wacdaraha_aduunka

Nomads
  • Content Count

    681
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wacdaraha_aduunka

  1. Isbaheysatada Khawaarijta Shabaabka iyo Xisbul_ Ashraar oo si wada jir ah uga ganacsan jiray xubnaha Bini Aadamka Arrin Murugo leh oo aan kula kulanay Garoonka Saldhiggii ugu weynaa Khawaarijta ee Webxo Galabtay Markii aan la wareegnay Garoonkii Caalamiga ahaa ee khawaarijtu ka soo degsan jireen Hubka iyo Ajaanibta ay dadka ku xasuuqaan ayaan waxaan mar kalya indhaha yagu qabteen Dad is dulsaaran oo ay Khawaarijto Hal goob ah ku xasuuqeen , kuwaas oo isugu jiray Rag iyo weliba Dumar indhashareeran waa yaabnay ayuu yiri sheekh Xasan Diirshe oo ka mid ahaa Xoggaggii ugu horreeyey ee Garoonkaas gala . Sheekha oo hadalkiisii sii wata wuxuu yiri waxaan isku daynay in aan meydka la qaadno Balse Nasiib wanaag waxaa ka soo dhex baxay Nin Dhallinyaro ah oo uu dhiig korkiisu wada Qariyey Balse nool oo weli Naftii ku jirto hal mar ayaan Neefi naga soo wada booday mar haddii aan helnay cid ka war bixisay Cidda Dadkaan laysay iyo sababaha loo laayey. Maxamed Cabdullaahi Yalaxoow oo ah Ninka dhallinyarada ah ee Xasuuqaas ka badbaaday waxaan ka meyrnay Dhiiggii Biyo uu na weydiistana waan siinay wuu yara shooksanaa balse wax dhaawac ah ma uusan qabin saddex saacadood ka dib ayaan la hadalnay oo aan weydiinay Cidda sidaan wax yeeshay wuxuu na weydiiyey cidda aan innagu nahay waxaana u sheegnay in aan nahay Culimadii Ahlusunna waljamaaca cid markaan ka dib wax yeeleyneysana aysan jirin Nimankii halkaan uu ku ogaana laga eryey oo aysan B/Burde ka sokeyn. Maxamed oo Nasiib wanaag Xogagga Ahlusunna rag badan ka gartay oo ay weliba qaarkood qaraabo hoose ahaayeen ayaa Hadalkiisii sida tan ku billaabay:- Magaceygu waa Maxamed Cabdullaahi Yalaxoow waxaa i yaqaan hebel iyo hebel waxaan ahay reer Ceelbuur waxaan soo bartay Kalkaaliye Caafimaad aniga iyo Dadkaan aad arkeysaan ee meesha lagu laayey waan ka xoogsan jirnay. oo maxaad qaban jirteen? waxaa weydiiyey Sheekh Xasan Diirshe. Maxamed oo hadalkiisii sii wata ayaa wuxuu yiri meeshaan Dadka ayaan ku qali jirnay oo waxaan kalkaaliyayaal u aheyn dhakhaatiir caddan ah oo qaybtaan ka howl geli jirtay. Sideed Dadka u qali jirteen ma dad xanuusanaya ayaad ku Daaweyn jirteen? Maya waxaa naloo keeni jiray Dad kaa xoog iyo caafimaad badan oo lugahooda ku socda markaas baan ugu horreyn waxaan ka miiri jirnay Dhiigga Korkiisa ku jira oo idil oo Bacahaas ayaan ku shubi jirnay ka dibna waxey Dhakhaatiirtu ku sameyn jireen Qalliin oo waxaa laga soo saari jiray Kelyaha iyo beerka iyo Xubno kale oo Muhiim ah balse aanan anigu aqoon badan u laheyn ka dibna Diyaarad ayaa imaan jirtay oo qaadi jirtay Hub iyo Rasaasna dejin jirtay. Intee loo qaadi jiray Diyaaraddase yaa lahaa? Ma aqaan wax lahaa diyaaradda iyo meesha loo qaadi jiray Xubnahaas balse Diyaaraddu waxey badanaa imaan jirtay markii aan dad badan Xubnahooda diyaar yihiin oo waxaaban dhihi karaa Qolooyinka Diyaaraddu waa ay ogyihiin markii aan Qalliimadaas ku guda jirno qiyaastiina Bishiiba laba ilaa seddex jeer ayey imaan jirtay . Adigu shaqaddas ma ku qanacsaneyd ? Maya ma ku qanacsaneyn aniga waxaa meesha i keenay Nin aan qaraabo aheyn oo Dagaalkii Guriceel ku dhintay meeshaan