-
Content Count
30,089 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Arrimaha Gudaha, Amaanka iyo Difaaca Qaranka Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Iyada oo ay Xukuumadaydu Muhiimada koowaad siinayso Ilaalinta Amaanka Qaranka iyo xoojinta Nabadgelyda Dalka, iyada oo aanu ogsoonahay Muhiimada ay Qaranka u leeyihiin Ciidamada kala Duwan ee Aamaanka dalkeenu, kuwaas oo ah, Geesiyaal habeen iyo maalinba u taagan ilaalinta amaanka iyo difaaca Qaranka. Waxaanu si weyn u xoojinay una balaadhinay Dhismaha Ciidamada Qaranka, Waxaanu ka safaynay wixii loo yaqaanay caaglaha tiro gaadhaysa 2500 oo madax, iyada oo aan halkoodii ku buuxinay ciidamo rasmi ah sidoo kale waxaanu kordhinay ciidamada meleteriga tiro gaadhaysa 1800 askari,Waxaanu kobcinay Tababarradooda, Taakulayntooda iyo Qalabayntooda, iyada oo aanu u kordhinay Gaadiidka gaashaaman ee ay ciidamadu ku hawl galaan. Waxaanu qalabayn iyo dib-u-habayn ku samaynayCisbitaalada Gaarka ah ee Ciidamada Qaranka ee Hargeisa iyo Burco.Waxaa kale oo la dhisay Dugsiga Tababarka Dararweyne iyadoo ay kasoo baxeendufcado isdaba joog ah intii aan hogaanka dalka gacanta ku hayay. Waxaanu dhisnay ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee kamaandawsta, kuwaas oo ku qalabaysan saanad iyo gaadiid cusub oo ay kaga hawlgeli-karaan dhammaan xaduudaha Somaliland, waxaanan ku kalsoonahay inay kaalin laxaad leh ka qaadan-doonaan difaaca dalka iyo guud ahaan xoojinta amaanka Qarankan. Anaga oo fahamsan masuuliyada naga saaran sidii aynu kor ugu qaadi lahayn haybada Ciidamadeena kala duwan, waxaanu diyaarinay dhammaan Derajadii Ciidamada, waxaana miisaaniyada sanadkan 2013 ku jirta gunooyinkii Taliyayaasha ciidamada, Saraakiisha, Saraakiil xigeenka iyo inta derajada mutaysatay in kabadan 5000 oo sarkaal iyo sarkaal xigeen kuwaasoo midkasta lagu jaan-goyn doono derajada uu sito.Derajo-siinta ciidamadu waa himilo uu qaranku muddo dheer ku taamayey waxaana aan ku kalsoonahay in bixinta derajadu aykor u qaadi doontaa Milgaha iyo Sharafta Ciidamadeena iyo karaamadeena Qaranimo.Waxa kale oo guul noo ah in Saraakiil tiro badan oo ka tirsan ciidamadeena kala duwani ay Tababarro ku soo qaateen dalal debada ah. Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Waxaanu ciidamada Booliska ku xoojinay Askar da’ayar ah oo aad u tiro badan oo lagu soo xulay aqoon, kana soo baxay Dugsiyada Sare iyo Jaamacadaha dalka, Ciidanka Booliiska waxaa lagu kordhiyay illaa saddexdufcadood oo dhamaantood soo dhamaystay dugsiga tababarka ciidamada booliiska ee Mandheero. Guud ahaan waxaa la tababaray 3900 oo Askari kuwaas oo ay rag yihiin 3277, halka ay 632 Haween ka yihiin. Waxaanu dhisnay Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee ka Jawaabista Xaaladaha Deg-dega ah ee loo yaqaan RRU (Rapid Reaction Unit). Si loo xoojiyo ammaanka dalka Waxa gobolada iyo degmooyinka Dalka laga hirgaliyay saldhigyo iyo Rugo Boolis oo cusub oo tiradoodu dhantahay 75 saldhig iyo 95 Rugood, oo dhamaantood la qalabeeyay. Waxa dib u dhis iyo balaadhin lagu sameeyay Xafiisyada iyo Saldhigyada ay ka hawl galaan Ciidamada Boolisku,iyada oo aanu ku kordhinay Gaadiidka u gaarka ah ciidamada booliskoo tiradoodu dhan tahay 30 gaadhi waxaa kale oo Tababarro kala duwan dalka gudihiisa iyo debadiisa ku soo qaatay Saraakiil tiro badan oo Boolis ah, Waxaana noo qorshaysan inaanu sii balaadhino si ay mar walba heeggan ugu noqdaan ilaalinta amaanka Qaranka. Waxaanu diyaarinay Xeerka Ciidmada Booliska oo imika horyaala Golaha Wakiilada Somaliland, iyada oo aanu wax ka bedelnay Qaab dhismeedka Ciidamada Booliska. Waxa kale oo socda dhamaystirka Manhaj cusub oo lagu tababarayo Ciidanka Booliiska JSL, kaas oo ku salaysan Dastuurka Qaranka, ilaalinta xuquuqda aadamaha, wada shaqaynta ciidamada amniga iyo bulshada, waxaana la dhamaystiraydib-u-dhiska Xarunta Ciidamada Birmadka. Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Waxaanu balaadhinay Ciidamada Ilaalada Xeebaha iyo Kuwan Laanta Socdaalka oo kaalin weyn kaga jira Ilaalinta Amaanka Xeebaha iyo meelaha lagasoo galo Dalkeena, waxaana lagu kordhiyay ciidamo tiro badan oo lagu soo xulay aqoon, kuwaasi oo la siiyay tababarro muhiim ah iyadoo tiro ahaan iyo tayo ahaanba kor loo qaaday, waxaana loo qalabeeyay si dhamaystiran iyada oo la siiyay Dirayskii iyo qalabkii shaqadooda ay ku gudan lahaayeen. Waxaa sidoo kale qalab isgaadhsiineed casri ah loo dhisay ciidamada ilaalada xeebaha, qalabkaas oo u sahlaya in ay habeen iyo maalinba, Bad iyo Berriba ugu wada xidhiidhi karaan Ciidamada Ilaalada Xeebuhu. Waxaa Horumar balaadhan laga sameeyay dhinaca Nidaamka socdaalka Somaliland oo ahmiyad balaadhan u leh nabadgelyada iyo horumarka dalkaba, waxaa la Fududeeyey helida fiisaha oo lagu heli karo (On arrival iyo Online) labadaba.Waxaa kale oo dalka la keenay qalab casri ah oo lagu baadho Baasaboorrda foojariga ah oo imika laga hawl galiyay Gegida diyaaradaha ee muhiimka ah qalabkan oo suurtagelinaya hubinta iyo Kaydinta Macluumaadka Dadka Socotada ah(PIRS System). Waxaa laanta Socdaalka loo dhisay Dhisme aad u weyn oo Saddex Dabaq ah, oo ka kooban Afartan Xafiis oo qalabaysan, Waxa kale oo dhismayaal qalabaysan laga sameeyay Xuduudaha kala duwan ee dalka,iyada oo uu socdo qorshe Baassaboorka Somaliland lagu casriyaynayo lagana dhigi doono mid la Jaanqaada Baasaboorrada caalmiga ah (Electronic Passport). Si aan u kobcino hay’ada sirdoonka oo halbawle u ah dawladnimada iyo amaanka dalka waxaan u samaynay xeer-kii iyo nidaamkii sharci ee ay ku shaqayn lahaayeen. Shacbiga reer Somaliland waxay caan ku yihiin ilaalinta Nabadgelyada, isla markaasna ay Nabadgelyadu tahay tiirka koowaad ee Qarankani uu ku faano, waxa xukuumad ahaan aanu xoogga saaray adkaynta Nabadgelyda gudaha iyo Nabad ku wada noolaanshaha dalalkajaarka ah,iyo in aanu si wada jir ah uga wada hor tagno cid kasta oo khalkhal gelin karta Amniga iyo deganaanshaha. Waxaa naga go’an Xukuumad ahaan in aanu sii laban-laabno dedaalkayaga aanu ku ilaashanayno Nabadgelyadaya iyada oo aanaan cidnaba ka aqbali doonin kana ogalaan doonin inay dhaawacaan Ammaanka dalka. Arrimaha Bulshadda Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Taabb-gelinta waxbarashada iyo ladagaalanka jahligu waxay aasaas u tahay yaraynta faqriga iyo saboolnimada, waana waxyaalaha ay mudnaanta siinayso xukuumadaydu sidaa darteed waxaanu sii Joogtaynay oo aanu sii Balaadhinay Waxbarashadii Bilaashka ahayd, waxaana la hirgaliyay Sanduuq dhaqaale. Waxa la Qaybiyey Buugaagtii Dugsiyadda Hoose/Dhexe oo dhamaan la gaadhsiiyey Dugsiyada, iyada oo la qorsheeyay in Saamigu uu noqdo in Labadii Ardayba uu Hal Buug ka Dhexeeyo, waxaana uu ku talogalkayagu yahay in Arday kasta oo Somaliland wax ka barta in uu helo buugaag ku filan, si aan arintaa loo suurageliyana waxa laga shaqeysiiyey Madbacad ay leedahayWasaarada Waxbarashadu oo hadda shaqeysa. Waxa Gobolada, Degmooyinka iyo tuulooyinka dalka laga dhisay 145 Dugsi Hoose/Dhexe iyo Toban Dugsi Sare oo dib loo cusboonaysiiyay laguna kordhiyay Fasalo cusub iyadoo wasaarada laga hirgeliyay Hal Studio oo Warbaahinta Waxbarashadda ah.Waxa hada gacanta lagu hayaa kordhinta dhismaha 24 Dugsi. Waxaanu wada shaqayn fiican la samaynay Dawladaha iyo Hay’adaha waxbarashada ka caawiya mandaqada,arrintaas oo sababtay in Miisaaniyaadda Sanadkan loo soo qoondeeyey Waxbarashaddu ay gaadhayso 11 Milyan oo Euro. Waxa Jaamacadaha dalka ka qalin-jebiyay arday gaadhaysa 6,646 arday, arintaasiwaxay daliil u tahay horumarka aqooneed ee dalka, inkasta oo ay shaqo-la’aan badani jirto hadana ma jiro cadaw ka wayn jahliga.Bulsho koboceeda dhaqaale iyo horumar waxaa laga saadaaliyaa korodhka aqoonta.Iyadoo arintaa laga shidaal-qaadanayo Waxa la sameeyay Istraatiijiyadda Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliina Sare (ESSDP). Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Anaga oo ogsoon in Caafimaadku uu muhiim u yahay nolosha Bani’aadamka, waxa Xukuumad ahaan aanu xil weyn iska saarnay sidii loo hagaajin lahaa Daryeelka Caafimaadka, loogana hor tagi lahaa Cudurrada kala duwan, isla markaasna waxaanu ku dedaalnay in dadweynaheenu ay Dalka gudihiisa ka helaan adeegyo caafimaad oo dhamays tiran si ay uga raystaan inay dalka debadiisa ugu baxaan arrimo caafimaad. Waxa ay wasaarada caafimaadku Diyaarisay Qorshe Sanadeedka Shanta Sanadood oo la Jaanqaadaya Qorshaha Horumarineed ee Qaranka iyo Xeerka Caafimaadka Qaranka oo loo soo gudbiyay Golaha Wakiilada Somaliland. Waxaa Caasimada Hargeysa laga bilaabay Dhismaha Cisbitaalka Cusub ee Dr Maxamed Aadan Sheekh oo noqon doona Cisbitaal loo dhisayo Dhallaanka iyo Haweenka, waxaa inta badan cisbataalada gobolada iyo degmooyinka lagu sameeyay dib u habayn, iyadoo qaarkoodna laga hirgeliyay Mashruuca isku xidhka Adeegyada Caafimaadka asaasiga ah- the essential package of Health Services (EPHS). Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Xukumada JSL, iyada oo ka duulaysa barnaamijkii ay balan qaaday ee kobcinta dhaqaalaha iyo waxsoo saarka dalka, waxa ay Wasaarada Beeruhu tijaabisay dalagyo cusub oo laga beeri karo dalka. Wasaaradda Beeruhu waxa ay ku guulaystay in la dhamaystiro qorshe lagu tijaabinayay in bariisku ka bixi karo dhulka Somaliland, taasi oo lagu guulaystay oo laga midho dhaliyay.
-
Madaxweyne Siilaanyo Oo Labada Gole Ka Hor-jeediyay Khudbad sanadeedkii Dastuuriga ahaa January 30th, 2013 “Waxaanu sii xoojin doonaa dagaalka aanu kula Jirno Argagixisa, Kooxaha Nabadiidka ah iyo Budhcad Badeeda” “Soomaaliya Waxaan ugu baaqayaa inay ka fogaadaan wixii dhaawici kara Qodobadii ka soo baxay Shirkii London” Hargeysa (Somaliland.Org)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka khudbad sanadeedkii dastuuriga ahayd ka hor-jeediyay fadhi wada jir ah oo ay yeesheen labadda Gole ee Baarlamaanka Somaliland Guurtidda iyo Wakiiladda. Fadhigan labada Gole oo uu Guddoominayay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Md. C/Raxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), waxay Xildhibaanadda labadda aqal ay ka dhegaysteen Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo. Madaxweynuhu waxa uu khudbadiisa kaga hadlay arrimaha Nabad-gelyadda, adeegyadda bulshadda, Ganacsiga, dhaqaalaha, arrimaha dibadda iyo siyaasadda. Waxaanay khudbadiisa oo aad u dheerayd u dhignayd sidan:- Bismilaahi Raxmaani Raxiim Alxamdu Lilaah, Wa Salaatu Wasalaamu Calaa Ashrafil Anbiyaa Wal Mursaliin. Shirgudoonka Baarlamaanka, Xildhibaanada Labada Gole, Xisbiyada Qaranka, Marti Sharafta, Warbaahinta kala Duwan, waxaan idinku salaamayaa salaanta Islaamka: Asalaamu Calaykum Waraxmatullaahi Wa Baraakatuhu. Gudoomiye: Marka hore Waxaan halkan mahadnaq balaadhan iyo Hambalyo uga soo jeedinayaaXildhibaanada labada Gole Qaran ee Wakiilada iyo Guurtida, aniga oo idiinka mahadnaqaya wada shaqayntii qiimaha lahayd ee ina dhexmartay Xukuumad ahaan sanadkii la soo dhaafay iyo mudadii aanXilka hayay, taasoo laga dheehan karo dheelitirka milgaha dawladnimo iyo xidhiidhka golayaasha Baarlamaanka iyo xukuumada, wada shaqayntaas oo haddii aanay jirin aanu Qarankani ku talaabsadeen horumarka uu sameeyay. Waxa kale oo aan jecelahay inaan halkan mahadnaq uga soo jeediyo Dadweynaha reer Somaliland ee geesiyaasha ah oo mar kasta ku hawlan sidii ay Qarankooda u horumarin lahaayeen, kuwaasoo si ay wadaniyadi ku dheehan tahay mar kasta u garab taagan Xukuumadooda. Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Sida uu Distoorka Qarankani igu Waajibiyay inaan sanadkasta Hor Imaado Fadhigan loo Dhan Yahay ee labada gole, waxaan idiin soo gudbin doonaa Warbixin Balaadhan oo aan kaga hadli doono wixii inooga qabsoomay qorshihii sanadkii ina Dhaafay ee 2012ka, waxaa kale oo aan Faahfaahin ka bixin doonaa Qorshaha Xukuumada ee Sanadkan cusub ee 2013-ka, iyo guud ahaan xaalada guud ee Dalka. Doorashooyinkii Golayaasha Deegaanka iyo Furitaankii Ururrada Siyaasada Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Waxay ahayd Sannad ka hor markii aan madashan aynu fadhino ka ballan qaaday inaan Dalkeena ka qaban doono Doorashadii Golayaasha deegaanka