-
Content Count
30,096 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Still not talking about politics just preparing the game -
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
No my politics my dear friend A khadar lets play the games -
Mogadishu stability Garowe conference = end game for the war
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
Yaa la heshisinaya Puntland TFG iyo galmudug Amisom wa wada heshiis unless you are planning to invite Alshabaab? -
Eritrea Denies It Supports Militants, Demands Independent Inquiry Peter Clottey Photo: VOA Eritrea President Isaias Afewerki ® being Interviewed by VOA`s Peter Clottey ® in New York. Eritrea’s permanent representative to the United Nations has petitioned the U.N. Security Council to expedite an independent investigation into Kenyan allegations that Asmara is supporting the Somali militant group al-Shabab. Ambassador Araya Desta sharply denies the latest accusations, saying, “Eritrea has never supported al-Shabab or any other group in Somalia.” Asmara also asked the U.N. to reprimand Nairobi over the allegations. He said Eritrea welcomes an independent inquiry into Kenya’s latest accusation. “Definitely that is what we have requested the Security Council [to do]. We want them to send an independent body to verify and investigate these allegations and come up with the result. So that the truth will come out because Eritrea has not participated in anything like that,” said Desta. “We don’t have planes to go to Baidoa and there is no reason why we should send arms to al-Shabab.” Earlier this year, the UN Monitoring Group for Somalia and Eritrea said Asmara was financing the Somali rebels. Desta says the Eritrean government is seeking peace and stability in the region. “Eritrea wants Somalia to be peaceful, stable, and we want to see a government in Somalia,” said Desta. The only possible way to see this is that the military [intervention] should stop because militarily, there would not be any solution. Desta’s comments came after Kenya formally asked the Security Council to investigate Eritrea, after accusing Asmara of supporting the Somali militant group. Kenya alleges that Eritrea recently supplied planeloads of arms to al Shabab militants inside Somalia. But Ambassador Desta sharply rejects the allegation as an insult to the intelligence of the international community. “This is totally a fabricated lie. There is no evidence at all for things like that and there is no reason why Eritrea should send arms to al-Shabab,” said Desta. “We have drones in Ethiopia flying daily in Somalia.…They have several radars checking every flight going in that region, so how is it that Eritrea can go undetected to Baidoa?” Desta called for an enabling environment, which he said would encourage discussions among Somalis to come up with solutions to resolve their challenges. “This is what Eritrea believes and has been fighting for.” Analysts say the accusation and counter accusation between Eritrea and Asmara could complicate or thaw diplomatic relations between the two East African countries. Asked why Eritrea is often accused of financially and logistically supporting the Somali militants, Ambassador Desta said a border dispute with neighboring Ethiopia as the reason behind the negative campaign against his country. “Because of this, Ethiopia is fabricating lies to accuse Eritrea, to defame Eritrea and these are the issues which have been coming to the Security Council, as well as other parties,” said Desta. “So the solution has to be finalized in order to get peace in the whole region of Horn of Africa.”
-
Please don't make it to personal it's just a cartoon
-
This is not about me this is the work of Amiir Caamiir
-
Official Somaliland provincial football tournament thread
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in General