saad arkeysaan waa hoowd anoo indhaha ka xiran ayaa la i keenay markaan arkay xaaladda meesha ka jirtana waan ka baxsan waayey oo ilaalo xooggan ayaa nalaga hayey Dadkaan kale se ma aqaan meel ay kala yimaadeen waxaan ahay qofkii ugu dambeeyey oo ay shaqo ka siiyaan waxaana la shaqeynaayey hal Sano ku dhawaad. Dadka aad meeshaas ku qali jirteen intee laga keeni jiray yeyse ahaayeen ma soomaali mise? Ma aqaan meel laga keeni jiray dhammaantoodna waxey ahaayeen soomaali Dhallinyaro u badan mararka qaar xataa waxaa dhici jirtay in iyaga kooda dhaawac culusi soo gaaro aan wadadaas marsiin
  2. Sherban sxb ummadda somaaliyed waxa diintooda heerkaa iyo tirada gaarsiiyey waa qolada ahlu sunna oo weligood meel walba joogi jirey oo diinta ummada wax bari jirtey. waxaan huba qof walba baadiye ama magaala haku dhashee, wadaadada ahlu sunna baa diinta bartey oona jiilalki ka horeyana barey. Al-shabaab dad ey islaamisey iyo islaam bartey ma jiraan. As i suspect your somali proficiency is of the lower level I'll throw in a bit of english... It was the ethiopians knowing that theyr stay would never be accepted then the meaning-less orders of recruiters abroad or the leaders in the bushes in somalia who'd never offer themeselves as suicide bombers (which killed far more somalis then ethiopians including 30 mothers who were cleaning they're streets)but happily took these kids and told them to blow themeselves up.
  3. Culumada Ahlusunna Waljamaaca oo Gaaray Ceel Buur: Wararkii ugu dambeeyay ee Gobolka Galguduud ayaa xaqiijinaya in jayshka culumada Ahlusunna Waljamaaca ay dul fadhiyaan degmada Ceel Buur oo ahayd in muddo ahba halka ay ka soo duulaan huwanta khawaarijta ee ay hormuudka u yihiin kooxda al-shabaab Maalmihii u dambeeyay ayaa la soo sheegay gurmad iyo is aruursi ay wadeen kooxaha khawaarijtu, taas ayaana sababtay in culumadu ay u istaagaan difaaca diinka iyo shacabka kana dul qaadaan manaxayaasha ah. Ciidanka Ahlusunna ayaa saaka waaberigii la wareegay 4 xarumood oo ay ku sugnaayeen kooxaha ajaanibta iyo indha shareratada isugu jira. Waxaa ilaahay qaddaray in ay goobihii oo idil isaga carareen una jiheysteen dhanka koofureed iyo Xamar. Culumadu ayaa imika waxay dhinac ka joogaan magaalada Ceel buur iyadoo weli la tuhunsanyahay in haraadigii khawaarijtu ay ku suganyihiin meela ka mid ah magaalada gudaheeda. Culumada ayaa isku dayaya inay ku qanciyaan dhallinyarada la duufsaday inaysan dagaalamin oo ay isa soo dhiibaan si ehelkooda loogu gacangeliyo. Hoggaanka ciidan ayaa la sheegay inay u badnaayeen culumo horay uga soo qaxday isla degaanka Ceel Buur. Waxayna culumadu muujiyeen farxadda Bisha mowlid inay la wadaagi doonaan walaalahooda reer Ceel Buur. Magaalada Ceel Buur ayaa ka dhigan buqcaddii ugu dambeysay ee khawaarijta gobolka G/Guduud. Wixii warar ah ee ka soo kordhana dib ayaan idin la socodsiina doonaa inshaa Allah. Xafiiska Wararka ee Ahlusunna Waljamaaca XaFiiska__Camm Sahal114@hotmail.com Halgan-10@yahoo.com
  4. Sherban Shabeel bro u seem to be one of those little kids brought up in the west who dont know nothing about Ahlu Sunna. Sxb these wadaads have been their for hundreds of years but its the shabaab who's been foreign and trained in afghanistan and financed by arabs.
