General Duke

Nomads
  • Content Count

    37,626
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by General Duke

  1. So much for religious war, the masters of the clan courts are trying to turn the issue on PUNTLAND coming to takeover Mogadishu.. Though most of Mogadishu is not listening...
  2. Xabad joojin ay ku dhawaaqeen odayasha beesha .....iyo ........ oo aan maanta hirgilin. Posted to the MOL March 23, 2007, 8:31 am Iyadoo ay xalay ku dhawaaqeen inay xabad joojin la galeen ciidanka Itoobiya odayaal sheeganaya inay u hadlaan beesha ****** ahse odayaasha beesha **** iyo Saleebaan ee ********** ayaa haddana dagaal qaraar waxa uu ka soconayaa Ex Kulyadii hore ee jaalle Siyaad, Wasaaraddii G/dhigga ilaa deegaanka raadaarka, waxaana dagaaladaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowladda oo taageero ka heleya kuwa Ethiopia iyo maleeshiyaadka beesha ........ iyo ........ oo ka tirsanaa maxkamadihii Muqdisho ee jabay uuna hogaaminayo Aadan Xaashi Cayroow oo ah nin ka tirsan Alqacida laguna soo tababaray dalka Afganistaan. Wararka ka imaanaya goobahaas dagaalka ayaa sheegaya in dagaal xoogan uu ka dhacay halkaasi, iyadoo dagaalkaas la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Wararka ayaa sheegaya in dagaalkaasi gaystay qasaare badan walise ma soo bixin dadka ku dhintay intay le'eg yihiin. Dhinaca kale odayaasha beesha ..... iyo ........ ayaa wada dadaal ay isku dayayaan inay dagaalkaan u yeelaan waji qabiil ka dib markii ay sheegeen in haddii ciidamada asalkoodu puntland ka soo jeedo ee ku jira ciidamada dawlada KMG ah Muqdishu laga saaro ay joojinayaan dagaalka. Taas oo aan ahayn wax suuragal maadaama dawlada hab qabiil lagu qaybsaday haddii Puntland laga saarana ay dawladu noqonayso mid ku kooban hal qabiil oo Muqdishu dega. Dawlada KMG ah ayaa sheegtay inay dagaal kula jirto kooxo argagixiso ah oo uu hogaaminayo Aadan Xaashi Cayroow kana haray maleeshiydii maxkamadaha ee Muqdishu laga saaray 3 bil ka hor. Dhinaca kale waxaa dawladu maanta soo saartay wareegto lagu xirayo idaacadaha Shabeele iyo HornAfrik oo lagu eedeeyay inay dagaalka u yeelayaan waji qabiil si ay dadweynaha Muqdishu uga horkeenaan dawlada KMG ah. Wixii wararka dagaalka ku soo kordha kala soco Mudugonline.com
  3. Ouch...Not even Balait better luck with Ghana.
  4. ^^^Not for me saxib, time is running out for the lone trouble makers of Somalia..
  5. ^^^Xasan Dahir is a loser and nothing more, he always sends others to the front and flees for his own safety. The man behind the occupation of lower Shabbele..
  6. ^^^No saxib no one is underestimating them hence the firepower arraid just for them. No one is playing with them. Those who now use clans and last week used religion will lose again..
  7. Ali Mahdi is a man of stature and he has supporters in Mogadishu unlike the clowns who used the religion to keep theirloot and now use the clan.. Its over dear lad..
  8. ^^^Last time he spoke he won and this time the area and the arms facing them is real small. Anyhow no one is waiting for these people any longer..
  9. Xiin is getting alarmed all of a sudeen. The group he supported is more interested in fighting a PUNTLAND invasion and not so interested in his enemy Ethiopia...
  10. ^^^I can condemn those who have guns saxib, their time is up. If they pretend to be religious or fighting for the clan no one cares..
  11. ^^^Saxib look at the old mans statement, he is ready to negotiate thus he is behind the killings in Mogadishu? He is behind the clan driven lies and hysteria. The time when he was important is gone, bulldoe his house I say..
  12. Nothing in Islam justifies this act and those behidn them. Nothing but utter madness and savagery on their part. It is the difference between the TFG & the clowns and their silly supporters.
  13. We were invaded and no one respected us while we were in power and were ready to negotiate," Aweys said in a satellite phone interview.
  14. Saxib these men need to be dealt with once and for all. Enough time was given to them. Now they must be rooted out..
  15. We were invaded and no one respected us while we were in power and were ready to negotiate," Aweys said in a satellite phone interview.
