Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,220
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Duke the president can be from any region we proved that before even the vp can be from any region and the Ministers are spread from every region of Somaliland if one particular clan lives from Awdal all the way to sanaag ofcourse they will get a lion share but the Minister Positions are spread from every region and obviously the two heavily populated regions are Maroodijeex and togdheer Followed by awdal and then gabiley. We are not like Puntland which is a subclan project run by the ssdf, serves the ssdf interest only. The ssdf Parliament makes it impossible for your other clan cousins to become president of the garowe one subclan state. Heck we are even better then our neighbour Djibouti which only allows Ismacil cumar geeles sub clan to run for president.
  2. Duke Somaliland regions get their Fair share in the cabinet Awdal region 3 Ministers Maroodijeex 5 Ministers Togdheer 4 Ministers Saaxil 2 Ministers Sool 2 Ministers Sanaag 2 Ministers Hawd region 1 Minister Gabiley region 1 Minister
  3. Shirkii Kenya oo soo gaba gaboobay iyo qodobo la’isku raacay Nairobi: (Sh. M. Network) Shirkii wada tashiga ahaa oo ay soo qaban qaabisay Qaramada Midoobay ayaa lasoo gaba gabeeyay, iyadoo dhamaan dhinacyadii ka qeyb galay shirkaasi ay isku afgarteen inay qaataan qodobadii kasoo baxay shirkaasi. Kadib shir labo maalin ugu socday Magaalada Nairobi ee Xarunta dalka Kenya dhamaan dhinacyada ku lugta leh siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa fiidnimadii caawa waxaa guud ahaamba lasoo gaba gabeeyay shirkaasi oo ay Qaramada Midoobay ugu magacdartay shirka wada tashiga Soomaaliya. Markii uu shirka soo gaba gaboobay kadib ayaa ugu horey halkaasi waxaa ka hadlay Ergay gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arimaha Soomaaliyha Ambassador Augustine Mahiga kaasi oo sheegay in dhinacyadii Soomaalida ee kulanka ku yeeshay Magaalada Nairobi ay isku raaceen qodobo dhowr ah oo ay ka mid aheyd in bisha Augusta ee soo socota la qabto doorasha Madaxtinimada dalka Soomaaliya. In barlamanka Soomaaliya loo kordhiyo muddo labo sano ah maadaama sida uu sheegay Mahiga aysan xiligaan suurto gal noqon karin si wada jir ah in loo doorto barlaman iyo Hay’adaha kale ee dowladda KMG. In Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo qeyb ka ahaa shirkaasi ay yeeshaan hogaan midaysan maadaama sida uu horey u sheegay Mahiga ay leeyihiin dhowr hogaamiye oo ku kala sugan gobolo badan oo ka tirsan Soomaaliya. Sidoo kale markii uu kulanka soo dhamaaday ayaa waxaa warbaahinta shir jaraa’id u qabtay Madaxweynaha Maamulka Puntland C/raxmaan Sheekh Max’uud Faroole, isagoo sheegay in Puntland ay ku qanacsantahay qodobada kasoo baxay shirka, waxaana uu carabka ku adkeeyay in shirkaani uu wax badan ay ka faa’iideen dhamaan dhinacyadii Soomaalida ahaa ee ka qeyb galay shirkaasi wada tashiga ahaa. Dhanka Ahlu Sunna Waljamaaca ayaa waxa isna warbaahinta la hadlay Sheekh Cumar oo ka mid ahaa xubnihii Ahlu Sunna Waljamaaca ee matalayay kulankaasi, waxaana uu shegay in kulankaasi uu kusoo dhamaaday jawi aad u wanaagsan Ahlu Sunnana ay diyaar u tahay inay qaadato talooyinka loo soo jeediyay oo ahaa inay hal hogaan yeeshaan. Inkastoo kulankii wada tashiga ahaa ee Qaramada Midoobay ay soo qaban qaabisay qodobada kasoo baxay ay ka mid aheyd in Dorashada Madaxtinada dalka Soomaaliya la qabto bisha Augusta ee fooda nagu soo hayso iyo sidoo kale in barlamanka hadda jira loo kordhiyo muddo labo sano ah ayaan la’ogayn waxa ay ka dhihi doonaan Madaxda sar ee dowladda Federalka oo horeyba ugu biya diiday ka qeyb galka Shirkaasi. Max’ed Cabdi Nuur Mascuud
  4. Saalax;711519 wrote: The SNM is not claiming anything it's already out there the two most populated regions & cities (Maroodijeex & Togdheer, Hargeysa, Burco happen to be their heartland. Not including their other strongholds in Western Sool & Sanaag. So i wouldn't be surprised if they are 70% of the population or more in Sland. Now can you explain how can SSDF be more than Makhiir, Sool and Goldogob put together? Well said salaax
