Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ Jubbaland has no effect on Somaliland , the jubbaland resistance is coming from Mogadishu and HAG elements in Jubbaland, and the goverment of Somalia hassan sheikh and mr saacid farax. You will never hear Somaliland politicians talking about Kismayo, its not important for them. There is no HAG and SNM conspiracy there is just some talks beween Somalia and Somaliland regarding their future relationship nothing to worry about. Talk To xiin he believes everything is under control. Khatumo is also opposed by the garowe clan enclave remember how biindhe was refused to use galkacyo airports and was forced to go to caabuudwaaq.
  2. Tallaabo;941198 wrote: Waxa hadhay the "nationalists". Tallaabo it depends what kind of nationalists the tribal nationalists the pirate nationalists we have them all.
  3. NGONGE;941195 wrote: ^^ I did. Answer the question please. Dadka qaar ba jeclayn jawaabta runta ah , qolyaha HAG dantooda wa garteen , dad ba arinta aad uga so horjeeda.
  4. NGONGE;941187 wrote: ^^ So secessionists are bad and HAG are puppets? Ya hadhay marka? The Somali loving pirates:D
  5. How can HAG be played when they have the Presidency and Capital on lock, they cant be played they have it all under control:D
  6. Tallaabo;941177 wrote: Anyone who thinks Siyaad Barre (the man who signed away the entire Somali galbeed) was a defender of Somali unity should not be taken seriously It was either SNM taking over the Somali republic, or lose Somali galbeed , General siyad bare choose the latter and tried to save his seat and he threw Somaligalbeed under the bus. And focused on SNM he miscalculated , 2 years later he was forcefully removed. He did not just lose the Somali galbeed he lost his seat and Somaliland broke away.
  7. ^^ Fair point still , but Somaliland and Somalia have still not agreed of what their future relations will be so it will be very hard. Eritrea has colonial boundaries to although it has been violated by Ethiopia . South sudan is a whole new creation but still its still in conflict , in Africa things will always be different than Europe. The Europeans are advanced and they are people who look things from another perspective and mutual interests Africans are not like that. I doubt Somalia and Somaliland maybe they can agree for a few years to live side by side. but it relations can turn sour after a while.
  8. Treason in Turkey , by Northern Somalia Unionist Movement. Northern Somalia Unionist Movement PRESS RELEASE 21 April 2013 Treason in Turkey Since its independence, Somalia had all sorts of leaders- the giants, the mediocre, the democrats and the dictator. Whatever their standing in the eyes of the Somali people, what they had all in common was their sworn commitment to the unity of the country. Siyad Barre, the dictator, was one of its greatest defenders of Somali unity. Sheikh Shariif, the much maligned and ridiculed last leader of the transitional government might have been susceptible to make some shady deals incompatible with his presidential functions but he has never crossed the red line of pandering to the secessionists and commit the ultimate crime of betraying Somalia’s unity. Even the hated warlords considered Somalia’s unity sacrosanct and untouchable. The exception to all this is President Hassan Sheikh Mohamoud, the man some Somalis saw on his election as the new Ataturk of Somalia. In his talks with Siilaanyo in Anakara,Turkey, he granted the secessionists at the stroke of his pen what they had been demanding from Somalia and the international community since they declared secession over 22 years – that they be recognised as a sovereign government equal to and separate from Somalia. It is as if Somalia was his personal business. It is no thanks to Somalia’s government, people or parliament