-
Content Count
30,101 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Itoobiya oo sheegtay in ay Somaliland aqoonsanayso Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Wasiiru-duulaha Hawlaha Guud ee Itoobiya Tarekegn Bulbulta ayaa sheegay in Itoobiya ay aqoonsandoonto Somaliland. Bulbulta waxa uu sheegay in uu kalsooni ku qabo in Itoobiya ay Somaliland aqoonsan doonto "Waxaan kalsooni ku qabaa in Itoobiya ay noqonayso waddanka ugu horeeya ee Somaliland u aqoonsada waddan madaxbannaan" ayuu ku sheegay bartiisa X. Bulbulta waxa uu sheegay in kadib marka la gaadho heshiis rasmi ah ay Somaliland iyo Itoobiya noqon doonaan xulufo dhaqaale iyo millateri. Sannadkan horaantiisii ayay Somaliland iyo Itoobiya yeesheen isfahan ku salaysan in Itoobiya ay saldhig millateri ku yeelato biyaha Somaliland isla markaana ay Somaliland u aqoonsato waddan madaxbannaan. Isfahankan oo la rajaynayo in heshiis rasmiya loo badalo dhawaan, ayaa waxa si wayn uga soo horjeedsatay dowlada Soomaaliya, sidookale urur dowladeedyada gobolka ayaa cambaareeyay.
-
Prof: Samatar: Aqoonsi Somaliland usoo socdaa ma jiro 20Shares Axad, Juun, 16, 2024 (HOL) - Guddoomiyaha Ururka Hillaac Prof: Axmed Ismaaciil Samatar ayaa sheegay in Somaliland anay dadaalkii loo baahnaa galin aqoonsi raadinta. Samatar oo hadal u jeediyay ardayda Jaamacada New Generation ee Hargaysa, ayaa sheegay in anay jirin doodo cilmiyaysan oo qoran si adduunka loogu qanciyo waxa ay Somaliland tahay. "Aqoonsi Somaliland usoo socdaa ma jiro, sabab? Waayo maynaan kasban dee, hawsheedii maynaan galin, waa ciyaar ciyaar sheekadii aynu haynay 33kii sannadood, car soo sheeg meel Somaliland qadiyadeedu ku qorantahay oo ay cilmiyaysantahay, waxaynu nahay" ayuu yidhi Samatar. Samatar ayaa in badan fagaarayaal kala duwan ka sheegay in loo baahanyahay in la diyaariyo dood cilmiyaysan oo ka turjumaysa waxa ay Somaliland tahay iyo wixii ay ahayd xiligii xoriyada iyo ka hor. Hore waxa uu u sheegay in xuska 26 Juun uu ka muhiimsanyhay 18 May, isaga oo sheegay in 26 Juun ay ka turjumayso dowladnimada Somaliland ee dhabta ah. he is right though Somaliland politicians haven’t done a great job to sell Somaliland to the world I really liked ina rayaale policy who knocked on every door in the African Union . Somaliland was invited to au several times. And was even on the verge to present its case at the African Union Sudan and Egypt threatend to pull out of the au if Somaliland is given platform there . Though Somaliland took a few steps back when siilaanyo and kulmiye came and opened talks with the bunker that didn’t help one bit to the SL luckily ina biix stopped these meaningless talks there were only two attempts of talks held during his reigning one time during. Farmaajo in jabuuti . The meeting ended with no result. And the other one was last year then muse biixi held talks but to r next day he flew to Addis and signed the mou agreement . in essence muuse didn’t fully cancel the talks but he down graded it and ignored the koonfurians and focused on the berbera port on the Americans and engagement with Taiwan and to sell that America can be an ally to sl there was almost an American somaliland joint military excercise things were going good until the laaacanood war. But samatar is right and I agree SL doesn’t have a clear policy one policy enshrined by the parliament to sell Somaliland to the world and to achieve recognition and don’t deviate from that policy a well drafted Somaliland policy towards recognition with the clear story of Somaliland . That we don’t have we just doing some thing but things are changing slowly now
-
Political history; Jewish land purchase in Palestine
Xaaji Xunjuf replied to Arafaat's topic in Politics
On the contrary xaaji xunjuf is always consistent and no contradictory on his part . Protecting Somaliland interest is what iam after and objective . The moment Ethiopias interest do not align with what ever security arraignment they have reached that will fly out of the window . Israel and Egypt and Israel and Jordan. Israel and uae all have relations doesn’t mean they have to like each other but because they have common interest it is fine now. The Persians are the enemy now. The Persians are the enemy of the Israelites and ishmaelites. Politics is thé art of deception and camouflaged motives . In 1960 Somaliland united with Somalia why because of fear of Haile sellasie back then yes the atmosphere was different Ethiopia conquest was real and tangible fast move forward. Ethiopia is a country based on kilil regions the country is ruled by gallas not the clever by half