  5. Somalina;711536 wrote: AS needs to be engaged, Sheik Sharif is spot on. Don't waste your time with this retarded proposition. I will talk to you tomorrow, hopefully you will come back to earth then. Xaji Xunjuf, lol@ Hiirale, let him become your president and let us know ok. Awoow Barre hiiraale is From Somalia not Somaliland so he can't become our leader Besides he is Farmaajos Adeer maxaad ugu diidaysa Somalina you need a guy who says stuff like Yuhuud baanu keenayna Nin boqol jeer Been ku dhaaranaya iyo wax la mid oo odhanaya wadaada gadhkan u xiiraya the words hiiraale lol
  6. Awoow i know Mogadisho will always be the Somalia Capital But i am just talking about perhaps suggesting if the government seat could've been moved for a short period of time. As for Nuur cade he is a very good politician and i think he can change things on the ground. Let's give him a chance. Oke let's dump faroole. And replace him with barre hiiraale what you think?
  7. somalina what you think of Nuur cade For president Faroole for Prime Minister Speaker of parliament Mawlid Macaane Move the capital to Galkacyo Cabinet of 15 Ministers
  8. Nur cade for president Sharif sakin Prime minister Mawlid macaane speaker of Parliament Move the capital temporary to Galkacyo 100 Mps From the raskambooni to raascaseer Start serious reconciliations with Alshabaab and anti Government groups inside the country under a Somali tree.
  9. Saalax;711491 wrote: The Speaker, President, Vice President, Interior minister, Minister of Livestock , Minister of Planning. and majority of ministers of Puntland are all from one single unit family in the wider eyes lol. Don't throw rocks when you live in a glass house. In the parliament of Puntland 33 belongs to the family of Faroole, while on 10 or so is given to makhiir , and 17 is given to Sool. Those were handed picked by the clan elders of Pland and did not even come through fair parliament elections (districts and regions chosen by the people). You are almost right salaxo the maakharians hold 9 seats in the pirate Parliament. The Garaads have 17 seats , Goldogob 4 seats the rest belongs to the SSDF clan Family. if you add the garaads and the maakhirians and reer Goldogob all together the SSDF clan family still has more seats in the parliament then their clan cousins which will give them overwhelmingly majority and every time they hold clan selections the ssdf Boys will secure the president undisputedly. Maandhow tolka ka baandhe dee bahashan qaar wax fahmaya mahe
  10. The current Somaliland government is working hard on development Cigaal international airport will be transformed totally in the next comming months not to forget the berbera aiport construction is almost finalized it already has 2 terminals a 3th is about to be add.
  11. Saalax;711470 wrote: How is Puntland more diverse than Somaliland when the Speaker, President, Vice President, Interior Minister, Police chief of Puntland are all from one single unit family? Somaliland. President - Togdheer region Vice President - Awdal region Parliament Speaker - Sahiil region Head of House of elders- Qorilugud( Buhoodle region) Head of Courts - Sanaag region Interior Minister - Born in Mudug ( but Togdheer origin) Foreign minister - Maroodijeex region Police chief - Awdal region add the defence minister from Maakhir Mudane Cadami
  12. Maxammad cabdi xaashi was forced to leave office and the sad part was he did not even organize the selections of your clan enclave it was organized by the Qardho elders Tuute Muusa's clan with the blessings of warlord Cabdilahi Yusuf they financed it everthing and he was removed and did not finish his term you should listen to his interview that's the Truth. Somaliland had President rayaale for 8 years as president he came to power with one man one vote and left with the same elections he came to power. Come talk to me adeer when you select a non ssdf leader.
