Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. It is the state responsibility if it is outside Somalia meeshu wa Somalia lkn. Many Landers have their families buried in south Somalia (natural death or otherwise) I have never heard one family requesting removal of the corpse to northern Somalia. Waxas aqoonsii kuma helaysan niyohow.
  2. Been ha ka sheegiin taariikhda isku dhexjir bay ahayeen. Mogadishu, Burco iyo Hargeisa wa magaalooyiin Somalia ka miid ah wax ay kala yihin ma jirto. Qofku meeshay doonan his immediate family ba lagu asaaya maha wax uu taal mamuul goboleedka Somaliland.
  3. dee wa ruunta ee anigu kama so jeedo Gabiley iyo 150ka meesha malin walba lafaha laga so guurayo for "aqoonsii" purpose.
  4. They can get a national burial where they are. Mogadishu iyo mamuul goboleedka Somaliland kuli waxay ka tirsanyihiin Somalia.
  5. I am from Somaliland region however I don't agree with this method of digging up graves for aqoonsii. It hasn't worked for 28 years, it won't work now.
  6. Graveyards digged in 150ka neighborhood of West Hargeisa. “Baadhitaankii Xasuuqa ayaanu wadnaa, 4-tii bishan waxaanu Xaafadda 150-ka ee Hargeysa ka helnay laba Xabaal-wadareed, labada Xabaal-wadareed waxa aad badan (Dadka ku aasan badan yihiin) ta Beerta ilma Dhamac, waxaanu Tacsiyadaynaynaa Dadka Dadkoodii halkaa lagu laayey ee Imika Lafahoodii hortooda dib loogu soo saarayo”.
  7. wa yaab walle. The federal government needs to investigate this since they control the airspace. They can easily find out what planes entered Hargeisa district and dumped the toxic waste.
  8. Michael Maryama would have been proud to see this video.
  9. Yes that is Siilanyo wife deceased brother. Most of his properties got inherited by her forcefully by passing his kids.
  10. [Somaliland] Odayaal Sheegay in Khasab Lagaga Qaaday Goobta Laga dhisayo Madaxtooyada Cusub
  11. Didn't he campaign for Muse Bixi? markas bu maanta ino calaacalaya. @galbeedi odaygan maxa ka khaldan. Prof Samatar Oo Ka Digay In Haddii Somaliland Lawada Yeelan Waayo Qabyaaladana Wax Laga Qaban Waayo Kooxna Macaashaynin Tusaalena Usoo Qaatay Jabkii Siilaanyo Ka Qabsaday Maraykanka.
  12. oday 80 jir ah oo gaalo noqonayo xiligas waba waali.
  13. Shaqaalaha W/ Caafimadka Ee Cerigaabo Oo Mudooyinkii U Danbeyey Ka Cabanayey Mushaar La'aan
  14. Why don't they build many dams and reservoirs across the land instead of wailing every year because of drought? we know most of the heavy rains that arrive usually end up in the sea due to their incompetence. Deg-Deg Somaliland Oo Ku Baaqday Roob-Doon