-
Content Count
30,018 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
78
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Asmara: Aferwarki recognise Puntland Somaliland before Sharif
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
General Duke is right he is just against sharif and his government maha wanaag oo qabo Dalka somaliland iyo mamuul gobeleedka Puntiland. Its all politics since sharif left asmara for Djibouti isiyas afarwerki meel ba cun cunaysa. Meesha cuncunaysa na odaygii xassan daahir aweys uma xoqiii karo. -
anig mar mar waxan is weydiiya uurradan islaami ku sheegan ma tukaan ba maalin walba miid ba la fura lol al ansaartuna maxay iibinaysa
-
selebaan adan maxamud is from the buhuudle region him self he knows what he is talking about.
-
That’s just now wait till he gets rid of sh dalxiis. Xabbada abu mansuur bu ku beegaya dadkan mentallatygooda ayaan aqaana. Shalay ba miid bay ahayeeen in 2006 today wa 7 faction.
-
Mogadishu: Al Shabaab , Hizbul Islaam get ready for war...
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
koonfuurrians wa lugu dawakha imikana waxaba ku soo biiray qaar la yidha al ansaar al islam, kuwasna maxay tageersanyihin -
Capture kismayo and all the major towns in the south. and then he will proclaim him self as the emir al somaliyin. And sh dalxiis will play the role of your adeer Abdilahi yusuf , just like in 2006.
-
Tired of AMISOM troops being used as an excuse
Xaaji Xunjuf replied to Sherban Shabeel's topic in Politics
Hassan sh dalxiis failed to unite his forces ciidamadii maxakiimta iyo ciidamadii cabdilahi yusuf baydhabo iyo xammer kaga baxsaday. Do you think amnisom can make ciidanka qarranka somaliya , haba ka yaabin. If you believe that your very naïve -
Mogadishu: Al Shabaab , Hizbul Islaam get ready for war...
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
When they start fighting xisbal al islaam and al shabaab and sh hotel will be on the sideline. You will see he will lose all credibility as president for Somalia. Kala qaban karrey mayo na. -
Is garaad jamac garaad cali a politician or a clan leader.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
www.xargaga.com. -
Mogadishu: Al Shabaab , Hizbul Islaam get ready for war...
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
wa ariin fiican mar uun hala kala adkaado somalidu waxay ku mah mahaan kii roon ba reerka oo hadhii. i bet my money on xisbal islaam wa kuka yusuf indha cadow. meesha xundjuf haku ceebeyn lol -
Ethiopia is your neighbor nothing more nothing less, it should not come in to your borders nor should it dictate your leaders what to do. But what JB Is saying is true sort out your problems in Somalia form government in Somalia for the people by the people with out Ethiopia interfering in your affairs
-
Garaad Jaamac oo la filayo inuu u anbabaxo Muqdisho Wednesday, May 06, 2009 - 02:17 AM Listen Garaad Jaamac Garaad Cali oo hawlo Diplomacy iyo strategic oo ka dhan ah maamuladda Soomaaliland iyo Puntland ka waday Magaaladda Nairobi ayaa 19 bishan u ambabaxaya Magaaladda Muqdisho.. Garaad Jaamac ayaa la sheegay in uu Hugaamin doono Wafti heer sare ah oo ka socota guddi dhawaantan lagu dhisay Nairobi waxaana Garaadku uu Casumaad ka helay Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed. Ilo xogogaal ah oo ku dhaw Garaad Jaamac ayaa noo xaqiijiyey safarkan Garaadka waxana ay sheegeen in uu Madaxweynaha Soomaaliya uu ka codsaday in ay Garaadka is arkaan. Garaad Jaamac ayaa waxa uu Nairobi kula kulmay beesha Caalamka oo uu ka dhaadhiciyey in Maamulka Somaliland uu xoog ku joogo Laascaanood. Sidoo kalena bulshadda ku dhaqan Gobaladda SSC aysan taageersanayn, waxa kale oo uu Garaadku kula kulmay Nairobi Haayadaha u gargaara dadka tabaalaysan kuwaas oo ay isku afgarteen sidoo xaqii shacabka SSC loo gaadhsiin lahaa. Safarkan uu Garaad Jaamac ku tagi doono Magaaladda Muqdisho ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili Dawladda ku meel gaadhka ah ay heshiisyo qarsoodi ah la gashay maamulka Soomaaliland waxaana laga yabaa in madaxweynaha iyo Garaadku ay arinta isla Gorfeeyaan. Garaad Jaamac ayaan la kulmin intii uu ku sugnaa Magaaladda Nairobi Raysulwasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Maamul Gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo dhawr jeer u haabtay in ay Garaadka arkaan waa sida ay ilahan Xogogaalka ahi noo xaqiijiyeen.