  13. Puntland is one sub clan project we all know what happened to Maxammad cabdi xashi when he was illegally removed by the SSDF Gangs few years back with the blessings of Warlord Cabdilahi Yusuf ssdf clan have over 30 Parliamanterians in the parliament which gives them the overwhelmingly the majority to select the next son of the Pirate state undisputedly
  14. UN Security Council approves plan to create Somali courts to fight piracyApril 12, 2011, 3:33pmNEW YORK (dpa) – The UN Security Council decided Monday to urgently consider establishing courts in Somalia to try acts of piracy in an effort to build a more efficient way to fight piracy on the high seas. The council unanimously adopted a resolution to set up ''specialized Somali courts to try suspected pirates both in Somalia and in the region, including an extraterritorial Somali specialized anti-piracy court.'' The decision was based on recommendations made by Jack Lang, a former French government minister serving as a legal adviser on piracy issues at the UN. French Ambassador Gerard Araud said the resolution took into consideration Somalia's instability and economic and social problems that caused the problems of piracy in the impoverished nation. Araud said the resolution called for strengthening the methods of investigation and for transferring pirates to face criminal charges on piracy. ''It is finally taking into consideration the long-term economic interests of Somalia: it calls for the delimitation of the Somali maritime space and requests the UN secretary general to submit a report by October on illegal fishing and the rejection of toxic wastes off Somalia,'' Araud said. ''France welcomes the adoption of resolution 1976, which represents a significant and concrete step forward in the fight against piracy off the coast of Somalia,'' he said. Despite international efforts to fight piracy, including use of national navies to thwart hijacking on the high seas, Somali pirates had been able to seize more ships and luxury vessels and ransom their owners. Studies have shown that pirates have collected millions of dollars after seizing ships. Dozens of vessels and crews are still in the hands of pirates. Some countries like the United States have already brought suspects in attacks to their own shores to stand trial.
  15. Faransiiska oo sheegay in Somali ay ka degi la’dahay burcad badeeda Paris: (Sh. M. Network) Dowladda Faransiiska ayaa shaaca ka qaaday in xaaladda Soomaaliya ay ka dagi la’dahay kooxaha burcad badeeda Soomaalida islamarkaana dalka Soomaaliya ay u horseedeen saboolnimada. Safiirka u fadhiya dalka Faransiiska Qaramada Midoobay Gerard Araud ayaa waxaa uu sheegay in dhibaatada burcad badeednimada ay ka dambeyso degnaansho la’aanta iyo dhaqaalo yarida ka jirta dalka Soomaaliya. Mr. Araud ayaa waxaa uu intaasi ku daray in kooxaha burcad badeeda Soomaalida ay sababeen saboolnimada ka jirta dalka Soomaaliya taasi oo uu ku micneeyay inay hor istaageen kooxahaasi Maraakiibtii gar gaarka usoo siday dalka Soomaaliya. Mas’uulkaasi ayaa waxaa uu sheegay in kooxaha burcad badeed ay ku jiraan dambiyo, waxaana uu sheegay in xaalka Soomaaliya uu ku jiro in la sameeyo nidaam looga hortagayo kooxaha burcad badeeda Soomaalida oo dhibaato ku haysa