this is by no means a cilmi falak ama xidigaha eegida,saadaalin,fuquburaale,ruuxaamo,boorame tumis,duca dalab ama inkaar,shaydaama iska eris,cuudin,jinni iska shidis or any other fal or ficil to tell cilmul ghayb.
iam not here to talk about scorpio,libra or pisces.
This horoscope is name of the Days Only,anyway, do u know which day name u were born,then pick your day,say if u were born on Monday or friday,then pick it and tell us that you were born on that day.
sorry for those nomads who don't understand the somali language as the horscope will be written entirely in somali.
what comes after the names of the days is YOUR descriptions said about YOU, it can be true,it can be false,but believe me,experimently speaaking,they are 98.2% true!
hadal badan haan ma buuxshee ee waxaad yeeshaa-
have fun and enjoy YOUR day!!
HERE IT GOES.
MONDAY(Isniin): ma raja xumid,ilaah idinkiis,waxaad noqon doontaa qof cilmi badan,xag diin iyo xag adduunyaba, noloshaadi hore ma xumeen balse dadka indhahooda iska ilaali,yacni yaysan kugu dhajin si aadan u jirran haddii kale qalbi wareer baad qaadi adoon natiijooyinkaas gaarin,goobaha technologiga ayuu ku xiranyahay meelaha aad ka shaqeen doonto ama noloshaadu ay ku xirantahay maadaama aad ahaan jirtay qof khasaaro kassoo daal ah.
TUESDAY(Talaado): muruqaaqa isticmaal si aad heer sare u gaartid,balse intaas kahor,waxaa lagaaga baahanyahay dadaal ween inaad suubiso ama muujiso,caajisnimo weyn ayaa kaa muuqato,adigoo dadkana kuu maleenayaan amaba kuu yaqaanaan in aad tahay qof khattar ah.adigoo ah qof xagga ganacsiga bussnesska,filimaanta,riwaayadaha iyo heesaha jecel,ku bishaarayso inaad computer ag fadhidid waligaa,ha waalan isna dajji waad kulushahayee,shaqadaadu waa halkaas laakiin indhaha ha beellin,is ilaali,adduunyada way weentahay.
WEDNESDAY(Arbaco): waad istus badan tahay bay ku dhahaan dadka,laakiinse qalbi iyo jir ahaanba istus ma tihid,qof lilaahi ah ayaad tahay,iska ilaali laqdabada ama waxyaalaha sirta ah,horaa loo yiri "lilaahi iyo laqdaba meel ma wada maraan",wax baa kajira waxa ay dadka kaa sheegaan,laakiinse iska dhaga tir,futurerkaaga mahaleesno,isku diyaari shaqada fuundinimada adoo dhanka hagaajinta,dajinta iyo fakir bixinta, shaqadaada xafiis unbaad fadhin,lagama yaabo inaad yaanbo,burus ama musbaar qaadatid,ka buldheh,aamiin.
THRUSDAY(Khamiis): waad khayr badantahay maadaama aad khamiis dhalatay,qof waxaad ahaan jirtay diinta iyo dalka jecel laakiinse waxaa kaa muuqato dal naceeb iyo diintii aad hilmaantay iyo waliba dhaqankii oo aayar aayar kaaga siibanaayo amaba aad hilmaamayso,haddaysan aheen barakada aad qabtid daraadeed waad fallaagoobi laheed mar hore,shaqadaadu waa dhanka dhakhtarnimada isku diyaari maadaama aadan jecleen dhanka caafimaadka,alla bari.
FRIDAY(Jamco): horaa waxaa loo yiri: "jamaca dhashe waa janno gale" marka maah maahda soomaalida ha isku halleen ee dadaal ween muujji,maah maahda dad baa yiri marka adoon dadaal weyn muujin sideed janno kugali,qof xisaabta aad ujecel baad tahay,waa loo baahanyahay noloshaada inta kahartay bay kaa caawin,siyaasi baad u egtahay balse waxay u muuqaataa in aad diplomaasi noqotid inkastood ku fakirto inaad noqoto sidaas,mustaqbal ifaya ayaa kuu billaabanaya.
SATURDAY(Sabti): "sabti sabti qooqan macalin caraysan arda naxsan loox gariiray usha wash dhac washdhac" waxay u egtahay inaad quraankii aad dugsi looxa ku baratay aad hilmaantay,dhib malahan marka adiga lagu waydiiyo laakiin dhib bay leedahay dhanka Alle,manaxaanka ayaad qabtaa,isdajji,dulqaad tus,ha iswaalin ma waalnidee,adoo kale wuu noolaan karaa wuuna aflixi karaa balse inkastoo computer madaxa kaa galay,shaqadaadu waa dhankaas,websiteyada ayaad dhissi laakiin ugu danbeen wariye ayaad noqon
SUNDAY(Axad): axad alloow na barakee,waad duceesantahay adiga,mid yeel,dadka aamin si ay kuu aaminaan,shakiga badan iska dhaaf,aamusnaantu waa dahab laakiin mar bay dab noqotaa ee hadal oo dadka lasheekayso waxa adiga dantaada ah iyo kuwa kaleba,caajiska iska saar si aad mustaqbal fiican u heshid,inkastoo aadan balwad laheen,isku diyaari aakhiritaankaaga inaad noqon doonto engineer rab ama ha rabin waa lagu rabsiin.