General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. http://www.jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2193:maleeshiyada-somaliland-oo-shacab-ku-xasuuqday-magaalada-laascaanood&catid=42:wararka-af-somali
  2. iidanka Somaliland dad rayid ah ku laayey magaalada Laascaano Updated About:3 mins ago0 Wararka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidanka Somaliland ay ku dileen halkaasi ilaa iyo lix ruux oo rayid ah. Dhimashada dadkaa ayaa timid kadib marki ciidamada Somaliland ee joogay Laascaano ay rasaas ku fureen dad mudaaharaadayey oo kasoo horjeeday maamulka Somaliland ee halkaasi ka arrimiya. Wararka ayaa sheegaya rasaasta kadib in uu bilowday dagaal dhex maray maleeshiyo deegaanka ah iyo ciidanka Somaliland, waxaana wararku ay sheegayaan magaalada ay la wareegeen maleeshiyada deegaanka. Xaalada ayaa wali kacsan, waxaana laga cabsi qabaa in ciidanka Somaliland ay soo rogaal celiyaan. Wixi kusoo kordha kala soco Midnimo.com
  3. Mudaharaadkii ugu balaadhnaa ayaa ka soconaya magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool Mudaharaad lagaga soo horjeedo maamulka Somaliland oo khasaare dhimasho iyo dhaawacba geystey ayaa ka soconaya Magaaladda Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool Mudaharaadkan oo ka bilaabmay kulan ay masuuliyiinta Maamulka Somaliland ugu qabteen Hotel xamdi oo ku yaala bariga magaalada Laascaanood ayaa noqday mid isu bedeley rabshado. Ciidamada kala duwan ayaa iyagoo adeegsanaya rasaasta nool ayaa isku deyaya inay baneeyaan jidadka magaaladda waxaana inta haatan la ogyahay sida ay barkulan dad kala duwan u sheegeen dhintay 3 ruux oo laba dumar yihiin, isbitaaladda ayaa iyagana la geeye 7 ruux oo dhaawac ah oo dumar iyo dhalinyaro u badan. Mudaharaadkan ayaa lid ku ahaa mid la sheegay inay qabanqaabinayeen qaar ka mid ah maamulka Somaliland oo maanta lagu balansanaa in laga dhigo dhamaan magaalagooyinka Somaliland. Guud ahaan degmada Laascaanood ayaa u eg goob qas iyo qalaalse aafeeyey iyadoo ay jiraan dhagxaan waaweyn iyo waxyaabo kale oo lagu xidhay magaaladda Wadooyinkeeda. Maaha markii ugu horaysey ee mudaharaad noocan ahi uu ka dhoco tan iyo intii lagu dhawaaqay maamulka Khaatumo State ee dhowaanta lagaga dhawaaqay magaaladda Taleex ee Gobolka Sool
  4. ^^^^Again dont confuse yourself and know that this is an important development and the Bashi is a leader of the whole population and not just one group..
  5. Are you confusing yourself again lad. The Bashe title represents an important role in my community, I am a history man remember..I am delighted by this event and the choice of the community is an insightful one...
  6. Masha Allah. Wish my new Issim, Bashe Abdullahi all the best.
  7. You ask them lad...For I care for nor covet anyone's support...
  8. Carafaat;777209 wrote: Duke, where are the SSC supporters declaring their support for you? What do you think Jidbaale.com is? looooooool You are killing yourself with your own arsenal..
  9. Carafaat;777208 wrote: Duke, you finally declared yourself winner of Khaatumo 2. Wonder who the looser is? And the losers are......Warlord Siilanyu...and the secessionists in Hargaysa,
  10. Carafaat;777205 wrote: Bro, I never went to Ethiopia and then come back on Ethiopian tanks to take revenge on Muqdishu. Always stayed true to the flag and to the people. I wish you sometimes respected the people of Somalia. http://www.somaliaonline.com/community/showthread.php/60939-I-want-my-flag-back!!! No one claimed you went to Ethiopia, you just got lost in one of those Qad session. And have found yourself..Yes take your "Ethnic" flag back, however its the flag of the Republic of Somalia...
  11. Xaaji Xunjuf;777204 wrote: Somaliland is willing to fight for its people and territory somaliland believes the people from sool are truly somalilanders it wishes to unite the entire garaad clan not just sections of it. While the garowe clan enclave just tries to use them as tools and tries to divide them further and insulting their intellectuals like professor galaydh and others soon all of them will see the light. However you have just admitted that you lost big time. Thus you need to do more my secessionist friend. The confusion, pathetic utterences and impotence of your clan junta is appalling. I am sadened to see the secessionist falling around hopeless and the Oil aint even out yet,,,
  12. Carafaat;777197 wrote: I Aint a secessionist, Duke. check my avatar. this boy simple boy from Xamar will do everything to uncover lies and deceit spread. Welcome to the Union, you seemed to have been conflicted for a long time. Never the less welcome to mama Somalia and the blue flag..
