Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,089
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Guys we had French Italian and english and habasha enemies back than we still do but it's different. Now we have gallas boranas habashas xamasien. And tribal division among our selves so let's say xaaji suudi shabelle and sultan nuur axmed amaan. And ina cabdullah xassan the mullah. Bal kafakirow sidee xeego na xeego u noqota ilka na u nabad gallan. Somaliland and Djibouti union can work. But Somalia problem kahadla
  2. Mujahid muuse biixi cabdi al rais al dawli his next trip should be south Africa restore great ties with south Africa iqbal our forms ambassador to Johannesburg is in hargeysa. He is now the south African ambassador to Eritrea. Since farmaajo and geele both went to asmara inagu galla xabashig tigrayga u tagi meyno xiidhiidkeenu waa itooobiya iyo Kenya. Axmed abiye baba magac islam.ah let inkasto anu caqidu farabadan lahayn.laakin ashahaada ayaan u qabanayna axmed abiye ibn galla
  3. Suldaanka no one won in Mogadishu 4.5 is institutionalized. So today farmaajo is president but he is a paper president so the defeated lot cannot brag like they used to brag in the 1980s we are the master clan. They had a humiliating defeat in both hargeysa and Mogadishu and galkacyo
  4. That's cali jamac haabil 19 century poet berbera in order to tackle extremist shabaab dacesh bokoharam. We need to go back to nasteexada islaamka. Dadka diinti wala nacsiinayaa alla bari hala baro iyo saliga nabiga not salafijihadism dagaal aan dhaamanayn
  5. Allahayoow aduunyada adaa uuntay keligaaye 2. Allahayoow arwaaxdana adaa qoray arsaaqdoode 3. Allahayoow adoomuhu aday ku irkanaayaane 4. Allahayoow alabaabada adaa ooda oo furae 5. Allahayoow ma awdidoo xaqaad soo iftimisaaye 6. Allahayoow aduunbaw arxama kii itaal darane 7. Allahayoow adaan eex aqoon eedna aan qabine 8. Allahayoow awood adigunbaa loo ogsoon yahaye 9. Ninkaloo itaal lihi ma jiro adiga mooyaane 10. Allahayoow midii uurlehiyo tii irmaan dumarka 11. Allahayoow umulihii nin diley ubad jaqsiinaayey 12. Allahayoow mid aano iyo kibir Muumin ku idleeyey 13. Allahayoow addoonimo midaan kugu adeecaynin 14. Allahayoow midkaa ku inkiree diidey amarkaaga 15. Allahayoow mid oogada jirka aad insiga mooddo 16. Allahayoow misana aan ahayn awliyana sheegta 17. Allahayoow ibleys kaa u eeg oonu garan weyney 18. Allahayoow nin aayaadka iyo diinta ku adeegta 19. Allahayoow amaba aan u odhan siday ahaayeenba 20. Allahayoow aqqonlaawahaa eeydu daba joogto 21. Allahayoow ibleyska khaliqigu ka ashkatonaayo 22. Allahayoow adigu waad ogtahay waadna aragtaaye 23. Allahayoow adoomaanu nahay diinta aaminaye 24. Allahayoow baryada naga ajiib kuu ergaan nahaye
  6. Sheikh axmed sunuusi was the founder of the sunuusiyun order they had.followers in eastern Sudan in kordofan. And it reached Somaliland to there was a sheikh who was their xeerow who lived in between berbera and burco. This was before saalixiya order was brought by sheikh salax of Arabia. Saalixiya order was very militant similar to the nashbagandi sufi order
  7. It's true because Somalis distust each other Somali soceity is very tribal. And history repeats it's self cuqdad iyo cabuuuq baajira aan dhamanayn perpetrator or victim marba way is kala badalayan tit for tat
  8. Eritrea is the big winner in the horn wey samreen samiri nabi ayub bay yeeshan. Though I hate afewerqi because he is orthodox Christian caduwal Islam. But he.plays good politics bugaagti karlmarx iyo sha3biya kudabakhay and he created a fake identity called Eritrean identity. Djibouti is a bit scared but we will stand with them they will lose some money but at the end djbouti will win because all Somalis love and support jamhuuriyada jabuuti
  9. Che people with no past have no.future. wixi laasoomaray waxbalaga barta
  10. Che no more wars in Southern buhoodle district. Somaliand govt will use diplomacy camay and xaglatoosiye are same subclan how ever camay has little bit cuqdad because his father who was caaqil of buhoodle back in the 1930s was killed by the habarjones clan during the nomadic clan wars laakin xanuunka yar walaga heshiin kara
  11. Somaliland will soon annex the entire buhoodle region ina xaji cumar camay the vp of the pirate enclave might defect to Somaliland
  12. When we were in harar and the wslf along siyad barre militia killed our hero Mr mujahid mooge waki laha nimanka Jalafeed eeh jarka kabooda eeh jabartiga jabiiya eeh jacaylka no haya. Ilaahoow ku naxariiso abwaan mujahid qori qaade.and general maxammad farax caydiid waleh waa noo hiiliyey
  13. Cali naafto and cumarcarte were both 2 useless politicians they hijacked the SNM USC alliance
  14. This could have been avoided if Somaliland and Somalia never formed the somali republic. Afweyne should have stepped down after 1978 but he refused caydiidna garleh cali mahdina garleh. Caydiid did the bulk of the fighting he was the mujahid of the USC general. Manifesto were mostly faqashremnants and were xaraan madqac ah it's like accepting maslax maxammad siyaad as president. Waba waali cas war dadkani wareersana
  15. Horta anagu anzalooti iyo andaluuus iyo Armenia toona. Inanu isku mashqulino marabno hadda. Haddaan yara caabiro halkey Somaliland marayso iyo halkey Somalia marayso. Wa kaaf iyo kaladheeri.jiilka imika soo kacay eeh muse shaqaaleysiyey. Waa wixi dhashay the 1980s ama 1970s. Marka dadkaasi halganki dibu xoreynta Somaliland wey arkeen markay way adagtahay inad will xamar ku dhashay ku tirahdiid hargeysa qassab banu ku xukuna. That's Somalia and Somaliland for you Halka lakalakoogo. We said in 1991 anagu xamar dooni meyno xumaana u geysan mayno xeradi labba dawlad iyo xuduud banaga dhexeya. Was 1887 border defined Anglo Italian treaty
  16. Oo reer garowe ma inay somaliya ka goaan bay doonayaan.
  17. So after farmaajo the second Somali president to visit the masiixi dictator afewerqi ibn hazenge tsenge ibn bahta hagos is ina cumar geele of djibouti. I hope for somalis that asmara doesn't become like Addis Ababa for somali leaders to bend the knee for gaalkan xabashiga eeh carabtu biliiso ashahaada diiday afcarabigana bartay.ilaahoow xabashida iyo xuutiiyinta nagailaali. Labbadaasiba shar bay waddan. Fitna
  18. Ertirea Isniin, July, 30. 2018 (HOL)–Iyadoo ay muuqato in uu dib u soo noqonayo xiriirkii Eritrea ee qaarada Africa iyo guud ahaanba marka la eego caalamka intiisa kale ayaa dhawaan lagu wadaa in ay tagaan qaar ka mid ah madaxda wadamada ku jira Urur gobolleedka IGAD Todobaad kaddib sidoo kale waxaa tagi doona magaalada Asmara ee dalka Ertirea madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, iyadoo uu hadda ku sugan yahay dalkaas madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Booqashadan lagu wado in madaxda wadamada ku jira Urur gobolleedka ku tagaan Asmara ayaa meesha ka saari karta go’doomintii lagu hayay dalka Eritrea, waxaana dhici karta in ay dib u soo ceshato xubinnimadeedii Urur gobolleedka IGAD. Sidoo kale Eritrea ayaa rajo badan ka qabta in laga qaado cunaqabateynta Qaramada Midoobey ee muddo dheerba saarneyd, kaddib heshiiskii taariikhiga ahaa oo ay la yeesheen Itoobiya. C/raxmaan Diini, Hiiraan Online diini@hiiiraan.com
  19. Xassan qoslaaye. Xassan gurguute. Ama culusow Eebow mahan goofkeygi waaye.
  20. Cabdi cawar and his milkshake. Faisal marku bidaaarta iska mudo bu biyaha iyo gaasta isku dara. Axmed hurdaaye ama ina bureeqa axmed laangadhe. Imam faroole ibn jesus goat
  21. Heshiiskumaba xuma halkeebaynuka biloowna salaaadu halkay iska qabsan laadahay. Somaliland and Somalia is to controversial for koonfurians In particular the gedo community and abudwaaq. The cheeseman has not allot of political understanding about the cause and conflicts between Somalia and Somaliland. The biggest issue we face now is diibouti raisdomeira the mad man afoworqi.
  22. Hahaha good one ciiro has a good uppercut though Farmaajo failmaajo and kheyrlaawe kheyre . Cabdi cawar.
  23. Che its horn of afiqiue complex politicss sunuusiyintu waxa weye bejas tigre beni amer clans in western eritreea and eastern Sudan. History repeats it's self. Xabashidu wey heshiiyeen both sides of the mereb.
  24. Abtiyaasha waa ku neceen iyo ururti reer kheyre. Abtirisiintaadu waxay gasha eyda reer xamar duubcadki the suunusis where do we stand in 2018. Gaalo vs Muslim. Xabashi vs gallas. Somalis vs gallas. Puntkand vs Somaliland Somaliland vs Somalia. Masixiyiinti waa heshiiyeen. Xuuduudo gaal xuduudo kalle intaanu talyaanigu cidhifyamin cidhifyada keynta miyaanan cadceed iyo cadceed celinin jabartyiinta awoowgay yawle from sanaag. Xaajigu waa xunjuf