mercy for the dead.. Amin
  7. Radio Shabbele Friday 24/March 2006 Dagaal kii ka socday Muqdisho oo ku fiday deegaano hor leh Mogadishu 24 March. 06 ( Sh.M.Network) Maalintii 3aad ayaa dagaal culus waxa uu ka soconayaa duleedka W/bari ee Gobolka Banadir, iyadoo dagaalkaasi uu galabta ku fiday deegaano ku dhow dhow Sheekh-Cali Cabdulle, waxaana ay sababeen qasaarooyin isugu jira dhimasho, dhaawac iyo Barakac. Gaari uu saaran yahay Qori Dhashiike ah Dagaalkaan oo u dhaxeeya maleeshiyooyin kala taabacsan Ganacsadayaasha Bashiir Raage iyo Abuukar Cumar Cadaan, salkana ku haya Gacan ku heynta dekedda Ceelmacaan oo saakay ka bilowday aagagii ay shalay ku dagalamayeen labada dhinac ayaa galabta ku siqay deegaanka Baqalle iyo Sheekh Cali Cabdulle, halkaasi oo rasaas culculus ay ka socoto. Dhinaca Deegaanka Waxar-cadde oo shalay dagaal lagu hoobtay uu ka dhacay ayaa iminka u muuqato mid dagan, iyadoo dagaalka xoogiisa uu ka socdo agagaarka Geed-tirka, Baqalle iyo Sheekh Cali Cabdulle. Ilaa labo ruux oo rayid ah ayaa la xaqiijiyay in ay geeriyoodeen, ka dib markii rasaas Habow ah ay haleeshay, iyadoo 3 kalena dhaawac uu soo gaaray. Marka loo fiiriyo dagaaladii shalay dhex maray labada dhinac ayaa dagaalka maanta sida ay sheegayaan wararka waxa uu yahay mid labada dhinac ay isku caaboon yihiin. Ilaa iyo iminka lama xaqiijin karo qasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaasi uu geeystay, iyadoo dagaalkii shalay labada dhinac dhex maray uu ahaa mid aad u xoogan sababayna qasaaro dhimasho oo ka badan 50 ruux, halka tirada dhaawaca ay ka badan tahay intaasi. Ma jirto cid isku howshay dhex dhexaadinta labada dhinac marka laga reebo baaqyo ka kala imaanaya bulshada qeybaheeda kala duwan oo doonaya in la joojiyo dagaalkaasi Wariye Muxudiin Cali Jimcaale Jakuula oo iminka ku sugan goobta dagaalka ayaa waxa uu soo sheegay in dagaalka uu yahay mid aad u xoogan, oo la isku ridayo rasaas aan loo meel dayin. Dadweynaha degaanka Waxa-Cadde iyo Huriwaa ayaa isaga baxay guryahoodii, ka dib markii ay u adkeysan waayeen daryaanka madaafiicda iyo rasaasta wiiftada ah, waxaana la arkayay saakay qoysas aad u fara badan oo wata caruur kuwaasi oo ku lugeynaya wadooyinka qaar ee magaalada Muqdisho. Ilo muhiim ah oo ku sugan magaalada Jowhar ayaa waxa ay xaqiijiyeen in isbitalka magaaladaasi la geeyay 5 nin oo dhaawac ah kuwaasi oo ka tirsan maleeshiyooyinka Maxamed Dheere. Xiriiro aanu la sameynay Isbitaalada Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in ay isi soo tareyso tirada dadka ku soo dhaawacmaya dagaalada ka soconaya deegaanka Waxar-Cadde, iyadoo dadka dhaawaca uu ka soo gaaray dagaalka ay ku jirto gabar yar oo 3 bilood jirta oo rasaas ay ugu timid guri ay ku jirtey. Ilaa iyo hadda ma jiraan wax warar ah oo ka soo baxay labada dhinac ee dagaalamaya. Qasaaraha nafeed ee dagaalkaasi uu geeystay tan iyo markii uu ka bilowday magaalada Muqdisho arbacadii la soo dhaafay ayaa gareysa in kuwo 100 ruux oo dhimasho ah inta la og yahay, iyadoo dhaawac ka badan 150 ruux la dhigay isbitaalada magaalada Muqdisho, kuwaasi oo u badan maleeshiyooyinkii dagaalamayay. Garabka Abuukar Cumar Cadaan ayaa doraad ku soo bandhigay Hotel Ramadaan ilaa 4 gawaari oo kuwa dagaalka ah oo ay ka qabsadeen Maleeshiyooyinka Ganacsade Bashiir Raage. Afhayeenka isbaheysiga soo celinta nabadda iyo la dagaalanka argagixisada Xuseen Guutaale ayaa sheegay in isbaheysigooda ay si toos ah uga qeybgaleen dagaalkii shalay , isagoo ku eedeeyay in ay duulaan ku soo qaadeen kooxo uu ku tilmaamay kuwo hooy siiya argagixisada, waa sida uu hadalka u dhigaye. Shabelle Media Network, Somalia
