General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Qeylo dhaan tii ugu darneyd ayaa ka soo baxeysa dadka ku nool deegaanada Gobolka Shabeelaha Dhexe,kaasoo ay uga cabanayaan Isbaarooyin yaal Deegaano ka tirsan Gobolka. Posted to the MOL October 9, 2006, 9:43 am Sheekh Nuur Cali Xoogsade oo ka mid ah Maamulka Gobolka Shabeelaha Dhexe ee ay maxaakimtu u magacaabeen ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin lagu hayo dadka ku nool Deegaanada Warshiik iyo Raage Ceele oo ay yaalaan Isbaarooyin. Sheekh Nuur waxa uu sheegay in Isbaarooyinkaas ay u yaalaan Dad Ganacsato ah, wuxuuna sheegay in ay dhowaan wax ka qaban doonaan. Waxa uu carabka ku dhuftay in ay digniino u direen kooxaha dhibaatooyinka ku haya dadka mara wadooyinka Deegaanadaas ee isaga kala goosha Gobolada Dhexe. Warar ka soo baxayo labada Isbaaro ee taala Deegaanada Raage Ceele iyo Warshiikh ayaa waxa ay sheegayaan in ay u yaalaan Maleeshiyo taabacsan Ganacsato sida la sheegayna ka mid ah Golaha Maxaakimta. Warar qaar ayaa sheegaya in Maleeshiyadaas ay ka amar qaataan Ganacsadaha caanka ah ee lagu magacaabo Xaaji Abuukar Cumar Cadaani, halka warar kalena ay sheegayaan in ay ka amar qaataan Qaar ka mid ah Ganacsatada Shirkada Banaadir oo ku kacsan Maxkamadaha isbahaysatay. Maxamed C/qaadir Khalaf Galkacyo, Puntland, Somaliya Mudugonline.com
  2. Dadka ku nool Sh/dhexe oo dadka u gaysta Dhac, boob, Kufsi iyo Dil ayaa la sheegay in halkaas ay ka jiraan Isbaarooyin farabadan oo ay leeyihiin dad shaqsiyaada Qaarkoodna ay ka mid yihiin Midowga Maxaakiimta iyo Dadka degaankaas leh. Maamulka Cusub ee laga dhisay Sh/dhexe ayaa shaaca ka qaaday In ay jiraan isbaarooyinkaas wallo ay soo gaarto baabuur loo gaystay dhac balse waxay ay ku an dacoodeen in aysan waxba ka qabin Karin isbaarooyinkaas ilaa ay si toosa uxalinayaan Maamulka Sh/dhexe Qalalaaso ka taagan yahay sidii ay u wada shaqeyn lahaayeen Degmooyinka ka mida sh/dhexe oo haatan aysan ka shaqayn midowga maxaakiimta Muqdisho. Sh.Cali Nuur Xoogsade oo kamid ah Madaxda Amaanka ee gobolka Sh/Dhexe ayaa xaqiijiyay in ay jiran isbaarooyinkaasi,waxaana uu cadeeyay in maleeshiyaad ay dhigteen deegaanada warshiikh iyo Raaga Ceelle ku dherarsan wadada Xeebta ah. Sh.Cali Nuur waxaa intaasi uu ku daray in maamulka uu ka warhayo isbaarooyinkaasi,balse uusan talaabo ka qaadin waxaana taasi uu ku micneeyay mashquul lasoo gudboonaday maamulka. Sh.Cali Nuur oo wax laga weydiiyay cidda ay isbaarada u taallo ayaa sheegay in ay isbaarooyinkaasi dhigteen maleeshiyaad deegaanka ah iyo kuwo ka haray Maamulkii hore ee Gobolka oo Max'ed Dheere hor boodi jiray. Waxaa masuulkaasi uu daboolka ka qaaday in maamulka haatan ay qorsheynayan talabo deg deg ah oo laga qaado maleeshiyaadkasi,waxaana uu uga digay dadka deegaanka in ay la shaqeyn waayaan ciidamada maamulka gobolka. Farxaan Yasin Mire (isqootax) isqootax@hotmail.com
  3. Cambaro, I am not against Sharia law at all. But I belive this can be done through dialogue and persuasion. Puntland is a Muslim land and insha Allah it will base all its laws on the Koran and Sunna. My opposition is the disguised clan agenda that is courts. I have not seen any Shariah law being applied just the law of the jungle cloaked under a nice title. Islam is the future, equility for all the Somali people is the hope. One clan pretending to have a higher moral purpose than others while ignoring the plight of the many is not justice.