Madaxweyne Ku-xigeenka oo Furaya Ciyaaraha Goboladda ee ka dhacaya Burco Guddida iyo Wasiirka Ciyaaraha oo khilaaf culusi ku dhax maray qaabka loo mamulayo dhaqaalaha Ciyaaraha Hargeysa(Waaheen) Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa la filayaa inuu furro Ciyaaraha Gobolada ee bisha Diisambar kowdeeda ka dhacay magaaladda Burco ee Gobolka Togdheer. Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Cabdi Siciid Faahiye iyo qaar ka mid ah Guddiyaddii ay Madaxweyne Siilaanyo iyo Saylici kala magacaabeen ayaa shalay u Ambabaxay Gobolka Togdheer kadib markii shalay Madaxweyne ku-xigeenku so oaf-jaray khilaaf Wasiirka iyo Guddidaasi ka dhaxeeyay oo ku salaysnaa Cida yeelanaysa Awooda Maamul ee dhaqaalaha ay Xukuumaddu ku bixinayso Ciyaarahaas. Sidoo kale dhaqaale meelo kala duwan ka yimi oo Guddida iyo Wasiirkaba Gacmahooda soo gaadhay ayaa iyana la isku qabtay waxaanu Madaxweyne Ku-xigeenku Go’aamiyay shalay in Wasiirku yeesho maamulkeeda isla markaan uu khasnaji u noqdo Maareeyaha Hay’adda Ilaalinta Tayadu Siciid Saleebaan. Waxa iyaguna shalay gaadhay magaaladda Burco Ciyaartoy-da labada Gobol ee Sool iyo Sanaag halka goboladdii kalena dhexda ku sii jiraan iyadoo sida la sheegay qorshuhu ka ahaa inay dhamaantood Ciyaaryahanadu ku xeroodaan Goobihii loogu talogalay in la dajiyo hase yeeshee sida ay wararka naga soo gaadhay dadka u dhuun daloola diyaaragarawga Ciyaaruhu sheegayaan inay caqabado kaga yimaadeen khilaafka Madaxda Xukuumadda iyo tabaabulsho xumo ka jirta maamuladda Goboladaasi. -
Prof. Abdiwali Somali PM arrives on an official visit to Qatar
Xaaji Xunjuf replied to Fiqikhayre's topic in Politics
Duke why did he not visit gedo most of it is part of the TFG now or ahslu suna controlled areas The garowe clan enclave is the home of his clan Mogadisho is controlled by amisom -
Gooni diyaarado tiir adag bay ku tagantahay sxb
-
So the fat guy is xiin loool
-
Mala kiradi lama bixin
-
Isniin, November 28, 2011 (HOL) − Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in Itoobiya aysan doonayn in ciidamadeeda ay soo geliso gudaha Soomaaliya, sidoo kale wuxuu sheegay in ciidamada AMISOM la soo kordhinayo tiradooda ayna ka howgeli doonaan gobollada dalka qaarkood. Sheekh Shariif, ayaa hadalkan ka sheegay kulan dood-wadaag ah oo ay soo qaban-qaabisay hay'adda cilmi-baarista iyo wadahadalka CRD oo xalay ka dhacay xarunta madaxtooyada Soomaaliya. "Shirkii ka dhacay Addis Ababa, wuxuu ahaa shir saraaxad leh, waxaa looga wada-hadlay in madaxbannaanida Soomaaliya ay tahay muqaddas iyo in Al-shabaab lala dagaalamo, waayo dowladda haddii aysan awood lahayn waxay mas'uuliyadu ka saaran tahay sidii lagu heli lahaa tallaabo walba oo xal lagu gaarayo iyadoo madax-bannaanida dalka la ilaalinayo," ayuu yiri Sheekh Shariif oo su'aal ku saabsan shirkii IGAD la weydiiyay. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa intaas ku daray in dowladda Itoobiya cadaadis lagu saaray inay ciidammo u dirto Soomaaliya balse ay madaxdeedu diidday, ayna sheegeen inaysan marnaba ciidammo u dirayn Soomaaliya. "Madaxda Itoobiya waxay nagu yiraahdeen marna ma doonayno inaan ciidammo u dirno Soomaaliya, balse ay doonayaan inay hagaajiyaan dirsnimada, ayna mar walba kala hadlaan dowladda KMG Soomaaliya sidii ay ula dagaalami lahaayeen Al-shabaab," ayuu yiri Sheekh Shariif. Sidoo kale, madaxweynuhu wuxuu sheegay in Itoobiyaanku ay diideen inay ka mid noqdaan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM, isagoo sheegay inay asbaabo ay ogyihiin ay ku diideen, taasoo uusan madaxweynuhu caddeyn balse wuxuu sheegay inay ahayd mid xikmad ku dhisan. "Ciidamada Itoobiya doorkoodu waa inay adkeeyaan ammaanka xuduudaha ayna tababarro siiyaan ciidamada DKMG ah," ayuu yiri Sheekh Shariif oo sheegay in ciidamada AMISOM tiradooda la gaarsiin doono 12,000, ayna ka howlgeli doonaan gobollada dalka qaarkood. "Ma doonayo inaan halkaan ku faahfaahiyo arrimaha milateriga, balse waxaa jira qorshe la doonayo in ciidamada AMISOM lagu kordhiyo si ay uga howlgalaan gobollada dalka qaarkood," ayuu yiri Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Kulanka dood-wadaagga ah ayaa waxaa ka qaybgalay boqolaal dad ah, iyadoo su'aalaha la weydiinayay madaxweynaha ay u badbaayeen dib u dhiska Muqdisho iyo ammaanka, isagoo su'aal walba si cad uga jawaabayay. "Mar walba waxaan ku celinaynaa inay albaabbadeenu furan yihiin kuwa nabadda doonaya, marka waxaan leennahay joogi dambiga oo u soo laabo jidka toosan," ayuu yiri Sheekh Shariif oo ka jawaabayay su'aal ahayd go'aanka dowladda ee ku aaddan Xarakada Al-shabaab. Ugu dambeyn, wuxuu sheegay in ammaanka Muqdisho la adkeeyay, isla markaana ay socdaan mashaariic lagu dayactirayo waddooyinka kuwaasoo ay qayb ka yihiin mashaariicda Turkigu ka fulinayo dalka, wuxuuna dhinaca kale ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inay qayb ka qaataan dib u dhiska dalka.