  8. Everyone can see clearly that the only two people who made jokes and laughed in this thread are the secesionist big wigs Suldanka and Oodweyne.. Shame on you..
  9. As usual you seem to writte long threads which could be explained in two or three lines. Your comparison to the present tsituation to Afghanistan was wrong and your argument now that this is an ideological driven battle is also wrong. Bashir and Abukar Cadani are Kinsmen who have had a good relation in the past. It is quite amusing that these two supported each other against their battles with Musa Sudi a number of years ago. It is not idelogical but personel, who is the top do of the area Cadani or Raaage. So Raage uses the "Terror" card while Cadani calls Raage a stooge of the Ethiopians. Mohamed Dheere is close to Raage who has played a part in his capture of Jowhar at the expense of the other clans of the area. His actions are to be expected. However it was the foolish moves on the part of Qaynyare, Sudi that brought the courts ito thsi conflict as well as Raage fear that Caadani might not be an easy push over. What we have is a titanic struggle that will bring more tragedy to Mogadishu..
  10. ^^^ Suldanka what a foolish statement. I did not expect you to understand that I and my whole family are deeply troubled by what is happening in Mogadishu. Because for me it is not about silly politics as usual but the lives and safety of my aunts, uncles, first cousins and inlaws who live in the city. The area that people are fleeing is where my 70 year old aunt lives. Is that funny? So please be aware that this is no joke on my part for my blood are more important to me than Presidents, clans and politics. Dont think that everyone here is from one region or clan. I am troubled by the gun battles which are taking a turn for the worst. Stop the conflict now, only our women and children are dying...
  11. Mr Oodweyne. Again you mis read this whole situation. Te al-itixad movement has been around for some time long beofre people heard of the Taliban they were making operations in Somalia. Today's battles in Mogadishu has several faces, one is a power struggle between individual businesmen, such as Raage and Cadani, Mohamed Dheere Vs Shiekh Sharif and their respective groupings i.e. warlords and Courts. The warlords have wrongly sought to instigate conflict which they calculated would be short and sharp simmilar to the US operation in Iraq. However they have come against a disgruntled population and a commited enemy proped up by the remains of the strong Al-Itixad movement. The courts were happy to bide their time, but the warlords were not as they felt isolated in their areas of control and sought to gain some international support as fighting "terror" is a lucrative business in the 21 century. Bashir Raage's claims to be an agent of Interpol has been derided by that same organisation. His true motive was to finish of the Banadir company hence the latest battles. The difference between this conflict or power struggle is that it is very localised, it is in Banadir and its envirions and the players in the southern areas have not been involved nor does it seem likely that they will be. So your whole analysis of the situation is fluad, because one there is no national Islmaist movement that is trying to remove the warlords. On the contrary what we have is a group of small but battle hardened millitia on the defensive. But who knows what tommorrow may bring..
