Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. I don't know why you have Galaydh there when it is said his having difficulties becoming a member of parliament.
  2. http://www.raxanreeb.com/2012/08/igad-au-qm-oo-digniintii-ugu-cusleyd-u-jeedisay-siyaasiyiinta-soomaalida-ee-laaluushka-ku-bixinaya-xulitaanka-baarlamaanka-cusub-ee-soomaaliya/
  3. IGAD, AU & QM oo Digniintii Ugu Cusleyd u Jeedisay Siyaasiyiinta Soomaalida ee Laaluushka Ku Bixinaya Xulitaanka Baarlamaanka Cusub Ee Soomaaliya Muqdisho (RBC) Digniintii ugu culeyd ee si wadajir ah uga soo baxda Xafiisyada siyaasadda ee Qaramada Midoobay, IGAD iyo Midowga Afrika ayaa loo jeediyey siyaasiyiinta Soomaalida eefaraha kula jira laaluush bixinta, dibu dhigista iyo eexda lagu hayo hawlaha xulista baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. War qoraal ah oo Raxanreeb ay heshay kaasoo xalay ka soo baxay saddexda masuul ee ugu sareysa saddexda xafiis eek ala ah Wakiilka Qaramada Midoobay Augustine Mahiga, Wakiilka Midowga Afrika Aboubakar Dyara iyo Wakiilka IGAD Kipruto Kirwa ayaa lagu sheegay in tallaabo deg deg oo cad laga qaadayo siyaasiyiin aan la magacaabin balse la sheegay inay faraha kula jiraan hawlaha xulista baarlamaanka cusub ee Soomaaliya. “Waxaan heleynaawarar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaaraya dad Soomaali ah iyo xubno beesha caalamka ka mid ah oo sheegaya in koox siyaasiyiin ah ay ku hawlan yihiin laaluush bixin, cabsi gelin iyo qaab aan caddaalad ahayn inay u adeegsadaan xulista xildhibaanada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ee soo dooran doona gudoomiyaha baarlamaanka, ku xigeenadiisa iyo madaxweynaha” ayaa lagu yiri war saxaafadeedka wadajirka ee ay soo saareen Midoobay, IGAD iyo Midowga Afrika. War saxaafadeedka ayaa sidoo kale cadeeyay in siyaasiyiinta qaarkood ay hanjabaad iyo digniino u direen odayaasha dhaqanka iyo guddiga xulista baarlamaanka kadib markii ay diideen qaarkood inay lacago ka qaataan oo ay xildhibaano u qoraan, siday rabeen siyaasiyiinta. “Waxaan ka walaacsanhay in xubnaha 135 oday dhaqameed iyo guddiga xulista baarlamaanka loo jeediyey hanjabaad ka dhan ah amnigooda” ayaa lagu yiri warka qoraalka ee wadajirka ah. War saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in shakhsiyaadka arimahan ku lug leh laga qaadayo tallaabooyin isugu jira:- 1) IN LAGA JOOJIYO QABASHADA XIL DAWLADEED 2) IN LAGA QAADO TALAABOOYIN GAAR AH OO LAGULA XISAABTAMAYO DEMBIYADA AY KA GALAYAAN SHACABKA SOOMAALIYEED War saxaafadeedka wuxuu kaloo xusay in qaar ka mid ah siyaasiyiinta ay rabaan inay dib u dhigaan hawlaha doorashada iyo baarlamaanka cusub si ay meesha uga saaraan in haweenka oo 30% la siiyey ay soo galaan