oo aan la qaban muddo Toban sanadood ah. Aniga oo si fiican u Fahamsanaa Culayskii Siyaasadeed, Dhaqaale, Nabadgelyo iyo Bulsho ee ay lahayd furitaanka Urrurrada Siyaasada iyo Qabashada doorashooyinka Dawladaha hoose, iyada oo aynu garan karno legdenka u dhexeeya nidaamka Dimuqraadiga ah ee aynu qaadanay iyo kan Beelnimo ee ummadeena dhaqanka u ahaa mudada dheer. Iyada oo aynu wada ognahay tartanka u dhexeeya qaranimada iyo qabyaalada, waxaa mar kasta noo muuqatay in Qarankan Somaliland ay dantiisu ku jirto Kobcinta geedi socodka Dimuqraadiyada iyo Hirgalinta Doorashooyin joogto ah oo ay dadweynuhu ku soo doortaan hoggaankooda kala duwan. Aniga oo tix-galinayay rabitaanka dadweynaha iyo ballantii aanu ummada u qaadnay xiligii ololaha doorashooyinkii Madaxtinimada, isla markaasna si fiican u dersay uguna qancay taladii ay soo jeediyeen 14kii July 2011kii gudigii aan u saaray ka soo talo-bixintii in Ururrada la furo iyo in kale, iyadoo ay gudigii soo bandhigeen in ra’yigii bulshadu u batay in la furo Ururada, Waxaan markaas go’aansaday in Ururradii siyaasada la furo, Muwaadin kasta oo han siyaasadeed lahaana uu fursad u helo inuu dadweynaha fikirkiisa usoo bandhigo oo uu cod weydiisto, marxaladaawaxaan ku dhiiraday in xisbigaygu la tartamo ururada cusub, arintan oo aan filayo in rag badan oo siyaasiyiin ah ay ku adkaan lahayd hadii ay joogaan halkayga. Waxa ay Xukuumadu sugtay Amaanka Goobihii Cod-bixintu ay ka dhacaysay oo ka badnaa 1800 oo goobood Si doorashu u noqoto mid xor oo xalaal ah. Iyadoo xukuumad ahaan nalaga sugayey dhaqaalaha doorashada ku baxaya 25% ayaa waxaanu bixinay 33% iyadoo weliba aanu ururadii tartamayey gacan ka siinay gaadiidka muraaqibiinta ay ku qaadayeen oo aanu ka bixinay kharash ka badan Hal Bilyan oo Shillinka Somaliland ah (1000,000,000). Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Waxa aanu Mamnuucnay in Ololaha Doorshada loo adeegsado Hantida Qaranka sida Gaadiidka Dawlada, iyada oo aanu Shaqaalaha Dawlada u diidnay in ay sinnaba uga qayb qaataanololaha doorashada, Xukuumad ahaan waxaanu Ururradii Tartamayay fursad isku mid ah u siinay adeegsiga Warbaahinta Qaranka. Waxa kale oo ay Xukuumadu Si Buuxda u Ilaalisay una Xaq-dhawrtay Ilaalinta Madaxbanaanida Gudiga Doorashoooyinka Qaranka si ay guddigaasi u gutaan waajibaadka Qaran ee saaran, hawlahooduna ay u noqdaan qaar ay u maddax banaan yihiin oo aan cidinna ku faro-gelin. Waxaa dalka si nabadgelyo ah uga qabsoontay doorashadii golayaasha degaanka, taasoo ay ku tartameen 7 Xisbi/Urur, waxaana gebagebadii ku guulaystay sadexda Urur ee Kulmiye, Wadani iyo Ucid.Waxaa hadhay 4 Urur iyo 1865 Xildhibaan, halkaas oo aad ka dareemi kartaan baaxada hawsha doorashada aynu kasoo gudubnay. Somaliland waxay halkan kusoo gaadhay siyaasi u tudha iyo oday samo-talis ah, waxaan jecelahay inaan hortiina uga soo jeediyo hambalyo, bogaadin iyo amaanba Hogaamiyayaashii Ururadii tartanka ku hadhay Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, Xasan Maxamed Cali “Gaafaadhi” iyo Ismaaciil Aadan Cismaan oo u aqbalay natiijadii si sharaf lehna kana tegay tabashadoodii. Miisaaniyada iyo Korodhka Dakhliga Qaranka Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Maanta iyo maalintii aan xilka la wareegay waxaanu dedaal aad u balaadhan ugu jirnay sidii dhaqaalaha dalka aanu u kobcin lahayn korna aanu ugu qaadi lahayn Dakhligiisa, sidii Cashuuraha loo habayn lahaa hoosna loogu dhigi lahaa tacriifada meelaha taabanaya nolasha bulshada iyo sidii Musuqmaasuqa iyo lunsiga hantida Qaranka loola dagaalami lahaa, si looga midha-dhaliyana waxaanu samaynay: tababarka iyo tayaynta shaqaalaha dawlada, wacyi-gelinta bulshada ee bixinta cashuuraha ku waajiba, iskaashiga ganacsatada iyo la tashiga maal-qabeenada dalka wax keena, dedaalkaas balaadhan ee aanu Xukuumad ahaan qaadnay waxay noo sahashay in Sanadba- Sanadka ka danbeeya aanu miisaaniyada Qarankeena kor usoo qaadno. Iyadoo aanu dhaxalay khasnado madhan iyo deyn culus.Miisaaniyadii 2010 ee aanu la wareegnay waxay