  12. So, in your eyes, all of this was caused by "the enemies" of Puntland? Its a grand media conspiracy, sabotaging the interests of Puntland, no? "the enemies" of Puntland such as Dayniile, SL websites (who are predictably exploiting this dilemma), Somaliweyn.com, Bossaso-based Radio Midnimo and, of course, me , right? I won't write another word on here until the full extent of the story comes out (and it will, insha Allah). Peace. You seem to have come back to your senses. You rushed at the news which was a conspiracy but not so grand or complex. Dayniile and Mr Qaynyare have been upset for the past month since his loss to the Courts and the exploitation of this by small oulets like Idamaale. So when they got a chance of course they hyped it as much s they could. Why you you eagerly propogated this news and then continued to do so when it became apparent that it was not true is interesting but unimportant to me. Now the secessionist have an interest, Mogadishu warlord media have also an interest, why you, Horn and others would join in this PUNLAND bashing is quite amusing but alas un important... As for sanaag and the clan in question remember they are no different to any other sub clan of the state, they have a right to be respected and their welfair is important to everyone in Puntland. Those who want to start clan conflicts in Puntland may god damn them.. As for you next time wait a little before you jump and if you do dont go up too far..
  13. ^^^ Oh my, top officials are not talking about a conflict but have been denying the runours as propogated by yourself on here. As for the area is it more remote say than Yamarugle? I guess there is no figures because there was never any armed conflict in sanaag as some hoped. Now Mogadishu being a mega city, the battle was in Galgalato which is an empty area outside the city. Suppose then that no hospital in Badhan, or Bossaso or Erigavo reported any casulties three days after your report must categoricly prove that you was at least mislead.
  14. ^^^ So there is no real information on the death and injury from this supposed conflict in sanaag. Ok now look at this one can confirm that at least 20 have died in the last two days in Mogadishu. This information comes from the hospitals of Mogadishu and is reported by local media as well s Irin, BBC, and the rest of the world media. So what makes this different than the one you and dayniile rushed to propogate?
  15. ^^^ Of course there is a degree of conflicts. What is happening in Mogadishu right now or the battles in ****** region last month can not be compared to the incident in Sanaag which is a mere disturbance of the local inhabitants. I ask you Wind a simple question how many death and injuries has there been in this "armed conflict in Sanaag"?
  16. Thousands flee militia fighting in Mogadishu NAIROBI, 23 Mar 2006 (IRIN) - Thousands of people, especially women and children, were fleeing their homes in the Somali capital of Mogadishu on Thursday as fighting between rival militias entered a second day, witnesses said. "Our estimate of the dead yesterday was around 50. Today, we can, so far confirm 20," said a doctor in one of the city's main hospitals. "Because of where the fighting is taking place, the vast majority of those who died are militia and not civilians." The final death toll could be much higher, "because a lot of people are being buried where they died," said the doctor. He said that over 100 others were wounded. Hundreds of families fled their homes in the city's northern outskirts after fierce fighting broke out