Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,390
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Exactly. Ambassador Kay can cry to the UN headquarters in New York all he wants, if his office wants to do the bidding for the Mogadishu administration they are not welcome in Somaliland.
  2. Ergayga Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Arrimaha Somalia Oo Sheegay Inaanay Ku Qanacsanayn Go’aankii Xukuumadda Somaliland Ku Mamnuucday Xafiiskiisa Hargeysa Hargeisa(Durdur)Ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha soomaalida, hawlgalka cusub ee la baxay UNSOM Danjire Nicholas Kay ayaa maanta mar uu ku soo laabtay magaalada Muqdisho wuxuu sheegay in aanay qaramada midoobay ku qanacsanayn go’aankii Somaliland ku mamnuucday xafiiskiisa laga furi lahaa magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa Ambassador Kay wuxuu sheegay in qoraal faahfaahinaya sababaha ay Somaliland u cuskatay inay diido xafiiska UNSOM in laga furo Hargeysa uu u gudbiyey xoghayaha guud ee qaramada midoobay magaalada Newyork, isla markaana wuxuu sheegay Mr. Kay inuu filayo in dhawaan uu ku laabto caasimadda Somaliland ee Hargeysa si uu wada hadalo horleh oo ku saabsan xafiiskani ula gallo madaxda Somaliland. Ambassador Kay ayaa qadar yar ka dib markii uu bixiyey hadalkaasi wuxuu boggiisa twiterka ku qoray qoraal uu ku faahfaahinayo go’aankii xukuumadda Somaliland todobadkii hore ka qaadatay xafiiskiisa in Hargeysa laga furo wuxuuna yidhi “Jimcahii markaanu kulanay madaxda Somaliland mawqifkoodu wuu cadda, waxaa laga yaaba in ay isniinta (17/06/2013-) uu war cusubi soo kordho”. Qoraalka Ambassador Kay ayaa mar ay durdurnews wax ka weydiisay hawl wadeeno qaramada midoobay ka tirsan oo ku sugan Nairobi, waxay ku macneeyeen in loola jeeday ajandayaal cusub oo Ambassador Kay doonayo inuu wax ka bedel ku sameeyo doorka cusub ee xafiiska UNSOM ee caasimadda Somaliland Hargeysa, balse ka hor intaan qaraarkaasi wada hadal laga gelin loo gudbin doono magaalada Newyork. Somaliland iyo qaramada midoobay ayaa waxaa dhex yaalla khilaaf kii ugu adka tan iyo intii Somaliland xornimadeeda dib ula soo noqotay 1991-kii, 18 May 22 sannadood ka hor, go’aankii usbuucii hore xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku mamnuucday xafiiska UNSOM ayaa dareen horleh geliyey qaramada midoobay oo la isku weydiiyo Somaliland. http://durdurnews.com/Detail.php?id=938
  3. Puntland is not his land. Somaliland is, of course he will get a better reception in his homeland.
  4. He visited Sanaag university, Ceerigaabo to give a lecture there. " frameborder="0" allowfullscreen>
  5. Excellent, keep up the good work and keep the metal scrap looters and Mogadishu anarchists at bay. Xaaji Xunjuf;962653 wrote: Lol read all the hate comments on hiiraan online wonderful:D http://www.hiiraan.com/news/2013/Jun/wararka_maanta18-22295.htm?utm_source=twitterfeed&utm_medium=facebook
  6. Xukuumadda Somaliland Oo Diyaaradii U Horaysay Ee Ogolaansho Ka Haysata Somaliya Ka Diiday In Ay Soo Fadhiisato Madaarka Hargeysa. Hargeysa(Ramaas) June18, 2013-Xukuumadda Somaliland ayaa Hawadeeda ka Eriday Diyaaradii u horeysay ee ogolaansho ka soo qaadatay Soomaaliya, sidaasna waxa shaaca ka qaaday war-murtiyeed ka soo baxay wasaaradda Duulista hawadda Somaliland. war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Chief of Protocol-ka wasaaradda Duulista Hawadda iyo Gaadiidka Cirka Somaliland Cabdilaahi Axmed Caarshe, waxaanu u dhignaa sidan:-“Xukuumadda Somaliland waxay hawadeeda ka eridey diyaaradii ugu horeysay ee ogolaanshiiyo ka soo qaadada magaalada Muqdisho ee dalka Somalia ee aynu jaarka nahay, diyaaradan nooceedu ahaa SS34 ayaa isku dayday in subixii hore ee saaka ay ka soo degto garoonka caalamiga ah ee Igal International Airport, balse markii uu Tower-ka Somaliland ogaaday in ay hawada Somaliland ay soo gashay diyaarad Permission ka haysato Muqdisho, ayay masuuliyiinta