Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,019
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Xiinfaniin there will not be a Puntland in Kismayo one simple reason the army of Somalia is in Kismayo along with the Kenyans. People will not get the chance to establish an autonomous state. From day one the government will control Jubbaland when it established.
  2. Actually Hassan sheikh looks presidential cant say the same about Sharif.
  3. Not true look at Siilaanyo he is from eastern burco look at those fine white ilkos from burco
  4. Lix Maxbuus Oo Lagu soo Qabtay dagaalkii Xudun Oo caawa La Geeyay Cisbitaalka Burco January 23rd, 2013 Burco (Somaliland.Org)- lix Maxbuus oo ka tirsan Maleeshiyadda Nabad diidka ah ee Khaatumo-seeg ayaa caawa Fiidkii la keenay Xabsiga Dhexe ee magaalada Burco. Waxa la sheegay inay maxaabiistani yihiin kuwo ay ciidammadda Qaranka ee fadhigoodu yahay degmadda Xudun ee gobolka Sool ay ku soo qab-qabteen dagaal gaadmo ah oo salaasadii ay maleeshiyadda nabad diidka ah ee khaatumo ku soo qaadeen ciidamada qaranka ee jiidaasi kuwaasi oo Ciidanka qaranku adhaxda ka jabiyeen isla markaana ay baacsadeen masaafo dhan 40Km. Geesta kalena wararka naga soo gaadhaya Degaanka Xudun ee Gobolka Sool ayaa tilmaamaya in maanta xaaladda Degaankaasi ay deganayd isla markaana ay ciidamada qaranka ee Somaliland ay guud ahaan-ba si balaadhan u sugeen amaanka deegaankii iska horimaadku ka dhacay. Ciidanka qaranku waxay dagaalkaasi kooxdan nabad diidka ah kaga soo furteen laba baabuur oo tikniko ah, hal baabuur oo xamuulla iyo maxaabiis gacanta lagaga dhigay.
  5. Xisbiyada Mucaaradka Jabuuti oo isku diyaarinaya ka Qayb-galka Doorashada Baarlamaanka ee Sannadkan Jimco, Jannaayo 25, 2013 (HOL) —Mucaaradka Jabuuti ayaa sannadkan isku diyaarinaya ka qaybgalka doorashooyinka baarlamaanka ee dhici doona bisha Feberaayo ee sannadkan, kaddib markii is-bedel lagu sameeyay bishii November ee lasoo dhaafay nidaamka doorashada ee baarlamaanka Jabuuti kaasoo ahaa in kuraasta oo dhan ay buuxiyaan kooxdii hesha aqlabiyadda baarlamaanka, kaasoo ay mucaaradku kasoo horjeedeen. Nidaamka cusub ayaa fursad siinaya mucaaradka dalkaas kaddib 35-sano, iyadoo xukuumadda Jabuuti aqbashay Novembertii lasoo dhaafay in liiska aqlabiyadda lagu baddalo nidaam liisas isku dhafan ah oo gaaraya 20% kuraasta lagu qaybin doono qaab saami ah. "Isbahaysiga kooxaha mucaaradka ee dalka Jabuuti ee USC oo ay ku biireen dhaqdhaqaaqyo iyo shakhsiyaad madax-bannaan ayaa dhisay isbahaysi soo gunaanadaya qaadacaaddii siyaasadda ee tobanka sano socotay," ayaa lagu yiri warbixni uu bishii lasoo dhaafay ay soo saareen mucaaradka. Gaashaanbuurta mucaaradka ayaa xisbiyada ku midoobay waxay kala yihiin: isbahaysiga jamhuuriga ah ee horumarka, xisbiga horumarka Jabuuti iyo xisbiga dimuqraadiga Qaranka. C/kariin Maxamuud oo ka mid ah aasaasayaasha xisbiga horumarka ee dalka Jabuuti ayaa rajo weyn ka muujiyay in mucaaradku ay sannadkan sidii hore ka guul badnaan doonaan. "Mucaaradku waxay rajo weyn ka qabaa in sannadkan ay guulo waaweyn ka gaaraan doorashooyinka baarlamaanka oo dhacay bisha 22-ka Febraayo 2013," ayuu yiri C/karin Maxamuud oo intaas ku daray in mucaaradkku ay haystaan fursad xooggan oo ay doorashooyin guulo uga gaari karaan. Hoggaamiyaha caanka ah ee mucaaradka, Daahir Axmed Faarax oo Jabuuti ku laabtay 13-kii bishan kaddib 10 sano oo Belgium uu musaafuris ahaan ugu noolaa isagoo ku biiray isbbahaysiga USC oo hadda uu ka yahay afdhayeen. Sidoo kale, Xasan Cabdullaahi oo ka mid ah xubnaha Xisbiga dimuqraadiga Qaranka ayaa sheegay in isbahaysiga talada haya ee UMP uusan walaac ka qabin mucaaradka Jabuuti. Isagoo yiri: "Mucaaradka waxaa haysta hoggaan la'aan, isbahaysigani waa mid la iska dhisay oo aan xaqiiqo ku fadhin. Taas waxaa caddeyn u ah inay 10 sano ka maqnaayeen masraxa siyaasadda aysanna haysan sumcad siyaasadeed." Mas’uulkan wuxuu yiri: "Xisbiga talada haya ee UMP hadda wuu ka xoog badan yahay sidii hore, mucaaradkuna ma haystaan fursad macquul ah oo ay kaga guuleysan karaan xisbigeenna,” ayuuu yiri Xasan Cabdullaahi. Isbahaysiga xilka haya ee UMP oo xilka haya 10-sano ayaa waxaa ka mid ah: Dhaqdhaqaaqa Ummadda ee Horumarka, Dhaqdhaqaaqa Dib-u-habaynta Midnimada iyo Dimuqraadiyadda, Midowga Taageerada Dib-u-habaynta iyo xisbiga Dimuqraadiga Bulshada. Dhanka kale, waxaa jira laba xisbi oo aan haysan ogolaasho ay uga qaybgeli karaan doorashooyinka baarlamaanka ee sannadkan, kuwaasoo kala ah RADD oo ay xubnihiisu ka socaan bulshada rayidka ah iyo xisbiga MODEL oo loo arko inuu yahay xisbi Islaami ah oo ay xubno ka yihiin culummada diinta ugu waaweyn dalka Jabuuti.