  5. Maashalaah walle Badhan wey dhaqaaqdey. Ilaaheyna waxaan ka baryey in horumarka la mid ey meel walba soomaaliya ka dhacdo. Waa ku dayasho mudan
  6. Iskushuban is just mad beautiful place.
  7. all of the things she raised were true! While somalis are endlessly occupied with a clan fixation they're on the target in succeseding in wiping the somali race off the earth. In latest face of the never ending somali conflict you have groups and individuals competing to be seen as who's the one with the right teachings of islam while everyone knows there's only one message of islam. When i use to live in somalia as a kid let alone seeing a soldier even the police never carried a gun and know we see people calling themselves sheikh and ordering the shelling of a whole city full of innocent people. A sheikh used to be someone i saw in the mosque who'd lecture me in my religion and give guidance not someone who'd condone suicide bombings and calling the innocent bystanders killings as unfortunate while we know the muslim army's in spain use to corner the christian cities and demand the immediate evacuation of the civilin population out of the city before they attacked, this was the reason why so many people converted to islam in spain at that time but also why the christian armies feared them as this humanity effectively stopped the muslim armies to attack without the enemy knowing it. This even led the enemy's to dear them even more as the muslims never made there movements secret and were prepared to die for so it didnt matter if the enemy knew my plans. Dont the people of somalia deserve this from the warring parties as this gesture of humanity was extended to people who some somalis are easily ready to call unbelievers or kufaar. Our country where new generations are being lost at the seas of gulf of aden and the mediterranian sea, and where if you'd visit any of the few functioning schools and asked students what there plans were for the future was would certainly let you know there priorities were to get to europe or north america and nothing about somalia. A country where its population is preoccupied with how to flee a brutal civil war in the south and no real economic and educational future in the north are eventually going to join a community in the west marred by the lowest educational attainments and employment figures of any other community, but also very high numbers of ill health including mental health and learning difficulties in which the latter is seriously alarming the health authorities in minnesota state by the numbers of somali children seeking support services.You have the serious risk of the somali tradition and language being lost due to the new generations of somalis totally discarding it and parents unwilling to teach these kids(the reason why am writing this in english is probably half the people in sol cant read somali) You have a neighbouring country ethiopia who's population is exploding and have a systematic policy of moving highlanders to somali populated area including the garison towns of godey,mustaxiil, qabridahare and bookh to change the ethnic makeup of those cities like dire dhabe and which jigjiga is on verge and it wont be long before the towns of somalia which is being emptied by day through the lucky guy or girl who's relatives have secured a visa or the those who flee in boats and sets out for a uncertain future is populated by those people. You have the people who'd request for foreign troops without even setting a foot in somalia(the last president) or giving negotiation a chance or those self appointed sheikhs who attacked the seat of parliament and threw all kinds of threats against ethiopia thus creating more ammunition for ethiopia to present to the international community and get a clearance for an invasion. These sheikhs rallied the somalis with banners of retaking stolen land and the endless old nationalistic songs streaming from mogadishu radios and this posturing not only lead to thousands being killed but also worsened the condition of somalis they intended to save in somali galbeed as this was the time when a high level human rights delegation was touring the region investigating abuses and hindrance of food aid and the invasion not only allowed them to throw out age agencies and declare the area as millitary zone and kill many civilians and attack onlf in a huge operation in which, when foreign gov asked the ethiopians why there was so much fighting inside the somali galbeed they would say its onlf supporting the so called the terrorists in somalia. When will the sheikh who'd vow defiantly say they would never negotiate with the tfg while ethiopians are in somalia in which his stance led to the continued killings of innocent life and later made a huge u-turn, and later became the president under an institution who's creation was derived from a constitution he vowed he would never accept and which that institution's so called legitimacy is from a clan based formula in which he said was the reason of all of somalia's problems qabiil and was finally voted in under a tainted democratic system in which not a single mp from parliament was voted in by the people and which he declared was uncompatible with islam. One chapter was closed with abdullahi who's actions led to death and destruction and now left the scene but new one will start with shariif who the people already had a selection to taste from. Final thought would be for those who say who are one to say the shabaabs are bad or who knows what there real intentions are then look at the signs. You had the shababs who blew up 30 somali mothers for cleaning the maka al mukarama road, you had the grandmother who was a tea lady who cared for 6 children alone whos parents had been killed in previous wars who was killed because she sold a cup to an ethiopian soldier and tfg warlords who'd killed somali civilians with ethiopian supplied guns in bay and bakool region way before the tfg was created given almost ceremonial exit. Allah swt said in the judgement day the unbelievers (jews christians and the rest) will say it was there parents and ancestors who taught them these alterations and kids and they didnt knew better. But allah swt's religion is not hidden and its message and teachings is available anyone who seeks it. So to say in judgement day that you didnt know what really was in his mind me the guy who led you wont help you.