ahayd $50 Milyan oo Dollar, Sanadkan 2013Miisaaniyada Dawlada Dhexe waxay dhamayd $125 Miliyan oo Dollar,Miisaaniyadda Guud ee Qaranku waxay ahayd (1.Trillioniyo dheeraad oo shillinka SL ah oo dhiganta $174, Millayn oo dollar), waxaanay ahayd Miisaaniyadii ugu badnaydee ay abid Somaliland yeellato. Waxaana ka mid ah waxyaabaha aanu qabanay: Hirgelinta Cashuur ku dhejinta Tigidhada oo markii ugu Horraysay laga hirgeliyay dhamaan Gobolada Dalka 12kii Bisha April 2012, Waxa kale oo aanu u saarnay Guddi u gaar ahsiyaasada miisaanada dhaqan gelinteedana ilaa inta ay sidii loogu talo galay ay u fulayso. Gudoomiye iyo Mudanayaasha sharafta leh, Waxaanu Hirgalinay Cashuurta Hawlgabka Shaqaalaha Dawladda Dhexe oo 1% ah taas oo 2012 ay ansixiyeen Golaha Wakiiladu, lana dhaqan geliyay BishiiApril 2012, iyada oo loo furay Sanduuq u gaar ah Hawlgabka. Xukuumadu waxa ay hirgelisay in la kordhiyo 5%Cashuurta Sigaarka iyo Qaadka taasi oo lagu guulaystay in laga fuliyo dhamaan Kastamada dalka. Waxaa la Hirgaliyay Cashuurta macaashal- macaashka, Mushaharka Macalimiinta iyo hawlwadeenada Dugsiyada gaarka loo leeyahay, iyada oo dalka oo dhan laga fullin doono, waxa aanu mudnaan siinay sidii loogu kordhin lahaa miisaaniyadda loo qoondeeyay Waxbarashada. Hirgelinta xaraynta kirada Guryaha Dawladda, iyada oo laga bilaabay masuuliyiinta iyo shaqaalaha dawlada ee Qaranka mushaharka ka qaata, Kiradan waxa laga jaray mushaharka ay qaataan dhamaan Shaqaaluhu, Wasiiradda iyo Xildhibaanada ku jira guryo dawladeed, waxaana si rasmi ah loo bilaabay bishii June 2012. Korodhkii miisaaniyadu waxa uu keenay inuu kor u kaco kabka dawlaha hoose ay qaataan iyo cashuurta 10%-ka ee Dawladaha Hoose sanadihii 2011 – 2012, kuwaasi oo suurto galiyay in dawladaha hoose Waxqabadkoodu uu kor u kaco sida ka muuqata inta badan horumarka ay ku talaabsadeen , iyada oo laga fuliyay intabadan Degmooyinka iyo Gobolada, kuwaasi oo isagu jira Sariibado, Waddooyin, Qashin ururin iyo mashaariic kale oo badan oo wax lagaga qabanyo adeegyada aasaasiga ah ee ay bulshada u qabtaan dawladaha hoose. Sanad Miisaaniyadeedka 2012, marka loo eego sanad Miisaaniyadeedka 2011, waxa la kordhiyay dakhliga Kabka dawladaha hoose iyo cashuurta 10% ee dawladaha hoose ee dalka (Boqolkiiba Laba Boqol iyo Kow iyo Todobaatan). Anagoo ka duulayna tilmaanta sharcigu dhigayo in loo gudbiyo golaha wakiilada sanad-walba xisaab-xidhka dawlada, iyadoo aan hore loogusoo gudbin golahan sannado badan,arintaasoo culays ku keentay xisaab-xidh-sanadeedkii nalaga sugayay.Waxaanu hadana soo gudbinay xisaab-xidh sanadeedkii2008, 2009, 2010 iyo 2011.
-
Actually its not north hargeysa its the centre of hargeyasa waa suuqa hoose. Burco gabiley borama berbera ceerigaabo reaction will come shortly to . North hargeysa folks people say are a bit more reer magaal. While south hargeysa are more tradional you dont want faisal cali waraabe oo odhan boqorada ingriiskanu so sumaynana:D
-
Live: Madaxweynaha Oo Jeedinaya Khudbad Sanadeedkii Iyo Boqolaal Dadweyne Ah Oo Wadooyinka Magaalada Hargeysa Iskugu Soo Baxay Hargeysa (Ramaas), Jan, 30, 2013- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa hadda khudbad sanaadeedkii ka hor jeedinaya Golaha Baarlamaanka Somaliland. Khudbadan Madaxweynuhu uu jeedinayo ayaa waxa uu ku soo qaatay waxyaabihii kala duwanaa ee xukuumaddiisa u qabsoomay mudada sanadka ahayd, iyada oo madasha baarlamaankana ku sugan yihiiin xildhibaano kala duwan oo ka kala socda golaha Wakiilada iyo golaha guurtidu. Madaxweynaha ayaa khudbadiisan ku soo qaaday dedaalka ictiraaf raadinta ee xukuumaddiisu ugu jirto ictiraaf ay Somaliland hesho, Ciidamada dalka iyo horumarintiisa, Shaqaalaha dawladda, Hirgalinta Radio Hargeysa oo la balaadhiyey, Koboca dhaqaalaha dalka, Ictiraafka Mareykanku siiyey Xukuumadda Somalia iyo waxyaabo kale. Dhinaca kale waxa wadooyinka magaalada Hargeysa iskugu soo baxay boqolaal dadweyne ah, kuwaasi oo ka soo horjeeda dhawaaqii Ingiriisku ku sheegay in aanay Somaliland ammaan fiican ka jirin.