  4. ^^^ Too much talk from some quarters. The courts controlled Bur-hkabo is much like the court controled south an illusion. When Sacid Dheere came they ran, when he left they came back. The TFG has three full years so why rush?
  5. Ciidamada dfkmg ah oo la geliyey heegan buuxa oo la doonayo inay dalka oo dhan ku maraan booqasho hubaysan . Wararka naga soo gaadhaya magalada baydhabo ayaa waxay sheegayaan inay dfkmg ahi heegan buuxo gelisay ciidamada dfkmg ah ee xoogaga ku hubaysan gawaadhida gaashaaman iyo qorayaha sida darandooriga u dhaca iyadoo sida wararku sheegayaana inay booqsho hubaysan ku tegi doonaan dalka gaar ahaan koonfurta soomaaliya . Taliyaha guutada koowaad ee ciidamada dfkmg ah c/risaaq afguduud oo u waramayey warbaahinta ayaa sheegay inaysan booqashada ay ku tageen buurhakabo shalay aysan ahaan doonin tii ugu dambaysay ee ay u qorshaysan tahay inay dhowaan soo booqdaan dhulka fogfog ee koonfurta iyo waqooyiga soomaaliya . Sidoo kale waxuu hadalka sii raaciyey inaysan u kala soocnayn dalka soomaaliya oo dhan ,dhamaana uu xil ka saran yahay dfkmg ah ,maamulka dowaladana uu gaari doono si tartiib tartiib ah dhulka soomaaliya . Col,c/risaaq afguduud ayaa sidoo kale shaaciyey sababaha ay uga soo baxeen degmada buurhakabo in ay tahay amar kazoo baxay madaxda sarsare ee dfkmg ah ,waxuuna intaas ku daray in la ogaado xiligan lagu jiro cadowga dfkmg ah ,col,afguduud ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya inay cabsi uga soo baxeen buurhakabo. Si kastaba ha ahaatee waxaan shaki ku jirin in dowlada fkmg ahi ay dhaqdhaqaaqyo ka wado koonfurta soomaaliya si ,ay ula wareegto gacan ku haynta koonfurta soomaaliya . Yaasiin maxamed cali (faytin) Yaasiin2006@hotmail.com 002521-580916
  6. ^^Have a safe journey insha Allah. Though there are reports that there are Oromo, Tigray[Eritrian] fighters helping the courts..
  7. ^^^ I know you are better than that. If the Somali troops from various clans under the Somali government in Bay and Bakool have changed their ethnicity and have become "Amxaro" then by all means you and the hype boys in Mogadishu are correct. I would put to you that the national armed forces are getting support from Ethiopia, Yemen, Uganda under the request of the TFG. The clan courts are getting support from Eritria, does that mean it is invading Somalia?
  8. ^^^Saxib, I am flattered by all the attention you are giving me. They know General Duke even in Asmara now. The reach of Somalionline.. Red Sea, a secesionist who never spoke out against the torture of children like Samsam Ducale and Shiekh Mohamed Ismael is calling me a curse to Somalia? What gives. Son you know nothing about Somalia and your hatred for Puntland is evident. Dont bother hiding behind the smokescreen everyone can see through you.
  9. I will say that Ethiopia has always been across the border even in Somaliland. Thus a) is correct I will also say that Ethiopian millitary support in terms of wepons and otherwise is a fact. My point is if Ethiopia would annex any Somali teritory it would have been Berbera or Saxil region of Somalia.. So the Ethiopia is coming to occupy us excuse does not sit well with me.
  10. ^^^Much of southern Somalia, like the control they had in Bur-Hakabo today? The TFG controls were it has all a long it has not lost an inch to the courts. The courts who represent the most armed clan in Somalia controls much of the area its clan occupies and in that sense nothing has changed. Outside Mogadishu they represent no threat. Its a myth to say that it has taken over areas, the clan courts had a presence in Mogadishu, Lower Shabbele and Kismayu. The TFG did not. Red Sea: what will you say when the TFG defeats the clan courts? Will you then recognise the government, since you belive in millitary power?
  11. ^^^Of course, Ethiopia is being used as a way to get some money and support from the Arab world. The fact that the TFG is supported by the whole international community is a fact, why then just pick on Ethiopia? The courts troops, Al-bayaan who were talking big for weeks ran away when faced with 20 technicals in Bur-Hakabo. Talking big is one thing, lets see if they can back it up.