Maraakiibta shisheeye. Golaha amaanka ee Qarmadka Midoobay ayaa asbuucaani gudahiisa waxaa uu shaaca ka qaaday in dalka Soomaaliya loo baahanyahay ina laga dhiso goobo lagu Maxkamadeeyo burcad badeeda Soomaalida iyo kuwa lagula dagaalamo si ay u yaraato dhibaatooyinka ay u gaysanayaan Maraakiibta shisheeye. Arintaani ayaa waxaa ay ka dambeysay kadib markii Maxkamad ku taala Woqooyiga dalka Russia lagu Maxkamadeeyay 6-ruux oo burcad badeeda ah kuwaasi oo u kala dhashay wadamo kala duwan sida Russia, Estonia, Latvia iyo wadamo kale kuwaasi oo ka qowlaysanayay Badwaynta Arctic Sea
  16. Stuff and nonsense Gandi sits with the big boys and with other african leaders and you want us to believe Shir yaro mahiga qabtay ba lo diiday lolz. come on man
  17. waligeen Somalia saan saan nabadeed cid ka hadlaysa ma jirto
  18. M/Ku-Xigeenka Oo Furay Terminaal Iyo Dhismeyaal Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Madaarka Hargeysa April 13th, 2011 Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xadhiga ka jaray dhismaha Terminaal cusub oo dhismeyaal kale oo lagu soo kordhiyay madaarka Magaalada Hargeysa. Xaflad loo sameeyay furitaanka dhismeyaashaasi waxa kale oo ka soo qeyb galay Wasiiro, Marwada koowaad ee Madaxweynaha, Xubno ka tirsan xisbiga tallada haya ee KULMIYE iyo masuuliyiin kale. Ugu horayn badhasaabka gobolka Maroodi jeex Axmed Cumar Xaaji C/llaahi (Xamarji) oo hadal kooban ka jeediyay, waxa hadalkiisa ka mid ahaa “Waxaan mahad gaar ah usoo jeedinayaa bah-weynta wasaarada duulista hawada oo uu hormuud u yahay Maxamuud Xaashi, oo runtii wax qabad ku dayasho mudan leh in looga mahad celiyo mudan oo in shahaado sharaf lagu siiyo mutaystay inuu halkan inoogu soo bandhigayo wax qabad muddo kooban gudaheed uu ku qabtay, aad baad ugu mahadsan tuhiin.” “Anigoo magaca gobolkayga ku hadlaya mashrucani waa kii ugu balaadhanaa ee laga fuliyo gobolka, kolay guud ahaana ay ka muuqato, isla markaana waxay ka turjumaysaa waxqabadkii madaxweynaha JSL hormuudka ka yahay, in aanu ka midho dhalinay durtaba wakhti yar oo kooban inteedi badnayd. Waxaan leeyahay inna way inooga dhiman tahay , waxaan ka bala nqaadaynaa inta naga dhiman inaanu dhamaystiri doono,”ayuu yidhi Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Wasiirka wasaarada duulista hawada Maxamuud Xaashi Cabdi, oo halkaasi ka jeediyay hadal kooban, wuxuu yidhi “Hawshan aynu u nimid maanta inaad goob joog ka noqtaan waxay hordhac u tahay isbedalka ay maagan tahay xukuumaddan cusub ee shacabku soo doortay, kalsoonida siiyay waana himillooyinii iyo ididiilooyinkii aanu maanka iyo ishaba ku haynay, waxa run ah inay wax badani ay iska badali doonaan qarankan Somaliland muddada xukuumaddani gacanta ku hayso, madaarkan oo ah mid adeegiisu maanta weyn yahay oo dayuurado badani yimadaan, oo hore adeegiisa tayadiisu hoosaysay, dhismihiisu gaabnaayeen, anigoo qiraya in wax badan runtii laga soo qabtay oo aan qarin karaynin halkii uu taagnaa markii hore.” Wasiirku isaga oo hadalkiisa sii wata waxa uu intaa ku daray “Mudadii gaabnayd waxa ay wasaaaradani isku dayday, iyada oo xukuumada uga wakiil ah iyo madaxweynaha inay wax badan ka badasho adeegiisa, xikmada ugu wayni waxa weeye madaarkan oo ah madaarkii caasimada, waa muraayadii qarankan, qof kasta oo