wacdaraha_aduunka

Nomads
  • Content Count

    681
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wacdaraha_aduunka

  1. Economics yeah just send me a message if you wondering about something cus am starting this fall in yale but am gonna be there for a year because am studying in Cambridge right now but who knows I might continue?. Mantra why not sxb!
  2. I dont know Horn but maybe 22 or so but at least his age must be one that qualifies to this programme and thats probably over 18
  3. Where's everybod going this summer??? Am going definetly going back Somalia and maybe have to take a dip in these places and they are Bosaso on the gulf of aden and Bender Beyla on theindian ocean.
  4. Good Progress that needs to be carried not only in Puntland but all over Somalia. Xaflad Hub ka Dhigis ah oo Lagu Qabtay Boosaaso SomaliTalk.com | Bosaso Hay'ada UNDP oo ka waday mashruuc hub ka digista Gobolada Puntland ayaa Arbacadii December 28 xaflad ay ku gudoonsiinayso Aqoonsi ay ku qabatay hoolka Machadka Maamulka iyo Maareenta. Xafladaas oo ay kaga ururinayso Hubka Ciidamo ka tirsan Maamulka puntland Ciidamadaa ayaa ka kala tirsanaa Ciidanka Daraawishta iyo Ciidanka Booliska oo sida uu sheegay Xiriiriyaha Mashruuca Hub ka dhigista UNDP Garoowe Maxamed Saalax ay ka codsadeen Maamulaka Puntland in lagu kala yareeyo Ciidamada oo ay Mushaar u hayn, Xaflada Mashrucaan oo ay ka soo Qayb galeen Madax ka kala socotay Maamulka Degmada iyo Gobolka ayaa ahaa mid looga dhigayo Hubka oo loo samaynayo Shaqo ay ku shaqeystaan Ciidamadaa la dhaqan celiyay. Xafladii markii ay dhamaatay kadib ayaa waxaa ay madaxdii ka socotay iyo Maamulka Gobolka iyo Dagmada ay booqosho ku tageen Macadka Farsamada Gacanta si ay u eegaan in uu ka qayb qaadan karo Tababarka Farsamada Dadka Hubka laga Dhigay.
  5. No am not related to any of the kids Didi but thanks anyways. Besides all of these pics came from www.biyokulule.com and these kids are not kids from abroad but kids who go to a private elementary school called Puntland modern school in bosaso and were given a treat by the school which was a trip to biyo kulule but anyways they must come from well off families in local terms as their school affords to taketheir students to trips.
  6. Red Sea hadaanan kugu arkin arabsiiyo maybe Ill see you in bosaso
  7. Thanks but guys if u got pictures c'mon and share
  8. Thanks and good luck to you for every ambition you've got in life
  9. And PS: None of the persons in the pictures me and besides if u donna wanna share one with others there's 32 jacuzzis so u can be alone if u want and relax.
  10. I loved it when i went there and actually if u wanna stay there over the night they've got 4 rooms. 2 rooms near the guy's 'jacuzzis' and 2 for the ladies. And the best thing is it doesnt cost anything! Meelaha Loo Dalxiis tago ee Magaalada Bosaso oo si weyn Maalmaha Fasaxa loo Aado. Ceelka Biyokulule oo ka mid ah meelaha sida weyn loogu Dalxiistago Goboladaan ayaa maalmaha Fasaxa waxaa loo taga si weyn . Shalay oo Jimce ahayd oo aanu Booqanay Biyokulule ayaanu halkaasi waxaanu kula kulanay Dad Badan oo isugu jira Dumar iyo Rag kuwasoo arrimo kla duwan u yimi ceelka Biyokulule. Suldaanku waxa uu intaasi ku daray in loo sheegay in Ceelkan oo leh Biyokulul ay yihiin Biyihiisa Caafimaad marka laysku dhaqo. Dad kale oo aanu Biyokulule kula kulanay ayaa noo sheegay in Biyaha ceelkani ay yihiin caafimaad islamarkaasna ay mudooyin badan joogeen ceelka ayna iska dareemen caafimaad. Cuduro ay ka mid yihiin kuwa ku dhaca lugaha iyo lafao xanuunada ayaa dadkii aanu kula kulanay Biyo kulule noo sheegeen in ay ceelkani la soo adeen si ay Biyahaasi kulul ugu dhacaan ayan iska dareemen isbedel dhanka Caafimaadka ah. ( Look at these fish and chips kids have fun in their country) Ayaanle Maxamed Xuseen oo ah ninka Gacanta ku haya Ceelkan oo ETN uaga warbixinyay Ceelkani aya asheegay in looga yimaado meelo kala duwan sida G/Koonfurta. Ayaanle oo ka warbixinayay taariikhda ceelkani ayaa sheegay in wakhti baadn ka hor Isha Biyaha keenta la arkay islamrkaasna xiligii Telyaaniga uu Dalka joogay uu sii habeeyay. sikastaba aha ahatee Cee! lka Biyokulule ayaa ah meel aad u qurux badan oo Dabiici ah islamrkaasna ay daad badan aaminsanyihiin in Biyahaasi kulul Caafimaad laga helo. Cawale Jaamac salaad
  11. Does anyone here go to Yale University as am going there next year????
  12. Fariid where did u get that from because we already have it in Cambridge at lest in my college because they made me sign it before I was admitted or at least as they call it enrolled to the institute of educational equilibrium. ( I laughed when I heard it for the first time).