  12. Cheap rehtoric and lies has been the cornerstone of the strategy of the clan courts. This PR stunt will not work. For example they have been pretending to be strong and claiming to be stationed 12km to Baidoa, but that has been found wanting when the TFG troops went into occupied territories of lower Shabbele. Somali gov't troops seize strategic town The Somali interim government on Monday captured a strategic town named Bur Haqaba, which lies on the road from the government base in Baidoa, according to reports from the Islamist-held capital Mogadishu. This is the first time that pro-government forces have gained territory since June, when the Islamic courts militia drove out of Mogadishu the alliance of warlords. The Islamists, who have expanded their territorial control in southern Somalia since June, accused Ethiopia of backing the government and threatened to wage a holy war against Ethiopia. "I urge all the Somali people to wage holy war against the Ethiopians. Heavily armed Ethiopian troops have invaded Somalia," said top Islamic leader Sheik Sharif Sheik Ahmed, seen as a moderate within the Supreme Council Islamic Courts (SCIC). "We need action rather than words," Ahmed, who wore combat fatigues and holding high an AK47 assault rifle, told a news conference in Mogadishu. However, Addis Ababa has denied that its troops have crossed the border. The Islamist leader said a "jihad" had been declared on Ethiopia, raising fears of a regional conflict. "They have captured Bur Haqaba. History shows that Somalis always win when they are attacked from outside. This is the start of war." Tensions between the Islamic movement, which was expanding control over large parts of the war-ravaged country, and the weakened government were high amid reports that government-allied forces are likely to recapture more towns. The country's transitional government was formed in 2004 with United Nations help in hopes of restoring order after years of lawlessness. Ethiopia, the U.S. and the Somali government all accuse the SCIC of having links to al-Qaeda -- which it strongly denies. Source: Xinhua
  13. The perception of the public will change when the troops take on the clan millitia who occupy large parts of the south. The target will be lower Shabbele as we all witnessed today.
  14. ME. Being defending the clan the courts have no other vision or plan.
  15. ^^^lol. Gedo clans are technicly my clan..Duuliye must be confused.
  16. lol. The propoganda and lies are from your side. The truth is even in Ramadan these people dont have a problem in propogating falsehood. Saxib keep defedning your clan and its oppostion to the government. Today you saw a small example of when the troops move the courts run away, they have done it in Galkacyu and soon will do it in other locations.
  17. Gudoomiyaha Buur Hakaba oo Beeniyey in Ciidamo Itoobiyaan Yimaadeen Buurhakaba Last Updated::2006-10-09 23:52:50 Baydhabo:- Guddoomiyaha degmada Buurhakaba Mamxamed Cabdi Xuseen oo loo yaqaan Awkaarey ayaa waxa uu saxaafada u sheegay in uusan arag wax ciidan itoobiyaan ah isaga oo sheegay in ay soo booqdeen qaar ka mid ah saraakiisha DFGM ayna dib ugu laabteen Magaalada Baydhabo. Guddoomiye Awkaarey ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay iyo been in ay ciidan itoobiyan ah yimaadeen Buurhakaba waxa uuna dhaleeceeyey warbaahinta maxaligga ah gaar ahaana kuwa Muqdisho isaga oo intaa raaciyey in aysan dhex dhexaad ka ahayn arimaha Soomaaliya [...Aniga ayaa ah maamulaha rasmiga ah ee dowaldda Soomaliya usoo magacawday degmada Buurhakaba waxaana idin xaqiijinayaa in aysan jirinwax Itoobiyaan oo yimid Buurhakaba...] ayuu yiri Awkaarey Ciidanka DFGM ayaa maanta qadar saacado ah la wareegay Degmada Buurhakaba waxaana ciidamadaas hogaaminayey Col Saciid Dheere. C/fitaax Yare HorseedNet.com
  18. Buurxakabo Oo Dib Ugu Laabatay Gacanta Midowga Maxakamiinta Warkii 09-Oct-2006 iyo Qormadii: Maxamed Keenadiid Sida uu sheegayo war iminka soo gaadhay studio afnugal.com ee magalda laas caanood ayaa cadaynaya in ay dib uga laabtaan buurxakaba gacanta ciidama maxakimiinta ka bid markii ay saaka la wareegaan ciidamo lagu sheegya Ethiopian & kuwa dowlada DFKG. Sida uu xaqiijiyey duqa dagmada buurxakabo Axmed Cabdi Xuseen (awkaaray) ayaa xaqiijiyey mar uu la hadlay saxafiyiin madax bana oo ku sugnaa halkaas in aysan jirin wax ciidamo ethoipian ah oo la socday ciidamadii saaka la wareegay gacan ku haynta magaaladaas isgoo hadlkiisina sii watana ayuu yiri. Ciidamadii saakayto yimi halkan lama socon wax ethiopian & ajnabi kale ee waxay aaayeen dad aniga booqasho iigu yimid , waa sida uu hadalka u dhigaye. Ciidamadan saaka la wareegay gacan ku haynta magaaldan ayaa waxa watay Col Siciid Dheere oo ay isku hayb yihin madaxweyaha DFKG waa sida uu cadeeyey Gudoomiyhu e. Hadaba Su aasha mesha taal ayaa ah saaka markii ay la wareegatay Dowladu magaladaas wax dagaal ah kama dhicin galabtana kama dhicin Miyeysan u ekayn in dadweynah somaliyeed been ay u sheegayaan dhamaan dhinacyada is hayaa? Maxamed Keenadiid
  19. ^^^ lol. Maybe its the same thing, but its the first time that national troops have been in lower Shabbele for some time..
