Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,097
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. meeshe baan jooga eeh Somaliyeed Gurigeygi baan jooga lol wa runta gurigeygu wa guri Somaliyeed Alhamdulilah awoow Somalina imaad fahmin anigu marnaba xumaan kama wado markan leeyahay Somalia dawlad ha dhisato marka haka maranto sacudii ba na so eriday Djibouti ba na so eriday Somaliland bana so eriday carabta na so eriday hadalka nuxurkisa wa intaas , maanta Somalia haday dawlad ahaan laahayd dadkeeda lama silciyeen so ta ilamaynu fahmin , qodobka labaad waxa weye al mamlaakatil sacuudiya al carabiya wa dal boqortooyoo xaq u leh ciid kata oo aan dalkooda u dhalan eeh si sharci daro ah ku joogto inay ka saarto moral ahaan ma xuntahay ma wanaagsantahay walaga doodi kara laakin dalkooda iyaga iska leh adigu lama lihid. Ethiopiankaan aad sheegeysid soo kuwa meesha ka buuxa sida zack iyo qoloyinkas lool iyaga ba meesha ugu muranka badan,, runti looma bahna inay dadku isku fikir yihin forumka awoowo waxaba lo sameye dood iyo dad kala fakir iyo kala afkaar duwan leh si ay u sheekeystan
  2. somalina wa funny mar waxay leedahay dadka la so eryey wa dad reer somaliland xita marna waxay leedahay mind your own biz looool tallow halkay salaadu iska qabsan laadahay somalina awoow anigu opinionkeyga uun baan dhiibtay oo ah somalia needs to be fixed sii ay dadkaasi dalkooda ugu nooladaan wa intaas tasi na wa run oo wa dhab. sacuudi arabiya dalkooda maad la leedahay
  3. Ducaysane;682424 wrote: SNM criminals who were killed in the war are not civilians. have some decency folks and do not bring dinner table conversations here. The only regret I have is that Siyaad Barre was not brutal enough like some Arab leaders. if he were, We would not have been this situation walaahay. If the victimhood and bitterness that some reer waqooyi folks displays here everyday is shared by the people in NW regions, then I am afraid 1980 incidents may repeat itself. what about the jazeera massacre when they were killing off our intectualls , proffesors , bussinessmans were they also SNM i never knew SNM soldiers were operating in xammar at that time what about the mass murdering of civilians do you consider civilians SNM soldiers but oke i don't mind, you worship Siyad bare according to you afweyne was a saint.
  4. No one is blaming the people from Somalia we blame the former Siyad bare regime the people of somalia are our neighbours and our people ,we welcomed them in our homes and in our country when they their country turned into chaos sectarian war anyhow AUN to all the Dead
  5. laga yaaba inu taxilihi budhcad badeedka noqday ku qoslayo lol
  6. IGAD Invites Somaliland for Southern Sudan’s Referendum Comments (3) Hargeisa (Somalilandpress) IGAD has invited to Somaliland as a member of International observers for the Referendum of Southern Sudan which probably will occur on 9 January 2011. The team from Somaliland that will observe how the Referendum will take place are the Seven Members of Somaliland National Electoral commission, their legal consultant and three other Somaliland journalists. IGAD will mainly facilitate and Support the possibility of how these Somaliland team observers will reach to southern Sudan. The objective Mission of these team observers are how they benefit and gain experience while holding such a referendum like the one which will happen in Southern sudden next January. IGAD will monitor the entire situation of that Referendum which seems to be sensitive and would be resulted more tension. • Members of Team Observers are : Seven members of Somaliland National Electoral Commission 1. Eisa Yusuf Mohamed (NEC Chairperson) 2. Ali-Khadar Osman Hassan ( Vice Chairperson) 3. Mohamed Hirsi Gelle. (Member) 4. Farah Abiib (Member 5. Raabi Shariif Abdi (Member) 6. A/rahmaan Mohamed Ismail (Member) 7. A/fatah Ibrahim Hassan (Member) 8. Khadra Mohamed Gulied. (Legal Consultant). Members of Journalist. 1. Mustafa Abdi Eisa (President of Somaliland Journalist Association) 2. Mohamed Abdi Sheekh ( Director Horn Cable TV) 3. Abdullahi Dahir Cukuse ( Somaliland Presidential spokesperson) Reported by Abdiqani H. Baynah
