Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maaddeey


  1. Lool @ Geelle.T

     

    Mar haddaad ogolaateen:

     

    Allow been iga hay:

     

    Dawladdii ina Yey Abwaan sida uu hadda tan u taageersanyahay u taageersanaa qabyaalad, qurun & shisheeye kalkaalnimuu ku tuhmi jiray.

     

    Geelle T. dadka PL indho tirtay maaha, lakin camiraad yar & kaftab dhable kama taganeyn!. :D

     

    I hope inaanan qaldamin.


  2. Horta Geelle, is deji. Qoraalka waxaa ka muuqda xanaaq!, hadduu hadal ahaan lahaa anna aan kaa soo horjeedi lahaa malaha way ka duwanaan lahayd sidan.

     

    Haddey su'aashu dhab kaa tahay, Sheekha dilkiisa raalli kama ihi, kuwanna shaki badan baa iiga jira inay dhagar qabayaal yihiin. Waa runtaa inaad iiga dhowdahay, shakiga si uu iiga baxo ila share-garee waxaad aragtay oo ku qanciyey in 6dan aan sawirkooda aragno yihiin wixii dilay Sheekha pm will do.


  3. ^^ Sheekadii Janaqow aan soo xasuustay ee ahayd: 'Naagaa waxay tiri ilmaha in la dilo waa xaaraam' markii la weydiiyey daliilna waxay tiri: Qaala Allaahu Tacaalaa: 'Qul Acuudu Birabbil falaq...' :D Waa adoo kale hadda in la dilo Quraankey ku taal sida Suuratul Falaq-ba Quraanka ugu taal. Duul laga gar heli karoba maahidin!.

     

    Ps. caravan-ka marna in la raaco marna laga boodo iyadana ma quraankeey ku taal?. :)


  4. NGONGE;922162 wrote:
    ^^ Wax badan baa ka maqaan, saaxib. Waliga ba is geeji, in the end you'll realise it was all to no avail.

    Is giijis maaha, sxb. Seen wax kuugu sheegaa??. Hmm.. Reflecting studs on the motorway ka soo qaad, ao hurdaysan hadduu gaarigu lane-ka kale kula galo grrrg-ta baa ku kicinaysa. Saas camal lee waaye. :)