  20. Saxib, The government from inception was seen as a threat by the southern warlords, criminal businessmen and certain fascist clan militias. The TFG had no armed forces, central bank and was threatened internally and externally. It was determined to get a hold in southern Somalia, and now it has Bay and Bakool is the base with which it will build itself.. It has never had it easy and has gained strength over time. Remember at one time it could no go to Baido. It has gained the support of the international community, including the Arab league, AU, EU, US and so on. Though they have not delivered on their many promises. Its strategy is clear, to negotiate with all stakeholders and build up consensus. To avoid unnecessary clashes and conflict. It also aims to reconstitute the armed forces. It is very popular among the disenfranchised and marginalized communities in Somalia. It shortcomings are allegation of corruption and incompetence among its top leaders. It has the Mogadishu media as well as the BBC against it. But it is being underestimated militarily and that will be its advantage in the coming conflict. Why rush anything?
  21. the clan courts is the final chapter of the claim of certain clans on southern somalia..
  22. Guddoomiyaha Degamada Buur Hakaba oo Beeniyay in Ciidamo Itoobiyaan ahi yimaadeen magaaladaas. Muqdisho, October 09, 2006 (WDN): Guddoomiyaha degmada Buur Hakaba Maxamed Cabdi Xuseen oo lagu naaneyso Awkaarey ayaa beeniyay wararka sheegaya in ciidamada Itoobiyaan ahi soo galeen Buur Hakaba. Mudane Maxamed Cabdi ayaa sheegay in aanu arag wax ciidan itoobiyaan ah oo yimi magaalada Buur Hakaba. Waxa uu Maxamed Intaas ku daray ay magaalada soo booqdeen qaar ka mid ah saraakiisha DFGM iyo ciidan la socaday dibna ugu laabteen Magaalada Baydhabo. Waxa uu Guddoomiyuhu dhaleeceeyay saxaafadda gudaha gaar ahaan kuwa Muqdisho oo uu ku tilmaamay in aanay dhexdhexaad ka ahayn arrimaha Soomaaliya. Waxa uu Guddoomiyuhu sheegay in uu isagu yahay mas'uulka ay degmada u magacawdey xukuumadda kmg ahi, si rasmi ahna u beeninayo wararka sheegaya in ay ciidamo Itoobiyaan ahi soo gaareen Buur Hakaba. Ciidanka DFGM oo ay taageerayaan sida la sheegay Ciidamo Itoobiyaan ah ayaa maanta qadar saacado ah la wareegay Degmada Buur Hakaba. Waxaa ciidamadaas hogaaminayey Col Saciid Dheere oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dawladda kmg ah. Xigasho:Halgan.Net
  23. ^^^Saxib everything right is not popular. Also following the mob blindly is not intellegence. The TFG is the only institution that all Somali's can be represented, it is based on power sharing and regional develoution which in my mind would develop the country. The TFG stands head and shoulders above all the other arguments. I would add that Shariah law could easily be applied to the TFG, so the argument of the courts is nothing more than the daydreams of a clan. Somaliland, Puntland, Courts are all clans with pretentions. The TFG is Somalia.