on Wednesday. Some of those who stayed behind to protect their property from looters were reported to have begun leaving when the clashes continued for a second day. The conflict flared up when armed militia, reportedly loyal to Abukar Umar Adani, a wealthy businessman, attacked the positions of militiamen loyal to Bashir Raghe. "The fighting is going on. It started out slow in the morning but picked intensity later. It is as bad as it was yesterday [Wednesday]," said a local resident, who requested anonymity. "Both sides received reinforcement around 12:00 [local time] and that is when things picked up." He said that "people living in Waxara Cade and Suuqa Dayaha area [close to the centre of the fighting] are leaving in droves." The normally busy area near the livestock market was "very quiet", he said, adding that most of the displaced were heading for the relative safety of south Mogadishu. "There is a heavy traffic in front of my house of people and their children carrying whatever belongings they could," said another resident in south Mogadishu. The fighting began on Wednesday morning. It sucked in forces of the Alliance for Peace and the Fight Against International Terrorism, which comprises several Mogadishu-based faction leaders on Raghe's sde. Other members of the alliance include Muhammad Qanyare Afrah, Muse Sudi Yalahow, Omar Finnish and Abdirashid Shire Ilqeyte. Adani, who controls the El-Ma'an beach port - which has served as Mogadishu's port since the closure in 1995 of the city's main port - is reportedly close to the Islamic courts and is receiving support from the Islamic court militia. "The fighting now is between the alliance and the courts," said Abdullahi Shirwa, a member of Civil Society in Action, an umbrella organisation made up of more than 12 Mogadishu groups. "There is no telling how long it will go on." Elders and civil society groups were considering how to intervene to stop the fighting. "There is confusion as to whether this is interclan fighting or not," Shirwa said. He also remarked that there was lack of clear-cut leadership on both sides. "Who do we contact in the Islamic courts or in the alliance? That is hampering our efforts," he said. [ENDS] Source: IRIN, Mar. 23, 2006 [ November 15, 2007, 01:42 AM: Message edited by: Miskiin-Macruuf-Aqiyaar ]
  17. ^^^Wind, you have not added anything new. What are the facts on the ground a gun battle between a clan and Puntland or a political dispute? It was you who gave birth to this post and you are incapable of correcting yourself. As far as I know there is no armed conflict in sanaag as the post goes. As for corruption of Cade why get it confused with this particular issue?
  18. Makhir, thanks for the post. I agree with you that there is alot of corruption in Puntland and I for one abhor the actions of some individuals in the adminstartion. My comments here have never been about supporting Cade in this theme [corruption]. Yet is there an armed conflict in the area as reported initialy by some in SOL>? I guess not. As for the rights of the local inhabitants I agree they as stakeholders should directly benefit from any mineral find. What I am against in the attempt by some, in the media and elsewhere to create a situation close clan conflict in order to detsabalise Puntland. Remember Puntland survived a near civil war in the past and will inshala Allah overcome this.
  19. ^^^ No arm the police and troops so they can secure the country, thats the agenda and the smart move..