-
Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa sharaxaad dheer ka bixiyey warar la isla dhax marayey maalmahan oo sheegayey in dowlada Itoobiya ay dib ugu soo laaban doonto Soomaaliya. Madaxweynaha oo xalay marki ugu horeysay su,aalo toos ah uga jawaabay dad lasoo xulay oo ka kala socday qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowlada Itoobiya ay si cad uga sheegeen shirki IGAD ee dhawaan lagu soo gaba gabeeyey magaalada Adis Ababa. Waxa uu qiray in aysan soo laaban doonin ciidamada Itoobiya balse ay difaacan doonaan xuduuda ay la wadaagaan Soomaaliya, sidoo kalana ay diyaar u yihiin in ay caawiyaan ciidamada dowlada KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM. “Dowalada Itoobiya waxay si cad uga sheegeen shirki IGAD in aysan daneyneyn in ay soo geliyaan ciidamo, waxaan is leeyahay waa go,aan aad u fiican oo taariikhi ah, mar walbo oo aan is aragno Itoobiya waxay i dhahaan marnaba ma daneyneyno in aan soo galno Soomaaliya, dowladaha qaar waxay ku adkeeyaan Itoobiaya ay in ay qeyb ka noqdaan howlgalka AMISOM, laakin Itoobiyaanka arintaasi waa diideen, waxay laakin ilaashanayaan xuduudkooda taasina xaq ayey u leeyihiin,” ayuu yiri Madaxweyne Shariif. Dhanka kale madaxweynaha waxa uu ka hadlay arinta ciidamada Kenya ee jooga Soomaaliya isaga oo sheegay in Kenya ay xaq u leedahay in ay is difaacdo siday doontaba haku soo gashee Soomaaliya. Madaxweyne Sharif ayaa marki ugu horeysay si toos ah usoo hor fariistay dad weynaha oo fursad u helay in ay su,aalooyin soo weydiiyaan, barnaamij gaar ah oo ay soo abaabushay hey’ada CRD. Todobaadki hore sidaan oo kale waxaa su,aalooyin toos ah dadweynuhu weydiiyeen ra’isulwasaare C/wali oo isna ka jawaabay su,aalo dhowr ah oo ay weydiiyeen dad lagu casuumay barnaamijkaasi. Horseed Media
-
^^ Xiin wuxu yidhi Abtigis doodi oo dhan walaga soo xidhay imika marba gidaar cusub bu madaxa la dhacaya wa sidu hadalka u dhigay eh.
-
Ethiopian Troops Seen Entering Central Towns in Somalia
Xaaji Xunjuf replied to xiinfaniin's topic in Politics
Very disturbing -
Prof. Abdiwali Somali PM arrives on an official visit to Qatar
Xaaji Xunjuf replied to Fiqikhayre's topic in Politics
^^ why would he do you want him dead or something -
Saalax;761825 wrote: Abdikarim? "information Minister Abdikarim Hassan Jamaa" kkkk. Come on The Zack you can do better than that. Abdikarim was just a different version of Xaabsade the other information minister in Somaliland from the Garaad, although with all due respect Xaabsade is more influential and has bigger support base in Sool. Yes indeed Haabsade is very influential among his subclan the clan chiefs cuqaasha from kalabaydh all support him including the southern laascaanood community i will not be surprised if he is still in contact with the young garaad jamac.
-
He was a good player RIP
-
^^^Salax you are not reading well Xiin Kor bu usi baxay kabtisina wu xidhay laxdisana wu diyaarsaday
-
Mawqifka Somaliland wuxu yahay Dalkasta Madaxbanaanidisu leeyeehay iyo xoriiyadisu leeyahay anagu markasta waxanu tageereyna madax banaaninda Somalia laftigeeda wanu tageereyna in dadkeeda iyo umadeeda dhibaato so geysan oo dalkeeda aan la qabsan wanu tegeereyna wa inoogu muuquta inay xaq uu leedahay. balse dhibaatoyin ka tagan Somalia dhibatooyinkaas oo la xaliyin kari wayey dhibaatadas oo gaadhay dunidi kale iyo dadki kale iyo dunida kale way ka gaashamaan. Marka arinta waxanu u aragna sii aan iyaga madax bananidooda wax loo yeelin laakin dadkana iyo dunida kalena xaq u ledahay inay ilaashaato dhibaatooyin ka so gaadhaye iyo argagixsada ka imanaysa iyo farogelinta lugu samaynayo iyo intaba xalki loo baahna dunidu ka tirsado lo wada helo ayanu anagu u aragna. http://www.togaherer.com/2011/11/28/madaxweynaha-jamhuuriyadda-somaliland-md-axmed-maxamed-siilaanyo-oo-dalka-dib-ugu-soo-laabtay-ka-dib-safar-bil-ah-uu-ugu-maqnaa-wadamada-uk-ethiopia-djibouti/ Listen here
