Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. ^^^^indeed may Allah 4give us all!

     

    Walaahi dadkiina qaarkood yaab baad leedihiin, wiilkaan cafis kaliix buu idinka dalbaday, laakiin waxaad u dhaqmeesin inuu janno idin weydiistay. Ilaah daraadiis isku xishooda, waxa maxaa loo sii faqfaqayaa?

    Scorpion sista walaaleey walaahi waad qaldan tahay.....fadlan sida dad weyn aan u dhaqanno billaa caleek.

     

    salafi_online si fiican baad u garab istaagday walaalkaa, ilaah hakaa abaal mariyo

     

    Qacbaro....xilkaagi waa iska riday, marka baashaalkaada meesha ka wado


  2. sidaad u sheegdeen probleemka waa la xalin karaa, me n my gfriends, ilaah waxaan kabarinaa mid oo hooyadiis tafta taagday ninteen-kala haadki, gabdhaha la dhashtayna (if any) iney Africa joogaan. Madax xanuunka meeshaas oo ku egyahay.....marka gabdho hadabo ducada sii bilaawa :D


  3. ^^^bal tan aan ka fiirsado....(waa su'aal fiican)

     

    xaalada hada ey ku sugan tahay Soomaliya, runti ma'aha meel loo guuri karo. Allaha naxariista baan ka baryeynaa inuu wadanki noo hagaajiyo.

     

    Bal hadaan u soo noqdo su'aashaadi, labada quf marki ey is gursadaan sidaad u ogtahay'ba wax kastoo weey kawada dhexeeyaan, sida shirkad camal. aniga qaas ahaan wexey ila tahay naagta wax garadka eh oo weli haysato dhaqankeedi regardless of qurbada kusoo kortay baa dhaqan karta odigeeda. su'aal baa meeshaan ka dhalaneesa, taasoo eh; Goormuu familka dhaqmi karaa? taas jawaabteeda waxaa waaye, midda uugu muhiimsan iney tahay ninkoo la dareensiiyo inuu yahay Rajjaalka gurika (head of household), shaqadaasna wexey u go'an tahay xaaska, sababtoo eh raggeena annaka (dumarka) baa qiimo u yeeli karna ama bah dili karna run ahaanti.

    Inkastoo ninka yahay odigi guriga, laga maarmaan waxaa eh inuu latashto xaaskiisa arin kastoo ku cusub, maxaa yeelay taasi wexey u sabab noqoneesaa IS AF GARAD (everyone can speak their mind) markaasna go'aan baa meel la isla dhigayaa.

     

    waxaan kusoo koobayaa...labadii quf oo xikmadaas leh baa is dhaqan kara, weyna ka dhax bixi karaan imtixaanka aduunka.

     

    aniga hadii uu yahay odigeyga waxa kor aan uuga soo hadlay, haa waan la guuri lahaay, inleen qufna lama rabo dhibaato reerkiisa.

     

    PS, Ilaaheey hanaga wada dhigo umadii isku dhaqanta, aamiin.


  4. war feebaro aa meel kasoo baxay...nin yahow waxaan intee kuugu qarsanaayeen, maskax ashuun aa tahay. dad badan aad u gabmatay....laakiin waan ka xumahay kama qeyb gali kari murtidaan inleen maskax nimeed aa loo baahan yahay.

     

    waan ka helay waxaad tixday inkastoo aanan fahmeenin qaarkood.

     

    quf kuu baxo aa laakiin fiicnaan leheed....

     

    J_11 ...goobta iska xaadiri kaabbo

     

    pls sii wada.....akhayaarta


  5. Qacbaro walle hadii uu aniga nin iga sugaayo inaan guur weydiisto ilaahayow kaas qulqul ha igu dhaafo abootooy na furo. sharaftii ayeeyo yaalekeey baan meel uuga dhacayaa.

     

    mar kale iigu soo celi, naag faraanti uma gelinaayi aa? wallee wax badan adna waa soo taagnaanee. waraa aaway baro family...quf kaa naxaayo ma jiro miyaa. aboowe kaalay imaaw UK aan ku ilbixiyee :D:D


  6. even though I concider my-self as a mature woman now...I dont think im still mature enough to become some ones wife to be frank with you. give me couple of years....then i can handle the maskax xanuun oo nagala maqan yahay guurka


  7. Shoobaro yaaqe maxaa waaye simbaatiyada aad ka diyaar saneysit adminka? Moderator maa rabtaa in lagaa dhigo? war ninyahow wax isku reeb...moderator wax uu kaa gala maqan yahay ma jirto....jiljileeca naga daa, quf baa isha kugu haayee ;)


  8. Ilaahey iima kaso ceebtaas!

     

    but honestly though.....how can a sista propose? how would the conversation go? I just cant imagine a sista wearing skirt n hijab getting down on 1 knee (or whatever it is that we maryooleey do). thats a BIG NO NO NO

    thats against my pride!


  9. ani wexey ila tahay qaladka iney lee yihiin waalidka sababtoo eh, shirkada soo saarto game yaasha wey ku qoraan da'da loogu tala galay....marka waalidka hadii uu u gado ciyaal ka yar dada meesha ku qoran markaas wixii dhibaato ka yimaado of course waalidka baa leh