Shirwac

Nomads
  • Content Count

    215
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Shirwac

  1. Who knows if he prays or not, and who cares if he does pray or not? What has prayers have to do with Somali politics?
  2. Do you a Kangaroo killed him? May he rest in peace!
  3. Originally posted by Daanyeer: ... clitoris is also therefore so big that it looks like a certified penis [b/]. P.S. ... shit I'm too young to read this SHIT!
  4. It has been a while since a major war broke in Somalia, when will the next one happen? Kismayu, Baydhabo, Galkaio or in Hargaisa?
  5. I took an Art last summer as an elective. I enjoyed drawing the model
  6. Shirwac

    Gene Therapy

    Too much science fiction, let things be how they were made!!!
  7. Some people haven't realized that history can always be verfied, otherwise this article would have its proper label "Fiction". LOL @ RAMBO-- what a ^%$# nickname!
  8. I was asked these two questions recently by a dear friend and I couldn't give an honest answer, so if you can please answer. A source or two will be helpful 1. How did Siyad bare (Allaha u naxariisto) escaped the USC while he was in Mogadishu? 2. Who were the soldiers that made his escape possible?
  9. ^^^^ I hope so brother!
  10. I believed that TGF was the last chance Somalia had for a functioning government. However Gedi's recent remarks woke me up from a dream -- united Somalia, return of peace, patriotism, .... and respect. Since Gedi is the prime minster one can only conclude that his views and the TGF are the same. There was nothing coming from Qanyare and company, and now it appears that C/yeey and company are no different. Somalia is cursed with corrupt leaders, who use religion and tribilism to reach their goals. Allaha u naxariisto my country
  11. http://www.shaolinchamber.com/video_files/shaolin_raiders_of_death_vidclip_06.wmv
  12. Originally posted by Xaaji_Faro_badne: As far as the women go, No offense, You have some DIE HARD FEMINISTS **looking around** that might show up out of Nowhere...*whispering** (jiq ay ku tahay!)
  13. "Those dirty Ethiopians shall be eleminated from the phase of the earth. " I can understand your frustration brother, but calling for the annihilation of all ethiopians is unIslamic. STOP the hate!!!!!
  14. Many have gone back to their homelands and acted upon what was in their hearts when they started school. Thanks to globalization you can reside in more than one country.
  15. **** http://www.spongeironindia.com/about.htm NAAS http://www.naas.org/ **** http://www2.ibgcheckout.com/**** /index.jsp dabo http://dabodev.com/ *** http://www.gusinc.com/ .....more to come
