Tanaad

Nomads
  • Content Count

    23
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Tanaad

  1. Maya maya single motherska waxay helaayaan koo la dhoho RUUBAA RAQE. ma kuu sheegaa ruubaa raqe? bal dhagayso Ruubaa raqe hadaad tahay waa inaad ruugag wayn tahaye waa inaad ra yiga kala mid tahay oowr la soo raray waa inaad cashada ridan kartaa kiilo rooti ah waa inaad ridada gayn kartaa meeshii loo rabay Bes halkaas aan ku joojinaa hadda sheekada. ma rabi ineey RR yaalka SOL igu soo kala yaacaan.
  2. Alla waad iga nixisay they said mine is 39 and half i was feaked out then i counted my years, months, days and even the minutes to my suprise, i passed that age few years ago huhh what a relieve!!!!
  3. Jaalle JBaro ma ogayn inay sidaas caano geel qaali u yihiin kow dheh laakiin fikrad wanaagsan ayaan kuu hayaa. halkan waxaa ka buuxa geeljirayaal iyo waayeello badan markaa caanaha geela xaggan u soo *** waan ka iibinayaa faa iidadane waan qaybsanynaa. maxay kula tahay arrintaasi.
  4. JBaro afsomali iyo ingiriis isku karis ah maxaad ku diideysaa ina abti adiguse maxaad ka taqaan gabayada nin baa na yiri waxban soo raadinayaa oo sidii diinkii sahanka loo diray wali ku maqane adigu waxaad haysid oo gabay ah soo daa bal aan ku sii sugnee. Gabaygii hore malaha waa la garan waayay. bal kan isku soo daya CIRKA OON DARUUR LAGU OGAYN DUNI ABAAROWDAY OO HAADDU SOO DAADATOO DEERADII DHIMATA DAYLOOY LAXDII IYO LODABA DAAYAY HADALKEEDA DAANDHEERTA KII MAALI JIRAY CAYDH U DALANDOOL YE inta dhexe lama garanayee wuxuu ku dhamaanayay DACAS LAGUMA WAAREE MARKAY DOOGSIN ROOB CURATO DADKAYGIYO JAHLIGA MAALINTAAN DOW UKALA YEELO GAAJADA DHARAARTAAN DILEE CUDURKA DAAWEEYO ADIYO DAALINKII KAA YARAA DOODA WAA U FURIYE HA DADNAATO XAAJADU MAR BAAN DIIRKA KA CADDEYNE haddii kaa la waayana bal kan fiiriya OLOLIHII MAR UUN BAA LA SHIDI KII ARBACADIIYE MAR UUN BAA DAR IIMANKA QABA LA IMAN DOONAAYE CAANUHU DHAWAAN WAY KA QUBAN CIIL DAR LOO QABO E CAADDAA RAG KORAY BUU NABSIGU HOOS U SOO CELINE CALOOLYOOW AAN KUGU RAAGAHAYN CIIDDA HA U QODANE CAGTA II DHIG WAA KAA NABSIGII SOO CADCEEDSADAYE waa gabayadii ku qornaa buugaagtii suugaanta oo iskuuladii waddankii soomaaliya la oran jiray lagu baran jiray haddii aad wax ka xasuusataan.
  5. a friend of mine had a collection of weird names and thier meanings and she told me most of them are qabqableyaasha soomaaliya ka dagi la, adahay. here are some INA YEEY QAYB DIID KIISH BUUR DIINNAARI XAARAAN KU NAAX XABAAL MARI WAA BAAS ABUUR HAAMAAN DABA GEED ISMA LURE JINNI BOQOR SHIDDO DUULANE DUULLAAN JECEL KALIGII DUUL COL U JOOG COL LA KULAN COLAAD BUUBAA GALEYR KIISH BUUR KIIMIKO ILKO XANAF KADARE IYO QAAR KALOO BADAN no wonder the country is in chaos for long period of time dadkaas baan sugaynaa.
  6. Tanaad

    Buraanbur

    Buuxo deal is done i can create the lines you can do the dance we know the thing right. now here is some xayeeysiis for tha business. hoobaloo hoobaloow hoobaloo hadaba Tanaad iyo buuxo talay idiin hayaan walaalo idin tiirnoo idin taageeri kara Tababar bay noo fureen loogu tumo buraanbur gabdhoow ka faa iidaysta fursaddaan cajaa ibkaa uluu ilii uluu iliilii waynakaa waa buuxo waa tanaad waynakaa bug bug dig dig qac qac dhamaan gabdhaha sol waxaa la idiinku bishaaraynaya furitaanka iskuulka tababarka buraanburka oo la magac baxay BURAANBUR II BAX ha moogaanina oo ha ka maqnaanina
  7. lol@10seconds war niyow koob kale odayga ka shaxaad baan islahaaye waa maxay qarxisku. wallee caanahaaga iyo dhiilaha ama aagaamahay kuugu jiraan waa kuu tirsan yihiin.
  8. Thanks Sharmarke for the referral. Xiinoow raggii wuxuu isku raacay inaad gabay yaqaan tahaye xaggee kaa soo helnaa dee niyow. bal iskeen waa laguu baahan yahaye
  9. Caanahaas geel soomaali maa laga soo maalay horta. speaking of camel milk, Jbaro where is that cup of camel milk you promise for me when i came here. send me one now on UPS
  10. Tanaad