  13. Xaaji Xunjuf;777193 wrote: The coupe its self was not that impressive but the after match will be interesting . The pirates are just trying to divide the garaad clan further into a camp that supports them and a camp that is against them. I am impressed by the coup that you talk about, because your militia lost a battle, your elders are foaming from the mouth, your young men are demonstrating. Yet I am sitting pretty exploring Oil and pulling of a coup at the same time?
  14. Carafaat;777190 wrote: Puntland was against this Conference and arrested delegates, till it plotted a coupe. thats when you started supporting Khaatumo. Khaatumo waa Khiiyamadeyseen This will further divide people and resentment towards Puntland will increase only, dont understand you dont get it. loool. So according to you, Jidbaale.com asking for greater cooperation with Puntland is a bad thing for us, and it calling for the defeat of the SNM in Cayn is a good thing for you? Never mind you are a Somali secessionist after all.....
  15. Carafaat;777188 wrote: http://jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2189:xoojinta-xidhiidhka-labada-shacab-ee-khaatumo-state-iyo-puntland-state&catid=42:wararka-af-somali The Conference has not even finished yet and now already a merger between Khaatumo and Puntland state is suggested or atleast cooperation to get a bigger share in Muqdisho. To bad Puntland only supported Khaatumo in the last 2 weeks after they plotted a coupe, while opposing the months before, arresting delegates. If Puntland really cared about SSC folks, they should have let them have their meeting and unite as clan, now they have plotted a coup and the new admin are the same puppets of Puntland folks were fed up with at the first place. Its a shame that Jidbaale.com, is not suggesting any mergers or cooperation with Warlord Siilanyu and the secessionist junta in Hargaysa. In fact... http://www.jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2180:halkan-ka-daawo-jabkii-snm-gaadhay-daraawiishtii-oo-wacad-ku-maray-in-ay-gubaan-qorilugud&catid=42:wararka-af-somali
  16. Carafaat;777183 wrote: Check, even cooperation and merger between Khaatumo and Puntland is suggested. And conference hasnt even finished yet. [url="http://jidbaale.com/index.php?option=com_content&view=article&id=2189:xoojinta-xidhiidhka-labada-shacab-ee-khaatumo-state-iyo-puntland-state&catid=42:wararka-af-somali I think its a shame Puntland intervened and plotted a coup at the Khaatumo Conference , if you cared about your cousins you should have let them have their meeting and let them come to an agreement on uniting their clan. This will only further divide them. Suggested by who? Jidbaale is now also beholden to Puntland State? I welcome the fact that you as well as XX have finally recognized Puntland's inherent deep strength and superiority of stratagem in comparison to the incompetent and buffoonish secessionist junta in Hargaysa.
  17. Carafaat;777182 wrote: loool@ Khaatumo damage control by Duke. You seem to dwell in Bizarro Universe. Your secessionist clowns because of this clan gathering have attacked civilians, and are demonstrating, parading women and elders in support of the secessionist delusions and against this meeting. Even in this thread your own SNM kinsmen is claiming there is a coup by Puntland. Thus Puntland attacked no one, held no demonstration, paraded no one about and according to XX has somehow won? Try again lad, you seem to be out f your depth right now...
  18. Carafaat;777148 wrote: Strange reaction, Dukey. Normally you would be the first one to call it a WIN for Puntland. being modest aint your thing. are you hiding something? I smell a Puntland coupe . I think what you and XX are smelling is the repugnant corpse of the secessionist carcase...
  19. Carafaat;777168 wrote: Duke, do tell us how this coupe took place. And you seem to know more abou it, cause you only started supporting Khaatumo, like 2 weeks ago. While Conference prebaration started 3 months ago and Somaliland supported it from back then. Secessionist support and love continues.. Dadweynaha Gabiley oo Banaan bax ku Taageeray Hawl-galkii Ciidamada Somaliland ku galeen Buuhoodle January 17th, 2012 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Banaan bax balaadhan oo lagu taageerayay madax banaanida qaranimada Somaliland iyo hawl galkii ciidanka qaranku dhawaan ku galeen Magaalada Buuhoodle, ayaa maanta ka dhacay magaalada Gabiley ee xarunta gobolka Gabiley. Banaan-baxan oo ay ka qeyb galeen Boqolaal qof oo