  13. Its good news although it's been around for some time. Princeton and Yale ( which am going too for a year as a exchange student) offers the same incentives as Harvard for low-income students. But as a Swedish national I'am fortunate enough to have a government whose subjects tution is free as most of the European Union members do but its the only one who pays for their students tution fees abroad plus a hevfty sum of money as a grant which is currently 600 pounds sterling like 1150 dollars per month.
  14. Its really sad that my brothers and sisters in North West Somalia are trying to repress what they are . But pls watch this programe and forward it to 9min and 20 sec and watch the next minute and you will se that no matter the length you go to repress who you are its eventually gonna come out. PS: By the way the programme is about the welcoming of the speaker of the somaliland parliament. Link: http://www.tvsomalilandeurope.net/surffers/Movie/utan_0003.wmv
  15. Its really sad that my brothers and sisters in North West Somalia are trying to repress what they are . But pls watch this programe and forward it to 9min and 20 sec and watch the next minute and you will se that no matter the length you go to repress who you are its eventually gonna come out. PS: By the way the programme is about the welcoming of the speaker of the somaliland parliament.
  16. I didnt know we had somalis in Guantanamo but I pray for their quick and safe return to Somalia. Nr 402. ABDALLAH, MUHAMED HUSSEIN: Somalia Nr 429 on the list of detainees is KHADR, OMAR AHMED: Somali holding a Canadian Nationality. Nr 341. BARRE, MOHAMMED SULAYMON:Somalia
  17. Forget about girls walaahi I went to a wedding in central london last week in which i met guys I've known as far as I can remember and I was astonished. As my mother is from Oman and my dads mother is Yemeni it makes it hard for to convince other somalis am SOMALI but belive me the guys I saw was even lighter then people who's both parents are white. I honestly dont know what shocked me the idea of somali guys starting to use bleach creams or whether it makes it worse that its a guy who's using it rather then a girl. Walahi I dont know wat drives them to do this but i can understand the issues underlying the problem because these ''darker'' people feel not socially beatiful but its close to those whose half arab and half somali let alone those with majority arab heritage feel as they want to be somali but are called always war hedhe adigu carab baad tahay.
  18. Listen to this http://www.hamarey.com/index.php/article/articleview/1748/1/19/ And tell me if u laughed too? And for what reason ?
  19. Its so sickening and disgusting of these people to do these things. My heart goes outto the family of the boy and waxaan uu baryeyna inuu si nabad ah loogu soo celiyo reerkiisa.
  20. Its so accurate it almost knocked me off my feet. 48 point and therefore makes me fresh and charming Btw Scarface where did u get the test from and are there more????
  21. So tired of london, lived here all my life and just came back from the states (Boston NYC) and was definetly not my cup of tea. Maybe I'll hit down under this summer or South africa but I've realised after reading some articles that it dangerous to be somali in south africa due to the general somali inclination that we're above other black africans or whatever u wanna call it.
