Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=i7k4TC3pIh4#!" frameborder="0" allowfullscreen>
  2. Wasaaradda Duulista iyo Hawadda oo Qalab ammaanka wax ka taraya ku xidhay Madaarka Hargeysa April 2nd, 2012 a href=”http://www.somaliland.org/images/b/2012/04/duulista-2.jpg”>Hargeysa (Somaliland, Org)- Wasaaradda Duulista Hawadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ka hirgelisay kamaraddo iyo qalab kale oo wax ka taraya nabad-gelyadda madaarka oo lagu baadhayo dhoofeyaasha iyo soo degeyaashaba. Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland Md Maxamuud Xaashi Cabdi oo faahfaahin ka bixiyey qalabkan ayaa sheegay in qalabkan lagu dhamaystiray garoonka diyaaradaha ee magaalada hargeysa,isaga oo tilmaamay inuu wax ka tari doono amaanka dadka soo degaya,kuwa dhoofaya iyo guud ahaan amaanka dalka “Waxa maanta madaarka caasimada ee Cigaal International Airport lagu dhamaystiray qalabkii casriga ahaa oo baadhaya Shandadaha iyo dadka, kaas oo xoojin doona amaanka dadka dhoofaya, kuwa soo degaya iyo guud ahaan amaanka qarankaba”.ayuu yidhi Wasiirka Duulista iyo hawadu Maxamuud Xaashi Cabdi. < Wasiirka Duulista oo hadalkiisa sii watay wuxuu yidhi “ Hawshan mudo dheer ayaanu soo wadnay waxaana aad nooga caawisay dawlada dalka ingiriiska oo aanu aad ugu mahad naqayno, qalabkana waxa loo tababaray dhalinyaro jaamiciyiin ah kuwaas oo iyagu ku shaqayn doona.”” Md. Maxamuud Xaashi Cabdi sheegay in hawlaha dhinaca dhismaha iyo amaanka ee ka socda garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa ay qayb ka qaadatay xukuumada Somaliland. “Hawlahan dhinaca amaanka iyo dhismayaasha ee ka socda garoonka diyaaradaha ee magalada hargeysa xukuumada Somaliland way ka qayb qaadatay maalgelintooda taas oo ilaa iyo intii ay xukuumada Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) xilka la wareegtay aan mar kaliya la joojin dhismaha madaarka, haatana maraya meel fiican iyada oo dhismayaal badan lagu soo kordhiyey qaybaha kala duwan ee uu ka kooban yahay madaarku,”ayuu tilmaamay Wasiirku. Wasiirka Duulistay iyo hawda Somaliland ayaa sheegay inay dhawaan soo saari doonan wareegto“ Dhawaan wasaarada arrimaha guduhu waxay soo saari doontaa wareegto taas oo wasiirka arimaha guduhu ummada ugu sheegayo in dadka u imanaya dalkeena dhinaca dalxiiska aan lagu khasbi doonin inay fiiso ka dalbadaan dalka balse laga siin doono laanta socdaalka ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland, adeegyadaas oo dhamina waxay la xidhidhaaan inay madaaradeena ka dhigaan kuwo casri ah oo la jaan qaadi kara kuwa dunida.”
  3. Aaaliyaah the guy talking is not from Woqoyi galbeed i believe he is from Laascaanood dont make this about regions versus regions with in Somaliland. The defense Minister Mr Cadami is from eastern Sanaag " frameborder="0" allowfullscreen>
  4. 'Liibaan';813476 wrote: Khaatumo People have formed their new Khaatumo Army to defend themselves, do you think we will stay unarmed forever, and watch the unwarranted attacks on Buhoodle civilians, the killing of innocent people in Laas Caanood, Kalshaale, Meygaagle, Yagoori, and Widhwidh. Kidnapping thousands of innocent children, women and men in Las Anod, and taking them to Burco and Hargeisa everyday. The injustice must stop now, and Khaatumo people will fight for their freedom and independence. Good liibaan now we are heading some where
  5. No one is afraid dukey as i have seen what war can do to people But the point was that the Somaliland army was fighting an armed Militia and that's the truth and not against unarmed innocent civilians as you told us.
  6. ^^ dee ma aniga runta diidayaa xalay wabanu wada fadhinay adigu maxa meesha ku keeney?
  7. Waba tu yaro dadax ah tallow imisa geela laga bixiyey She even likes Mr Hussein Arab Ciise:D
  8. xiinfaniin;813426 wrote: The darwishs are on the offense now... Intee niri dagaal waa xunyee, nabad inoo daaya, Intee niri dal iinaan lahayn dawlad ku ahaadaa.... According to khadar Somaliland army was on the offensive and they were attacked war meesha maxa ka qaldan ya baas eeh is weeraray?
  9. General Duke;813419 wrote: What has the Mullah who died in 1920 got to do with today? Siilanyu is a warlord who is attacking civilians right now. His actions have caused death and destruction to people unarmed in the year 2012. Stick to the topic lad. Unarmed according to Liibaan they karbaashed the Somaliland army i am sure they were carrying guns
  10. A khadar Abti according to Mr Cadami Somaliland defense minister they were attacked and according 2 you Somaliland army was on the offensive so who is lying?