  16. Qax balaaran oo ka socda Xaafadaha Koonfurta Muqdisho Last Updated::2007-03-22 17:29:14 Muqdisho:- Kumanaan dad ah ayaa isaga baxay qaar kamid ah xaafadaha Muqdisho oo ay dowladu sheegtay in ay hawlagalo ka fulineyso. Qaxan ayaa si weyn looga dareemay saaka arooryadii xaafada Jamhuuriya iyo xaafadaha ku dhaw dhaw oo uu maanta dagaal kale ka bilowday. Dadka ayaa isaga baxay guryahooda kadib markii uu shalay Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cali Maxamed Geedi uu ugu baaqay in ay shacabka isaga baxaan dhamaan goobaha ay dagaalada ka socdaan. Shacabka ayaa la arkayey ayagoo gadiid kala gedisan ku raranaya wixii ay kala bixi kareen guryahooda, ayadoo inta badan dadka la qaxinayo ay u badan yihiin waayeelka, caruurta iyo dadka kale ee aan shuqulka ku lahayn dagaalada. Madaafiicda Hoobiyaha iyo kuwa kale ee culus ayaa saaka laga maqlayaa xaafada Jamhuuriya oo hada ka go'an inta kale ee xaafadaha Muqdisho halkaasi oo ay isku herdiyeen saaka markale ciidamada Dowlada iyo kooxaha kasoo horjeeda. Wasiir kuxigeenka Wasaarada Gaashaandhiga oo maanta shir jaraa'iid ku qabtay madaxtooyada ayaa sheegay in dagaalka uu socon doono inta magaalada Muqdisho laga xasilinayo. Hadalkaasi kasoo baxay Salaad Cali Jeele Wasiir kuxigeenka Gaashaandhiga ayaa astaan u ah abaabulka balaaran oo ay ciidamada dowlada wadaan ayadoo shacabka ay isaga fogaanayaan goobaha ay bartilmaameedka ka dhigteen kooxo afka soo duubta oo weeraro ka fulinaya gudaha xaafada koonfurta Muqdisho. Maxamed Cabdi HorseedNet.com
  17. Xiin, so Puntland is going down again? Puntland is the excuse for the shelling of Mogadishu, it is not the Ethiopians but the Puntlanders being Mogadishu right? It is the revenge? How did we go from a religious war to a clan one? Its all a fake cry, when one credit card expires they try another..
  18. Last time Salad Ali Jelle spoke we know who ran..
  19. Muqdisho: "Haraadigii Maxkamadaha Islaamiga waxa ay la tashteen shabakada Al-qaacida, Salaad Cali Jeelle, Shir Jaraa'id. 22. Mar 2007 Muqdisho(AllPuntland)-Salaad Cali Jeelle oo ah wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga dowladda KMG oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarnta Madaxtooyada ayaa waxaa uu sheegay in howlgalada ciidamada dowladda ay si rasmi ah u bilowdeen isagoo ka codsaday dadweynaha in ay isaga dhaqaaqaan goobaha ay ku sugan yihiin kooxo uu sheegay iney ka hareen maxkamadihii Islaamiga. Mr. Jeelle ayaa dadweynaha Soomaaliyeed u balan qaaday iney sida ugu dhaqsiyaha badan u soo celin doonaan amaanka Muqdisho, isagoo intaa raaciyay in dadka dhibaatada ka soo gaarto howlgalada ciidamada dowladda ay wax ka qaban doonaan wixii soo gaara. Wasiir ku xigeenka ayaa sheegay in beesha ****** ay hormuud u tahay dowladda KMG ah isla markaana beesha ay dooneyso in nabadgelyada wax laga qabto cidii ka hor timaadana howlgalada dowladda waxaa uu shegay iney la dagaalami doonaan ciidamada dowladda. Salaad Cali Jeelle ayaa waxaa uu ku eedeyay weerarada loo geysanayo ciidamada dowladda Haraadigii Maxkamadaha Islaamiga oo uu sheegay in ururka Al-Qaacida ay u xil saareen Aadan Xaashi Ceyrow inuu fuliyo howlgalada dowladda iyo shirarka dib u heshiisiinta looga soo horjeeda dowladda KMG. Wasiir ku xigeenka Gaashaandhiga ayaa ugu danbeyntii sheegay in ciidamada dowladda si rasmi ah ay howlgaladooda u bilaabeen isla markaana cid kasta oo loo arko iney nabadgelyo xumo abuureyso ay amar ku qabaan iney qabtaan. Cali Muxiyaddiin Cali AllPuntland, Muqdisho
