Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,390
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Is he your husband why do you care about his ilko. As the good general said "he doesn't believe in anything called fake Duriyaad" and it is about political alliances and sub clan level.
  2. Generaal Said Awil Jaamac caare oo fariin usoo Direy Wasiirka Qooto Qootada ah Ee Gashaan Dhiga oo uu Hore Nolosha Ugu Qabtay Siina Daayey unasheegay Asaga inusan Usocon Cafisna ufidiyey sheegayna Marka Inusan rabin Isaga eerabay Inakaahin Sarkaalka O hadalkiisa Siiwata Wuxuu Sheegay Beesha Badhan inuusan Waxba ugaysnayn Ayna isdajiyaaan wuxuu kalo iftiimiyey Sarkaalku In Uu umad Saomaliyed Ogoba dhex Joogo Ayna danbi ahayn Somali lajoogeedu Sida Somalidu uwada joogto Ethiopia Sarkalka oo Ciidamada lasoo dhoobay Badhana ubalan Qaadey inuu dulmiga Kasaaro Sarkaalku oo Wacadku kumaray ninki Wax islahaya inu iskeeno badka Faysal bootaan Sheegay inuu Nolosha kuqabanayo Sidi Sadaam Hussein Nolosha Loogu Qabtay
  3. DEG DEG:CAARRE OO DAGAALKII PUNTLAND & SOMALILAND KU BIIRAY & MUUSE BIIXI OO WADNAHA HAYA
  4. I think the Bajuni iyo Wagosha community also have a different title for their elders.
  5. The Suldaan rejected the conference cause it is only about Jeegaan and Oromo interests. The GX community of Daror & Gashaamo districts will look after their interests there just like they did for hundreds of years.
  6. Shaqaalaha Wasaaradda Warfaafinta Somaliland Oo Mushahar Laaani Soo Food Saartay https://burcoonline.com/articles/83320/Shaqaalaha-Wasaaradda-Warfaafinta-Somaliland-Oo-Mushahar-Laaani-Soo-Food-Saartay
  7. Whether Caare creates more bases in Sanaag or not waxba adiga lagama waydinayo Marwo.
  8. The Muuse Bixi administration interfered with his job by giving a fake plate publisher on the side to one of his nephews while he was doing his job.
  9. Golaha Guurtiida is one of the three pillars of Somaliland region (Guurtiida, Gov and Golaha wakiilada)
  10. Daawo Golaha Guurtida Somaliland Oo Raali Galin Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Safiirka Mamuul goboleedka Somaliland
  11. General Caare was in Kulmiye & Dhoob those are Big beard Ceerigaabo community towns. He is welcome to their lands. Bariga Sanaag wa la wada dega ciid gar uu deegan ma jirto.
  12. Wa sheeko ruun ah oo dhacday. Nicknames are not that easy to get in Waqooyiga.
  13. It is a nickname he earned to due telling supporters of his to explode shani drinks in Hargeisa for few nights after a dispute with Silanyo over the chairmanship (years ago) which they did. That is how the nickname sticked.
  14. You live in fairytales niyohow. You will see Caare humiliating Somaliland again by setting up shop in Sanaag for weeks end.
  15. Empty threats. Col Caare belongs in Sanaag and he will continue his missions as he sees it fit.
  16. Daawo Odayaal iyo Waxgarad oo ka Hadley Haweenay dhawaan lagu diley degmada Ceelafweyn