Passion_4_Fashion

Nomads
  • Content Count

    1,064
  • Joined

  • Last visited

Posts posted by Passion_4_Fashion


  1. ^^^ of course he is insulting you.....hilfaha u qaad :D

     

    Qacda hayeey iska jir wiilo, quftaan mataqaanit, anaa la soo koray wiilasha xaafada waraf ee ku bursan jirtay. cagahaaga wax ka day ina adeer :D


  2. Orgilaqe....wlc dear, hope you enjoy your stay

    one piece of advice...critise ideas not ppl (helps you to stay out of trouble)

     

    Tuujiye loool I like how introduced ur-self, i gotta give it to you you've got humor..keep it up

     

     

    Jaceyl-baro ...xabiibi waxba kama taqaanit jaceylka ee runta iska sheeg. Aniga aa ku qalin jibiyay field kaas in fact my Phd is based on that. :D

     

    sorry no intention of hijacking the topic!


  3. ^^^innaa fajacnaa wamaa argagaxnaa......meesha ma fuusto leersaneeso aa taalo?

     

    Jaceylbaro weli masuwurka ma fiirinin waxaan ka baqaa wax ceeb ah oo in dhaheyga xamili karin inaan arko, teeda kalena tabar uma haayo soonkaan soonnaay in ajirka la iga dhimo ceebtaas daraateed, marka adaan ku weydiinayaa... maxaan ka sugaa musuwurkaas?


  4. ^^ calaa foorjo anaa agabar ku daraayo Tuujiye :D .....waa loo boohan yahay nin ka qoslisiiya dumarka

     

    thinks to herself.......bal talow wax kalena maku fiican yahay ninkaan intaan gabadhi lug goynin


  5. ^^^Funga Baguli yako to you too mate......and u r right I never heard of that yiddish saying and so what

     

    ONCE AGAIN THAT IS TOO MUCH TO READ

     

    waxaan sugayaa dad kaa aqrista waxaan dheer aad isku daalisay.

     

    Btw anigabo luqad kale waan kasaa laakiin aniga waxaan kaaga dheereeyaa fahammitaanka eh luqad uu qufka garaneynin iney tahay rude


  6. ^^^horta ma og tahay in ninka ka dambi badan yahay hadii uu gabar bikra u tago yacni dambigi labo jibaarkiisi aa helee.........Just thought I'd remind u

     

     

    Horta walaahi inuusan booskeyga eheen inaan la murmo sharciga Allah. Waan la soconaa inuu Allah swt Kutaabkiisa ku sheegay the consequences of adultery (if she was married-stone her to death, not married - cane her 100x)

     

    ^^hadalka meesha oo'ba isku soo xiray

     

    Allahu Aclam!


  7. bal arka weli wey sii wadaan murunkiyee........

     

     

    Garab T u asked me how would I like if he did that to me..........guess what I wouldn't care....coz I'm 110% sure that I wouldn't cheat ppl, 2timing brodas....naah wallah that ain't my field.

     

     

    QQ- well what can I say......dadka go'aankooda ku adag baan ahay, ogaaw laakiin iney tahay wax lagu faano ina-adeer :D

     

    OG-gal i honestly can't remember asking your approval.....leerta ha ikaa marto :rolleyes: