Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Maaddeey


  1. I am not mocking you, why would you think so?. :)

     

    You know Amharic mean you intract with Ethiopians and know the culture and dress sense of various cities and towns. if you really need advice don't travel alone specially outside kililka soomaalida, mutawwaqiyyah (ethiopian id) qaado.


  2. You speak Amharic, know Maqtal is in jail because of his loyalty to/ grandfather's resistence history and still don't know how to dress or if a camera is an issue!.

     

    Take Chimera's advice, Mahram la'aan lama socdo meeshaas, har cadaa lagu feenanaaa!. :D


  3. xiinfaniin;944422 wrote:

     

    Ugu danbeyntii; wuxuu sheegay in ay jiraan waxyaabo badan oo Puntland kala dhexeeya dowladda Federaalka,
    haseyeeshee dhinaca kale ay jiraan arimo kale oo ay xuquuq gaar ah u leedaay
    , taas isagoo tilmaamaya wuxuu yiri:

     

    “Arrimaha caalamiga ah, wax naga dhexeeyaa way jiraan,
    wax aan weli kala leenahayna way jiraan
    ,
    anaagu dowlad wayo arag ah oo shan iyo toban jirsatay oo dastuur gaara leh ayaan nahay
    ”.

     

    Belo!. :D :D


  4. ^ 'Thaharal Fasaadu fil barri wal baxri' ahaa hee muggaas!. dhowr & labaatanka sano aan jahwareerka ku jirnay fisqi, qurun & qabyaalad: dil iyo dhac wadata oon yac leyska dheheynin waaye hadda haddii la soo celiyona meesheeda ey ka bilaabanee hadduusan Alle noo naxariisan.