  16. Inbreeding has its advantages, Every body in the city was somehow related to him.
  17. Originally posted by As-salafiya: Hadaan ka bilowno Xaqa uu ninka ku leeyahay Xaaskiisa waa: 1-Adeecid ay ku adeecdo wax walba oo macruuf ah 100%"daacatu zawj bil macruuf". 2-Inaysan gurigiisa soo galin qof uusan raali ka ahayn, firaashkiisa inuusan ku fariisan cid uusan raali ka ahayn. 3-Inaysan dhibin,oysan aff iyo addin dhib ugu gaysan "an laa tusii'a ilayh walaa tu'diih",xumaan oo dhan inaysan u gaysan. 4-Inay ku shukriso zawjkeeda oo aysan ku kufrin "an tashkura zawjahaa walaa takfuruh". 5-Inaysan ka bixin guriga ilaa uu fasaxo ninkeeda ma ahane xataa masaajidka haday aadayso waa inay ka fasax qaadato. 6-Inay isku qurxiso oo ay isku ziinayso dhan labis iyo dhan nadaafad intaba, oo ay u qososho mar walba oo ay waji fur-furan kula kulanto iyo farxad 7-Inay u khidmeyso oo ay uga adeegto gurigiisa iyo caruurtiisa. 8-Inay Maalkiisa u ilaaliso aysan bixin maalkiisa ayadoon ka amar qaadan,oo aysan ka dayicin israaf ku samayn. 9-Inay ku raali noqoto inta yar oo uu Ilaahay zawjkeeda siiyay, inta la hayona ku qanacdo oo aysan ku kalifin ninkeeda waxii nafaqo ahaa oo uusan awoodin. 10-Inay caruurtiisa tarbiyeyso,oo ay si fiican u koriso jir ahaan iyo maskaxiyan intaba,kheyrka iyo wanaaga kula dadaasho"wa hiya mas'uulatun canhum". 11-Sirtiisa inay xifdiso ooy qariso oo aysan sirtiisa bixin, waxa ugu wayn sirtiisa waa arimaha sariirta ku saabsan iyo waxa dhex mara labadooda waa Xaraam inay bixiso sirtaas. 12-Waa inaysan soomin soon sunno ah ayadoo uu ninkeedii joogo ilaa uu u idmo ma ahane. 13-Waa inay wanaajisaa la dhaqanka labadiisa waalid iyo qaraabadiisa dhan, si wanaagsan waa inay ula dhaqantaa. 14-Waa inay gabadha noqotaa mid la dadaasha ninkeeda oo ku dadaasha noloshaa wanaagsan oo uu Alle dhex dhigay inay noqoto mid daa'inta oo jirta,marnaba "furiin" ku fakarin ooysan waligeed waydiisan furiin,marnaba khuluc waydiisan ilaa ay diinteeda u baqdo mooyaane. 15-In hadii ninkeda Alle oofsado oo uu geeriyoodo waa inay 4 bilood iyo 10 habeen u samayso"asay", waxaa laga rabaa mudadaas xumaantii uu u diidi jiray markuu noolaa inay sideedii hore uga fogaato, dadkii uu jeclaa ay u sammo fasho oo ay siduu u xariirin jiray ay u xariiriso Wa salaamu calaykum -------------------- Allaahuma thabitnaa! Waxaan hooyooyinka soomalidoo sameynaya ma aragee, diinta inteedaan waagaas Soomalida ma soo gaarin miyaa. Waa wax cunsirinimo u eg!
  18. That is what you get...you should kick yourself in N****s
  19. Shirwac