-
Walahi reer Somaliland funny ingriisow adiga iyo hayadadu ba na dhaaf:D
-
New Hospital opened in hargeysa Somaliland +PICS
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
-
wooow there is a huge conspiracy only people like xiin believes in that:D
-
Somaliland:Protests in Berbera against Britian's lies
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
Somaliland:Berbera Residents Denounce UK Travel Ban Residents In the port city of Berbera took to the streets today to demonstrate against the recent decision by the U k foreign office and commonwealth affairs warning British citizen not to travel to Somaliland. Hundreds of residents of berbera flocked to the main roads of the port city waving the flag of Somaliland and slogans demanding that the UK government should retract its decision of downgrading the security status of Somaliland to grade C hence being in the same status as neighboring Somalia. The demonstrators later converged at the 26 of June stadium which is situated at the center of the city and were addressed by the mayor and governor of sahil region. The Governor of Sahil Region lauded the people of Sahil for their zeal and unrelenting devotion when it comes to protecting the name of their nation; He went on to say Somaliland had accomplished much in the past 21 years and has taken many strides in the right direction be it in the fields of democracy, development, security, health and education. “Somaliland has a good security record compared to many African countries not to mention that foreigners roam our streets freely without any security escorts and will continue to do so and Somaliland is also capable of maintaining its own security, “said the governor. The Newly elected Mayor of Berbera told residents “let it be known that Somaliland is here to stay whether the English stay or leave, we are here to stay and I urge all Somaliland to safeguard our hard earned security and peace. Many Somalilanders are upset by decision of announcing a on ban travel to its citizens by the UK government many terming it as rush and irrational. -
What does that have anything to do with the so called threat rumors against British interests the citizens of Somaliland are demonstrating because they want express them selves saying that SL is peace and stable and the security armed forces are in full control. It has nothing to do with Koonfurians or their government.
-
Somaliland:Protests in Berbera against Britian's lies
Xaaji Xunjuf replied to Saalax's topic in Politics
I am hearing anti British protests in hargeysa tomorrow burco and ceerigaabo will follow 2 , the horse riders of Buhoodle would love this 2 -
Somaliland to open a diplomatic office in South Sudan
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Its the best choice for you 2 Taleexi daashay oo sidad marba taleex iyo tukaraq iyo garowe u dhex cararaysey. Waad iska nasan lahayd. -
War walalaha ha fogeyn waxay ku ogaladeen inad codeysid dimuqradiyad adigaba maalin hore sheegey laydh iyo schoolo na wa ku dhiseen,Ma walaal ka fiican baad heli karta walaalka hadu ka yara madowyahay maha inu yahay walaal Xun eeh walaalkagi ka madooba uun:D
-
Haatu walaalahagi Kikiyo iyo Luo ka waran dooraashi bay galayaan walalaha kee baad ugu ridaysa:D
-
Wadani waxad weydisa Taleexi wuxu uga carayo walaalihi Somaliland , ileen walalihi abtirsiin ku sheega la wadaagi jiray wa hadalki cali galaydh eeh waki iskaga yimi. Caqli maha dhagaxaanta dhexdoodaan fadhiyaya Liibaan na xaflado camarada la tegeyaa. Garaad talo gooyaanu niqinay wamaxay Garaadkan reerki dhinac u wadi wayey.
-
Federation is the only realistic Option for Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Dee adigu sawdigi yidhi cidna u hadli mayo woqoyi ama Somaliland u hadli mayo, oo waan xafladaynaya sawdiga inta leh nin kaaro ugaandhees lugu sido ba i xukumo isago xita Khatumadi ba xusin., Hadalka maba diidin eeh abti adiga lugu afgaran la yahay , Garaadku sidi hore maha. Garaad xamar bun ka so cabay garaadkanu naqinay maha horta. -
Federation is the only realistic Option for Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
On you're point Cali was part of Mehico what does that proof that countries that used to be part of other countries are now part of other countries. The Somaliland Somalia case is unique the 2 united in a union one state felt dissatisfied with the union and withdrew from the Union. Can hardly be compared to Spanish Americas and Mehico, cali was given independence from Spain. Somaliland was not part of Somalia ,nor was Somalia part of Somaliland the 2 were in an equal union. By the way hows khatumo doing wali ma honeymoon baad ku jirtan sidi xafladihi u dhamadeen walaalkeen liibaan manan arag eh -
Federation is the only realistic Option for Somaliland.
