Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maaddeey


  1. Caawa saqda dhexe ayaa tababar ugu dhamaan doonaa Safiirka, kaasoo la xiriira sidii uu qol wada bir ah u geli lahaa markuu "qush" maqlaba, taasoo dhib badan lagala kulmay, waayo wuxuu kala saari waaye qushta caadiga ah ee mar walba airportka ka yeerta iyo tan qatarta ah!. Ugu dambeyn waxaa laysla gartay -si ku meel gaar ah- in uusan qatar is gelin oo xataa hadduu moodo in dhegihiisa uun yihiin xataa uu madax madax isugu tuuro. :)


  2. After twenty years of Stephen Lawrence's killing in west London, still there's racism and 50% of ethnic minority don't trust the police. adinkana qabiil hebel aa safiirada loo badiyey aa ku doodeysaan, wax lala yaabo miyaa?.

     

    Ps. the list is misleading, dad bukaa qoray!.


  3. ^^ Si fiicanaad yeeshay!.

    How did it feel, inaad taallo qabiilkaaga bililiqaystay, markii qolo Islaamiyiin ah qabsadeen Xamar magaca Allah oo qurux badan ku decorate-gareeyay, ee hadda laga fujiyo asagana ama waa gaalnimo ama wuxuu ka sameysnaa maar oo taalladii meesha ay martay buu maray!. :D


  4. NGONGE;939947 wrote:
    Waligay nin rag baan ahaa, saaxib. Masaakiinta ma laayo.

    Fair enough, lakin ciyaal markey isugu kaa tagaan ama mid kaa wayn ku dilo maxaad sameyn jirtay?. Ma ka carari jirtay mise waad iska celin jirtay?.