  20. Dagaalkii ka socday Galgalato oo iskiis u qaboobay. Breaking News Mogadishu 21 March. 06 ( Sh.M.Network) Dagaal culus oo qasaarooyin dhimasho, dhaawac iyo barakac isugu jira Geeystay oo saakay ka bilowday deegaanka Galgalato ee duleedka W/magaalada Muqdisho ayaa iskiis u qaboobay, inkastoo wali ay jirto israsaaseyn goos goos ah, iyadoo dagaalkaasi uu u dhaxeeyay maleeshiyooyin kala taabacsan Bashiir Raage Shiiraar iyo Ganacsade Abuurkar Cumar Cadaan oo ku muran sanaa gacan ku heynta dekedda ceelmacaan. Ganacsade Maxamuud Cumar Cadaan iyo Bashiir Raage Dagaalkaasi oo 4 baabuur oo kuwa dagaalka ah looga qabsaday maleeshiyooyinka Bashiir Raage ayaa ahaa mid aad u culus oo iminka iskiis u istaagay, iyadoo aysan jirin cid isku howshay in ay kala dhex gasho labada dhinac Dagaalkaab oo bilowday saakay aroortii ayaa waxa uu ku fiday deegaano ku teedsan duleedka degmooyinka Kaaraan iyo Huriwaa, waxaana uu geeystay qasaaro dhimasho oo ka badan 10 ruux inta la og yahay, iyadoo tirada dhaawaca ay ka badan tahay 40 meeyo sida ay xaqiijiyeen saraakiil caafimaad oo ka kala tirsan isbitaalada magaalada Muqdisho. Ilaa 23 ruux oo ka mid ah 40 ka ruux oo dhaawac uu soo gaaray ayaa la dhigay isbitalka Madiina ee magaalada Muqdisho sida uu shabelle u sheegay Agaasimaha Isbitalka Madina ee magaalada Muqdisho. Garabka Ganacsade Abuurkar Cumar ayaa 4 baabuur oo kuwa dagaalka ah oo ay ka qabsadeen Ganacsade Bashiir Raage waxa ay ku soo bandhigeen Hotel ramadan ee magaalada Muqdisho oo fariisin u ah Abuukar Cumar Cadaan, iyadoo 4taaasi baabuur ay kala ahaayeen Gaari uu saaran yahay Qoriga Zuuga, Gaari uu saaran yahay qoriga 37 ka, Gaari uu saaran yahay qoriga dhashiike ah iyo mid kale oo nuuca Somalida ay u taqaano dabadhiibato ah. Ma jiraan wax warar ah oo ka soo baxay dhinaca Bashiir Raage oo sheegaya Qasaaraha gaaray dhinaciisa marka laga reebo tikniko laga qabsaday oo lagu soo bandhigay Hotel Ramnadan. Dagaalkaan oo u dhaxeeya maleeshiyooyin kala taabacsan Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan iyo Ganacsade Bashiir raage salkana ku hayay gacan ku heynta dekedda Ceelmacaan ayaa bilowday saakay waabarigii, iyadoo hubka nuucyadiisa kala duwan la isku adeegsaday. Inta badan dadkii ku dhaawacmay iyo kuwii ku geeriyooday ayaa u badnaa maleeshiyooyinka dagaalamayay, iyadoo ay jiraan madaafiic habow ah oo ku soo dhaceysay xaafadaha magaalada Muqdisho qaar, inkastoo dagaalka uu si goos goos ah iminka uu uga socdo duleedka degmada Huriwaa ayaa waxaa adag in la ogaado qasaaraha dhabta ah. Dad weynaha ku dhaqan goobaha u dhow dhow halka dagaalka uu ka dhacay ayaa bilaabay in ayaa isaga qaxay ka dib markii ay u dulqaadan waayeen rasaasta culculus ee labada dhinac ay is weydaarsadeen. Dagaalkaan ayaa saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo howlihii ganacsi ee dekedda Ceelmacaan, iyadoo halka dagaalka uu ka dhacay ay aheyd wadada aada dekadda Ceelmacaan. Dhinaca kale Dugsiyada waxbarashada gobolka Banadir qaarkood ayaa la xirey maanta, iyadoo sidoo kale dib loo xirey qaar ka mid ah wadooyinka sababo la xiriira in dagaalkaasi uu ku fido deegaano kale. Ma ahan markii ugu horeysay ee labada dhinac maleeshiyooyinkooda ay ku dagaalamaan gacan ku heynta dekedda ceelmacaan gaar ahaan deegaanka Galgalato, iyadoo horaantii sanadkaan ay aheyd dagaal halkaasi ku dhex maray labada Dhinac. Waxii ku soo kordha kala soco shabellenews.com
  21. MMA, the battle is for control of Ceel Macaane and Ceel Cade ports and the air strip in Ceselay. The other reason could be he closer of Dayniile airport thus closing Raage air strip might have simillar consequences as Qaynyare. It is sad that these men play on top of the people.
  22. Dagaalka Galgalato ka soconaya oo lugta la soo galay Xaafado ka tirsan Muqdisho. Muqdisho:- Ugu yaraan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, 40 kalana ay ku dhaawacmeen markii Ganacsatada kala ah Bashiir Raage Shiiraar iyo Abuukar Cumar Cadaan ay maanta ku dagaalameen deegaanka Galgalato ee Duleedka Waqooyi ee Muqdisho oo ilaa iyo iminka halkaasi uu ka soconayo . :- Ugu yaraan 10 ruux ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen, 40 kalana ay ku dhaawacmeen markii Ganacsatada kala ah Bashiir Raage Shiiraar iyo Abuukar Cumar Cadaan ay maanta ku dagaalameen deegaanka Galgalato ee Duleedka Waqooyi ee Muqdisho oo ilaa iyo iminka halkaasi uu ka soconayo . Waxaa la tilmaamay in la Garaash weyn oo ku yaala agagaarka Warshadii hore ee Baastada Muqdisho oo fariisin u ah maxaakimta Muqdisho la keenay ku dhawaad 5 gawaarida dagaalka oo uu lahaa Ganacsade Bashiir Raage oo xoog lagu soo furtay. Warka ayaa waxa uu sheegayaa in gawaarida dagaalka ay ka badan yihiin tiradaasi , laakiib weli wax war ah kama aanu soo bixin dhinacyada ku dagaalamaya deegaanka Galgalato oo ah meel banaan ah oo aan rasmiyan la ogaan Karin khasaaraha dagaalka . Ilo muhiim ah ayaa waxa ay sheegayaan in koox dhalinayro oo laga buuxiyay gaari nooca xamuulka ah oo ku sii jeeday dekadda Ceelmacaan loo ekeysiiyay xamaaliyaal ka howgsada dekadaasi , waxaana kooxdan dhalinyada ah ay si gaadmo ah u weerareen fariisimahii ay joogeen Maleeshiyadda Ganacsade Raage oo sababtay in gawaari dagaal ay soo qabsadaan . Ma jirto ilo madax banaan oo arintaasi xaqiijineysa , marka laga reebo guusha ay sheeganayaan Maleeshiyaatka Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan oo taageero milatari ka helay Maxaakimta islaamiga Muqdisho oo wadashqeyn ay kala dhaxeyso . Halka Ganacsade Bashiir Raage la tilmaamay in laga weeraray deegaano badan oo fariisin u ahaa Maleeshiyadiisa si gaar ah xaafado ka mid ah Degmada Kaaraan oo iminka dagaalka uu lugta la soo galay , waxaana la maqlayay dhawaqa madaafiicda aadka u xoogan iyo hoobiyaal habow ah oo ku dhacayay xaafadaha qaar ee Muqdisho. Ilo wareed ayaa waxa ay sheegayaan in Bashiir Raage oo ka tirsan Isbaheysiga soo celinta Nabadda iyo la dagaalanka argagaxisada uu kol dhow taageero Miltari ka helay Wasiirada kala ah Ganacsiga Muuse Suudi Yalaxow iyo dhaqan Celinta Maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin oo iyagu ku hubeysan gudaha Caasimada , dagaalkuna waxa uu u egyaha mid ka sii xoogeysanaya qaabkii uu saaka ku bilowday . Dagaalkan ayaa waxa uu saameyn ku yeeshay dhaqdhaqaaqii ganacsi ee Muqdisho oo kaga xirnaa dhinaca dekadda Dabiiciga ah ee Ceelmacaan kadib markii wadada gawaarida xamuulka ay ka soo gudbi jireen uu dagaal wada ekeeyay . Cali Cabdi Cali (Suxeyfa) Wayaha-Muqdisho - Somalia
  23. Dagaalkii ka socday Galgalato oo sii xoogeystay, laguna kala qabsaday Gawaaro Dagaal Breaking News Mogadishu 21 March. 06 ( Sh.M.Network) Dagaal culus oo geeystay qasaarooyin dhimasho, dhaawac iyo barakac isugu jira Geeystay ayaa waxa uu ka socdaa qeybo ka mid ah duleedka W/magaalada Muqisho, iyadoo dagaaladaasi ay u dhaxeeyaan maleeshiyooyin kala taabacsan Bashiir Raage Shiiraar iyo Ganacsade Abuurkar Cumar Cadaan, Ganacsade Maxamuud Cumar Cadaan iyo Bashiir Raage Dagaalkaan oo 4 baabuur oo kuwa dagaalka ah looga qabsaday maleeshiyooyinka Bashiir Raage ayaa ah mid sii dhamanaya , saameyna ku yeeshay deegaano hor leh oo ku aadan duleedka degmooyinka Kaaraan iyo Huriwaa, waxaana uu geeystay qasaaro dhimasho oo ka badan 10 ruux inta la og yahay, iyadoo tirada dhaawaca ay ka badan tahay 40 meeyo sida ay xaqiijiyeen saraakiil caafimaad oo ka kala tirsan isbitaalada magaalada Muqdisho. Ilaa 23 ruux oo ka mid ah 40 ka ruux oo dhaawac uu soo gaaray ayaa la dhigay isbitalka Madiina ee magaalada Muqdisho sida uu shabelle u sheegay Agaasimaha Isbitalka Madina ee magaalada Muqdisho. Garabka Ganacsade Abuurkar Cumar ayaa 4 baabuur oo kuwa dagaalka ah oo ay ka qabsadeen Ganacsade Bashiir Raage waxa ay ku soo bandhigeen Hotel ramadan ee magaalada Muqdisho oo fariisin u ah Abuukar Cumar Cadaan, iyadoo 4taaasi baabuur ay kala ahaayeen Gaari uu saaran yahay Qoriga Zuuga, Gaari uu saaran yahay qoriga 37 ka, Gaari uu saaran yahay qoriga dhashiike ah iyo mid kale oo nuuca Somalida ay u taqaano dabadhiibato ah. Ma jiraan wax warar ah oo ka soo baxay dhinaca Bashiir Raage oo sheegaya Qasaaraha gaaray dhinaciisa marka laga reebo tikniko laga qabsaday oo lagu soo bandhigay Hotel Ramnadan. Dagaalkaan oo u dhaxeeya maleeshiyooyin kala taabacsan Ganacsade Abuukar Cumar Cadaan iyo Ganacsade Bashiir raage salkana ku haya gacan ku heynta dekedda Ceelmacaan ayaa bilowday saakay waabarigii, iyadoo rasaas culculus laga maqlayo daafaha magaalada Muqdisho. Inta badan dadkii ku dhaawacmay iyo kuwii ku geeriyooday ayaa u badan maleeshiyooyinka dagaalamaya, iyadoo ay jiraan madaafiic habow ah oo ku soo dhaceysa xaafadaha magaalada Muqdisho qara, inkastoo dagaalka uu ka socdo meel banaan oo ku aadan duleedka degma Kaaraan. Ilaa iyo haatan ma cadda qasaaraha rasmiga ah ee dagaalkaasi uu geeystay, inkastoo rasaas cul cuus ay wali isdhaafsanayaan labada dhinac maleeshiyadooda, dadkuna ay ka qaxayaan goobaha ku dhow dhow halka dagaalka uu ka socdo. Dagaalkaan ayaa saameyn ku yeeshay isu socodka gaadiidka iyo howlihii ganacsi ee dekedda Ceelmacaan, iyadoo halka dagaalkuna hadda uu ka socdo wadada aada dekadda Ceelmacaan. Dhinaca kale Dugsiyada waxbarashada gobolka Banadir qaarkood ayaa la xirey maanta, iyadoo sidoo kale dib loo xirey qaar ka mid ah wadooyinka sababo la xiriira in dagaalkaasi uu ku fido deegaano kale. Ma ahan markii ugu horeysay ee labada dhinac maleeshiyooyinkooda ay ku dagaalamaan gacan ku heynta deegaanka Galgalato, iyadoo horaantii sanadkaan ay aheyd dagaal halkaasi ku dhex maray labada Dhinac Waxii ku soo kordha kala soco shabellenews.com Shabelle Media Network, Mogadishu Daawo bogga sawirada abaaraha
  24. Has the UN said it will not review the arms embargo? As for Horn how coem you know so much about what action and when the UN will take?