Amhara chauvinist. Eritrean rebels have successfully seceded from the empire . Today Somaliland isn’t uniting with Ethiopia because it’s scared of Somalia . Somalia can’t hurt somaliland in its current formation how ever it might hurt Somaliland when it is resurrected from the ashes . This is how SL Preparing it self for Somaliland it’s goals is recognition. All roads lead to Somaliland protecting its interests in this volatile region. Called the Horn of Africa . Anigu ma sheegin if some how a leader in SL stands up or a leader in the bunker stands up and really addresses the contentious issue between the two nations and once and for all solve it with huge concessions on both sides but I don’t see that happening . The bunker is convinced it can defeat Ethiopia by writing letters to the United Nations and European Union . Or signing fish deals with the Turks. Wake up che do u think we don’t know the intentions of Ethiopia I am old enough to remember what our people endured the last half a century we share the longest border worked and lived inside Ethiopia. We know what they want but we also know what we want. The problem is the bunker takes us for granted .but maalin kale bay ka shalayn doonan. -
Political history; Jewish land purchase in Palestine
Xaaji Xunjuf replied to Arafaat's topic in Politics
Bit erotic dear lad hahaha aad baan u qoslay -
Political history; Jewish land purchase in Palestine
Xaaji Xunjuf replied to Arafaat's topic in Politics
Thé only people that want to destroy somaliland and capture somaliland are the koonfurians in the bunker do not tell me about the Ethiopian boogeyman Arafat. Surely Ethiopians have had their eyes on the Red Sea but it isn’t just Somaliland abiye Ahmed didnt say that he is after sl sea he could be after Eritreans or jabuutis or even Somalia. We remain firm we have defended our land from all sort of enemies s did our grandfathers . The noble men of the north know how to defend their land. -
Political history; Jewish land purchase in Palestine
Xaaji Xunjuf replied to Arafaat's topic in Politics
Ethiopia claims that Somaliland is part of Ethiopia when and where ?? -
Political history; Jewish land purchase in Palestine
Xaaji Xunjuf replied to Arafaat's topic in Politics
biixi doesnt want to give land to abiye he wants to lease land to them the palestenians sold land for money there is a difference not a single inch of SL is going to be sold to the Ethiopians, but a possible lease same as as jabuuti leases land to china japan america france etc -
WAR BETWEEN SOMALI AND AFAR MILITIAS IN WESTERN SITTI ZONE
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
All Somalis should support the site people and wage war against these ignoble affars. Wey kibren ismaciil buur should also send troops the people that are being displaced are mostly his Jesus people -
Long live trump hopefully he becomes president this time me and galbeedi agree
-
what does the constiutions say about this i am not against this one bit. I also dont think wadani and Kulmiye differ ian y way or form all the people that are wadani are ex kulmiye minus Ciiro and the Siyad barre looka like vice president. all the other gudooomiyaal from xildhibaan wabee to xirsi to persished abib tima cad to xamarji are all former Ex KULMIYE so i dont see that they could bring any change how ever this message is good
-
WAR BETWEEN SOMALI AND AFAR MILITIAS IN WESTERN SITTI ZONE
Xaaji Xunjuf replied to Che -Guevara's topic in Politics
The fight has to continue to clean these affar past from our land. Maakhir these affars have been a Trojan horse for years they no different then gallas who wish to steal Somali villages . Wa in Wax la iska celia oo waxay yihin la tusa -
Itoobiya oo Baarlamaanka dalkeeda horgeesay heshiiskii ay la gashay Somaliland Talaado, Juun, 4, 2024 (HOL) - Wasiirka gaadiidka iyo saadka ee dowladda Itoobiya, Alemu Sime, ayaa maanta baarlamaanka dalkiisa horgeeyay heshiiska ay Itoobiya la gashay Somaliland, heshiiskaas oo ku saabsan, in Itoobiya ay deked iyo saldhig militari ka hesho badda cas ee Soomaaliya. Alemu Sime, ayaa xildhibaanada u sheegay in heshiiskii is-afgaradka ahaa (MoU) ee Itoobiya iyo Somaliland ee January 01 uu ka dhigan yahay heshiis dhab ah oo Itoobiya ka caawinayo helitaanka marin-badeedka. “Tani waxay ka dhigi doontaa rabitaanka Itoobiya ee ah helitaanka marin badeed, taasoo keenaysa isbeddel asaasi ah waxqabadka saadka iyo iskaashi cusub,” ayuu yiri wasiirka gaadiidka Itoobiya. Maalmo ka hor ayay ahayd markii machadka Machadka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya uu marti