but to President Hassan alone that the secessionists got what they wanted. Their wish has been granted at almost no cost or concession – signed and sealed in the Ankara communiqué, an act tantamount to treason but not in lawless Somalia. One can only surmise what President Hassan has personally gained from trading Somalia’s break-up for Somaliland’s sovereignty but that is a futile exercise that will do nothing to undo the immense, probably irreparable damage he has done to this country. If comparison can be made, Siyad Barre and Hassan Sheikh Mohamoud share one similarity more than any other two leaders: they both came to power as very popular leaders. But whereas it took Siyad Barre over a decade to lose his initial country-wide popularity, Hassan Sheikh Mohamoud’s equally giddy popularity heights started to wither away barely a week after his election. His popularity rise and fall is reminiscent of those first USA space failures in the early 1960s when their rockets would go up one instant, raising so much hope that America will catch up with the USSR, only to fall back to earth the next minute dashing all hopes. Unless checked, President Hassan would go down in history as the treacherous leader who broke up Somalia’s unity if not Somalia as a whole. But who is to check him? The problem facing Somalia is a President who is practically unaccountable to no one, who now wields total power after usurping those of the compliant meek Prime Minister, the one who was supposed to wield the executive power of the government under our federal system. Hassan has also been emboldened by the laissez-faire and hands-off attitude of Parliament to the affairs of the country and the threats we face internally and externally. President Hassan has certainly ingratiated himself with the secessionist enclave, giving away the unionist northern regions of Somalia as a sacrificial lamb, regardless of its dire existential consequences for Somalia. But his culpable sell-out of Somalia’s unity is bound to boomerang, sooner or later, on the rest of Somalia. Somalia is either indivisible – one country, one nation, one united people; but once it is divided into north and south, there is no knowing where that could end. Once a precedent has been established, what stops other disaffected regions, such as Bay, Puntland, Jubalnd, Hiiraanland, etc, to take the Somaliland route? That would be the legacy that President Hassan Shekh Mohamoud is sowing for Somalia. Will parliament, the cabinet and concerned unionists everywhere wake up to their responsibilities and defend Somalia’s unity from its worst enemy- its President- or will they simply look the other way as he calculated? Osman Hassan Spokesperson
  9. http://togaherer.com/ram/wp-content/uploads/2013/04/BBC-world-service-The-President-of-Republic-of-Somaliland-.mp3
  10. ^^ Waligay dad nool dab ma qabadsin mar walba nabada iyo wanaaga bu ka shaqeya xaajigu.
  11. According to Daahir calasow waagacusub editor cagmadhige works for the sahal organization
  12. Daahir calasow insults Universal Journalist cagmadhige
  13. Ciidamada Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo oo Madaafiic ku garaacey goob dhowr xabadood loogasoo tuurey Saaka waabarigii waxaa Magaalada Gaalkacyo laga maqlayey dhawaaqa dhowr madfac oo dhinaca Koonfureed ee Magaalada ka yeeraya, Ciidanka ilaalada Garoonka Diyaaradaha Cabdullaahi Yusuf International Airport ayaa saaka dhor xabadood oo qoryaha culus ka dhaca loogasoo tuurey dhinaca koonfureed ee Magalada waxayna ciidanku markiiba ku jawaabeen Madaafiic xoogan,. Falkaan ayaa salka wuxuu ku hayaa ka dib markii Ciidanka amaanka Gaalkacyo ay shalay toogasho ku dileen mid ka mid ahaa Maleeshiyaadka Xaafada Baraxley oo ka amar diidey Ciidanka oo ku amrey inuu istaago. Wax khasaare ah lama soo sheegin oo ka dhashey Weerarka