General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. Melbourne-based Range is exploring for oil, gas, nickel and uranium in Western Australia, Peru and Puntland. I thought some here said Range was a small firm? What the hell is it doing in South America and Australia? :confused:
  2. Range resources on Somali oil hunt October 12, 2006 AUSTRALIAN resources explorer Range Resources has signed a $US50 million ($67.50 million) deal with Canadian-based Canmex Minerals to help it look for oil in Somalia. Canmex will be the operator of the exploration, which is located in the northeastern state of Puntland, and has to complete a minimum of four exploration wells to secure an 80 per cent stake in the project. A production sharing agreement is expected to be finalised between Range, Canmex and the Puntland government by the end of next month. Melbourne-based Range is exploring for oil, gas, nickel and uranium in Western Australia, Peru and Puntland. Shares in Range gained 0.3 of a cent to 3.2 cents by 1329 AEST.
  3. Hey leave the minister alone, she lives in Dubai and her kids are in the UK. She is ok let her have her say..
  4. The TFG is fighting for the Somali people. The courts are fighting for selfish narrow clan agenda. You are an imposter who is afarid of coming out.
  5. Onkod News, Muqdisho, 10/10/2006 Shirqoolkan Culus oo ay wada dajiyeen Dowlada KMG Ee Soomaliya hogamiyaashii Xooga looga saaray dalka Soomaliya Iyo Dowlada Ethoobiay ayaa waxa ay wadaan Qorshe Cusub oo ay hal mar ay weerar uuga soo qadayaan Magaalooyinka Muqdisho , Kismaayo Jowhar iyo Baladwayne iyadoo isla maanta ay is diiwaan galin ka bilaabmatay magaalada muqdisho si ay Shacabka soomaliyeed uuga qayb qaataan jihaadka (Warar sir ah oo anu ka helnay Ciidamada soo duulaya) Warar aanu ka helnay Goobo kala gadisan ayaa xaqiijinaya in dowladda Ethiopia iyo dowladda KMG oo ay wehliyaan Qaar katirsan Isbaheysigii la dagaalanka in ay iska kaashanayaan qorshe ballaaran oo la doonayo in dalkan lagu qabsado,waxaana la diyaariyay qorshe ballaaran oo lagu weerarayo magaalooyin muhiim ah oo ku yaalla dalka Soomaaliya sida Magaalaad Muqdisho oo marka hore la damacsan yahay in la qabsado Garoonka Macmalka ah ee Balidoogle ka dibna sidaasi lagu qabsado Caasimada soomaliya Dhinaca kale waxaa jira weeraro far badan iyo mid cirka ah oo ay wadaan dowlado iyo Hogaamiyaal hada ka hor go,aansaday in ay ka baxaan Siyaasada balse lagu dhiiri galiyay in ay ku laaban doonaan fariisimahoodi ay hada ka hor joogeen halka magaalooyinaka Kismaayo ,Jowhar iyo Markana ay Ciidamo kale ku soo jeedaan Khariidad ay soo dajiyeen dowlada ethoobiya iyo qaar ka mid ah Saraakiisheeda ayaa waxa ay isla garteen in saf balaaran lagu weerar magaalooyinka ay uugu badan yihiin Maxaakiinta islaamka sida Magaalada Muqdisho iyo Kismaayo waxaa jira oo kale Hogaamiyaal sida Bare hiiraale iyo maxamed Dheere o ku soo ruqaansanayo Magaalooyinka Kismaayo Iyo Jowhar waxaa sidaasi Shabakada wararka ee Onkod u xaqiijiyay Wariye ku sugan Goobta ay joogaan ciidamada maxamed Dheere Ciidamadan loogu tala galay in ay weeraraan Soomaliya ayaa gaaray ilaa iyo 20,000 oo u badan Ciidamada Ethoobiyaanka ah iyo Xoogag is bahaysatay oo u badan taageerayaasha Bare Hiiraale ,cabdi qaybdiid Maxamed Dheere Cabdi Waal , maleeshiyooyin Maxamed qanyare iyo kuwa kale oo fara badan waxaa kaloo dagaalaka ka qayb qaadanayo ciidamo taabacsan ciidamada Puntlanad kuwa Cabdullahi Yusuf Hadaba waxaa ay Maxaakiinta islaamka iyo qof walba oo jecel