Xaaji Xunjuf replied to Shinbir Majabe's topic in Politics
Taleexi;913771 wrote: XX: Somalia is a unitary state as we and the rest of the world know it. The chances of reversing to how it was in 1960 is very slim if not impossible at all. The choices are very clear, the scramble of Somalia where every clan has its clan state or the nation stays together where genuine reconciliation committees bridge the gap in our fractured societies. Clearly, some zealots have been programming your lot for quite some time therefore, it is very hard for you to accept the reality insofar Makhir and Khatumo folks are concerned. They opted out to be part of your experimentation exercise - You always refer to colonial boundaries, don't you understand political evolution, the border between former colonies ceased to exist in 1960, rectifying it is insanity. In particular, only one clan of the north wants it is even worse. My State, California, used to be part of Mexico at once, the chances of it going back to Mexico are what?... !, In sum, the longer you stay in isolation, the longer you don't only lose political leverage in Somali political arena but the longer you leave your kids with social scars where they only even resort to and feel comfortable with one clan off-springs. Saaxiib, I see social problems in the horizon. Somalia's statehood is based on a experiment tried in 1960 when i said Kulu sheyin yerciu ila aslih its the truth just look at Puntland based on the Maguartania Sultanate prior to Italian Colonialism now they might be part of the overall Somalia. But their separate dealing with the italian colonialist is very much viewable in modern Somalia. You can call Somalia a unitary state a federal state a confederacy but the statehood of the so called Somalia state is very fragile and principles and founding fathers sometimes confuse their country with parts of Kenya and Ethiopia and Djibouti. Just look at the Flag it Symbolizing Somaliland and Somalia Djibouti NFD kenya O'gaden Ethiopia. Somalia's fecundation prepared the wrong hence why people till the day of today confuse Somaliweyn with Somalia., On Somaliland its here to stay no one can change the will of its people it fought for it , the world might view the 2 under one state but reality speaks of something else Amisom Somalia has no legitimacy in Somaliland. And that my friend is the hard truth there is nothing that ties SL with the Koonfurians, Somalilanders have learned from their mistakes and moved on. -
US considering new drone base in Africa - report
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Niger gives green light to U.S. drone deployment: source NIAMEY | Tue Jan 29, 2013 6:06am EST (Reuters) - Niger has given permission for U.S. surveillance drones to be stationed on its territory to improve intelligence on al Qaeda-linked Islamist fighters in northern Mali and the wider Sahara, a senior government source said. The U.S. ambassador to Niger, Bisa Williams, made the request at a meeting on Monday with President Mahamadou Issoufou, who immediately accepted it, the source said. "Niger has given the green light to accepting American surveillance drones on its soil to improve the collection of intelligence on Islamist movements," said the source, who asked not to be identified. The drones could be stationed in Niger's northern desert region of Agadez, which borders Mali, Algeria and Libya, the source said. A spokesperson for the United States' African Command (AFRICOM) declined to comment. The United States already has drones and surveillance aircraft stationed at several points around Africa. Its only permanent military base is in the small country of Djibouti in the Horn of Africa, more than 3,000 miles from Mali. After her talks with Issoufou, Williams told reporters they had discussed economic and military cooperation and development issues. She also expressed Washington's appreciation for the French-led military mission to expel an alliance of al Qaeda-linked fighters from northern Mali. French and Malian troops retook control of the ancient trading town of Timbuktu on Monday, as they drove deep into the heart of the desert region the size of Texas seized by Islamist fighters last year. Washington has provided military transport planes to airlift men and equipment into Mali but said it will not send combat troops. The head of the U.S. Africa Command, General Carter Ham, visited Niger last month. The poor, landlocked West Africa state has said it wants to have closer security cooperation with Washington. (Reporting by Abdoulaye Massalatchi, Additional reporting by John Irish in Paris; Writing by Daniel Flynn. Editing by Jeremy Gaunt.) -
US considering new drone base in Africa - report Published: 29 January, 2013, 05:10 Conflict, Military, Africa, Terrorism, USA, Army, Air Force US Secretary of State Hillary Clinton holds a small US-made drone drone that the Ugandan military uses in Somalia to fight al-Qaida linked militants (AFP Photo / Pool / Jacquelyn Martin) The US is planning to consolidate its position in Africa with a new drone outpost in Niger, with the stated purpose of providing unarmed surveillance support to French efforts in Mali and keeping tabs on al-Qaeda elements on the continent. The robotic unmanned aircraft would likely be based in Niger, on the eastern border of Mali, where French forces are currently waging a campaign against Al-Qaeda, AFP reported, quoting an anonymous official. If the plan is approved, up to 300 US military servicemembers and contractors could be sent to the base to operate the drone aircraft, the New York Times reported. US Africa Command is also considering another location as an alternative to the base in Burkina Faso, the official said. However, State Department spokesperson Victoria Nuland reiterated that there are no plans to commit US troops to any fighting on the ground. In the future, the US command does not rule out using the base to conduct military strikes if the situation deteriorates or the extremist threat increases, military officials told The New York Times. In the meantime, the US military's Africa Command is reviewing the options for the base with other countries in the region, including Burkina Faso. The Africa Command’s scheme still needs the go-ahead from the Department of Defense, President Barack Obama and Niger. No final decision had been made, but a status-of-forces agreement has been reached between the two governments in Niger on Monday, providing legal protection to American troops in the African country. "Niger has given the green light to accepting American surveillance drones on its soil to improve the collection of intelligence on Islamist movements," Reuters quoted its source who asked not to be identified. If the drone base plan goes through, the facility could become home to as many as 300 American military and contractual personnel. The United States so far has only one permanent base in Africa, in Djibouti. The drone base there is widely used for missions in nearby Yemen and allows access to Somalian and Sudanese airspace. A base in Niger would drastically shorten the response time to developing situations in the region. The ongoing discussions about the installation follow the French military intervention in Mali and the Algerian hostage crisis, which left at least 37 foreigners dead and highlighted the threat from al-Qaeda in the Islamic Maghreb. On Wednesday, outgoing US Secretary of State Hillary Clinton promised not to let northern Mali become a “safe haven” for extremists in the region as al-Qaeda-affiliated insurgents have become a “a very serious, ongoing threat.” Last week, Washington sent approximately 100 military trainers to nations that are prepared to, or have already deployed, troops to Mali – including Nigeria, Niger, Burkina Faso, Senegal, Togo and Ghana.
