Zafir

Nomads
  • Content Count

    1,242
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Zafir

  1. Zafir are you faling in love with me darling? I was told SOL is a discussion site rather than argumentive one. Since i came you were allways hostile to me. I wonder why? you're so cute! I love you Skipper, I really really do.
  2. ^I had inflatable doll in mind.
  3. ^His anger comes from hugging a phone.
  4. ^LOL. Wiilku waa lix kun dile inoo daa, gaalada ha dhameeyee.
  5. One thing is for sure, this guy loves to play with his hair.
  6. I was in Africa at the time. This fate happend in dugsii after i said some harmless thing like your clothes are dirty. The girl got to work her tricks and couldn´t stop crying for the next 2 hours. It was as if i said to the girl that her mother just passed away. What are you? Three?? and I am not entirely convinced you know the meaning of the word "manipulate" my dear Norway boy. Ps: piece of advice, all this time your asking these silly questions is precious time taken away from phone conversations, prioritize sxb.
  7. ^LOL@youtwo. Luckily I don't have those frustrating issues to deal with, my problem lays in forwarding emails from my mother. She forwards every single junckmail she gets, and the ones that say "send this email to ten people and bad luck won't befall you" have high priority. Ps: Caano, address bar= meesha guruga ku sawiran yahay agteeda. Sidebar= geedka kor iyo hoos u carara.
  8. Aqaladii ayaa isu soo dhawaadey xitaa, waxaas ayaa ciid lagaa yiraah. Ps: I have a macawiis just like the one that old guy is wearing.
  9. Originally posted by Hunguri: Korean-ku waa dad wanaagsan. Khaasatan dumarkoodu. You remind me of something . They keep saying "gooda gooda which means good good" and many more words when engaged a tribal war like a husband and wife !!!! source: A somali man who is married to a Korean indha yar woman! Waxaa La yiri nin baa waxaa la dhashay shan gabdhood, markaasuu maalin kastaba la lagdimaa. Maalintii danbe asoo rag ku dhax jira ayaa waxaa la yiri "aanu lagdano". Suu yeh "Shan shan u soo baxa" marka waxaan ka wadaa ninkaa yuusan kuu noqon, habartii roobka u da'ay oo mooday in uu dadkoo dhan raab u da'ay.
  10. Che, Gediid waa nin saaxiibkaa ah oo xumaan kuuma uusan rabin, ee qudhiisaan ash aheyn. ma waadan arag Bong-Cha sideey u egtahay, waxaan la yaabanaa adoo taa il saarey, waxaan ka doontey walaasheed. Si kastoo Gediid u faansado Bong-Cha adiga Kim-Cha maxaaa kugu saladay? Aaliyah, adigu warka badan naga daayoo, wiilka ina adeerkaaya ah gabar firfircoon oo Kim wiilka ka soo dhacsata noo raadi.
  11. Val-leey, ninkii Che ahaaa waxaan oo idil naag korean ah oo Kim la yiraahdo ayaa u soo jiidey, bal yaa yiri sheeg sheeg. Gediid, Balo idin dagiweydey ayaa la yiraahdaa kuwaas oo kale. dadna sidaas ayeey saniik isula dhaceen, dadna kaba xeyran (che).
  12. Aaliyah, maxaan ka aqaan Gediid ayaa wuxuu igu yiri hablaha reer Laascaanood dhogorta ayaa lagu yaqaan, marka waxaan is lahaa walaalkaa Che u faaiidee.
  13. ^Cagaha ayaad iloowdeen, waa in ay caga yartahay oo size 3.5 or 4 Maximum ay xirataa iyo waa in xaad badan leedahay, xaadeedu dhogor la moodaa.
  14. ^LoL..2pac and jodeci ayaa iPod ka dhex ciyaayey markey oraneysay "how do you want it macaanow".
  15. Ciida oo ciid wanaagsan ku ciida yaa jamaaca.
  16. ^Anigu hadaan adiga ahaan lahaa, this understanding old man ayaan ku qaban lahaa Eid Mubaarak yaa jamaaca.
  17. Spicy Kirish O'Mirish for Quraac iyo Qado. Baasto olive oil and sugar for casho.
  18. ^I think the term is Badawad!
  19. Zafir

    Today I....

    Allah Yarxama Ghanima, samir iyo iimaan.
  20. Qurun aan loo soo tacsiyeeyin ayaad wada tihiin.
  21. ^Samir iyo iimaan Val, Allaha ehlul Janah haka dhigo ayeeyo, bil wanaagsan ayeey geeryootay.
  22. Hi all, My name is Cabdirihman Maxamuud Warsame (Cadde), First cousin of the deceased. However reluctant and uneasy this is for me, I must inform you of this heartrending news, Zafir passed away three days ago, we have truly lost someone special. Alloow janadii ka waraabi, walaalayaal usoo wada duceeya. Ps: Can all you nice folks vouch for looking after his debts. Ku soo hagaajiya Dahabshiil waxaad awoodaan, magaceygu waa Cabdirihman Maxamuud Warsame, fadlan
  23. Underdog, what's with an unknown faction on the other side label, I thought I was Mlendo. Brown, I have pronunciation problem, so, big deal. But, you’re being racist and discriminatory for not getting along with me because of my disability. I just want to be friends.
  24. People evolve yaa Xiin, you didn’t think I would stay that way forever did you? waa quruxda Somaliga ah.