  6. You didn't get it if IGAD is involved Ethiopia Kenya Uganda Djibouti Than why are you raising you're eye brows when i make a comment on this issue IGAD and the Xaaji have the same opinion a federal state for the people . But because the region is diverse its hard to achieve so lots consulting needs to happen before a state can be established. And HAG are one of the major stake holders like DAG. But Puntlanders have little to say about Kismayo. How can one federal state interfere creating a federal state for another state that's the job of the government.
  7. Apophis i am not talking about country unity but i am talking about healthy union one that's beneficial for all Africans. South Africa will not form a country with Zambia but closer cooperation will make sure the quality of live of both citizens will be bettered. Than Africa will be a super power on this planet. Instead of the 3rd world, Africa is the most resourceful continent on the globe. But its inferior to Europe because they don't cooperate and are divided politically economically socially. They don't have ability to unite to better their continent and that of their citizens.
  8. Are you saying Bugland has a stake in Kismayo lool We will talk about Jubbaland no one can stop that. Maybe you are forgetting but Igad is heavily involved adna Xaaji Xunjuf baad ku mashquulsantahay arinta ka hadal xaajiga ha ku mashquulin talk about the issue instead.
  9. oba hiloowlow;912065 wrote: why should we unite just because we have one similarity, the colour.. walahi i rather die than that Maybe because we live in the same continent long live the African people cooperation will happen maybe in the next 50 year. Unity can come in all forms closer cooperation on all fields education health trade security. Stronger african continent constitution even one currency for Africa in the near future. If Europe did it why cant Africa do it. The African union was a great innative but it needs lots of changes politically in order to be an effective organization.
  10. Siding with one group where and when the clans live together there thats what i said HAG and DAG haba lugu kala badnaado Kismayo. But you cant exclude HAG presents in the Jubooyinka and tons of other clans. Thats why i think its hard very hard to create a clan state in any other parts south of Galkacyo but we shall see how it will turn out.
  11. HAG might not have many numbers in Kismayo but they have a say in the Jubbaland projects there are many clans of the HAG origin who live in those regions.This clan federalism project will be funny how it unfolds in the next coming months. Its easy to built a state if the region is 100% inhabited by one Clan like in Puntland or Galmudug even that is hard because it breaks down in several sub clans like XX vs galmudug. But places like Jubooyinka and shabelooyinka where several clans live together its hard to construct a fair state for every one.
  12. An honest advise for the Khatumo folks, the best way to keep their land safe so they can safeguard it and develop it to the fullest is if they come to an agreement with the SL government. They can even win some sort of autonomy with in Somaliland, instead of wasting its resources on creating a federal state under Somalia which is out of their reach , for several reasons, in Somalia the criteria is to have 2 region or more. Khatumo doesn't even control the entire eastern sool. And have a hard time to enforce the law of the land , that of Khatumo in their regions. Puntland trespasses Khatumo territory in eastern Sool. Khatumo rejects this but there is little they can do about it they dont have the means to safeguard their territory. Even if they succeed to evict SL from Laascanood and the vast majority of Sool. They still don't fulfill the criteria to be a federal state under the jurisdiction of Somalia remember 2 regions or more. No friends in the region Puntland to the east claims Khatumo territory and will not stop claiming it and the goverment in Mogadishu cannot give its support it doesn't want to lose PL as an ally. Nor does it wants to jeopardize the upcoming talks with the SL government. Khatumo needs to make a few decisions real fast before its to late don't listen to Xiinfaniin the faroole agents do not really care for Khatumo. And i think they will wisdom kama dhamaan guriga Khatumo ileen rag tallo kama dhamaato bay Somalidu ku mah mahan eh.
  13. The best thing for Somalis is a peaceful break up of Ethiopia. Thats the best thing we can hope for now. And i don't think Ethiopia will disintegrate any time soon but the next 10 or 20 years this might just happen. Its not even the religious problems but the huge population poverty ethnic tensions. By the year 2050 Ethiopia's Population will be a 150 million people.
  14. Aaaliyaah Somalia and Somaliland wax weyn maha wa magacyadi Somali uun. meel iska dhig waxanu ka hadlayney khatumo iyo hargeysa. adigu khatumo ka yimi hargeysa na wax ku yaalaan. Somalia xita ugu yeedh dhib malaha Khatumo so kama weyna Somalia. ileen khatumo iyada decide gereneysa ciday noqonayso xita haday ruushka ku biirayan.
  15. She misses the hawk nose but i see only one side she could easily pass for a Xalimo
  16. Aaliyah khatumo is you're home Hargeysa is you're home maxaad u didaysa, Somaliya ba lama didin eeh Hargeysa uun ha didin adeer.
  17. Nuune you just killed the Joke war ninkan ya naga kaxaysta
  18. Aaliyaah hargeysa xundhurtada taala never ha i ilaawin its ur home.
  19. ^^ What if it peacefully disintegrates several republics in the current Ethiopia, similar to what happened in Yugoslavia no need for refugees or constant wars.