islaamka lagu boorinayaa in uu ka qayb qaato dagaalka ay soo wadaan Cadawaga somaliyeed iyo taageerayaashooda sidaasi waxaa qabo dad bana oo ay ka mid yihiin aqoon yahanada soomaliyeed iyo maxaakiinta islaamka iyo dhamaan Jaaliyadaha Soomaliyeed ee ku nool wadamada Reer Galbeedka iyo dadka ku nool Soomaliyaba Wakaaladaha wararka ee caalamka ayaa waxa ay maantay qoreen in Dalka soomaliya ay ku soo wajahan yihiin Cudud ciidan oo loogu tala galay in lagu wiiqo awooda ay la soo baxeen ciidamada maxaakiinta Islaamka ee soomaliyeed oo hada inta badan dalka soomaliya gacanta ku haya Dhinaca kale waxaa ay qoraalo iyo is diiwaan galin ay maanta ka bilaab mayn masaajidyada uugu waawayn magaalada Muqdisho is diiwaan galin loogu tala galay in lagu jihaado cadawga Soomaliyeed waxaana s i xowli ah ku socada is qorida Onkod News . onkod@london.com
  6. Sh. Shariif oo maanta sheegay in ay heleen xog qeexaysa in diyaaradaha Itoobiya ay dhawaan weeraro ku gaadi doonaan meelo ka mid Soomaaliya Muqdisho, September 11, 2006 (WDN) - Gudoomiyaha guddiga fulinta ee maxkamadaha islaamiga ah Sh. Shariif Sheekh Axmed oo maanta hadal ka jeediyey munaasabad golaha maxaakiimta islaamiga Soomaaliyeed ay kula wareegayeen deeq lacageed oo gaareysa 7 kun oo doolar oo ka timid jaaliyadda Soomaalida ee Sweden ayaa sheegay in heleen xog caddaynaysa in dawladda Itoobiya ay dhawaan dooneyso in dayaarado ay ku weerarto deegaano ka tirsan Koonfurta Soomaaliya. Deegaanadaas oo uu sheegay in ay yihiin kuwa ay maxkamaduhu ay maamulaan. Sh. Shariif waxa intaas ku daray in xogtaas ay sheegayso in Itoobiya ay qorshaynayso in 15-20 ka bishan aynu ku jirno in dayaarado dagaal iyo ciidamo gaaraya 15 kun oo askari in ay ku soo weeerarto deegaano ay ka mid yihiin Beled weyne, Baraawe, Jilib, Kunturwaaray, Kismaayo ,daafaha Baydhabo iyo meelo kale. Waxa Sheekhu sheegay in Itoobiya ay caddeysatay cadaawadda ay u hayso shacabka Soomaaliyeed. Gudoomiyaha golaha fulintu waxa uu mar kale ku celiyey in maxkamaduhu aysan gacmaha ka laaban doonin fara gelinta qaawan ee xukuumadda Itoobiya ay ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya. Waxa Sh. Shariif uu shacabka Soomaaliyeed mar kale ugu baaqay in ay u diyaar garoobaan sidii ay ugu jilib dhigi lahaayeen cadowgaasi soo socda. Maxkamadaha islaamiga ayaa haatan waxa ay wadaan abaabul dagaal oo ka dhan dawlada Itoobiya tan iyo markii hoggaanka maxkamaduhu uu ku baaqay jihaad ka dhan ah dawlada Itoobiya. Hadalkan ayaa dad badani u fasirteen in uu yahay mid qayb ka ah ololaha shacabka lagu kicinayo. Maxamed Cumar Aadan WardheerNews, Muqdisho
  7. ^^^lol. They ran all the way to Leego and then came back a few hours the troops left.
  8. ^^^Why not tell that Ubahane who wants to destroy Somaliland...
  9. Red Sea, you have pretended too long to be something youare not. Lets close this argument once and for all. If you think hiding behind Islam will bring the demise of my clan then youare wrong. 1. The TFG wins and brings order to the country. The clan I hail from will survive as it playes a central role in the TFG etc,etc. 2. The courts win and bring an true Islamic revoulution, the clan I hail from has many religious scholars and will no doubt play a central role in the future of the country. All its property will be returned and everything will be nice. Both scenarios we do not lose. So calm down my brother.
  10. ^Ninka ma taqaanid. I swear he does more harm to the message of Islam that the Courts preach more then Indhacade can ever do.