baarlamaanka. Sidoo kalana siyaasiyiinta ma xishoodayaasha ah ayaa la sheegay inay ishortaag ku sameynayaan in dadka aqoonta leh ee Soomaaliyeed ay soo galaan baarlamaanka iyagoo lacago laaluush ah ku bixinaya odayaasha dhaqanka. DEMBIILAYAASHA War saxaafadeedka ayaa wuxuu ka codsaday odayaasha dhaqanka iyo guddiga xulista baarlamaanka inay ka reebaan liisaska dadka dembiilayaasha ah ee la xaqiijiyo inay dhibaato u geysteen shacabka Soomaaliyeed isla markaana weli ishortaag ku sameynaya nabada iyo xasiloonida Soomaalida ay heli lahayd. Sidoo kale qaswadayaasha noocyadooda kale waa inaysan ku soo laaban baarlamaanka cusub, ayaa lagu yiri qoraalka war saxaafadeedka ee wadajirka u soo saareen Midoobay, IGAD iyo Midowga Afrika. “Lama aqbali doono in dib loo rido waqtiga baarlamaanka cusub iyo doorashooyinka la qaban lahaa, mana la ogolaan karo in hawlaha baarlamaanka looga faa’ideysto laaluush iyo wax isdabamarin” ayaa lagu soo gabagabeeyay war saxaafadeedka. Digniintan ayaa ah tii ugu cusleyd ee loo jeediyo siyaasiyiinta Soomaalida gaar ahaan iyadoo si weyn loo hadalhayo hawlaha kala iibsiga baarlamaanka cusub oo sida la sheegay lagu lagu kala gadanayo $20,000 doolar illaa $30,000 doolar halkii xildhibaan. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  4. http://horseedmedia.net/2012/08/09/shiikh-shariif-oo-degmooyin-cusub-magacaabey/
  5. Shiikh Shariif Oo Degmooyin Cusub Magacaabey Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa iska soo daba saarey wareegtooyin uu degmooyin ugu magacaabayo tuulooyin ka tirsanaa gobolka Shabeelada Dhexe oo uu isagu ka soo jeedo, xili Mandate-kiisi ay ka harsan tahay wax ka yara laba todobaad. Tuulooyinka Ceel Axmed, Ceel Baraf iyo Al-kowsar oo dhamaantood ka tirsan gobolka Shabeelada Dhexe ayaa wareegtooyinka Madaxweynaha ku soo baxay in ay yihiin degmooyin rasmi ah. Wareegtooyinka ayaa ku mudeysan ka hor inta aan la ansixin dastuurka Federaalka Soomaaliya, waxaase warbaahinta ku hadasha afka dawladdu soo bandhigtey todobaad ka dib ansixintii dasuurka. Tuulooyinkan oo dhamaantood ahaa goobaha ay ku xoogan yihiin taageerayaasha Madaxweynaha ayaa magacaabidoodu u muuqdaan kuwo ka mid ah ololiisa musharaxnimo. Tirada guud ee degmooyina Shabeelaha Dhexe ayaa noqonaya 8 kuwaas oo shan kamid ah ay jireen ka hor bur-burkii qarankii Soomaaliyeed 1991-kii. Todobaad ka hor ayey ahayd markii Madaxweynuhu soo saarey wareegto uu Tuulada Gelinsoor ugu aqoonsanayo degmo. Horseed Media
  6. C/weli dooro Waa Faroole dooro ! http://allssc.com/2012/08/cweli-dooro-waa-faroole-dooro/
  7. http://www.raxanreeb.com/2012/08/dibad-baxyo-lagu-taageerayo-musharaxnimada-prof-cwali-maxamed-cali-oo-ka-dhacday-gaalkacyo/