Wasaarada Duulista Hawadu ku amreen in ay ka baxdo hawada Somaliland, (Somaliland Air space).Hadaba waxaanu halkan ku cadaynaynaa in dowladda Somaliland ay awood buuxda u leedahay in ay control adag ku samaysay hawadeeda, Diyaarad Permission ama ogolaansho ka soo qaatay magaalada Muqdishona aanay soo geli Karin hawada Somaliland soona fadhiisan Karin garoomada jamhuuriyada Somaliland.Somaliland waxay leedahay xuduudo hawo iyo kuwo dhuleed oo u gaar ah kuna qotonta qaranimada iyo madax bannaanida Somaliland, sidaa darteedna aanay Somaliland cidnaba ka aqbalayn in ay hawadeeda ku soo xadgudbaan diyaarado aan fasax ka haysan dowladda Somaliland, gaar ahaana Wasaarada Duulista Hawada oo xukuumadda uga wakiil ah arrimaha duulimaadyada iyo ilaalinta hawada Somaliland.Waxaanu u sheegaynaa kuwa ku riyoonaya ee Aaminsan in permission ama ogolaansho laga bixiyey magaalada muqdisho lagaga degayo Somaliland, ay tahay riyo been ah ayna ku cimro qaataan tan maanta Somaliland hawadeeda kaga eridey diyaarada muqdisho ka soo qaadatay ogolaanshiiyaha beenta ah.” Ramaaasnews Hargeysa Desk - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Xukuumadda-Somaliland-Oo-Diyaaradii-U-Horaysay-Ee-Ogolaansho-Ka-Haysata-Somaliya-Ka-Diiday-In-Ay-Soo-Fadhiisato-Madaarka-Hargeysa.html#sthash.TsQClpQK.dpuf
  7. Somaliland:Ministry of Aviation Has for the First Time Bars A Plane from Landing By Goth Mohamed Goth The Government of Somaliland has for the first time ever barred an airplane from landing in one of its main airports this was revealed by the chief of protocol in the Somaliland ministry of Aviation and Air Transport Mr. Abdullah Ahmed Carshe. “Somaliland authorities were notified by air traffic controller about the plane moments after it had entered Somaliland Airspace without permission when we asked the pilot of the plane who granted him permission to enter our airspace, the pilot said by authorities in Mogadishu that when we asked him to leave our airspace immediately, “stated the Chief of Protocol. Chief of Protocol went on to say “it’s the responsibility of the government to protect the sovereignty and territorial integrity of the Somaliland, its national interests and its people in accordance with the Constitution and we are capable of controlling our borders bar any plane which does not have our permission from entering our airspace,. “Somaliland has the rights to control its airspace, land and a sea border just like any other sovereign nation and is responsible for the national airspace arrangements and each state determines the airspace configuration suitable to meet its own aviation policy and regulation and shall go to any lengths to exercise that right, “said Mr. Abdullah. Somaliland ministry of Aviation and Air Transport is solely responsible for the management of the government’s entire aviation policies and is directly accountable for controlling air transportation, airports development, maintenance, condition of aviation infrastructure services. Prior to collapse of the central government and with the outbreak of the civil war in 1991, the Somaliland Civil Aviation Authority oversaw Somaliland’s airspace. The UN’s Civil Aviation Caretaker Authority for Somalia (CACAS) since then collected over-flight revenues on behalf of the country, reinvesting the proceeds into air traffic control and airport maintenance until recently when the UNDP illegally handed over Somaliland airspace to the newly formed federal government of Somalia Somalilandpress.com http://somalilandpress.com/somalilandministry-of-aviation-has-for-the-first-time-bars-a-plane-from-landing-42561
  8. Alpha Blondy;962589 wrote: haters gonna hate. Indeed.
  9. The Arabs are equally two faced Alpha Blondy. A lot of them are anti Somaliland for their own interests like the Nile issue, hoping they can use a united Somalia as a bargaining chip, it is good Somaliland remains neutral on this issue.