ajinabi ah ama reer Somaliland ahi marka uu soo cago dhigto halka ugu horaysa ee uu eegayaa siduu maamulkeenu yahay, sida ay tahay bilicdeenu, sida ay tahay nadaafadeenu , xilkasnimadeenu halkanu ka qaadanayaa, dhismaha oo kaliya maaha waxa aanu isha ku haynaa inaanu wax ka badalo, waxa weeye habkii maamulka oo dhan ayaanu doonaynaa inaanu badalo oo maamul wanaag ku badalo.” Md. Maxamuud Xaashi waxa uu uga mahad celiyay taageerada ay ka gaysteen madaarka shirkado iyo ururo wadaniya oo gacan ka gaystay dib u dhiska madaarka Hargeysa. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md. C/raxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) oo isaguna madashaasi khudbad ka jeediyay, wuxuu yidhi “Runtii waxa farxad weyn ii ah maanta, in horumar la taaban karo oo laga mujiyey isbadal wayna lagu sameeyay madaarkii caalamiga ahaa ee Egal International Airport ee ku yaal caasimadeena Somaliland, runtii wax qabad muuqda oo muddadii yarayd waxaan odhan karaa muddo laba bilood ah baan ka maqnaa maalintii madaxweynuhu ka soo guryo noqday Ingiriiska isbedal muuqda ayaa labadaa bilood ka muuqda, waxaanan qabaa taasi waxay ku timid dedaalka xukuumadu guud ahaan ugu jirto, in adeega bulshada wax laga bedalo la hagaajiyo, madaaradduna waxay yihiin marinka koowaad ee ummada laga dheehan karo horumarkeeda, cid kasta oo kuu imanaysaana albaabka ay kaaga soo gasho ay tahay, waana kuwa lagu dadaalayo in wax laga badalo, waxay Soomaalidu tidhaa, Hugaaguna wuu kula baryo tagaa.” Madaxweyne ku xigeenku waxa uu intaa ku daray “Xukuumadu waxay markii u horaysay ku talaabsatay in halkii la fadhiyey ee madaxtooyada dalka looga talinayay wax laga bedalo oo la qurxiyo oo isbedal weyn lagu sameeyo, madaaraduna waxa weeye albaabka labaad iyaga in wax laga bedelay waa taa ii muuqata, waxaanay ina tusaysaa runtii inagoo maanta aan kaalmooyin caalami ah haysan waxa aynu haysaa wali yar yahay, hadana isku tashiga aynu isku tashanay oo mar kastaba markuu qofku isku tashado ilaahayna la kaashado wax badan, isku tashigaasi wuxuu keenay maanta, in madaarkii noqdo madaar caalami a, in biriishkii shanta sanadood loo dhibaataysnaa shan bilood oo xukuumada cusubi talada haysay uu ku dhamaaday, taasi waxa inoo muujinaysaa dadaalka hadh iyo habeen xukuumadan cusubi ugu jirto sidii wax badan looga badali lahaa nolosha bulshada reer Somaliland.” Dhinaca kale, waxa ka hadlay xafladaasi Wasiirkii hore ee Wasaarada arrimaha dibada Marwo Edna Aadan Ismaaciil, waxaanay ka warantay sidii uu madaarka Hargeysi ahaa xiligii dalka lagu soo noqday 1991-kii, waxaanay tilmaantay in xiligaasi uu ahaa gego cillo ah xiliganse uu ka jiro adeeg casri ahi waxaanay ammaantay masuuliyiinta wasaarada Duulista hawada oo ay sheegtay inay dedaal badan sameeyeen.
  19. Sharif is doing lot's lobbying to keep the africans in Somalia he is touring uganda rwanda and burundi and igad fully backs Sharifs Govt it's seems the international community disagrees on what will happen after august. And the Somali regional clan states are fueling internal rivalry and using Mahiga and the UN eventhough he has his own agenda to topple Sharif and farmaajo.
  20. Banaan bax won't safe the current TFG from mahiga + caalin +faroole + sharif sakin < iyo barlamaankisa but we shall see outcome.