  7. Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo socdaal shaqo ugu baxay maanta wadanka Ethiopia Hargeysa/ToggaHerer Wasiirka Arimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Md Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa maanta safar shaqo ugu anbabaxay wadanka Ethiopia safarkan oo ah mid lagu xoojinayo xidhiidhka labada dal . Safarka Wasiirka ayaa qaadan doono dhawr maalmood waxaanu lagu wadaa in uu la kulmo madaxada sare ee Dawlada Ethiopia iyada oo kulamadan yihiin qaar ku saabasan dhamaystirka iyo ka midha dhalinta kulamdii uu la yeeshay M/weyne Siilaanyo safarkii uu dhawaan ku tagay wadanka Ethiopia . Wasiirka Arimaha Dibada Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa inta uu joogo Addis ababa uu kulamo la yeelan doono qaar ka mid ah dublamaasiyiinta Shisheeye ee fadhigoodu yahay Magaalo madaxada Ethiopia ee Addis Ababa. Warqabadka ToggaHerer Hargeysa
  8. Maleeshiyada Nabad-Diidka Oo Walaac Ay Ka Qabaan Ciidamada Qaranka Ee Kulaalaya Buuhoodle Oo Kaantaroolada Laga Soo Galo Magaaladaasi Isku Urursanaya Hargeysa, December 22, 2010 (Haatuf) - Ciidamada Qaranka Somaliland ee fadhiisimada ka samaystay deegaanka Maygaagle oo qiyaastii 18-Km u jirta magaalada Buuhoodle ee ay fadhiyaan maleeshiyada nabadiidka ah ee isku magacawday SSC ayaa la sheegay, in ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiida Kal-shaale ee colaadu ku dhex martay beelaha Buuhoodle iyo Qori-lugud ay Maleeshiyada nabad-diidku ka werwer qabto, in ay ciidamadaasi u soo ruqaansadaan gudaha magaalada Buuhoodle ee ay ka taliyaan. Ma jiro war ay shaaciyeen Maleeshiyada nabad-diidka Buuhoodle, hase yeeshee sida ay xalay Haatuf u xaqiijiyeen dad ku sugan Buhoodle ayaa waxay noo sheegeen, in maleeshiyada nabad-diidku ay magaalada jihooyinka laga soo galo isku urursadeen, iyagoo ka cabsi qaba in ciidamada qaranka ee ku sugan masaafo u jirta 18-Km ay ku soo ruqaansadaan gacan ku qabashada maamulka Buuhoodle, iyadoo ilo-wareedyada aanu ka helayno deegaanada hoos yimaada degmada Buuhoodle ay sheegayaan, in ciidamada qaranka Somaliland ee ku sugan jiidahaasi ay yihiin ciidamo hub culus ku gaashaaman, islamarkaana saldhigyo muhiim ah ka samaystay deegaanadaasi, hase yeeshee ilaa hadda ciidamada qaranka ee ku sugan jiidaasi ayaa wali ku guda jira sugida amaanka jiidihii colaadu ka dhacday iyo kala dhex galka beelihii colaadu dhawaan ku dhex martay Kalshaale.
  9. baritoole markay TFG ka so daalaana shabaab bay isku dhibi dad aan qadiyad lahayn waxba kugu ma so kordhinayan
  10. obviously that was just a geografical error Just like those mercenaries from south africa who made a geografical error when they landed in Hargeisa Somaliland Don't get too excited pirates no one is after your cursed Mudug.
  11. alaya raxma raximin ilahay ha idin naxariisto Ummada halka lugu xasuuqay
  12. Somalina Somaliland wa dal aad walalo tihin oo aad jaar tiihin mamuulka yar eeh budhcad badeedka laakin waan ogalahay inad afka u buurtiid , ileen kuwasi lug na wa idinku walaaqayan waxbana idinkuma so kordhinayaan wa halki dalabay eeh eeboow xuu doona cumar buur xaw no sheega xuu u tagi wayey Bosaaso xaaw nugu so kordhiyey
  13. Somalina awoow maxaad ugu diidaysa walaalkeen oba hiloowlow inu la qoslo walaalkeen jacaylbaro, ha isla qoslaan eeh u daa
  14. Aaliyah wa run kuwasi way jiraan laakin kuwas maha dad matala Ummada Sooomaaliland sabab maba iman karan dhulkey u dhasheen laakin Gudoomiyaha gobolka sool wa tagi kara xudun oo u dhashay dalbac Buhoodle wa tagi kara xaabsade iyo baashe maxammad farax wa tagi karan laascaanood cali sandule yagoori iyo adhicadeeye wa tagi karan , Maanta haday wasiirada TFG Xil ka hayaan hargeisa iyo imadan dee way i matalan laakin maba so cago dhigan karan. Taasi waxay ku tusaysa in anay wax tageero ah ka lahayn bulshadan Somaliland laakin bulshada bariga sool iyo buhoodle tageero wa ka haystan dadka xildhibaanada eeh ku jira Xukumaada Somaliland iyo barlamaanka ba iyo guurtida