Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Hargeysa: Xisbiga UCID Oo Xafiis Muhiim Ah Ka Furtay Badhtamaha Suuqa Waaheen Ee Magaalada Hargeysa + SAWIRO Hargeysa (Oodweynenews)- Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa saaka xafiis muhiim ah ka furtay badhtamaha suuqa Waaheen ee magaalada Hargeysa, kaas oo qayb weyn ka qaadan doona hawlaha ololaha doorashada ee maalmaha yari ka hadhsan yihiin. Xafiiskan oo uu xadhiga ka jaray Gudoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali, waxa furitaankiisii ka soo qayb-galay masuuliyiin sar-sare oo ay ka mid ahaayeen, Gudoomiye ku xigeenka koobaan Aadam Mire Waqaf, Xoghayaha xidhidhka Bulshada C/nasir iyo Xoghayaha Maamulka iyo Qorshaynta Maxamed Xasan Dirir, gudoomiye ku xigeenka labaad fagfagaash, madax kale iyo taageerayaal fara badan. Gudoomiyaha xisbiga oo halkaas dadka kala hadlay, ayaa si weyn uga mahac-celiyey sida ay isugu xil-qaameen u hawl-gelida Xafiiska, isaga oo ku adkeeyay inay dadaal iyo karti badan muujiyaan marka la gaadhoi wakhtiga ololaha doorashada. Waxa kale oo uu Gudoomiyuhu sheegay in xisbiga UCID uu yahay ka keliya ee ka damqanaya mashaakilaadka kala duwan ee dalka iyo dadka haysta, isaga oo ugu ballan-qaaday haddii ay ku guulaystaan talada dalka inay si hagar la’aan ah ugu gudu doonaan abaalkooda. Waxa kale oo uu dadweynaha ku booriyey inay is-garab taagaan oo ay codkooda siiyaan xisbiga Cadddlada iyo daryeelka ee UCID, oo uu ku sifeeyey xisbi awood iyo karti u leh inuu Somaliland ka saaro dhibaatooyinka kala duwan ee haysta. Oodweynenews.com/Hargeysa Office
  2. Xaaji Cabdikariim Xuseen Oo Fariin U Diray Musharixiinta U Tartamaya Xilka Madaxtinimo Ee Somaliland Saturday, 29 May 2010 "Waxaan leeyahay ragga tartamaya ninka buuq kiciyaa waxba kuma helo sharaftana wuu iska ridaa shicibkana wuu dhibaa." Hargeysa - Xaaji Cabdikariim Xuseen Xaaji (Cabdi Waraabe) oo ka mid ah mudanayaasha Guurtida ugu da’d weyn, ayaa ugu baaqay musharaxiinta saddexda xisbiyada Qaranka ee ku tartamaya doorashada madaxtooyada ee Somaliland in ay ku tartamaan si walaaltinimo ku jirto oo aanay isu arag cadow tartamaya, isla markaana kii ku guulaysta doorashada madaxtooyada ay si wanaagsan ula shaqeeyeen kuwa kale ee aan nasiibka u helin in ay ku guulaystaan doorashadaasi. Xaaji Cabdi Waraabe ayaa hadalkaa saaka ka sheegay mar uu ka hadlayey shirjaraa’id oo guddida dib u dhiska Biriijka labaad ee Hargeysa kaga warbixinayeen halka uu marayo dismaha biriijkaasi. Mudane Xaaji Cabdikariim Xuseen waxa uu dadweynaha reer Somaliland u soo jeediyey in ay si nabadgelyo ku jirto ay codkooda u dhiibtaan, isla markaana ay Xisbiga uun codkooda siiyaan "Waxaan leeyahay ragga tartamaya in aad aragtaan hareeraheena waxa dhib ka taagan, waxaan leeyahay ragga tartamayow si nabadgelyo ku jiro oo sharaf leh u tartama, musharaxa helana loogu mahadnaqo. Ka laga helo ee haneeyaana weligiiba waa madaxweyne oo waa nin dadka iyo dalkaba u tudhay, ninka buuq kiciyaa waxba kuma helo sharaftana wuu iska ridaa shicibkana wuu dhibaa."Ayuu yidhi Xaaji Cabdi Waraabe Xaajigu waxa uu dadweynaha ugu baaqay in ay meel uga soo wada jeestaan ciddii nabadgelyadooda wax u dhimaysa kana shaqeeyaan sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho si nabad ah u dhacda, taas oo uu uu sheegay in uu ku xidhan yahay Aqoonsiga Somaliland- Ramaas
  3. Haatu, that is beyond the point i am surprised some people in here are paranoid and think a person would lie about his own nation.
  4. Tuujiye, where is the proof to your allegations? don't make allegations you can't back up, i post original stuff not fake.