  8. Dibad-baxyo lagu taageerayo Musharaxnimada Prof; C/wali Maxamed Cali oo ka dhacday Gaalkacyo Gaalkacyo (RBC Radio) Isu-soobax balaaran oo ay soo qaban qaabiyeen qaar ka mida wax garadka Gaalkacyo oo ay ka dhex muuqdeen Maamo Sureer Cabdi Firin, Maamo Xaawo Xasan dheel (Xaawo cad), C/casiis Nuur Xaashi (Calas ) oo lagu taageerayo Musharaxnimada Ra,iisul wasaare Prof; C/wali Maxamed Cali (gaas) ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Mudug. Boqolaal qof oo wata gaadiid aad u fara badan oo lagu soo xardhay Sawirka iyo hal-kudhigyo muujinaya kartida Prof gaas ayaa socod ku maray jidka laamigaa ee gudaha magaalada waxaana isu-soobuxu ka biloowday aggaarka dawladda hoose ee Gaalkacyo. Dadka isu soo baxay oo watay Calanka Soomaaliya iyo Sawirka Prof; gaas ayaa markii danbe isugu soo qulqulay garoonka ciyaaraha ee Cawaale, waxaana halkaasi kula hadlay Siyaasiyiin, Isimo iyo waxgarad caan ka ah bulshada dhexdeeda. Masuuliyiinta maamulka gobolka Mudug ayaa ka mid ahaa xubnihii halkaasi ka hadlay sida weyna u taageerayay musharaxnimada C/wali Maxamed Cali wuxuuna codkiisa ku daray taageerada ballaaran ee la siinayo Proffessor C/wali Maxamed Cali. Madaxweyne-ku xigeenkii hore ee Puntland Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) ayaa Dadka isu-soo baxay u sheegay inuu C/wali Maxamed Cali mudan yahay in la doorto Bulshada Mudugna ay siiyaan taageero dhan walbaa. Mid ka mida Isimada Puntland oo lagu magacaabo Suldaan Maxamed Xasan Xaaji Cali oo ka mid ah madaxda dhaqanka ee ugu caansan Puntland ayaa isaguna la hadlay Boqolaalkii qof ee isugu yimid fagaaraha Cawaale Stadium ee Gaalkacyo. 20ka Bishan aynu ku jirno ee Augst ayaa la wada sugayaa inay Soomaaliya ka gudubto marxlada Kumeel gaarnimada waxaana dalka iyo dibadiisaba ka soconaya abaabulo kala duwan oo ay wadaan musharaxiinta doonaya xilka madaxtinimo ee Soomaaliya. Prof ; C/wali Maxamed Cali oo muddo fara badan ku noolaa Dalka Maraykanka ayaa tan iyo markii uu ku soo biiray saaxa siyaasadeed ee Soomaaliya waxaa wax badan ku soo kordhiyay hanaanka qaranimo ee Soomaaliya, waxaana intii uu ahaa Ra,iisul wasaaraha Soomaaliya uu wax badan ka qabtay arimo badan oo ay ka mid tahay xoraynta gobolo badan oo ay horay u haysteen kooxaha ka soo horjeeda Soomaaliya. Xafiiska Wararka Raxanreeb Gaalkacyo Soomaaliya
  9. http://www.raxanreeb.com/2012/08/jahwareer-ka-taagan-xulitaanka-baarlamaanka-cusub-iyo-guddiga-xulista-oo-amaankooda-u-baqaya-warbixin/
  10. Jahwareer Ka Taagan Xulitaanka Baarlamaanka Cusub Iyo Guddiga Xulista oo Amaankooda u Baqaya (Warbixin) Muqdisho (RBC) Jahwareer weyn ayaa ka taagan xulista xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Somaaliya oo toddobaadkan magaalada Muqdisho laga bilaabay qabashada liisaskooda ay soo gudbinayaan odayaasha dhaqanka. Xubnaha guddiga xulista xildhibaanada ayaan illaa hadda ku guuleysan inay ilaaliyaan shuruudihii u dhignaa xulista xildhibaanada cusub kadib markii ay ka awood bateen odayaasha beelaha iyo siyaasiyiin saameyn ku leh xildhibaanada cusub kuwaasoo qaarkood ay ku jiraan xubno ka mid ah madaxda dawlada. Maalintii Axada ee lasoo dhaafay ayay xubnaha guddiga xulista ku dhawaaqeen inay si rasmi ah u bilaabeen qabashada liiska xubnaha baarlamaanka ee ka kala imaanaya beelaha Soomaaliyeed iyagoo sheegay inaysan aqbali doonin cid shuruudaha aan soo buuxin. Wariyaasha Raxanreeb ayaa indhahooda ku arkay siyaasiyiin iyo masuuliyiin saf ugu jira goobta ay guddiga xulista ku qabanayaan liisaska baarlamaanka halkaasoo dood iyo buuq ay ka taagneyd labadii maalmood ee la soo dhaafay. Sida ay Raxanreeb ka ogaatay xubnaha guddiga xulista waxaa aad u adkaatay in la raaco shuruudhii loo dejiyey mudanayaasha cusub ee baarlamaanka, waxayna taasi kaliftay in xitaa qaar ka mid ah qabqablayaashii hore ee dagaalka ay soo galaan liisaska la soo gudbiyey. Ilo wareedka ayaa Raxanreeb u sheegay in beelaha ay ku goodiyeen inay ka bixi doonaan baarlamaanka haddii lagu xujeeyo in la bedelo magacyada ay soo gudbisteen. Dhanka kale waxaa weli heerkii ugu sareeyay maraya kala iibsiga boosaska baarlamaanka oo hadda maraya in ka badan $20-kun doolar. Xubnaha cusub ee baarlamaanka ee saacadihii la soo dhaafay aan helnay magacyadooda waxaa ku jira wasiirada xukuumadda hadda xilkeedu dhamaanayo iyo siyaasiyiin qurbe joog ah. Shahaadooyinka been abuurka Magaalada Muqdisho waxaa xad dhaaf u shaqeynaya goobaha lagu qoro dukumintiyada codsiyada iyo taariikh nololeedka “CV” halkaasoo aad ku arkeyso dad xildoon ah oo ah qoranaya waraaqo cadeymo ah oo ku saabsan taariikhdooda. Mid ka mid ah goobihii aan booqanay oo ku taalla Xaafada Taree Biyaano ee degmada Waaberi ayaa wariyaasha Raxanreeb ku arkeen shahaadooyinka dugsiga sare iyo kuwa jaamacadaha oo BEEN ABUUR ah oo ay sameysanayaan qaar ka mid ah dadka xildoonka. Wariyaha Raxanreeb ayaa ogaaday in halkii shahaado ee dugsiga sare lagu iibinayo qiime gaaraya $30 (soddon doolar) halka shahaadada Bachelor-ka ee heerka jaamacadeedna lagu kala iibsanayo $50 illaa $60 doolar. Mid ka mid ah dadka ka shaqeeya dukaamada lagu daabaco shahaadooyinka oo aan la sheekeysanay ayaa Raxanreeb u sheegay in dadka ay u sameynayaan shahaadooyinka ay yihiin xildhibaanada cusub ee baarlamaanka raba inay ka qeybgalaan, isla markaana ay faa’iido badan beryahan ka helaan sameynta shahaadooyinka. Amaanka guddiga Ilo wareedyada waxay kaloo Raxanreeb u sheegeen in xubnaha guddiga xulista baarlamaanka oo ka kooban 29 xubnood oo labo ajnabi yihiin ay u guureen xarunta Xalane ee saldhiga u ah ciidamada AMISOM kadib markii hanjabaado amnigooda khatar ku ah ay soo gaareen. Ma cadda cida hanjabaadan ay kala kulmeen hase yeeshee saraakiisha AMISOM ayaa laga codsaday inay damaanad qaadaan amniga xubnaha guddiga oo rag iyo dumar isugu jira. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  11. http://www.raxanreeb.com/2012/08/faah-faahin-qoddobo-ka-soo-baxay-shirkii-saxiixayaasha/
  12. Faroole oo Faramarooqsaday Soo Xulista Afar Kamid ah Xildhibaanada SSC (Faah Faahin) Nairobi [Radio RBC] Waxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shirkii saxiixayaasha dhabaha looga baxayo ku meel gaarka oo shaley iyo maanta socday. Shirka oo ay ka qeybgaleyn shan ka mid ah kooxda saxiixayaasha, kaddib markii uu ka baxay madaxweynaha KMG ah Shariif Sheekh Axmed oo ka carooday qoddobo ka mid ah wax yaabaha la soo jeediyay. Shirka oo gabagabadiisa laga soo saaray ilaa siddeed qodob, oo ka mid yihiin: *In xubnaha baarlamaanka ee ka immaanaya Gobalada Sool, Sanaag iyo Ceyn afar ka mid uu soo magaabo madaxweynaha Puntland Cabdi Raxmaan Faroole, halka kuwa soo haray ay soo magacaabi karaan odayaasha beesha dhul bahante ee ku sugan Muqdisho, * In la adkeeyo ammaanka guddiga farsamada ee ku howlaan soo xulidda baarlamaanka. *In tirada baarlamaanka laga dhigo 275 mudane. *In si wadajir loo cambaareeyo laaluusha lagu bixinaayo xubinimada baarlamaanka cusub in ugu yaraan qofkii noqonaya baarlamaan uu lee yahay aqoon. *In la xaliyo khilaafka ka dhexjira maamulka Galmudug, kaddib markii dhawaan madaxweyne cusub la doortay, iyadoo uu hadda shirka Roud-Mapka uu ka qeybgalay Maxamed Caalin, arrintaasna waxa loo xilsaaray in uu xali madaxweynaha Soomaaliya. Shirka ayaa sidoo kale looga hadlay dhameystirka waxyaabaha ka haray qorshaha looga gudbayo KMG ah oo ku eg bisha August. Markii shirka uu soo dhamaadahy waxa saxaafadda si wada jir ah u la hadlay ra’iisul wasaaraha xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya, Dr Cabdiweli Maxamed Cali iyo wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Augustine Mahiga. Ra’iisul wasaare Gaa ayaa sheegay in dhamaan wax yaabaha looga hadlay shirka la isku afgartay, wuxuuna intaa raaciyay in shirka uu si guul ah ku dhammaaday. Danjire Mahiga ayaa sheegay in shirka wax yaabaha looga hadlay ay ku jireen soo xulidda xildhibaannada baarlamaanka cusub iyo shuruudaha looga baahan yahay oo ay ka ku jiraan aqoonta, inaanay dambi horey u soo gelin iyo musuq la’aan. Waxa kaloo uu tilmaamay Mahiga in saxiixeyaasha Roud-Mapka ay isla garteen in guddiga farsamada ee soo xulidda xildhibaannada ay noqdaan kuwo madax bannaan oo dhexdhexaad ah.
  13. No Khaatumo militia killed him as they are trying to secede from Somaliland.
  14. http://somalilandsun.com/index.php/sports/1238-somalilands-mo-farah-wins-olympic-10000m-gold-for-great-britain
  15. Somaliland’s Mo Farah wins Olympic 10,000m gold for Great Britain Sunday, 05 August 2012 03:50 Best moment of MO's life"This is the best moment of my life" - Farah A son of Somaliland Mohamed Farah has done his motherland of Somaliland and adapted Great Britain great after he stormed to Olympic 10,000m gold to seal an extraordinary night for British athletics in the Olympic stadium. The 29-year-old world 5,000m champion ran a near-perfect race to cross the line in 27 minutes 30.42 seconds, with his training partner Galen Rupp in silver and Ethiopia's Tariku Bekele in bronze. Farah's triumph ended a run of four successive Ethiopian wins and stopped Kenenisa Bekele from winning a third consecutive title. Four years ago in Beijing, Farah failed to qualify for the 5,000m final, and in that moment of defeat vowed to give everything he had to become the best in the world. On Saturday that undertaking came to glorious fruition as he was roared to unforgettable victory by 80,000 ecstatic supporters. Farah, who was joined on his lap of honour by wife Tania and daughter Rihanna, said afterwards: "I just can't believe it, the crowd got so much behind me and was getting louder and louder. "I've never experienced anything like this - it will never get any better than this, this is the best moment of my life. "It doesn't come round often and to have it right on the doorstep and the amount of people supporting you and shouting out your name." Mike McLeod was the last Briton to win a 10,000m medal with silver in 1984, but no British male has ever before won a global title at this distance. Analysis "Mo went in with a race plan and he learned from last year. He showed great enthusiasm and guts. I am really pleased for him because he had a lot of expectation on his shoulders. He was expected to win and he came through." At 5,000m Farah was comfortably set in a large pack going round at a tough but not brutal pace, the leaders going through in 14 mins 39.5secs. Tadese went to the front with 11 laps to go before Kenya's Moses Masai picked it up 400m later and tried to stretch the field out with a lap of 63.8secs. Wilson Kiprop had already dropped out injured, and Farah stayed on Bekele until, with five laps to go, he made his first move and eased up to third. To an enormous roar from the crowd Farah then accelerated again at 8,800m and followed as the younger Bekele brother Tariku went to the front. Farah looked effortless, poised, and with 800m to go held his position in the front two. At the bell he made his big move, bursting into a lead of a metre on the straight and then kicking again with 90m left to go away clear. It was an almost unreal end to the most astonishing of nights - and Farah still has the 5,000m to come.
  16. kkkkkkk Faroole has been became the nightmare of Khaatumo.
  17. http://somalilandpress.com/somaliland/33011/somaliland-separatists-assassinate-sool-treasury-police
  18. Somaliland: Separatists assassinate Sool treasury – police LAS ANOD — The regional treasury of Sool was killed when suspected pro-secession gunmen shot him on Thursday night in Las Anod, a security official said. Mohamed Awil was in the business district when up to three gunmen suspected of belonging to an armed faction of the separatist Khaatumo Movement attacked him. Mr. Awil was pronounced dead on the scene and the suspects fled the scene on foot even though police arrived immediately. Security forces told local media an investigation was already underway. Efforts to contact senior officials in Las Anod for questioning were unsuccessful. The violence on Thursday night came a day after unknown assailants hurled a hand grenade at the residential home of Las Anod’s new mayor, Mr. Farah Abdi Yare. The attack injured a police officer, who was rushed to a local hospital. The latest surge in violence is believed to be linked to the recent agreement between President Ahmed Silanyo and former SSC militia leader, Suleiman Isse Ahmed ‘Hagaltosie’. Mr. Ahmed gave his pledge to disarm militia in Buhodle to President Silanyo during a meeting held in Dubai last month. The move has reportedly angered an another faction based in Taleh, which is led by Somalia’s former Prime Minister, Ali Khalif Galeir. Ahmed accused them of destabilising the region