-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
one hailed from Borama and the other Gabiley. AUN. @galbeedi
-
Taliyihii policeka iyo taliye ku xigeenkii police eeDeg Gar.adag ayaa lagu dilay Oog iyo Ceel Afweyn dhaxdooda halka dhawac soo gadhay danbi badhihi degmada gar.adag iyo wiil dhalinyaraa oo kaso racay ceel afweyn Labadan taliye ayaa kaso jeeda Gebilay Iyo Boorame Labada taliye ayaa dilkoodu la xidhiidha kadib markay ku qabteen degmada gar.adag alle hawnaxariiste Cali Ciid oo ku geeryooday jeelka ceerigaabo
-
One of them is the same jufo from before and a new one.
-
Xildhibaan cali ciid Oo ka Tirsanaa degmada Garadag Ayaa Ciidamada Boolisku si Qorshaysan ugu dileen saldhiga Ceergaabo Illahay ha u naxariisto Marxuumka
-
XOGO DHEERAADA OO LAGA HELAYO QARAX WALAXEED KA DHACAY MAGAALADA WAJAALE OO SOBOBAY DHAAWACA HAL QOF! TOG WAJAALE(W,N)-Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Ee Gobolka Gabiley ayaa Shalay Galinkii Danbe waxaa ka dhacay Qarax ka Dhashay Walxo aan la aqoonsan oo dhawaaqooda laga Maqlayay qaybo ka mida ah Magaalada Tog Wajaale. Dhawaaqa qaraxan ayaa amakaag ku noqday bulshada ku dhaqan magaalada Tog-Wajaale oo inta badan ku soo xoomay goobtii qaraxu ka dhacay. Inkastoo aan wali war rasmi ah ayna ka soo sareen Maamulka gobolka iyo ka degmada iyo ciidamada amaanku hadana waxay sheegayaan wararka ay wajaale news ka helayso ilo xog ogaal ah oo ka ag dhawaa goobta qaraxu ka dhacay; in qaraxani ka dhacay guri sandaqad ah oo ku yaala badhtamaha magaalada tog wajaale,isla markaana ka dhashay aalad la furfurayay oo wararka qaar ku sheegayaan inay ahayd macdan qaarna ku sheegayaan inay ahayd banbo. Waxay wararku intaas ku darayaan in ujeedada aaladan loo furfurayay ahayd in laga soo saaro alaabo ku jirta oo laga ganacsanayay balse ayna ahayn mid lagu diyaarinayay aalad lagu qarxiyo wadanka Somaliland. Ciidamada amaanka ayaa arintan u xidhay laba nin oo mid yahay farsamo yaqaankii furfurayay oo isagu ku dhaawacmay,oo gacan ka go,day lug na ay dhaawacan tahay ,oo hada xaaladiisa caafimaad lagula tacaaalayo dhakhtarka hargaysa, iyo nin kale oo isagu dilaal ahaa iyo gabadhii lahayd guriga uu qaraxu ka dhacay. Waxa kale oo iyagana baadi goob loogu jiraa sedex nin oo baxsad ah oo hawsha qayb ka ahaa. Masuuliyiinta degmada Tog wajaale iyo gobolka gabiley oo aan la xidhiidhnay si aan arintan wax uga waydiino ayaa ku gaabsaday inay baadhis socoto oo ayna ka hordhici Karin. Si astaba ha ahaatee inkastoo wararka xaqiiqada ugu dhaw sidaa sheegayaan hadana waxaa laga wada dhur sugayaaa natiijada baadhista ay wadaan ciidamada amaanku ay ka soo saaraan. Wixii Warar Dheerada ee kasoo Kordha Qaraxan Bom Gacmeedka ka ah kala soco Wajaalenews.net TOG WAJAALE OFFICE https://www.wajaalenews.net/?p=98653
-
Somaliland region investigative reporter says it is a false flag and Sland region itself is behind it. https://imgur.com/vj8aLhz
-
reerkayga wa kuwa baakhtiigaga wadhay Ceel Afweyn ka dhibna aad aarsan wayday siida odaygii Jaamac ee tuulaada Ceeryaan 3da wiil uu dhalay loga dilay. Marka nin ficil la'an lagu sheegi karo ma ihi. :D Now back to the topic about the explosion in Wajaale.
-
Daawo: Faah Faahin Kasoo Baxaysa Qarax Laga Maqlay Magaaladda Wajaale oo Ku Taala Xadka Somaliland iyo Itoobiya. https://www.facebook.com/saabtv/videos/427871291333538/
-
Colaada Markale Ka Soo Cusboonaatay Deegaanka Gobolka Sanaag Iyo Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca Inta Uu Yahay Hargeysa (Ilays-News):- Laba qof ayaa ku geeriyooday hal qofna dhaawac culus ayaa soo gaadhay ka dib Colaad markale ka soo cusboonaatay deegaanka gobolka Sanaag https://www.ilaysnews.com/colaada-markale-ka-soo-cusboonaatay-deegaanka-gobolka-sanaag-iyo-tirada-dhimashada-iyo-dhaawaca-inta-uu-yahay/?fbclid=IwAR1BPHbd5_7C91__16SrDyzZrj1C9OjrHzfVpfoD8WcIeiX7DKFuyhKSJgY
-
Meeshu wasakh badana?
-
Where did I accuse them? it is their own sheikhs that are raising the alarm for the raise of Christianity in Sland region. It is true there is a large number of non Muslim Somalis behind the curtain and that is to raise in the future.
-
Wa ruun ariintas.
-
Governor Bixi seems to be lost and alone in UAE. Odaygii ma khatka ka dhamaday?
-
It is unlikely for that to work for now. Deni doesn't have the same connection Gaas had with the other mamuul goboleeds.
-
It is actually about Bosaso. Deni was selected for Puntland federal state not mainstream Somalia politics.
-
It is not fake news. Even a lot of Somaliland region journalists are reporting it. Deni already met with high officials of DP World, is that something to brag about.