  22. Boosaaso- 09.April.2006 Waxaa maanta lagu qabtey xarunta Madaxtooyada magaalada Boosaaso xaflad ku saabsaneyd heshiis ku aadan baarista macdanka iyo shidaalka oo ay si wada jir ah u galeen Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo wakiilo ka socdey shirkada Range Resource oo laga leeyahay wadanka Austarlia. Xafladii heshiiskan lagu saxiixey ayaa waxaa ka soo qayb galey Madaxweynaha Puntland Max’uud Muuse Xirsi, Kuxigeenka Madaxweynaha Xasan Daahir Max’uud, Wasiiro, wasiiro kuxigeeno, Ganacsato iyo qaybaha kale ee Puntland, waxaa sidoo kale joogey ugu yaraan 6 xubnood oo ajanabi ah oo ka sodey shirkada Range oo dhawaan soo gaarey magaalada Boosaaso. Munaasabadii hesiiskan ayaa waxaa hadalo kala duwan ka jeediyey Madaxweynaha Puntland iyo wakiilka shirkada Range, iyadoo Madaxweyne Max’uud Muuse uu sheegay in heshiiskan uu ku aadan in shirkada Range ay deegaanada Puntland oo dhan ay ka sameyn doonto baaris guud oo ku aadan macaadinta iyo shidaalka, iyadoo wajiga hore uu noqonayo mid baaris ah si loo ogaado wixii khayraad ah ee laga manaafacadsan karo. Gen.Cade Muuse waxaa kale oo uu tibaaxay in amaanka guud ee deegaanda Puntland uu yahay mid wanaagsan, waxaana uu sheegay in wax kasta oo dhaca ay kala mid yihiin caalamka, isla markaana maamul ahaan ay doonayaan inay ogaadaan waxyaabaha ku dihan dhulka Puntland. Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay inay sameyn doonaan ka maamul ahaan talaabo kasta oo uu ku hirgali karo heshiiskan, isagoo dadweynaha ka codsadey inay gacan siiyaan talaabooyinka ku aadan sidii looga faa’ideysan lahaa khayraadka deegaanada Puntland. Boosaaso- 09.April.2006 Waxaa maanta lagu qabtey xarunta Madaxtooyada magaalada Boosaaso xaflad ku saabsaneyd heshiis ku aadan baarista macdanka iyo shidaalka oo ay si wada jir ah u galeen Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland iyo wakiilo ka socdey shirkada Range Resource oo laga leeyahay wadanka Austarlia. Xafladii heshiiskan lagu saxiixey ayaa waxaa ka soo qayb galey Madaxweynaha Puntland Max’uud Muuse Xirsi, Kuxigeenka Madaxweynaha Xasan Daahir Max’uud, Wasiiro, wasiiro kuxigeeno, Ganacsato iyo qaybaha kale ee Puntland, waxaa sidoo kale joogey ugu yaraan 6 xubnood oo ajanabi ah oo ka sodey shirkada Range oo dhawaan soo gaarey magaalada Boosaaso. Munaasabadii hesiiskan ayaa waxaa hadalo kala duwan ka jeediyey Madaxweynaha Puntland iyo wakiilka shirkada Range, iyadoo Madaxweyne Max’uud Muuse uu sheegay in heshiiskan uu ku aadan in shirkada Range ay deegaanada Puntland oo dhan ay ka sameyn doonto baaris guud oo ku aadan macaadinta iyo shidaalka, iyadoo wajiga hore uu noqonayo mid baaris ah si loo ogaado wixii khayraad ah ee laga manaafacadsan karo. Gen.Cade Muuse waxaa kale oo uu tibaaxay in amaanka guud ee deegaanda Puntland uu yahay mid wanaagsan, waxaana uu sheegay in wax kasta oo dhaca ay kala mid yihiin caalamka, isla markaana maamul ahaan ay doonayaan inay ogaadaan waxyaabaha ku dihan dhulka Puntland. Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay inay sameyn doonaan ka maamul ahaan talaabo kasta oo uu ku hirgali karo heshiiskan, isagoo dadweynaha ka codsadey inay gacan siiyaan talaabooyinka ku aadan sidii looga faa’ideysan lahaa khayraadka deegaanada Puntland. Wakiilkii ka socdey shirkada Range ee heshiiskan wax ka saxiixey ayaa isna wuxuu xafladii heshiiskan lagu saxiixayay ka sheegay in uu ku faraxsan yahay qaabka uu u dhacey heshiisku, isagoo tibaaxey in deegaanada Puntland ay ka jirto nabad wanaagsan, isagoo muujiyey in xiligii hore ama intii uusan imaan uu sawir kale ka haystey amaanka iyo xaalada Puntland, balse uu ku arkey wax ka badan oo ah in ay deegaanada Puntland ka jirto nabad uu ku tilmaamey in laga shaqeyn karo oo shirkadu ay diyaar u tahay inay wado hawlaheeda baaritaanka ku wajahan. Shirkada Range waxay xafladii heshiiskan lagu saxiixayey ka cadeysay in ay ugu deeqi doonto dhismaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe lacag gaaraysa 250 kun oo doolar oo ka baxsan heshiiskan ay la gaareen Dawlad Goboleedka Puntland. Axmed Max'ed SBC Boosaaso.
  23. XARUNTA DUKAMEYSIGA PUNTLAND Features : 252 SHOPS 5 RESTAURANT AMPLE PARKING UP TO 150 CARS TELEPHONE CABLING FULLY GUARDED AND COMPLETE CAMERA SURVEILLANCE (CCTV) BOUNDARY WALL WITH ELECTRIC FENCE GOOD LOCATION LESS THAN HALF KILOMETER FROM CITY CENTRE 100 METERS FROM MAIN ROAD AND BEFORE TAAR HOTEL LOCATION GALKAYO Source either Hiiraan.com or http://www.puntlandshoppingcomplex.com/