during his keynote address to Buhodle residents following his return from UAE at the end of July. It was just last week when he survived an attempt on his life after Khaatumo gunmen opened fire at him. The former rebel leader recently turned a peacemaker and there are speculations he might be rewarded with a ministerial position in the Ahmed Silanyo government. In a related development, General Ismael Mohamed Osman, the chief of the armed forces welcomed the recovery of two battle-wagons and a civilian vehicle on Wednesday. The General said members of the Khaatumo separatists ambushed the vehicles back in March but they were returned by deserted fighters from the group. Khaatumo separatists are engaged in a violent confrontations with Somaliland forces in the southern region of Sool. Somalilandpress August 3, 2012
  19. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/Siyaasiyiin-Iyo-Madax-dhaqameed-Reer-Khaatumo-Ah-Oo-Fadeexad-Ka-Dhaxlay-Kulan-Ay-Maanta-Muqdisho-Kula-Yeesheen-Safiirka-Dawlada-Turkiga-U-Fadhiya-Muqdisho.html
  20. Siyaasiyiin Iyo Madax-dhaqameed Reer Khaatumo Ah Oo Fadeexad Ka Dhaxlay Kulan Ay Maanta Muqdisho Kula Yeesheen Safiirka Dawlada Turkiga U Fadhiya Muqdisho Muqdisho (Ramaas) July 28,2012 – Kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo oo qaar ka mid ah siyaasiyiintooda iyo Madax-dhaqameedkoodu ku sugan yihiin Magaaladda Muqdisho ayaa maanta kulan la yeeshay safiirka dalka Turkiga u fadhiya Somaliya, waxayna ka dalbadeen caawiyo dhinaca bani-aadaminada ah. Kooxda Khaatumo oo dedaal ugu jira sidii ay dhaqaae u heli lahaayeen ka dib markii ay soo waajahday dhaqaale la’aan sababtay in warbaahinta ka sheegaan ayaa dawlada Turkigu ka dalbaday caawiyo dhinacyo badan ah, iyagga oo dawlada Turkigu ugu cawday in deegaanada Sool iyo Buuhoodle aanay gaadhin caawimada Turkigu, sidaa daraadeedna wax laga soo gaadhsiiyo. Kooxdan oo ay ka mid ahaayeen Maxamed Saleebaan Ducaalle oo kooxda Khaatumo ugu magacaaban wasiirka Amniga iyo dhowr Madax-dhaqameed ah ayaa safiirka Turkiga ee Somaliya Dr: Kani Torun iyo masuuliyiin ka socday hay’adda Turkiga u qaabilsan dib u dhiska Somaliya ee TIKA, ayaa si weyn ugu calaacalay isla-markaana si toos ah u dalbaday in loo sameeyo ceelal biyood, goobo waxbarasho iyo garoomo diyaaradeed. Safiirka Turkiga ee Somaliya Dr: Kani Torun oo la hadlay siyaasiyiintan iyo Madax-dhaqameedkan Somaliland ka falaagoobay ayaa u sheegay in dawladiisu ka shaqeynayso sidii dib loogu dhisi lahaa Somaliya, balse aanay waxba ka khusaynin arimaha gaargaarka ah iyo afkaarta ay kala qabaan dadka Somalida ah. Dr: Kani Torun, waxa uu kooxdaasi ka dallbaday in aanay ku mashquulin arimaha la xidhiidha Khaatumo, bale ay ka shaqeeyaan sidii deegaankooda nabad uga dhalin lahaayeen, ka hor horumarinta ay dalbanayaan. Hadal Ambassador Dr: Kani Torun ayaa dhabar jab ku noqday kooxdaasi la kulantay, waxayna xafiiska safiirka ka dareereen iyagga oo madluunsan isla-markaana bahdilan. Ramaasnews Desk Hargeisa
  21. The little boy who is blinded by the light: Toddler can only see in black and white due to rare eye disorder Harvey can only see black, white and shades of grey due to a rare vision deficiency His parents have just found out Harvey's younger sister also has the condition By Daily Mail Reporter PUBLISHED: 12:05, 25 July 2012 | UPDATED: 12:40, 25 July 2012 Three-year-old Harvey Webb has a rare condition that means he is blinded by light - and has to wear special heavy-duty sunglasses to help him see. Parents Louise and Andy, have resorted to keeping their curtains closed at the family home in Tonbridge, Kent, to help their son see their faces. Harvey’s condition, known as Achromatopsia, means he is also completely colour blind - and can only see the world in black and white. Louise, 35, said her son may never see a sunrise or sunset because his eyes cannot handle the light. Harvey must wear special sunglasses to help him to see outside. At home the curtains are always closed Andy, 34, a recruitment consultant, said: 'Normal daylight to him is like the glare you get when you are driving on a wet day and sunlight reflects off the rainwater on the road. 