    WHATA ^%$

    Welcomme to Jowhar/ ku soo dhawada Jowhar.com S Y M Aduunyo Jowhar ka joog aqirona Jaano Booliska Magaalada Jowhar ayaa gacanta kusoo dhigay laba wiil oo midkood soo xertay Jalbaab iyo indho shareer. Jowhar Hawl gal balaaran oo lagu sugayo amaanka magaalada Jowhar oo ay ku sugan yihiin masuuliyiinta Dfkmg ee Somalia ayaa booliska magaalda Jowhar waxa ay gacanta kusoo dhigeen laba wiil oo dhalinyaro ah oo midkood xirnaa dharka gabdhaha Muslimiinta ay gashtaan ee loo yaqaan jalbaabka iyo indho shareerka. Wiilkaani oo wajigiisa qariyey ayaa lagu qabtay Agagaarka xarrumaha Dowladda Federaalku ay deganyihiin mas’uuliyiinteeda, iyadoo ka dibna la dhigay Saldhiga Booliska magaalada Jowhar. Taliyaha Ciidanka Booliska Magaalada Jowhar Xasan Goomeey Calasoow oo saaka uga Waramay saxaafada ayaa sheegay in raggan isa soo qariyay ay ciidanku ka soo qabteen xaafada Buulo Makiino oo ka mid ah xaafadaha magaalada Jowhar, xiili ay ciidanka boolisku ku jireen howlo rondo ah oo ay ku gaaf wareegayeen xaafadaha Magaalada Jowhar. Ammaanka Magaalada ayaa xalay ahaa mid si weyn loo adkeeyay iyadoo wadooyinka qaarkoodna loo diiday in ay dadku maraan taasoo ay dadweynuhu micno kala duwan ka bixiyeen. Sidoo kale labada wiil oo loo ogalaaday inay saxaafada la hadlaan ayaa sheegay inay ka ahayd in ay ka masayrinayeen gabar ay saaxiibo ahaayeen mid ka mid ah labadaasi wiil oo gabadhaasi ay jacayl wada jilayeen laakin ninkale ku kor waday. Arintaani ayaa baaritaankeeda waxaa wada saraakiisha booliiska oo baaritaan ku haya falkaasi ay ku kacen waxana lagu wadaa in maalmaha soo socdo maxkamad lasoo taagi doono marka uu dhamaado baaritaankooda. Salaad Calli Jeele wasiir kuxigeenka Warfaafinta oo sheegay qaraxii lala beegsaday kolonyadii Raysul wasaaraha cidii ka danbaysay. Jowhar. Wasaarada warfaafinta XFKMG ee Soomaaliya ayaa maanta shir jaraa’id ku sheegay ciddii ka dambeysay weerarki bambaano ee lagu qaaday Ra’iisul wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi iyo xubnahii la socday markii ay booqanayeen magaalada Muqdisho safarkoodii u dambeeyay. Shir jaraa’id uu shalay ku qabtay Xafiiska wasaarada Warfaafinta Wasiir ku xigeenka Wasaaradaasi Md: Salaad Cali Jeelle ayuu klu sheegay in guddigii loo saaray baaritaanka weerarkaasi ay soo gudbiyeen in kooxaha Maxaakimta Islaamiga qaarkood ay ahaayeen kuwii fuliyay weerarkaasi. Qoraal saxafadeedkaasi ayaa sidoo kale lagu sheegay inuu ahaa weerarka lagu qaaday mas’uuliyiinta Dowladda Mid Argagixiso ah oo xirriir la leh argagixisada Caalamiga ah. waxaana shirka jaraa’id oo nuqul ka mid ahaa isoo gaaray lagu soo bandhigay in qaar ka tirsan ilaalada Raysul wasaraaha lagu laayey qaraxaasi. Qoraalkan ka soo baxay wasaarada Warfaafinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxaa lagu sheegy dagaalka shalay ka dhacay magaalada Muqdisho inuu yahay mid ay soo qaadeen waddaado diimeed isu magacaabay Maxkamado kuwaasi oo doonaya in ay dhul balaarsi ka sameeyaan magaalada Muqdisho. Waxeyna ugu dambeyntii Dowladda federaalka Soomaaliya ugu baaqday in ay joojiyaan kooxaha dagaalamaya weerarada ay dadka rayidka ah ku geeriyoonayaan isla makaan maatida dhexdeeda xabadaha laga joojiyo. Hadaba waxaan helay nuqul ka mid ah shirkaasi jaraa’id oo ku qornaa afka Ingiriisiga waxa uuna u qornaa sidan: Wafdi uu hogaaminayo Raysul wasaare geedi oo maanta ka dagay Adis Abbaba. Jowhar. Wafdi balaaran oo kusii jeeda magaalada Bruxelles ee dalka Belgium oo uu hogaaminayo Ra’iisul wasaaraha Xfkmg ee Somalia Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa duhurnimada maanta ka duulay garoonka diyaaradaha ee magaalada Jowhar. Wafdiga Geedi ayaa waxa ay ka koobnaayeen afar