-
Turmoil in Egypt Army chief warns of collapse as chaos Mounts
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Whats going on Egypt unrest fighting more than 40 people dead in just 2 days, this Morsi guy is messing things up -
Chief of Egypt’s Army Warns of ‘Collapse’ as Chaos Mounts Mostafa El Shemy/Associated Press Egyptian protesters burned a state security armored vehicle that demonstrators commandeered during clashes with security forces Monday night. CAIRO — Reacting to Egypt’s growing chaos, the head of the army warned on Tuesday of the “collapse of the state” if political forces in the country did not reconcile, reflecting growing impatience with the crisis from Egypt’s most powerful institution. Multimedia Morsi's State of Emergency “The continuation of the conflict between different political forces and their disagreement on running the affairs of the country may lead to the collapse of the state and threatens the future of the coming generations,” said Gen. Abdul-Fattah al-Sisi, who is also the defense minister, adding that “the attempt to affect the stability of the state institutions is a dangerous matter that harms Egyptian national security.” His remarks, quoted on an official Army Facebook page, came as violence in Cairo began to escalate. During clashes between riot police and protesters along the Nile Corniche early on Tuesday, the fighting spilled into one of the city’s luxury hotels, leaving the lobby in ruins. The worst of the turmoil, which has left at least 45 people dead, has been in Port Said at the northern tip of the Suez Canal. Egypt’s president, Mohamed Morsi, has imposed a monthlong state of emergency in the city and two others in the Suez Canal zone, calling on the army to regain control of security. General Sisi also said the army would protect the “vital” Suez Canal. In Port Said on Monday, street battles reached a bloody new peak with a death toll over three days of at least 45, with at least five more protesters killed by bullet wounds, hospital officials said. The state of emergency imposed by Mr. Morsi virtually eliminates due process protections against abuse by the police. Angry crowds burned tires and hurled rocks at the police. And the police, with little training and less credibility, hunkered down behind barrages of tear gas, birdshot and occasional bullets. The sense that the state was unraveling may have been strongest in Port Said, where demonstrators have proclaimed their city an independent nation. But in recent days, the unrest has risen in towns across the country and in Cairo as well. In the capital on Monday, a mob of protesters managed to steal an armored police vehicle, drive it to Tahrir Square and make it a bonfire. After two years of torturous transition, Egyptians have watched with growing anxiety as the erosion of the public trust in the government and a persistent security vacuum have fostered a new temptation to resort to violence to resolve disputes, said Michael Hanna, a researcher at the Century Foundation, based in New York, who is now in Cairo. “There is a clear political crisis that has eroded the moral authority of the state,” he said. And the spectacular evaporation of the government’s authority here in Port Said has put that crisis on vivid display, most conspicuously in the rejection of Mr. Morsi’s declarations of the curfew and state of emergency. As in Suez and Ismailia, tens of thousands of residents of Port Said poured into the streets in defiance just as a 9 p.m. curfew was set to begin. Bursts of gunfire echoed through the city for the next hours, and from 9 to 11 p.m. hospital officials raised the death count to seven from two. When two armored personnel carriers approached a funeral Monday morning for some of the seven protesters killed the day before, a stone-throwing mob of thousands quickly chased them away. And within a few hours, the demonstrators had resumed their siege of a nearby police station, burning tires to create a smoke screen to hide behind amid tear gas and gunfire. Many in the city said they saw no alternative but to continue to stay in the streets. They complained that the hated security police remained unchanged and unaccountable even after President Hosni Mubarak was ousted two years ago. Protesters saw no recourse in the justice system, which is also unchanged; they dismissed the courts as politicized, especially after the acquittals of all those accused of killing protesters during the revolution. Then came the death sentences handed down Saturday to 21 Port Said soccer fans for their role in a deadly brawl. The death sentences set off the current unrest in this city. Nor, the people said, did they trust the political process that brought to power Mr. Morsi and his Islamist allies in the Muslim Brotherhood. He had vowed to usher in the rule of law as “a president for all Egyptians.” But in November, he used a presidential decree to temporarily stifle potential legal objections so that his Islamist allies could rush out a new Constitution. His authoritarian move kicked off a sharp uptick in street violence leading to this weekend’s Port Said clashes. http://www.nytimes.com/2013/01/30/world/middleeast/egypt-protest-updates.html?partner=rss&emc=rss&smid=tw-nytimes&_r=0