Generaal Said Awil Jaamac caare oo fariin usoo Direy Wasiirka Qooto Qootada ah Ee Gashaan Dhiga oo uu Hore Nolosha Ugu Qabtay Siina Daayey unasheegay Asaga inusan Usocon Cafisna ufidiyey sheegayna Marka Inusan rabin Isaga eerabay Inakaahin Sarkaalka O hadalkiisa Siiwata Wuxuu Sheegay Beesha Badhan inuusan Waxba ugaysnayn Ayna isdajiyaaan wuxuu kalo iftiimiyey Sarkaalku In Uu umad Saomaliyed Ogoba dhex Joogo Ayna danbi ahayn Somali lajoogeedu Sida Somalidu uwada joogto Ethiopia Sarkalka oo Ciidamada lasoo dhoobay Badhana ubalan Qaadey inuu dulmiga Kasaaro Sarkaalku oo Wacadku kumaray ninki Wax islahaya inu iskeeno badka Faysal bootaan Sheegay inuu Nolosha kuqabanayo Sidi Sadaam Hussein Nolosha Loogu Qabtay