-
maantaynu calankiii ciidisi keenoy gobta calameedio guushii an ka saarnay maantaynu cururaddii s n m cududoodiii maalnoow
-
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
anaga ina riyaale jecel sxb anaga dooranay anaga na xiil oo dhiibanay laakin adigu siideed ciidankaagii mushahar ugu weyday ileen xammer na waad ka soo noqotay eeh manaad waxba meehsa ku hayan. -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Xukummada ina rayaale snm selebaan gaal talaabo ina dhola yare, maad kala jeceshahay ileen doon baanu wada saranahay eeh , niyo lacag maxaad ugu weydeen ciiimaddiini ee jiida hore joogay. Siday bay lacagtu na ugu filnaan weyday. -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
atleast the taxes we pay go to our soldiers and get their salary on time isku mana diilaan mushaharka yar eeh la siiyo lool -
Tired of AMISOM troops being used as an excuse
Xaaji Xunjuf replied to Sherban Shabeel's topic in Politics
He controls puntland and hiiraan and parts of mogadisho -
Puntland soldiers fight over their salary in tukaraq.
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
higlada cumar wacays iyo yoocade 7 km bay isku jiiraan ciidanka qaranka hiiglada joogaan oo woqoyiga kaga beegaan tukaraq , laakin ciidamada puntland maxay mushaharkooda iskugu diileeyn -
Iska Horimaad Tukaraq Kadhacay Oo Ay 4 Qof Ku Dhaawacmeen {Tukaraq}5-05-09Afar qof ayaa ku dhaawactay tuulada tukaraq ee duleedka magaalada laascaanood kolkii ay is huwiyeen rasaas aad u xoog badan ciidamo kuwada shaahayay makhaayad yar oo kutaala Tukaraq............. .............. afarta qof ee dhaawacan tay ayaa loo qaaday mid kamid ah oo dhaawiciisa magaalada Garoowe halka kuwii kalena lagu daweynayo goob caafimaad oo kutaala tukaraq. . kooxdan oo ahayd ciidamo katirsan dowlad goboleedka puntland isla markaana qaybsanayay lacago mushahar ah ayaa waxaa soo kala dhexgalay muran iyadoo judhiiba ay rasaas ooda isaga qaadeen. . xaalada Tukaraq ayaa degen iyoo shilkan aanu keenin wax dhhimasho ah hase ahaatee dhaawaca lagu sheegay inay yihiin ilaa 4 qof . . israsaasayntan ayaa kusoo beegmaysa xili maantana buuhoodle ay kadhacday is rasaasayntan oo kale ah oo ay ku dhinteen dad kuwo kalena ku dhaawacmeen. Widhwidh Online News Desk..Media Center
-
Tired of AMISOM troops being used as an excuse
Xaaji Xunjuf replied to Sherban Shabeel's topic in Politics
Topic opener just said they are just there well if they are just there why cant they just go away. If they have no power what's the use of them staying there. if the opposition just said let the Africans go away it our country wa in la maqla, maybe then Somalia will have peace see these islamist see the Africans as gaalo and they see them as a treat, just like the Ethiopians -
wa ariin laga naxo kolay waxa taggii doona ergooyin golaha guurtiida somaliland just like they did in 2005 markudagaal dhex marray labo beelood oo ku dhaqan magalaada buhuudle.
-
some say the Nigerians are coming this week?
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
This is good news this will be a green light for hassan daahir aweys to start the war against those who work with the foreign troops. Ama af Somali kuwa gaalo raaca ah wa siidu sh xassan daahir aweys hadalka oo dhigay…