  11. A_Khadar;813402 wrote: You wish he be like him.. The inference of the poet is analogy but Siiraanyo is old fart who attacks peaceful people early mornings and later the day calls for peace! What kind of sanity exists in the minds of successionists? But that's what Ali dhuux said to the Mad Mullah Allaahu Akbar Eedaanku Waa Kaa Af Iyo Beene Ashahaaday gaalkubase waa ehelu naarkiiye. Ubbo weyso waan kugu arkaa agab salaadeede. Abtirsiinadaa waxay gashaa, eyda Reer Xamare The same way the Mullah attacked many people somaha Khadarow:D
  12. OdaySomali;813379 wrote: IMO this is clan-federalism 101. Expect more of this when Al-shabab is defeated and the struggle for 'clan-states' ensues. Oday Somali inadeeer allah ha inaga hayo sharka clan federalism.
  13. Burahadeer wuu yara tararay ka qale he didn't mean it like that
  14. Mudane Cabdullaahi Axmed Caddow oo kasoo horjeestay ay Madaxda Soomaalidu ku gaareen Garoowe iyo Gaalkacyo Isniin, Abriil 02, 2012 (HOL) — C/llaahi Axmed Caddow oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed laba jeer oo horena u soo tartamay xilka madaxweynimo ee Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay heshiisyadii ay madaxda Soomaalidu ku gaareen magaalooyinka Garoowe iyo Gaalkacyo. Caddow wuxuu si aad ah uga soo horjeestay qodobka ku saabsan xulidda xubnaha baarlamaanka Soomaaliya, isagoo sheegay inaysan sharciga waafaqsanayn inay xildhibaannada soo xulaan dad murashaxiin ah oo doonaya in hadhow lasoo doorto. "Heshiiska waxaa ka mid ah in odayaasha dhaqanka ay soo xulaan xildhibaannada, balse markii ay soo xulaanna lasoo marsiiyo shanta xubnood ee saxiixayaasha ah, markaasna ay ka xushaan kuwii ay doonaan," ayuu yiri C/llaahi Caddow oo BBC-da wareysi siinayay isagoo ku sugan magaalada Nairobi. Mr. Caddow wuxuu sheegay in odayaasha dhaqanka ay xaq u leeyihiin inay soo xulaan xildhibaannada baarlamaanka, go'aankana ay gaaraan guddi gaar ah oo la sameeyay, balse aysan ahayn inay go'aan ka gaaraan xubno doonaya inay hoggaank dalka u tartamaan. "Siyaasiyiintu waa inay u daayaan howsha xulidda baarlamaanka odayaasha dhaqanka, haddii kalena ha caddeeyaan inay doonayaan inay ka go'an tahay inay soo xushaan ciddii ay ku shaqeysan lahaayeen," ayuu yiri C/llaahi Caddow. Ugu dambeyn, Caddow oo ah murashax u taagan xilka madaxweynimo ee Somalia ayaa sheegay in arrintan uu gaarsiin doono xafiiska u qaabilsan siyaasadda QM ee UNPOS, uuna ka hari doonin arrintan oo uu ku sheegay sharci-darro.
  15. Dr osman Puntland is a clan fiefdom its not a nation its a tribal state in north Somalia.
  16. Carafaat buur madoow iyo xamarji wa ii saminyihin midna aderkey maha midna inadeerkey maha Laakin xamarji qalad ba lugu haystamida labaad xamarji wa wiil dhaliyaro ah oo aad u firfircoon i like dhaliyarada soo koraya inay xilalka dalka ka qabtan, Odaygan buurmadow odayg kheyr badan wada maha halkisa ha ku xidhnaado
  17. Kooxda Khaatumo Oo Qiratay Khasaarihii Ka Soo Gaadhay Ay Maanta La Galeen Ciidamada Somaliland. Buhoodle (Ramaas) April, 1, 2012- Kooxda Khaatumo State, ayaa caawa shaaca ka qaaday in khaasare culus ka soo gaadhay dagaalkii ay maanta maleeshiyadoodu la gashay ciidamada Somaliland ee ku sugan Sool iyo Buhoodle. Wasiirka arrimaha gudaha Khaatumo State Yaasiin Axmed Sulub oo galabtay shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Buhoodle, ayaa sheegay in dagaaladii dhacay ay ciidamada Somaliland kaga dileen dagaaliyahano badan, isla markaana ay gacanta ku dhigeen xubno wasiiro ahaa oo sida uu hadalka u dhigay dagaalka musdambeed u ahaa,laakiin waxa uu sheegay in ay maleeshiyoodu iska caabiday ciidamada Somaliland oo weerar shan geesood ah ku soo qaaday. “ Waxa nagaga dhintay dagaalka ragg badan, waxa la qabtay ragg badan oo aan tiradooda leeyahay waa dhawr 40 ruux,iyaga wakhtigaas la qabanayay wax dagaal ah kuma jirin, waxa ay ahaayeen niman wiilasha maskaxda u dhisayay oo musdambeed u ahaa . Haddana waxaan dadkayaga u sheegaynaa in aan ciidamada ina soo weeraray iska caabinay” ayuu yidhi wasiirka arriimaha gudaha Khaatumo. Guuldarada ay qiratay kooxda Khaatumo , ayaa cadayn u ah guulaha ay xukuumadda sheegtay in ciimada Milatarigu ka gaadheen dagaalkii maanta dhacay oo ay ku eedaysay maleeshiyada ay dagaalka la gashay