Zafir

Nomads
  • Content Count

    1,242
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Zafir

  1. ^^lazima uwe na wowowo ya uhakika na usafiri to match. wewe nataka mslap, yaa najuwa. Ps: Hellooo Memsaabs.
  2. ^^ Jambo FB Originally posted by Emperor: Ilma G.U.S-laroor - Famous family in Puntland LOL.. What could you possibly do to get a nick like that?
  3. Could someone post working links to Capitalism: a love story, please and thank you.
  4. Isku meel baanu wax u wadnaa xiinoow boowe. If i were to flip a coin of getting mature or immature 46yr old is equal to the probabilty of mature or immature 21yr old. Ps: Geeljire's statistics lessons baan intaa ka baraty
  5. The probability of either heads or tails baan ku apply-gareeyey bay ila tahay ?? balse waa hagaag boowe.
  6. Aawey Cara?? Car qaniin farteyda waakaa saaye?
  7. Salaan sare Malika-bilaneey. Xiin, Anigu waxaan qabaa maturity in aysan da'oo kaliya ku xidhneyn, oo qaybab waaweyn ay ku lee yihiin barbaarin, duruuf iyo waayo aragnimo. imisa 46jiroh aan mature ahayn baanu aragney.
  8. Originally posted by me: The Somali last name theory, bare with me folks, it may get interesting. I have been thinking about Somali last names/ Surnames. Most Somali people that I know gave the name of their grandfather as their last name / Surname/ Family name when they came to Europe. So if their awowe’s name was Muse, their Surname became Muse, if it was Ali, their Surname became Ali. I believe that this goes for the majority of the people. The reason why most people gave the name of their awowe as their surname was because they believed that there is no such thing as a surname/lastname/family name in Somali. But I have learned now that there is a Somali lastname/Sur name/Family and apparently everyone has one. Mr. Me, firstly, the very reason why we don't surnames is because we have ABTISI as Somalis,your name is what you have to your qabiil lineage. With surnames a name such BARRE (which is a nickname) becomes the last name of the lineage tree of the family. Secondly, we have middle names because waxaa la doonayaa aabihii ilmaha dhalay in uu ku lug lahaado ilmahiisa. Magaca, Maxamed Siyaad bare ma aha sedex magac Siyaad (baa naaneys tiisu tahay BARE) Caydiid (sidoo kale) Galeydh (sidoo kale) Tuure (sidoo kale) waad ila faham tahay baan filaayaa.
  9. ^^Papi baad dooneysay in ay ku tidhaah, sey Adeer Che bay ku tidhi. Sheemo weeye gabadhaa. Xiin, proof la kaaley for that statement.
  10. Zafir

    Childhood

    Originally posted by Faarax-Brawn: seventies waa la wada noolaye,ilaas waxaa laisku haya,yasee gamuun gami jiray yaase naas nuugi jiray. Duceysane iyo adiga qarkaad ka dhacdeen [big Grin] Yaa kugu yidhi nin gamuun gamaayo naas ma nuugo?? Xiin, Nin aan Gamuun Gamin, waa loo yaabaa, bay yidhaahdaan Kenyaatigu.
  11. Ducaysane, looma sheegee waa loo xiraa, it's common courtesy sxb.
  12. ^Maanta iyo wixii ka danbeeya, Norfsky yuusan agtaada iman. Waayo, nin birta calashasey baad noqotay nin yahoow. As for the topic, Hadii aad tidhi Hunguri ayaa la habaaray, Ha ku kaco wixii Hunguri'yada lagu yaqaaney ee isna ha habaaro AT&T. Miyey aheyn?? Habaarkani la sheegayo ayaa sheeko isoo xasuusiyey. Waxaa jidhi jidhay nin balo ah oo dadkoo dhan dhibi jidhay, maalin buu islaan wax ku sameeyey, markaas ayey afka kala furatay oo ay is tidhi habaar. Markaasuu ku yidhi " Ha karaamo seegin, habaar waa la'igu soo kari waaye'e" AT&T jawaab Tiisu u jawaab ekaa!
  13. WAXAASOO DIGDIG AH, IYO WAXAAN MEESHA LOO JOOGIN. GAR QAADAYAASHA SI KACIS AH AYAA GOGOSHA LOOGU FURAY, OO KU QASABTAY IN AY SI KADIS AH KU GARGOOYAAN. HUNGURI, Hadii uu AT&T yidhaado ZAFIR baa dhintay maanta, Ma munaasab baa iyo ay Johnny B, Adam Z, iyo CHE gogol la dhigtaan? ma weysan geeridu xaq ahayn? ma waan la wada dhiman doonin? AT&T waxa qalad ah ee uu ku kucay,waxaa weeye, waa uun hubsan qoraalka oo qodhay. Hadii gogol meeshu taalo HUNGURIYOO adaan lagaa gar leeyahay, waxaana sabab u ah, aflagaadada aad wado oo aad meel waliba ku qoroyso in uu AT&T yahay nin xun oo shir waliba la taagan sheekooyinka xaawooleeyda. AT&T, Ninkan leh RAG YAQAAN BAAN AHAY oo RUN YAQAAN BAAN KASII AHAY, nin midoodba lagu hagi karo ma ahan, maxaa yeehay si'duu isoo soo bandhigay ayaa sabab u ah. Maanta, labo si yeel jaale: Waxaa la yidhi, dadkii oo idil baa shiray, oo waxay u yimaadeen Dhurwaa, oo waxay ku yidhaadeen " Dhurwaayow, waa adigaa hadh iyo habeenba wareega, xili aan munaasab ahayn'na socda oo lugihii ku daa'leen, ee aan kabo kuu tolno" markaasuu Dhurwaagi yidhi " Hadii aad kabo ii toshaan waa Al-Xamdu Lilaah, hadii aad ii weydaan'nah waa Rabul Caalamiin"
  14. ^ War heedha haya, yaa adiga wiilkan kugu saliday?
  15. ^What a cheap guy you are Johnny. But, I assume you feed them before you ask them of their milk?? As for the topic: I didn't know there was set standard for the dowry these days. But I will tell you what I know, if you ever go to a mehr ceremony, make sure you to always sit at the bride family side. You will end recieving $20 on top of the free bariis and hilip.
  16. ^ My zoologist tells me, one rat a day will keep me regular. Besides, cute little rats are absolutely irresistible yaa ustaaz.
  17. ^Dooliga miciyihiisa, waxaa la yidhaah daa Ilko, damac mmiyaa kaa haya yaa Faarax Brawn?
  18. Duceysane, The Shiekhs after Siyaad Bare era and all tainted Shiekhs. Hence, the no qoryays. Faarax Brawn, The Shiekh Hersi's were brothers sire.
  19. Che, Ooo waayo? Ma gabar yaroo dheylo ah oo uu dhumiyo miyuu doontay? is badalku waa la' shaki fehaa. Ms DD, xishood baaba i galay, legand baad tahay lagu yeh. fariin baa la rabaa in la iska gooyo.
  20. Che Ma Johny Baa Somaalia aadey?
  21. Haa and Maya yaa Ibti, Haa'yoo waxaan moodey in reer-qardho types damac kaa galay oo aad Sheh suuqa ka saari rabtid sidaad cunnada ugu daldaleysid. Maya'oo waxaani waa kaftanka lagu soo noqdo markaan wax badan meel ka maqnaatid. Marx, Sxb marka hore mahad sanid, marka danbena, hal nin baan u ogalahay in uu i yiraahdo waxaad i tidhi, nin kaasi nah waa Faarax Brawn. Malika and buuxo and Ms DD Salaan sare Sisters, kheyr sheega.