    Buraanbur

    Buuxo listen sisiter since i don't go to weddings and i don't really understand what they say in these places ama come up with my own staff. now listen sister you don't need to cover up your face it is only me and you. I want see the face expression too so please do your best and pay no attention to what they say about you. and hey if you fall don't worry i am 300lb/150 kg. strong enough huh inaan kugu soo kor dhaco aa daran laakiin oo kala jiidooy ay ka dhacdo. any ways here i come HOOBALOOW HOOBALOOW HOOBALOO HADDABA BUUXO WACANEEY ADAAN BAHDA KUU JECLAHAY ADAA BILANEEY U WACAN BEESHA REER SOL (somalia on line) not sool state of somalia/somaliland BILIC WANAAGEEEY ALLOOW BAASKA KAA XIJAAB DAY DAY DAY DAYDAYDAY WAKU KAAS CAGO CAGO YAAN LACUNIN gabdho badan aan ka rayn doonnaa markaan barano saaxiib aan iska bood boodno til' we master the thing
  11. waa ina salaamay akhyaarta haddii aad garanaysaan gabaygaan fadlan ii soo dhamaystira> DUQAYDII DHAMMAATEE TOLOOW DIRIRKA YAA EEGI DABSHIDKII HADDUU GALO AYAA DHUXULIHII DAADIN AYAA DAAHA LAANTII KU XIRI QURAC INTUU DIIRO DEGMO TUHUN MA GUURTEE AYAA SAHANKA LOO DOORAN REERKOO YAGLEEL DAGAY AYAA GURI USOO DEYRI intaas ayaan ka xusuustaa ciddii garanaysa fadlan ii soo qor Mahad sanidin.
  12. waxaan bartay sida af soomaaliga loogu saxo ciddii uu ka qaldamo adiga hadda waad iska roontahay laakiin waxaad qaladday ereyga NOOGU SHEEGA meesha aad ka isticmaashay u badal IIGU SHEEGA. Waad mahadsan tahay
  13. Tanaad

    Buraanbur

    Jbaro gabadha ha iga waalin waxba ma xaddee Adiga haddaad u soo xaddid laakiin waa iska caadi Buuxo isku midaan nahay saaxiib waa isla baranynaa qof ila bartaan raadinayee aniga waxan ku barayaa sida loogu heeso adigane sida loogu boodboodo i bar DEAL
  14. REAL MEN DO CRAY WHEN FAKE WOMAN LAUGH
  15. Tani waa tii layiri bil saddex reerna waa kaa kaxaysaa reer kalena kuma gaarsiiso waa siday aniga ila tahaye odayga koofida qaba ma sheekhii la raadsan jiray baa waa baan mise waa mid u eg waban yaabaye?
  16. Aniga Waxaan Dhibsadaa dadka iga soowaca taleefanka guriga oo markaan la hadlo i yiraahda ma gurigaad joogtaa. markay i waeydiiyaan hebel/heblaayo ma joogaa haddaan maya dhahana isii weydiiya ma maqan yahay
  17. Ghanima sister i would advice you to aviod trying many different things at the same time it might worse the situation. see a doctor or dermatologist. if you can't wait your appointment and it is bad go to urgent care or ER. ALLAAH ha ku caawiyo huunno
  18. I would've try but i stopped wearing cute bags and staff a while ago now i wear a FFOTOSHAARI AFAR JEEBLE. I put everything in its pockets one for biilka africa one for lacagta ayuutada (hagbad) one for my soc-sec card I94 worpermiet etc and one for my reading glasses. make up stopped that too cuz it doesn't go with my footoshaari. What an easy way of saving money GOOD LUCKY GABDHOOW
  19. Buuxo thanks abaayo caadi waaye raalli baan ahay iyo nuw waliba. Dahia mahadsanid adigane abaayo Hey JB mahadsanid ina abti lol@Laayaanka war niyow waxaan iska ilaalinay masas kaliyee waa maxay duurjoogta waaweyn eed ka sharqamisay. any ways haddii aad koob caano geel oo qaboow igu qabatid cabsidoo dhami way iska hadaafi. Zen sister kadib markaan qurquriyo caanahaas macaan rayigayga oo fardihii sayidka ku boodaya ayaa soo dhici doona.
  20. Buuxo gacalo magaranayo macnaha runta ah laakiin waxaan la iigu sheegay inay tahay wax ku saabsan duco. sikastaba ha ahaatee waan iska jecelahay magacaan
  21. ASC WR WBR Akhyaarta waad mahadsantinhiin dhamaantiin. kool-kat waa hubaal inaad cool tahaybuuxo waa Tanaad huunno Zenobia ina adeer xaagaa iyo dhulkii baan ka soo dhigay waana la iska nabad qabay mar labaad waad mahadsan tihiin
  22. ASC WR WBR Waan idin salaamay reer SOL waan ku cusubahay boggaan ma la isa soo dhaweynayaa. Waad mahadsan tihiin.