  11. KISMAAYO: Cabsi xooggan oo laga qabo dagaallo saacadaha soo socda ka qarxa Duleedka Magaalada Kismaayo Posted to the Web Oct 11, 07:55 Kismaayo (PP) - Cabsi weyn ayaa laga qabaa inuu dagaal aad u xoog badan ka dhex qarxo saacadaha soo socda Maxkamadaha iyo Col. Barre Hiiraale oo ay malleeshiyooyinkiisa ku sugan yihiin Duleedka Magaalada Kismaayo halka lagu magacaabo Beer-xaani. Maxkamadaha ayaa waxay sheegeen in Malleeshiyooyinka Barre Hiiraale ay ka soo kubaareeyeen dhowr meelood ayna xaaladda qarka u saaran tahay inay dagaallo xoog badan isaga horyimaadaan, waxaana ay carrabka ku dhufteen in dagaal dhaca uu yahay mid lagu kala badbaadayo. Sarkaal u hadlay Maxkamadaha ayaa sheegay in Malleeshiyada Col. Barre Hiiraale ee ku sugan Deegaanka Beerxaani ay yihiin kuwo helay saanad milateri oo aad u xoog badan isla markaana ay yihiin kuwo awooddoodu ay tahay mid aan la dhayalsan karin, waxaana uu carrabka ku adkeeyay inay noqonayso inay ka awood badiyaan oo ay eryaan iyo inay magaalada qabsadaan mar kale middood. Dhanka kale; Sarkaal u hadlay Malleeshiyada Col. Barre Hiiraale oo lagu magacaabo Col. Mukhtaar kuna sugan Deegaanno ka tirsan Gobolka Jubbda dhexe ayaa sheegay inay ka go'an tahay dhankooda inay la wareegaan Magaalada Kismaayo mar kale, waxaana uu sheegay inay dagaalka ka galayaan goobo fara badan. Dadweynaha Degmada Kismaayo oo ku taalla xeebta Soomaaliya ayaa aad uga walaacsan dagaallada laga cabsida qabo inay dhex maraan Maxkamadaha iyo kooxaha ka soo horjeeda ee horay looga eryay deegaanka Kismaayo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: puntlandpostmog@hotmail.com
  12. Dagaalka aad wadid aan ka soo hor jeeda duqa.Somali hal meel eey ka jiiftey meeshii haddi Ilaahey nabad siiyey Amiin in eey dhahaan mahiino.Xaa meel kaleto nabad ka jirto aas geynayaa.....??? Ubahane is getting desperate every time. We shall wait till Eid..
  13. Waraa soco seexo yaaqeey. Quuqdaada dariska xataa aa salaatul leyl ka tukan la'. Afurkii maa kuu gooye cawada, see camaleeto? Mise sariirta aa qaboob kugu noqotay? Yac! Ubahane a man driven by clan hatred that he does not even respect the religion.Islamic courts, what Islamic courts all we see are the same nobodies trying on bigger shoe sizes. Saxib forget Somaliland get past Gelinsoor..
  14. ^^^You only support your clan, yesterday Aydeed today clan courts, whats new? Support your government, end the occupation, give back the looted properties.
  15. ME: as ever I enjoy your comments. One can communicate with you. Good for Somalia you say, well its my homeland and I do miss it. Somalia will get better, when the occupation of the south ends. When armed clans are disarmed and the people are equal under the law. When looted property is returned to the orphans. Fake wadaads, and clan fascist will not do, thats so yesterday. We have here people who used to cheer for Aydeed, Ato, Inda cADE and who pretnend to be Somali. One nation, one flag, equal. Thats the Somalia I want..
  16. ^^^Saxib, Allpuntland has more info than this. Even the tabload Idamaale is more informative. The trouble with the oustide media is they do not understand the internal situation. Thus yesterday they used to call the warlords of Mogadishu powerful and today they use the same term for the clan courts. The fact that they make out that Ethiopia is fighting Somalia, while it is a struggle between two major clans one allied to Ethiopia and the other to Eritria. The idea that bombers would be required to take out Mogadishu is another fallacy. Caamir, dont take it prsonally since you do not work for the Economist and I dont work for Allpuntland.
  17. ^^^Suleyman, the news seems to be a rehashing of the old ones. Nothing new.
  18. ^^^I agree with ME. this is rubish..Metro , so ME you are a Londoner?
  19. But what is the latest on the situation? Also what about the movement in Mudug/Galgaduud with A/qaybdeed are these things related?