  10. Jow Mooge wuba masayray durbaba. Watch Faroole run to the media and claim the same.
  11. War deg deg ah: Madaxweyne Xasan Sheekh oo loo diiday inuu ka qaybgalo shirka G8. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Maxamuud CUlusow ayaa loo diiday inuu ka qaybgalo shirka dalalka warshadaha ku horumay ee G8 ee ka dhici lahaa dalka Britain, Xasan sheekh ayaa loo sheegay in aan haatan lagu casuumi karin shirka G8 maadama ay jirto dhibaatooyin laga tirsanayo oo uusan wada matalin dalka Soomaalia.Diblumaasiyiin ku sugan London oo Horufadhi.com la hadlay ayaa xaqiijiyey in Xasan Shaikh asagoo cadhaysan ka soo duulay Garoonka Halthrow ee magaalada London, wuxuuna ku soo aadan yahay magaalada Nairobi saacadaha soo socda.Dawladda Britain iyo ra’iisal wasaareheeda Davide Cameron ayaa isku dayey inay shirka geeyaan, balse waxaa diiday dalal kale oo u sheegay Britain ay sii hurin karto xaalada Soomaaliya, hadii heerkaas la gaadhsiiyo mudan Culusow oo noqday madaxweynihii ugu mucaaradada badnaa ee Soomaaliyeed.Warar horudhac ah oo shabakada Horufadhi helayso ayaa durbaba tibaaxaya in beesha calaamak ay dib uga gurnayso la shaqyanta dawladda Mudane Culusow, ayagoo u arka nin ku fashilmaya dalka Soomaalia. wararkan oo faah faahsan kala soco horufadhi.com Short URL: http://horufadhi.com/?p=34956
  12. In your dreams Osmano. We put your kind the pirates from Puntland in rehab and labour work in Somaliland jails. 2187 wrote: AlJazeeraEnglish Almost 40 convicted pirates are detained in the Somaliland facililty, where the UN is trying to rehabilitate them. In 2012, more than 100 attempted hijackings were stopped and dozens of pirates were captured. But Somaliland is one of the few countries in the world willing to take any responsibility for them. It may be easier to capture pirates out at sea. But now the world has to work out what to do with them here on land. Al Jazeera's Nazanine Moshiri reports from Hargeisa, Somaliland. Rehab for Somali pirates in Somaliland jails
  13. ^That is just a sensationalist article, it doesn't represent the view of the Somaliland Gov, ya Pirate. Stop trying to compare apple and oranges.
  14. Malistar Thousands of refugees of Mogadishu origin still remain in Somaliland. If life got better in Mogadishu as you say, why are they refusing to leave?It wasn't long ago when it was being reported economy has gone down in Mogadishu, save the fairy tales for elsewhere. No one is bragging here just the facts. Somalilanders were not hosted in the late 80s in Mogadishu infact they were attacked there, 55 Somaliland business people, graduates lost their lives there in 1989.
  15. I know it is a touchy subject for you as a person from Mogadishu as some of those refugees still remain in Somaliland as of 2013 but try not to lose your marbles Oba.
  16. Stick to the topic Oba Hiloowlow, take your childish rants somewhere else.You lower the IQ of this forum.
  17. Somaliland leaves Somalis in limbo Breakaway state's disputed independence leaves Somali refugees ineligible for aid. Mohammed Adow, in Hargeysa, Somaliland Somaliland's disputed independence has left hundreds of Somalis ineligible for UN aid and unrecognised by Somaliland's government. Hundreds of Somalis fled recent fighting in Mogadishu, the Somali capital, taking shelter in the relative safety of Somaliland. According to the UN, fighting in Mogadishu has displaced about 400,000 people. An estimated 40,000 of those have fled to Hargeysa, Somaliland's capital, with thousands of others scattered in other settlements throughout the territory. Fatuma Abdullahi, one of the refugees, told Al Jazeera: "I fled from the Bakaara area of Mogadishu during the heaviest fighting in April. It took me 16 days to reach Hargeysa. I am here with some of my family members while others are still in Mogadishu." "There is no going back for me. I am here to stay," she said. http://www.aljazeera.com/news/africa/2007/05/2008525185419254144.html " frameborder="0" allowfullscreen>
  18. By Goth Mohamed Goth The minister of Presidency Honorable Hirsi Ali Haji Hassan has launched a new blog known Guusha.com whereby Somaliland citizens will use to communicate and exchange views with minister on a wide range of issues relating to political, social and economic matters. Here is the opening statement: Hi and welcome to my blog. I believe communication is the back bone of all governmental activities. Two way communications will create the platform for the government to exchange information with its citizens. Too often misunderstanding occurs because of lack communication. Therefore, I would like to open the channels of communication by way of this blog. I will try to discuss current and important affairs as well as share information with the public. Equally I welcome feedback, comments and constructive criticism. Among other things, subjects of utmost interest to me and which I will discuss through this medium include Government achievements, Youth Unemployment, Foreign Investment and education. My hope is to establish and cultivate opportunities for consolidating our efforts in developing our country for ourselves,our children and future generations by advocating for our patriotism, sovereignty and providing a transparent platform for feedback. Please click the link below to access the minister’s blog http://www.guusha.com/ Somalilandpress.com http://somalilandpress.com/somalilandminister-of-presidency-launchs-new-blog-as-a-mean-of-communication-with-fellow-citizens-42490
  19. Defeated lot, the UN will not do your bidding for you. Don't embarrass yourselves.