galiyay wada-hadalladii 2-aad ee Badda Cas, kaas oo ka dhacay magaalada Addis Ababa, hal ku dhiggiisuna uu ahaa baahida Iskaashi Goboleed ee badda cas. Madaxa fulinta machadka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Jacfar Bedru oo warbaahinta la hadlay, ayaa ka hadlay muhiimada ay Itoobiya u leedahay gobolka Bada Cas, wuxuuna sheegay in Itoobiya aysan marnaba ka tanaasuli doonin doonisteeda badda cas. “Itoobiya iyo badda cas waxaa ka dhaxeeya xiriir taariikhi ah. Itoobiya waligeed waxay halgan taariikhihi ah ugu jirtay badda cas, waana arrin ku xiran jiritaankeeda. Waddamada dariskeenna ah waxaa ka go’an inay meesha ka saaraan doonisteenna badda cas” ayuu yiri Jacfar Bedru. Jacfar Bedru oo hadalkiisa sii wata ayaa ku eedeeyay wuxuu ugu yeeray cadowga Itoobiya ee taariikhiga ah, inay maleegayeen sidii Itoobiya looga saari lahaa wada hadallada ku saabsan badda cas. Si kastaba ha ahaatee, Itoobiya ayaa doonaysa inay ka *****so fulinta heshiiska ay la gashay maamulka Somaliland, kowdii bishii January ee sanadkan, kaasoo ku saabsan in Itoobiya ay qeyb ka hesho badda cas
-
Itoobiya oo sheegtay in aysan marnaba ka tanaasulidoonin doonisteeda badda cas Isniin, Juun, 3, 2024 (HOL) - Machadka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya ayaa marti galiyay wada-hadalladii 2-aad ee Badda Cas oo ka dhacay Addis Ababa, kaasoo hal ku dhiggiisu uu ahaa baahida Iskaashi Goboleed ee badda cas. Madaxa fulinta machadka arrimaha dibadda ee dalka Itoobiya Jacfar Bedru oo warbaahinta la hadlay, ayaa ku nuux nuuxsaday muhiimada ay Itoobiya u leedahay gobolka Bada Cas, wuxuuna sheegay in Itoobiya aysan marnaba ka tanaasuli doonin doonisteeda badda cas. “Itoobiya iyo badda cas waxaa ka dhaxeeya xiriir taariikhi ah. Itoobiya waligeed waxay halgan taariikhihi ah ugu jirtay badda cas, waana arrin ku xiran jiritaankeeda. Waddamada dariskeenna ah waxaa ka go’an inay meesha ka saaraan doonisteenna badda cas” ayuu yiri Jacfar Bedru. Jacfar Bedru oo hadalkiisa sii wata ayaa ku eedeeyay wuxuu ugu yeeray cadowga Itoobiya ee taariikhiga ah, inay maleegayeen sidii Itoobiya looga saari lahaa wada hadallada ku saabsan badda cas. Si kastaba ha ahaatee, Itoobiya ayaa doonaysa inay ka *****so fulinta heshiiska ay la gashay maamulka Somaliland, kowdii bishii January ee sanadkan, kaasoo ku saabsan in Itoobiya ay qeyb ka hesho badda cas. Dowladda Soomaaliya ayaa si adag uga hortimid damaca iyo doonista Itoobiya ee badda cas, iyadoo ku tilmaamtay heshiiskaas inuu xad gudub ku yahay madax bannaanida iyo gobonimada jamhuuriyadda Soomaaliya.
-
The Somaliland Government was elected by its People untill new elections are held they are the legitimate leaders of the country they were given legitimacy by the guurti as our constitution states that the guurti can extend the term of the Executive branche of the Goverment president and vice president and cabinet. its the same qaran i dont care if Siilaanyi ina rayaale and ina cigaal and tuur are at the helm or ina biixi. I support and protect the interest of the Republic From Yoocade to Lowyacade, thats the qaran i am talking about party politiics dont interest me So ina bixii is not more or less evil then ina rayaale who extended his term also two years or like ina cigaal or Siilaanyo this became part of the SL political culture. There are no second class citizens in SL who are these second class citizens u are refering to ?
-
So what does this mean for his presidential bid these lefty democrats will do everything to keep sleepy Joe in office . The republicans won’t have it really . America needs a strong leader such as trump to make America great again down with these softy lefty and their lgbtqi propoganda
-
It all depends on perspective really a somalilander will try to defend his qaran that is his context and his qaran.the koonfurians claim they are also defending their qaran and believe that Somaliland does t belong landers but to the koonfurians . There isn’t much room for talk if u ask me when u have those stand points when dealing with negotiations
-
Elections happen in Somaliland one way or the other all leaders in the country extended their term it is part of the SL political culture the future leaders post ina biixi will do that also , so nothing new what is far more important then leaders and elected leaders and politics and party politics and domestic politics is , Somaliland national interests recognition defending the nation , fighting our enemies. Aniga igu ma mashquulin kartid sheekooyinka mafriska iyo qaadka iyo xisbi hebel iyo siyaasi hebel. Qaran number one always put the nation first
