
Passion_4_Fashion
-
Content Count
1,064 -
Joined
-
Last visited
Posts posted by Passion_4_Fashion
-
-
^^^Yaa ku dhahay Soomaaliga soo baro? uma baahnid! Soomaaligaaga waa BERFECT
-
^^really...me didn't knew that
Which year was Somali Language written?
-
-
Salaan Sare ku socota kulligiin...
Salaan ka bacdi....I thought we could play this game...It's called guess the year ....basicly this is how it's gonna be....u can ask a question (eg. Which year was Mandela elected to become South African's President?....well I don't know the answer)....this game only has 1 rule...which is: u can ask a question if u know the answer....u guys with me......let the baashaal begin
My go.... Which Year Was Notorious BIG Murdered?
-
Hey Johnny boy mita kuuluu.....how do u know I'm 4rm Suomi/Finland....Sverge boy..va hetter du? ...Jag hetter *****
-
^^kaabbo, hada maxaad isku dayoosaa inaad na bartit?
-
exkuus mii.....why Xamar wasn't mentioned? nambar 1 ineey ahato bey eheed.....JB....was Hiiraan mentioned? especially Baladweyne and Buula Burte? <....magaalooyinka dhiiga i kiciya.......Maya hadaad i tiraahdid ina "atheer" dagaal baan ka xigaa....bundug baa'na dhaxyaala
-
Xaal'na hakala qaadnina.....illaa iyo buunka qiyaamo is daba jiitama okeey.
Maxaa kale aad noohaysiin......
-
^^^yaa dhintay?
Today is monday..I was suppose to go to uni and get my results back...I checked my results on-line so me dont need to go....though I was suppose to start my new placement today....my disertation research depends on this.....Ya Allah...give me some strength
-
-
War dadkiinaan joobana'yaasha eh haku taak'taaksanina odiyaasha
.....niyada u dhisa nooh, see camal kiin
-
Qac Qaac wlc bk maa la dhihi jiray.......qufyahow waalagu taway. haye shahrul casir'kii ka waran.......war horta ma lagu naaxiyay
Teedakale....hadii la is ilaawaayo saas maa la isku iloowaa marax yahow, liiska aad noo tixday waad iga saartay...no problemos....gambar gaaban aa laguugu fadhiyaa
-
^^^Yacni waa laguu du'ceeyay miyaa?
-
Dolphinka eey ku caqli tahay!
-
^^^ooohhh....no wonder the whole world is messed up!
-
^heesaha niikada intee la'yihiin
-
^^^kariimkii kacbada dhisoow........xee tahay kacsiga aad sheegeesit
-
Su'aashaan micnaheeda ma fahansani? Nimanka dareen ma la ha miyaa...........of course they fall in love.......for the love of God, naga daaya su'aalaha qaarkood!
-
JB - ceebtaada maad shirka la timit :rolleyes: :rolleyes:
-
looool at underdogs "damaged goods"......ninyahow maskaxdaada waa ka cabso
Ducaqabe, Foxy n Katrina summarised what I wanted to say....so I'll leave u guys to it
-
LOVE is the first symptom of heart-break......please stay away from it.......that's my sisterly advice to all ya'll -
Alla Soomaaliyaa...... tut tut tut .....biiqnimada iska dhaafa fadlan.....waxaan waaba kadareey.....saacad hadii la i weydiiyo cagaheyga maa wax ka dayaa.....aduunkeena saas ma u waalanin aan umaleenaa...ee tawakal calal laah! FULL STOP
-
Acuudu Minnak wa minnak.........gaaladaan walaahi waa qoom halaagsan, bala ka dhacday......sharafta iyo iimaanka ilaah ha idinka qaado......allow kuwaan wax hanoogu darin. AAMIN!
-
^^^qoraalkeygi dhan komputerkaan wuxuu ka dhigay xidigo....bal yaa weydiistay....oo hada sidee baa la igu fahmayaa? anyway erayga xidigaha noqday wuxuu ahaay m-o-r-y-a-an.
Sorry admin....I aint advocating m-o-o-r-y-a-an-i-m-o....ee wax lee state gareenaayay.....ha igu qarbixin yaah
GUESS THE YEAR
in General
Posted
Which Year did our beloved Prophet Muhammad (peace be upon him) die?