'We have to make everything as dark as possible for him to be able to see.' ACHROMATOPSIA: A COLOURLESS WORLD Achromatopsia is total colour blindness and is the rarest type of colour vision deficiency. Children with the condition are born with faulty cone photoreceptors in the eye. This means they see everything in shades of black, white and grey. They have general poor sight with blurry central vision and are very sensitive to light. However, the condition does not get any worse as they grow older. They can use their outer vision to read and get around. Louise, 35, added: 'When we first moved into our house we were worried the neighbours would just think we were really unfriendly, as we always had the curtains shut. 'But we have to keep them closed to keep out as much sunlight as possible.' More... Young people who use sunbeds 'are twice as likely to develop deadliest skin cancer' Harvey puts on his prescription sunglasses when he gets up, and wears them until he goes to bed - they are designed to let only 10 per cent of light in. The condition means Harvey struggles to play outside on bright days and he has to take cover from the rays. The family have had to deal with comments from passers-by who think Harvey’s dark glasses are a fashion statement. Louise said: 'It’s frustrating because obviously he can hardly see without them, and in the beginning | did worry about what people would think - a lot of people just think we put them on him to look cool. 'Thankfully most people are positive though, and say things like ‘cool shades’.' Affecting just one in 35,000 people, the condition affects the retina meaning the cells responsible for colour and light sensitivity in the eye don’t function. Andy and Louise Webb play with their son with the curtains closed Andy and Louise Webb play with their son with the curtains closed Andy and Louise have just found out their daughter Megan, 3months, has the same condition as Harvey Andy and Louise have just found out their daughter Megan, 3months, has the same condition as Harvey Harvey was diagnosed with Achromatopsia at Moorfields Eye Hospital, London, in December 2009 after his parents noticed he was having trouble focusing. They were initially assured this was down to a condition called Nystagmus, but at seven months old they were told the devastating diagnosis. Andy said: 'We were shocked, and felt numb as we hadn’t heard of the condition before. 'As children so much is learnt through sight and observing things outdoors, such as wildlife in the trees or a plane in the sky. 'With Harvey we need to find other ways to show him so we use books and TV.' Harvey won't be able to drive when he grows up but will attend mainstream school Harvey won't be able to drive when he grows up but will attend mainstream school Harvey’s baby sister Megan, three months old, has also been diagnosed although she doesn’t need special glasses yet, and can wear normal ones in bright light. Louise said: 'We were distraught when we first found out and it felt like we were going through a kind of grieving process because we knew they wouldn’t be able to see the world how we see it. 'They’ll never know though as they were born with the condition and we certainly won’t let it stop them doing what they want to do.' Harvey now goes to Dorton House nursery run by the Royal London Society for the Blind, helping him to make the most of what little vision he has. His sight means he won’t ever be able to drive, and will need extra help in the classroom, although he will still attend a mainstream school. There is currently no treatment for the condition but both Harvey and Megan are taking part in research for a cure, partly funded by the charity Fight for Sight. Dr Tony Moore, consultant at Moorfields Eye Hosptial, London, said: 'Harvey’s activities will be restricted by his eyesight, and he will be less confident outdoors because of his extreme light sensitivity. 'His vision is much worse in bright sunlight.' Louise said: 'It’s quite difficult for Andy as he would love to teach Harvey to play football but his sight makes co-ordination a bit difficult. 'That doesn’t mean he won’t try though, and we won’t let him dwell on what he will find difficult.' Visit www.littleheroesappeal.com for more information on their appeal to help expand Dorton House specialist nursery for blind and partially sighted babies and toddlers http://www.dailymail.co.uk/health/article-2178680/The-boy-dark-Rare-condition-means-child-3-blinded-sunlight-black-white.html#ixzz21vFTFATt
  22. I think there should be a rule that any candidate that wants to run for the Somalia presidency has to pay up front $500,000 and that money should be donated to the people affected by the war and feminine. That way you limit the number of candidates and also help the poor in Somalia.