ka mid ah dadweynaha magaalada Gabiley, ardayda dugsiyada, ganacsatada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Dadka banaan baxan ka qeyb galay oo socod ku maray jidka wadnaha ee magaalada Gabiley waxaanay siteen boodhadh iyo maryo ay ku qornaayeen halku dhigyo ay ku muujinayeen taageerada ay u hayaan qaranimada Somaliland waxaana halku dhigyadaasi ka mid ahaa “Somaliland lama kala jari karo”, Somaliland waa dal xor ah” Waan taageeraynaa ciidanka qaranka” iyo ereyo kale oo macno ahaan kuwaasi la qasdi ahaa. Duqa magaalada Gabiley Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Gaydh oo la hadashay mudaharaadeyaashaasi ayaa uga mahad celisay siday dareenkooda wadaniga ah ugu muujiyeen banaan-bax salmi ah. “Dadweynaha reer Gabiley waan uga mahad celinayaa siday dareenkooda iyo jacaylka ay dalkooda u hayaan ugu muujiyeen mudaharaadka, waxaan leeyahay qaranimada Somaliland waa muqadas. Afar oo siyaasiyiin ah oo qaarkood Soomaaliya Raysal wasaareyaal ka noqdeen waxba ma yeeli karaan qaranimadeena,”ayuu tidhi Maayarka Gabiley. Badhasaabka Gobolka Gabiley Xuseen Cumar oo ka hadlay mudaharaadkaasi ayaa bogaadiyay dadweynaha reer Gabiley, waxaanu sheegay inay reer Gabiley caan ku yihiin inay taageeraan qaranimada Somaliland iyo ciidamada qarankaba. Weriye Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com http://www.somaliland.org/2012/01/17/dadweynaha-gabiley-oo-banaan-bax-ku-taageeray-hawl-galkii-ciidamada-somaliland-ku-galeen-buuhoodle/
  20. Carafaat;777168 wrote: Duke, do tell us how this coupe took place. And you seem to know more abou it, cause you only started supporting Khaatumo, like 2 weeks ago. While Conference prebaration started 3 months ago and Somaliland supported it from back then . 1. "The coup" info is held by XX, as he stated at the begining of the post and you seemed to be smiling and agreeing thus why ask me something you already knew about? Or are you in the habit of just smiling for no reason? 2. Here is .an interesting article from Somaliland.org [Warlord Siilanyu] mouth piece. Highlights the depth of support the secessionist have for Khatumo 2... Haweenka Xisbiyada oo Taageeray qaranimada Somaliland si kululna u naqdiyay shirkaTaleex January 19th, 2012 Comments Off Hargeysa (Somaliland.Org)- Haweenka xisbiyada iyo axsaabta siyaasadda Somaliland ayaa maanta shir balaadhan oo ay ku qabteen xarunta Ha’yada shaqaalaha dawlada ee Magaalada Hargeysa ku taageeray Ciidamada qaranka Somaliland iyo qadiyada qaranimada JSL. Marwo Khadiija Bandare oo ka hadashay shirkaasi ayaa sheegtay inaanay suurto gal ahayn in la kala gooyo Somaliland, waxaanay kooxda ku shirtay Taleex ku tilmaantay niman riyo aan rumoobayn soo dhoodhoobay. Khadiija Bandare waxay sheegay in Haweenka Somaliland ay u midaysan yihiin taageerada ay u hayaan dalkooda iyo qaranimadooda, waxaanay bogaadisay ciidamadda qaranka oo ay ku ammaantay siday heeganka ugu yihiin sidii ay u sugi lahaayeen ammaanka dalka iyo xuduudaha mucayinka ah ee Somaliland. Marwo Canab Cumar Ileeye ayaa sheegtay in Somaliland ay tahay qaran dimuqraadi ah oo u bislaaday hanashada qaranimadiisa, waxaanay xustay inaanay suurto gal ahayn in maamul goboleedyo laga dhex abuuro Somaliland. Canab Cumar Ileeye waxay kooxaha ku shiray Taleex u soo jeedisay inay dalkooda iyo dadkooda ka daayaan hagar daamada, waxaanay tilmaantay in qofkii maamul goboleed doonayaa uu tagi karo Soomaaliya. Canab Cumar Ileeye waxa kale oo ay sheegtay inay maalinta Sabtida ee fooda inagu soo haysa fagaaraha Beerta Xoriyada lagu qaban doono banaan bax weyn oo lagu taageerayo qaranimada Somaliland, waxaanay bulshada ku dhaqan caasimada ugu baaqday inay si weyn uga soo xaadiraan si ay beesha caalamka u tusaan dareenkooda ku wajahan qaranimadooda. Canab Cumar waxay sheegtay in qaranimada Somaliland ay tahay muqadas isla markaana aanay waxba yeeli karin kooxo iyo ashkhaas qaran diid ahi. Sidoo kale, waxa shirkan ka hadashay Marwo Farduus Dirir Cali, waxaanay shacbiga ku dhaqan gobolada Sool iyo Buuhoodle u soo jeedisay inay dhegaha ka furaystaan wax ay ugu yeedhay kooxaha fidmo waleyaasha ah ee dalka dibadiisa laga soo abaabulay ee doonaya inay dhaawacaan nabadgelyada shacbiga goboladooda. waxa kale oo ay sheegay in haweenka Somaliland si niyad ah u garab taagan yihiin Ciidanka qaranka ee ku sugan gobolka Sool iyo Buuhoodle. Weriye Cumar Maxamed Faarax Somaliland.Org/Hargeysa cumarmfaarax@hotmail.com ................ http://www.somaliland.org/2012/01/19/haweenka-xisbiyada-oo-taageeray-qaranimada-somaliland-si-kululna-u-naqdiyay-shirkataleex/