manta, Puntlandi oo la xiriirey Saraakiisha Garoonka Diyaaradaha waxay sheegeen inuusan jirin wax wal wal ah oo ay ka qabaan Werar noocaas ah oo khasaare gaysan kara inuu uga imaanayo dhinaca Xaafada Baraxley, maadaama Ciidaka Illaalada Garoonku ay aad u foojigan yihiin. Dhinaca Koonfureed oo aan iyana la xiriirney nooma sheegin wax khasaare ah oo kasoo gaarey Madafiicdii ay Ciidanka Garoonku soo tuureen. Inkastoo wabarigi maanta ay Xaalada Guud ee Magaaladu kacsaneyd balse hada aad ayay u degan tahay Magaaladu, waxana jidadka lagu arkayaa Ciidan dheeraada. Faahfaahinta Warkaan kala soco Puntlandi.com
  14. Many of SL are now composing a poem in reaction of Xirsis poem its going to be long chain similar like the chain of Poems Siilaanyo ba gabyey oo yidhi:D
  15. It was obvious the brits never wanted to downgrade hassan culusows status at the conference. So it was clear SL would not attend , NGONGE mise sheekadi kursi qurux badan ba lana fadhiisyey baad qadaan lahayd:D
  16. Gudoomiyaha Golaha Odayaasha Beelaha HAG Oo Soo Dhaweeyey Wada-hadaladii S/land Iyo Somalia Ku Dhexmaray Turkiga Hargeysa, April 21, 2013 (Haatuf) – Gudoomiyaha golaha odayaasha dhaqanka ee Beelaha HAG Maxamed Xasan Xaad ayaa soo dhaweeyey wada-hadaladii 13-kii bishan ku dhex maray dawladaha Somaliland iyo Somalia dalka Turkiga ee laga soo saaray Warmurtiyeedka. Maxamed Xasan Xaad, gudoomiyaha Odayaasha Beelaha HAG ayaa sidaasi ku sheegay Waraysi uu khadka telefoonka uu kula yeeshay Wargeyska Haatuf, isaga oo ku sugan magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia, waxaanu yidhi “Hadaanu nahay golaha odayaasha dhaqanka ee beelaha HAG waxaan soo dhawaynaynaa taageersanahayna wada-hadaladii dhexmaray dawlada fadaraalka Somalia iyo dawlada Somaliland madaxdooda iyo go’aanadii shirkaas ka soo baxay ee ka dhacay dalka Turkiga”. Gudoomiyaha odayaasha beelaha Muqdisho Maxamed Xasan Xaad ayaaa intaasi ku daray inuu aaminsan yahay in wadahadalada Somaliland iyo Somalia ay fursad qaaliya ay u tahay labada shacab ee Muqdisho iyo Hargeysa ku wada nool oo ah buu yidhi dad walaalo ah. Waxa kale oo Xaad uu tilmaamay in wada hadaladan haatan bilaabmay ay fursad u tahay inay wada-hadlaan labada gole dhaqan ee saladiinta iyo boqorada ee ku kala sugan labada dal, waxaanu sheegay in oday dhaqameedyadu ay tiir dhexaad u yihiin bulshada oo ay yihiin cida shacabka wax u sheegi karta ay tahay odayaasha dhaqanka, isla markaana ay filayaan inay wadahadaladani ay horseedo Somaliland iyo Somalia sidii odayaal dhaqameedyadeeduna ay u wada hadli lahaayeen. Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka ee Beelaha HAG, Maxamed Xasan Xaad ayaa sidoo kale sheegay inuu dhamaaday wakhtigii xayndaabka dadka la kala dhex dhigayey, isla markaana aanay khasab ahayn in xaga siyaasada laga midaysnaado oo dadka maanta labada dal xukumayaa ay u bislaadeen wixii danahoodu ku jiro inay ka wada hadlaan Muqdisho iyo Hargaysa dadka ku noolina ay yihiin dad walaalo ah oo aan loo kala turtumayn. “Waxaan aaminsanahay in uu dhamaaday wakhtigii labada shacab loo kala sheekayn jiray inuu wacyigii haatan isbedelay oo dadkii bisladeen maanta dadku ay yihiin shacab aan been lookala sheegi Karin ama aan is aqoon meesha way ka baxday wadahadalkaa maanta bilaabmayna waxa uu astaan u yahay dadku xaga siyaasada waxay doonaana hakala aaminsanaadaane, hadana dadku inay yihiin labada shacab oo dadkooduna walaalo ah oo xal ka gaadhi kara waxa bulshadu ay horumar ku gaadhi karto”. ayuu yidhi gudoomiyaha Odayaasha Beelaha HAG
  17. Where is NORF he said SL would attend , even NGONGE said that few weeks ago in the SL somalia talks thread and i told him it would be suicidal to attend a conference chaired by Hasan sheikh maxamuud. Siilanyo cannot sell to the SL public kursi qurux badan ba lana fadhiisiyey iyo meeqaam sare sheekoyin iyo kiish sadaqo ba lana siiyey.