  8. war heedhe gar yaqaan meeshu ma joogee abdi waal(i see you edited your post from abdi waal and his clan to an unspecified clan) waana wax shabaab iyo taageerayaashisu isku maaweeliyaan. Anigu midna ma taagersani laakin warka uu baan sheegayey. The kinsmen from the clan involved that also live in the city i am in were today contributing men and money to that fight unfortunetly. Personally am hoping for a lasting solution from djibouti inshallah
  9. Horta duke waan ku salaamay long time bro. This is not a good thing as its civilians dying and duke you look like you strayed very far from whats happening in dhuusa mareeb. The ahlu sunna fighting there dont even come from that clan. Nimankaan waxeey ka yimaadeen xeerale waana qoladii ey reer caabudwaaq is dhameeyen, oo nin general oo hornafrik wareysteen iyo gudoomiye ku xigeenka dariiqa ahlu sunna taliye uu yihiin. There's no fishy motives involved as far as i know and they're trying to root them out as the shabab recently destroyed some burial sites of ahlu sunna members. This clan amazes me cuz they fight like there's no tomorrow and we know what happened in caabudwaaq and xeerale in 2005. And in ceelbuur they killed many high ranking shababs including foreigners. Check the somalidoon.com and you can see the clan you thought they were and what they're thoughts are. Koleyba aniga meeshan joogo hada(Gaalkacyo) warkaan uun baa la hadal hayaa oo beeshas keliya ilaa o ceel buur, dhuuso mareeb, balan balle, xeeraale iyo caabudwaaq marna bandhow ku soo roga iyo dagaal kiciya marna hub uruursanaya. Warka ugu dambeeyana from shabele says clan elders from **** say there militia isn't involved so its only reer xeerale.
  10. Yeah say that to the head of the Somaliland life stock union who got imprisoned for no reason and why? Because he refused the decree the president gave saying all exports must go through one saudi businessman. Now where's the democracy in that.........Its just an illusion.
  11. Samira goes shopping for clothes in her new homeland. © Europress/Éva Pásztor UNHCR News Stories Good luck to you sister as she's as much somali as all because the one that gave birth to her is somali!
  12. candid camera clip loool loved the old egyptian ones when I was a child but this one is one among my favourites. This is about random girls in the street asked to play a part becaue the actor didnt show up. The girl says hadyad baan ku hayaa but was told the gun wasnt loaded watch
  13. And besides does anyone think just because you were born in Somalia entitles you to be considered as Somalia as these people entered Somalia on foreign passports and as such time when they have to leave the country because of the war they just go back to they're country of origin but the somalis flee and dont have anywhere to go. So If you dont belong to any of the somali clans can you still consider yourself somali.
  14. Had this funny discussion about non-somalis claiming asylum and faking they're somalis and I could understand ethiopians,eritreans and yemenis of slipping through the net cuz they resemble us but I mean when I see people like congolese,nigerian and believe it or not but even jamaicans claiming somalis. I rememberd one time when i was working in the immigration of dubai airport i saw this guy clearly carribean who had a british passport and it showed Kismayo as his birthplace. Walaahi am not jokin but c'mon it would have been a bit more accurate if he said Mogadishu even tough they're werent a jamaican embassy in somalia. As i couldnt strip him of his nationality loool but the good thing about UAE unlike Australia and the US you just refuse entry visa with no explanation. Not even persona non grata but just am refusing and thats it. But anyways back to the topic and my friend just emailed me this link about this clear hindi girl probably from kenya , publicly giving a speech about how difulc it is pplying asylum in the UK. I know they were a lot of hindi's in Suuqa Dahabka ee xamar laakin they mixed with the locals and gave up the hindi names and most were muslims anyways. watch
  15. A lot of things happening in Djibouti these days but just paste these links in your media players and watch the events. Sorry for the sound quality from the STATE TV. http://www.rtd.dj/journaux/Journal%20Somali%20du%2010%20Juin.WMV = This includes coverage of the peace agreement. http://www.rtd.dj/journaux/Journal%20somali%20mardi%2017%20juin%2008%20.WMV= This includes coverage of protests of somalis in garowe for djibouti. http://www.rtd.dj/journaux/journal%20somali%20du%2015%20juin.WMV= Soo dhoweynta madaxweynaha somaaliya ee safarkii djibouti, Shirkii IGAd ee ka dhacay Addis Ababa, Tageerada shacabka reer muqdisho oo cambaareynaya saxiibkii hore ee eritrea oo diyaar uu ah iney difaacan sharafta somaaliyeed.Coverage of the border war with eritrea. http://www.rtd.dj/journaux/Journal%20somali%20du%2016%20juin.WMV Includes coverage of qaabilada madaxweynaha somaaliya ee madaxtoyada djibouti, raisul wasaaraha djibouti oo jiida hore tegey iyo ciidanka djibouti. Puntland iyo xoolihi ay ku deeqday djibouti oo gaaraya 300 neef.
