nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. muqawad saaxiibkiis mahadsanid talada wanaagsan waa la isku wada leeyahay waana arrin uu maanta dhallinyara kasta ogyahay oo dhallinyarada badankood mid kasta sida ay ila tahay waxa uu aaminsanyahay sida uu waddankiisa wax ugu qaban lahaa. waxbarashada horta waa mida koobaad ooy dhallinyarada maanta jirta ay ogyihiin in ay waddankooda wax ugu taraan,illeen waxa aad soo baratay lama rabo in aad ku qasaarisso waddan shisheeya ah adoo waddan kaagi ku sugayo!! saaxiib arrintan dhalinyarada kaliya ma dul saarna,dadka waaween laftirkooda waa larabaa in ay xil iska saasaraan,aamiin
  2. nice research though,the research cost 6 million dollar,the head of the research commitee said that in front of a small kitchen,aamiin
  3. i think it is a nice business,donkey is the most used pet in africa,pet,yeah,they said that,aamiin
  4. any lyrics from DMX would be appreciated if u post it,aamiin
  5. it is xaliimoos world,no wonder theere r so many bajaqoos around the world,one analysis said that haddii nimanka dunida ku nool mid kasta la siiyo toban naagood wali tirada naagaha way badnaani yacni ma yaraanayaan,aamiin
  6. MUQAWAD sxb ku soo dhawoow somaliaonline,waa runtaa jacelyka meel kasta ayaa loo maraa midda adiga kugu dhacdayna mid sahlan ma ahan,jaceylkana sidiisa wuxuu u qaybsamaa 124 nooc,noocaagana waa nooca sadaxaad sida aan kaa dareemay balse aniguba laftirkayga jaceel meela badan ayuu iga tuuray sida ay tahay anigu nooca 15 tobanaad baan hadda ku jiraa,waa nooc aad u daran laakiin xagga xiirmada ku dheereeya. niyahoow qayilka badan mar mar buu fiicanyahay,qayilaad iyo jaceel haddii ay is helaana waa laba diidiin oo is biiqday camal. ilaah hakuu sahalo,mida kale badso dhageesashada cajaladaha heesaha aniguba saas baan ahayee,maalinkii anigu illaa lix cajal oo heesa ah ayaan wada dhageestaa waxay la mid tahay 5 saacadood ooo maalin kasta dhageesi heesa ah,anigoo gabartii aan jeclaa heesta ayaan saas suubiyaa marka adigana waxaa la rabaa inaad ka dhigto toban cajaladood oo heesa ah maalinkii,aamiin,boqol wardi soo akhri,aamiin
  7. i like faysal dhaga jilac iyo khadiija baasarac,aamiin
  8. Moti,sxbkiis,what a nice work u r doing,man,you should have seen qabyo2 posters,i have seen that in nayroobi,keep it up,for sure u will be the head of somaliwood industry,aamiin
  9. we need men's forum,we also need shaqo'laan forum,aamiin
  10. here is another interesting topic,please do your pledge and aid to those white folks,aamiin http://www.somaliaonline.com/cgi-bin/ubb/ultimatebb.cgi?ubb=get_topic;f=6;t=000030
  11. believe mi,iam now tired of reading new topics,for real i have't read any new topic since 2002 because i was enjoying old ancient topics,why cause they r entertaining,much more raaxo and istareex check this out: http://www.somaliaonline.com/cgi-bin/ubb/ultimatebb.cgi?ubb=get_topic;f=6;t=000023 i was enjoying reading this topic for 3 hours plus run time error of 7 minute laughing,aamiin
  12. lakkad ma fiyoobid sxbkiis,aamiin,u got a nice website: http://www.shaqo-la'aan.com/lakkad.html/aamiin
  13. nuune

    Smile.:)

    shaqsii,thanks for bringing old topics back,cause i was just laughing the one: "Behind every successful human being, there is a little wariiri inside the Motel... And behind every unsuccessful women, there are two dog strippers!"
  14. nuune

    A Small Problem

    funny though,lots of booby stuffs down there
  15. Jamaica, wherelse? ask the somali sisters if you think i'm lying. aha haha ah ,lol,sorry,aamiin
  16. best looking guys are: 1-mozambique 2-cambodia 3-somalia 4-kenya 5-new zealand 6-Brunai 7-Gambia 8-Romania 9-Cyprus 10-Iran best looking ladies are: 1-Iran 2-Somalia 3-Finland 4-Mauritus 5-Malaysia 6-India 7-Italy 8-Zaire 9-Saudi Arabia 10-United Kingdom
  17. money rules mi life,aamiin.
  18. sxbkiis Moti,horta waxaa waaye aamiinta badan way fiicantahay,it is really very raaxo to say aamiin,yacni waa iska duco balo iyo khayrba bissinka,aamiin,ilaaho na caffi,aamiin,intaan nayroobi ku maqnaa baan xer ku biiray,wali suufi ma noqon laakiin arbaciinka aan dhameeya horta,aamiin,ma ku soo biiree xertayda,kaaba laadar aad ka noqoni runti,wali magac la'aan waaye xerta,aamiin,haaruun,left iyo lakkad way ku soo biiri karaan,aamiin
  19. shiit i hate maths,it is the most craaap and mobed sucject i have ever seen.
  20. ohhh thanks 2 u two,waad heshiiseen,aamiin
  21. nuune

    Gum

    lol@Underdog,waraa naga kala aayar bahasha,noo tartiibi hee,aamiin
  22. Underdog,please lower the tax,i don't have any objective of electing u as a senate leader JOKES STATE,aamiin If eleceted I will ensure every man, woman and child shall have a pager and some dental-floss lol,u r a funny man,aamiin