  5. Tuujiye , just check google earth you will find out many places in the north are not desert but actually have a different climates ranging from plains to forests, to the guba hot climate somaliland has 4 different climates in different areas meesha ma bari baad uu mooday lol? your clueless. Somaliland has 4 different climates Hawd - Climate - around garoodi and southern borders Highland Climate - around Sanaag and Sheikh that is where the forests are located, also gabiley has mild highland climate alongside borame areas alot of farms grow there. Mild Climate - Hargeysa etc Guba climate - around berbera areas
  6. Originally posted by nuune: And this is Hargeisa, Somalia Nuune you don't have to post fake pictures hargeysa has it's own beauty. :rolleyes: Southern Hargeysa - Calamadaha
  7. Originally posted by Kool_Kat: ^Cirkiina maxaa ku dhacay? Qalbigiina siduu greyed-out uyahay miyuu cirkiinuna yahay? How depressing! Kool_Kat, it just happened to be a cloudy day rain was on the way, here is 1 with a blue sky by the sea of Maydh, and mangoes growing on the side of the mountains lol, all pictures are original by the way.
  8. Gedonet is jokes walle, i guess when Maslax couldn't be a president due to his shady past and being the son of the late dictator it was time to try other alternatives.
  9. Where is bender Ziyaada is it west of bosaso? near Qaw?
  10. Barwaaqada - Sanaag - Historic Rugayda - Maydh District - Somaliland
  11. lol, are you inlove with her eyes or her?
  12. . Cowke, to be honest most people are fed up with the hyprocisy of those garaads you mentioned it seems they don't have a common ground nor principles they should either stick with their original choice of somaliland or join puntland and not ask for unrealistic things such as SSC adminstration it simply won't work since sool is a landlocked region with no proper roads, no port, no sea-access, = landlocked, no economical backbone - capitalism etc the list is endless.
  13. Cowke , your wrong here somaliland is against a SSC landlocked state to be created under it's nose so is puntland , it's neither of their interest for a landlocked sool adminstration to be created, that is why both Riyaale and Faroole are against a such idea. but honestly i don't believe this SSC will succede it will be like just another makhiir if not worse, makhiir had advantage and that was sea-access and a port, but sool is landlocked and they economically mostly depend on either somaliland or puntland. but your right the creaters of this SSC militia do have a hidden agenda last time they were cheering for somaliland and now suddenly they want to create a tribal landlocked state, also you should keep in mind in the past xaklo-toosiye wanted to be part of UCID party and other parties in somaliland but they rejected him. Your also right on the part "Hidden Agendas" also known as using sool as pawn to get a minsterial post in this case "Xaklotoosiye" who wants to mislead the masses into thinking his liberating anything but his really after just getting a minsterial post, creaters of this SSC militia do have a hidden agenda last time they were cheering for somaliland and now suddenly they want to create a tribal landlocked state, also you should keep in mind in the past xaklo-toosiye wanted to be part of UCID part and other parties in somaliland before they rejected him infact Xaglatoosiye was qouted saying "Hargeisaa Garoowe iiga dhow" when he was trying to get into UCID Party lol.
  14. Faroole made it clear in the past week any SSC sympathizer, financer in pland will be arrested, so i am not surprised in the slightest to be honest.
  15. Cowke, you can find mine in the group called Republic of Somaliland - Libaaxyaada Somaliland.
  16. like they say you can't never win an arguement with a lady, habeen wacaan indeed i think i got better things to do then letting you ruin my thread.
  17. Aliyah, that is a different issue i am from SSC aswell and i have to voice my concerns in that land since it includes "Sanaag" i could careless about sool & cayn though good luck with that.
  18. Aliyah, anigu i don't believe in somaliweyn walalo go find someone else to preach and lastly sanaag is part of somaliland how would i know? because it's my native province, god bless sanaag indeed.
  19. NNC, and who said i can't post somaliland natural national park beauty in here? ciid iga xiigta SOL ma jirto ee iska amuus yaray before you embarrass yourself, you clearly have vendetta against somaliland if you have nothing positive to say in this topic you know where the door is....
  20. NNC , back to the topic sxb what do you think of the video? was it recorded professionally in somaliland standards?
  21. It was a question what arguement are you talking about? seems some people have issues here.
  22. Aliyahh , somalinimo baad daadkii ku washay horta ma General saado ali baad la shaqaysa?
  23. NNC, Apparently somalis from the khaleej, djibouti, somaliland, ethiopia - somali region etc are also welcomed to post here, it's not all about somalia you know get with the programme.
  24. Maya, Maydh has nothing to do with somalia in reality they are part of the Arab Khaleej family of somaliland so saying somalia won't make any purpose.