xubnood oo kala ah Ra’iisul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Maaliyada Prof. Saalim Aliyow Ibrow, Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga Prof. C/risaaq Cismaan Xasan “Jurille†iyo Axmed Cumar Xabeeb (Axmed Jaandhaay) oo ka tirsan masuuliyiinta G/Sh/Dhexe. Ra’iisul wasaare Geedi iyo wafdigiisa ayaa ka degi doona dalka Ethiopia xaruntiisa Addis Ababa iyadoo lagu wado in wafdiga uu isla caawa ka anba bixi doona isagoo ku hakan doona dalka talyaaniga oo uu kulan la qaadan doona maalinta berita ah masuuliyiinta dowlada Talyaaniga. Wafdiga ayaa ka qayb gali doona shir ay la yeelanayaan midowga yurub maalmaha 15-16/September iyadoo lagu wado inay kawada hadli doonaan sidii midowga yurub uu qayb wayn ugu qaadan lahaa sidii ay u taageeri lahaayeen xukuumada Federaalka. Prof. Geedi iyo wafdigiisa ayaa 18-ka bishaan kasoo anba bixi doona magaalada Bruxelles ee dalka Belgium-ka. Ra’iisul wasaraha ayaa waxaa sii sagootiyey qaar ka tirsan xukuumadiisa iyo xildhibaanada Baarlamaanka. Dhanka kale wafdi uu hogaaminayo safiirka Somalia u fadhiya AU-da Ambassador Cabdikariin Laqanyo ayaa soo gaaray magaalada Jowhar iyadoo uu shir gaaban Airaboorka kula yeeshay Ra’iisul wasaaraha. waxaa soo diyariyey Mohamed Abdulle Hassan (SIIDI) Siidi@jowhar.com Tel Mob: 00252-1-574868 Jowhar.com ***************
  20. Midnimo Information Center mic 13 - 11 - 2005 - Wararkii ugu dambeeyay ee arrimaha Soomaaliya Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo diyaarinaya fadhi Baarlamaan oo xilka looga qaadayo Guddoomiye Shariif Xasan (Xog-Dhab ah) Magaalada Jowhar ayaa waxaa ka socda diyaarinta qabashada fadhi Baarlamaanka Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ku yeesho gudaha dalka tan iyo markii Magaalada Nairobi ka soo guuray Baarlamaanka Soomaaliya muddo haatan laga joogo 3-bilood iyo Bar. Qaar ka mid ah Wasiirada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xildhibaanoka tirsan Baarlamaanka ayaa waxay ii sheegeen mar aan kula soo kulmay Magaalada Jowhar oo aan booqasho ku joogay Labadii Maalmood ee la soo dhaafay in la qorsheeyay oo uu Madaxweyne C/llaahi Yuusuf diyaariyay warbixin kooban oo xilka looga qaadi doono Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo haatan ku fikir ah xubnaha Labada Gole ee Muqdisho. “waxaa la wadaa oo la gudi galay in la ogaado Beel walba tirade Xildhibaan ee ka joogta Jowhar ama Xildhibaannada taageersan Garabka Jowhar, haatan Xafiiska Ra’iisal wasaaraha waxaa yaala liiska Xildhibaannada la haayo oo dhan 160 Xildhibaan kuwaas oo ku fikir ah Madaxweynaha iyo xubnaha Jooga Jowhar, waxaa noo harsan 18 Xildhibaan kuwaas 9-ka mid ah dhawaan ayay muqdisho ka imaan doonaanâ€ayuu yiri mid ka mid ah Wasiirada ku sugan Jowhar oo aan la yeeshay Xog-wareysi kooban,in kastoo uu diiday inuu magaciisa la shaaciyo. Tallaabada koowaad ee la qaadayo ayaa waxay tahay in la saxo Guddoonka Baarlamaanka, taasi oo dhib badan aan kala kulanay buu yiri mid ka mid ah Saraakiisha Xafiiska Madaxweynaha. Haddaba haddii laga qaado Guddoomiyaha Baarlamaank xilkiisa,waa iska cad in rajada laga qabo in dalkan uu dowlad helo uu lumayso, maxaa yeelay Shariif Xasan ma aqbali doono isago xil ka qaadistaas, muranka waa uu sii daba dheeranayaa. Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com Xafiiska Midnimo ee Muqdisho Soomaaliya Midnimo Information Center wararka@midnimo.com www.midnimo.com This Page!
  21. Originally posted by Camel Mlik: -------------------------------------------------- I heard that Yalahow can't even write his own name. Hey, watch out now, Xaaji Yalaxoow is "WASIIR".
  22. They should take her into a soccer and help explode right this time.