  18. Somaliland government should give these clowns an ultimatum , if they refuse to hand over these criminals , the Somaliland armed forces should siege taleex, and thats the end of it.
  19. Somaliland oo sheegtay in mowqif cad ka qaadatay ka qeyb-gallka shirka bisha May ka furmaya London Axad, Abriil, 21, 2013 (HOL) -- Wasiirrka wasaarradda arrimaha dibadda maamulka Somaliand Dr Max'ed C/llaahi Cumar ayaa isaga oo ku sugan magaalada Washington ee dalka Mareykanka waxaa uu mar kale ku celiyay mowqifka xukuumada Somaliland ee shirka ka furmaya bisha May magaalada London ee looga hadllayo xaaladda Soomaaliya. Wasiirrka oo ka hadllayay kulan magaalada London ay ku yeesheen ra'iisal wasaaraha dalka Britain David Cameron, wuxuuna sheegay in kulankaas uu David Cameroon uga codsaday in Somaliland ay ka soo qeybgasho shirka bisha May ka dhici doona magaalada London, hayeeshee ay u sheegeen in ay mowqifkooda shirka uu yahay mid cad, isla markaana aysan ka soo qeybgeli doonin. ''Runtii ra'iisal wasaaraha dalka Britain ayaa siweyn ugu dhaganaa qodobka ka soo qeyb-gallka shirka, isaga oo noo muujiyay sida uu u daneynayo Somaliland in ay ka qeybgasho shirka, laakiin annagana mowqifkeena shirkaas oo iska cad ayaan u sheegnay'' ayuu yiri Dr Max'ed C/llaahi Cumar. Shirka London ayuu sheegay in uu yahay shir u gaar ah Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay, loogana hadlli doono arrimaha amniga, bani'aadanimada, iyo waliba sidii loo hagaajin lahaa deeqa la siiyo dowladda federaalka Soomaaliya, isaga oo intaa ku darray in Somaliland u aragtay shirkaa in uusan aheyn mid meelna ka khuseeya. ''Mowqifka shirka London ee Somaliland waxba iskama badallin, shirkaasna waa mid u gaar ah Soomaaliya runtiina muhiimad gaar ah u leh, annaga waan soo dhaweyneynaa, laakiin waxaan rabaa in aan si cad u sheego in aan marnaba ka qeybgeli doonin shirkaas ka furmaya London,''ayuu yiri wasiirrka arrimaha dibada Somaliland. Bisha May ee soo socota waxaa magaalada London ka furmi doona shir looga hadlayo arrimaha Soomaaliya, iyadoo shirkaasna uu ku soo beegmayo iyadoo Soomaaliya ay yeelatay dowlad rasmi ah oo aan KMG ahayn.
  20. Galmudug wants to take over the airport thats whats going on Since the galkacyo airport is in the hands of one clan for to long now they want it back
  21. My friends this is only possible in europe not in africa New states in africa can never reach a deal eritrea ethiopia cannot agree on badme South sudan and sudan cannot agree on abiyey If africa was europe they could work together cooperate on the many issues both have to deal with. I believe somalia and somaliland are in the same group as the rest of africans To proud
  22. Waryaadhaheen topicu wuxu aha the garowe clan enclave oo ka cabanaya turkiga oo ignore saaray goorma la isla gaadhay dawarsiga reer bay iyo bakool
  23. But the topic is political if you wanted people just to listen to the song , you would have posted it in the general section but your intention was different you even mentioned saying that it wasn't intent to be for political purposes. When in reality it was but you still do not want to admit that. Do you know how many Songs carafaat daily post in the general section. You could have done that but you wanted to talk about politics but you still lying about that i wonder why?
  24. Somaliland parliament in session about the Somalia and Somaliland talks