  16. Good Progress want to see more of these camps all over puntland and somalia inshalaah
  17. maasha alaah hope they serve theyr people well
  18. I mean look we all got our differences in terms of feudial nonsense like qabiil and other fadhi ku dirir topics but all these are rooted in economical deprevation. Once you have an educated class of somalis who have been abroad and seen policies that actually make's difference in they're lifes and apply it to Somalia or whatever you wanna call it all these differences are going to evaporate. An example Jamac who lives in Beled-weyn use to vote for the party that was solely made up by his immediate clan and Farax in Borama used to do the same. Jamac opened up a business and is quite succesful in this matter but was having problems with employment laws in his federal region Hiiraan but the x party in Awdal was promising if they're was elected in the colitioning government( presumably one clan party wont have enough majority to govern whole of somalia) they would cut the federal employment tax and so would help the finance of his business. Dont you think Jamac will vote for that part....more money more sense. And Farax who is currently unemployed and hears that party in hiiran would introduce in the government a federal unemployment benefit of some sort wouldnt he vote for that MORE MONEY MORE SENSE! Once the economic situation has been developed then these issues of clan rivalry which is in tun over wealth i.e. grazing land and camels and plantations wouldnt exist. Its easy but need people like us to formulate the good policies we've all encountered in the West and apply it to our beloved country . Ps. JB brother when the guy in hargeysa who's a good plumber finds a job in kismayo and the security guard lool in luuq finds a job in burco then all this mess about somaliland and somalia will end! Inshalaah
  19. funny to see the waqooyisification of somali words like marmaroojiyey using madh is just too funny lool
  20. I mean c'mon there's one thing at least we all have been tought from posting endless comments is the art of having a civilised and academic discussion abouts whats going in Somalia and the world in general, but also so wide topics from tax laws to law and order to busines ideas. I know we have some spoilers but if all the rest came together and started a political movement and started to influence the politics back home by first at home and i definetly know we got a member in any part of the world and could just poopin in for a visit in they're foreign ministry's office and tell them the situation back home as we see it. What if we turn the tables and shakle the ill policies of our parents and grand fathers and let the younger generation rule. Besides any country would wish to have the same diaspora coming out of civil war to have tens of thousands of graduates in many fields and english speakin but also many other languages but also most important have faced the governing system of they're host country and can draw the good sides of it. The little guy in china or congo only hears about democracy in the news or universal education and health care the latter was intended for the somalis in europe and what benefits it has but also that the state shouldnt interfere with citizens that much and what fortunes you will receive when you have acces to higher education and flourish and have a decent life if you go it alone and open a business. I definetly think that the ones in SOL are probably one of the most talented and free-minded young somalis in the world. So seriously even if you're not willing to spend some time on this ask yourself the famous question: Ask not what your country can do for you; ask what you can do for your country. And who else will do if you wont!
  21. alaaxu ha unaxariisto laakin no sorry for this criminal for being dead as so deserves the one who killed to be dead too. I mean why should we feel pity for this criminals and even better they're much better in cancelling themselves out then the authorities so thats public service for value with no cost to the state! and for the guy selling drugs in our 'somali' communities makes it even worse cuz its your brother or sister or cousin he's teching/selling drugs to and re-offending which only proves the guy didnt have any remourse for the crime in the past so god work fellas keep on 'cancelling' each other out you are so not wanted in our streets or neighbourhoods!
  22. Yeah man another boris yeltsin in making but the funny thing is that when every one heard when he said he was late due to lengthy discussions with putin lool everyone laughed everyone knew there was something with vodka to do and obviously the russians can take it as they proably drink for breakfast too He lookes as if he lost a bet and he got drunk as i cant find putin doing the same press conference he let him there all alone
  23. broffesor dont run away from the truth because i know its of such face-value to you right now but but a person can only be healed with the truth so come and join the rest of us hand in hand to 2009 and let us witness and enjoy what all of our grand fathers did in the 60's and vote in a democratic elections!