  20. Salaad Cali Jeele oo sheegay in howlgalada socda ee ammaanka lagu sugayo goor dhow la soo gabagabeeyn doono. March 22-2007-HornAfrik, Mogadishu Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga ee dowladda KMG ah Salaad Cali Jeelle oo maanta shir jaraa’id ku qabtay xarunta madaxtooyada Villa Somalia ayaa kaga hadlay dagaalada ka jira magaalada Muqdisho iyo mowqifka dowladda KMG ah ee ku wajahan dagaaladaas. Shirkan jaraa’id oo uu qabtay wasiir ku xigeenka gaashaandhiga Salaad Cali Jeele oo uu ku qabtay xarunta Villa Somalia ayaa kaga hadlay qaababka ay u howlgalayaan ciidamada dowladda fedraalka. Sidoo kale shirkiisa jaraa’id waxa uu kaga hadlay kooxaha ka soo horjeeda dowladda fedraalka howlgalada ay sameenayaan inay yihiin kooxa haraadi ah oo ka haray maxaakiimta Islaamka. Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga Salaad Cali Jeelle ayaa mar Saxaafadda wax ka weydiisay hadalkii ka soo yeeray Rag waxgarad ah oo sheegay in dagaalka Muqdisho uu u dhaxeeyo ciidamada beesha ****** iyo kuwa dowladda fedraalka ayaa sheegay in hadalkaas uu yahay mid lagu qeybinayo dadka Soomaaliyeed, waxa uuna sheegay in dowlad midnimo Qaran ah la soo dhisay beesha Hawiyana ay ka tahay hormuud. Salaad Cali Jeele ayaa sheegay in kooxaha ka soo horjeeda dowladda KMG ah ay ku sugan yihiin xaafado yar oo ka tirsan magaalada Muqdisho, waxa uuna dadwaynaha xaafadahaas degan ugu baaqay inay isaga guuraan deegaanadaas isagoo u ballan qaaday inay goor dhow soo gabagaben doonaan howlgaladaas. Hadalkan ka soo yeeray dhinaca dowladda ayaa ku aadan xilli shalay qeyba ka tirsan xaafadaha Muqdisho ay dagaalo isaga horyimaadeen ciidamada dowladda fedraalka oo gacan ka helaya ciidamada Itoobiyaanka iyo kooxaha ka soo horjeeda howlgalada ay sameenayaan ciidamada dowladda KMG ah.
  21. Salaad Cali Jeelle oo sheegay in Dowlada soo afjari doonto Dagaalka ka socda Muqdisho Last Updated::2007-03-22 15:51:54 Muqdisho:- Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga DF Salaad Cali Jeelle oo maanta shir jaraa'id ku qabtay xarunta Villa Soomaaliya aya sheegay in DF ay sii wadi doonto dagaalka ay kula jirto kooxaha ka soo horjeeda ilaa iyo inta ay gacanta uga dhigayaan caasimada Muqdisho. Hadalka wasiirka ayaa ku soo aaday xilli dagaal toos ah maalintii 2aad uu ku dhex marayo qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ciidamada DF oo taageero ka helaya kuwa Itoobiya iyo Kooxaha kasoo horjeeda Dowlada. Salaad Cali Jeelle ayaa u soo jeediyay dadka ku dhaqan goobihii shalay dirirtu ka dhacday in ay isaga baxaan guryahooda si ay uga bad baadaan dagaalada dhex maraya ciidamada DF iyo kooxaha ka soo horjeeda, isagoo dhinaca kale carabka ku dhuftay in maalmo gudahood ay ku soo afjari doonaan dagaalada ka socda Muqdisho. "Waxaan u sheegeynaa dadka ku dhaqan goobaha kooxaha argagixisada ay madaafiicda ku rakibanayaan oo ay ka soo tuuraan in ay lafahooda ka ilaashadaan dadka haka baxeen goobahaasi, waxaana ku soo afjareynaa hawl gallada maalmo yar" ayuu yiri Salaad Cali Jeelle. Ciidamada DF iyo kuwa Ethiopia ayaa saaka dagaalo ka bilaabay xaafadaha Juungal iyo Jamhuuriya halkaasoo weli dagaalka uu ka socda inkastoo uu ka qafiifsan dagaalkii shalay deegaankaasi ka dhacay. Sidoo kale dagaal goos goos ah ayaa la sheegay in uu ka socda agagaarka kuliyadii hore ee Jaalle Siyaad iyo warshadii hore ee Kabka ayadoo sidoo kale xiisado ay ka jiraan xaruntii hore ee wasaarada gaashaandhiga iyo deegaanka Suuqa Xoolaha halkaasoo ay isku hor fadhiyaan ciidamada huwanta iyo kooxaha ka soo horjeeda. HorseedNet.com
  22. Bilaal I supported this project from inception and we went through much more uncertain times than this. Insha Allah the end point for the whole war is over and a new Somalia is here.