  20. Ciidamo gaaray Bandiiradley 10 Oct 10, 2006, 12:37 Gawaarida dagaalka iyo ciidamo aad u hubeysan oo kasoo ambabaxay magaalada Galkacayo ayaa soo gaaray deegaanka Bandiiradley ilaa iyo 85 Km dhinaca koonfur kaga began magaalada Gaalkacyo. Ciidamadan ayaa la sheegay iney fariisamo cusub ay ka sameysteen deegaanka Bandiiradley, saarkaal ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ayaa sheegay in ay jiraan ciidamadaasi balse ay horay u joogeen Bandiiradley. Ciidamadan ayaa waxaa hogaaminaya Cabdi Qaybdiid oo dhowaan soo gaaray magaalada Galkacyo kadib markii uu in mudo ah ku sugnaa xarunta DFKMG ah ee Baydhabo. Ciidamadan la soo dhoobay ayaa horseeday xiisado dagaal oo u dhaxeeya kuwa la keenay Bandiiradley iyo kuwa Maxkamaddaha ee ku sugan gobolada Dhexe ee Soomaaliya. Cali Muxayadiin Cali, Muqdisho Garowe online
  21. Ciidamo ka tirsan maamul goboleed ee Puntland oo maanta soo gaaray deegaanka Bandiiradlay ee gobolka Mudug. Muqdisho, October 10, 2006 (WDN):Ciidamo ka tirsanmaamul goboleed ee Puntland oo ku hubeysan illaa 60 gawaarida dagaalka ayaa la sheegayaa in duhurnimadii maanta ay soo gaareen degmada Bandiiradlay ee gobolka Mudug ayadoo aan la shaacin ujeedka ciidankaasi. Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ciidamadan ay kasoo dhaqaaqeen magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland isla markaana ay soo gaareen deegaanka Bandiiradlay oo 85 kilo mirir dhinaca koonfureed kaga beegan magaalada Gaalkacyo. Sarkaal ka tirsan ciidamada Puntland oo diiday in magaciisa la shaaciyo ayaa u xaqiijiyey idaacada Simba ee ka howlgasha magaalada Muqdisho in ciidamo ka socda Puntland ay gaareen deegaanka Bandiiradlay waxa uuna sarkaalkan ka gaabsaday inuu sheego ujeedka ciidamadan. Cabsi dagaal ayaa la sheegayaa in haatan ay ka abuurantay degmada Bandiiradlay waxaana dadka deegaanka ay ka baqanayaan in halkaasi ay ku diriraan ciidamada maxkamadaha islaamiga ee ku sugan gobolada dhexe iyo kuwa Puntland ee maanta Bandiiradlay soo gaaray.
  22. Maamulka gobalka Sh/Dhexe ee Golaha Maxaakiimta oo shaaca ka qaaday in aysan ka warqabin laba jidgooyo oo taala Deegaanada Warshiikh iyo Raage Ceele Shiikh Cali Nuur Xoogsade oo ah Madaxa Maaliyada ee maamulka Maxaakiimta gobalka Sh/Dhexe isla markaana ka tirsan Gudiga Amniga Gobalkaasi ayaa xaqiijiyey in ay jiraan isbaarooyin dadka lagu dhibaateeyo oo yaala Deegaano ka tirsan Gobalkaasi gaar ahaan Deegaano ka tirsan Warshiikh iyo Raage Ceele. Shiikh Cali Nuur Xoogsade waxa uu sheegay in isbaarooyinkaasi ay yihiin kuwo u yaalo ganacso, waxa uuna hoosta ka xariiqay in ay digniino u direen ka dib markii ay dadka deegaanka kheylo dhaan ka muujiyeen. Shiikh Xoogsade waxa uu farta ku goday in maamulka gobalka Sh/Dhexe uusan u dulqaadan doonin in shacabkiisa la dhibaateeyo, waxa uuna ku celceliyey isbaarooyinkaasi in si deg deg ah loo burburin doono maadaama ay yihiin kuwo sharci daro ah. Isbaarooyinkan ayaa la sheegay in ay u yaaliin Ganacsato waxaana lacago looga qaataa gaadiidka isticmaala wadooyinkaasi ee u socda gobalada dhexe ee Dalka Soomaaliya, waxaana ay ku soo beegmeysaa xili gobalkaasi ay gacanta ku hayaan maamulka maxaakiimta Islaamiga ah.