MUQAWAD

Nomads
  • Content Count

    9
  • Joined

  • Last visited

  1. STUTENHAM, Nolosheedu waa qaali oo ma aha meel dad badan ay ku nool yihiin. waana magaalo aad u qaboow badan oo ninka u dhashay iyo ninka yimi aan lakala aqoon. Coffee iyo Furinka iyo raashinka kaloo aan aniga xiiseeyo inaan cuno(Jaadka) waa Free.
  2. Jamaal_11, Nuune,Mire,King450,Muslim Sis iyo Clown adeerayaal waad ku mahadsantihiin sida aad ka u wacan ee aad halkan iigusoo dhoweyseen! LAKKAD, haka sakateyn adeer, waqti horaan kasoo jawaabi lahaaye waxaan ku mashquulsanaa arrin kusoo gudboonaatay wiil soomaaliyeed iyo gabar shiica ah oo reer Ciraaq ah.oo ku heshiiyey illaa mudo saddex bilood ah uu Qudbo sireysto(Mutco) iyo inuu siiyo saddexdaa bilood lacag gaareysa illaa iyo 800$. mudadii oo aan dhammaan baa waxaa dhacday iney Gabartii uur qaaday taasoo ahna mid aan heshiiska ku jirin taasna waxey dhalisay inuu wiilkii ka xanaaqo arrintaas oo uu yiraahdo waxaan doonayaa in 800$ laiisoo celiyo maadaama ay mudaduba tahay mid iska gaaban ee gebigeedaba ku eg 3 bilood. waxaan aad arkeysaan waa wax caadi la ah dadka Shiicada ah (Mutcada) laakiin waa wax aniga igu cusub oo aan waligey hore u arag. in lacag lagu bixiyo guur gaaban oo gebigiisaba ku eg 3 bilood. reerka Gabadha ay ka dhalatayna waxey ku andacoonayaan in lacag dheeraad ah loogu daro ilmahana ay iyaga qaataan oo aabaha aysan shaqo isku leheen. arrintaas xallinteeda baan ku maqnaa ee wax kale hau qaadanina adeerayaal. xittaa waqti aan ku qayilo baan waayey oo orod baan ku jiray beryahaan oo idil.
  3. Marka hore waad wada salaamantihiin dhammaantiin, waxaan aad ula dhacay sida cajiibka ak oo aad wax isugu faaiideyneysaan oo aad wax u kala kororsaneysaan. marka waxaan go'aansadey inaan idin xasuusiyo arin muhiim ah oo loo baahanyahay in shaqsi walba oo soomaaliyeed dunida meeshuu doonaba haka joogee xil weyn iska saaro. waad wada ogtihiin dhammaantiin dhibaatada waddanka ka jirta iyo fool xumada ka socota taasoo ah mid na wada saameysay hadaan Soomaali nahay lab iyo dhedig yar iyo weynba. marka dhallinyarooy waxaad xasuusnaataan oo aad mar walba niyada ku heysaan inaad tihiin rajada ugu wanaagsan ee uu waddanku leeyahay maanta maadaama aad tihiin ubixii dalka indhihii dadka hogaamiyeyaasha berri. marka dhallinyaro anagu waqtigeynii soo qaadanay waana ka xumahay shaqsi ahaan inaan mustaqbalkiinii bur buriney aana idinka dhignay qaxooti ku firirsan adduunkoo idil. marka waxaan talo ahaan idinkugu soo jeedin lahaa inaad wax barataan oo aad noqotaan dad shaqsi walba oo Soomaali ah uu ku faano. la idinkaga sheekeyn maayo dhibaatada uu Qabiilku leeyahay marka dhallinyaro fadhiga ka kaca oo dadkiina iyo dalkiina iyo diintiinaba wax tara. marnaba ha ka tegina dhaqankiina weligiina xasuusnaada inaad marka ugu horeeya aad tihiin dad SOOMAALIYEED! waa iga talo taas dhallinyarooy waxaana filayaa inaad iga qaadan doontaan!
  4. Marka hore waad wada salaamantihiin dhammaantiin, waxaan aad ula dhacay sida cajiibka ak oo aad wax isugu faaiideyneysaan oo aad wax u kala kororsaneysaan. marka waxaan go'aansadey inaan idin xasuusiyo arin muhiim ah oo loo baahanyahay in shaqsi walba oo soomaaliyeed dunida meeshuu doonaba haka joogee xil weyn iska saaro. waad wada ogtihiin dhammaantiin dhibaatada waddanka ka jirta iyo fool xumada ka socota taasoo ah mid na wada saameysay hadaan Soomaali nahay lab iyo dhedig yar iyo weynba. marka dhallinyarooy waxaad xasuusnaataan oo aad mar walba niyada ku heysaan inaad tihiin rajada ugu wanaagsan ee uu waddanku leeyahay maanta maadaama aad tihiin ubixii dalka indhihii dadka hogaamiyeyaasha berri. marka dhallinyaro anagu waqtigeynii soo qaadanay waana ka xumahay shaqsi ahaan inaan mustaqbalkiinii bur buriney aana idinka dhignay qaxooti ku firirsan adduunkoo idil. marka waxaan talo ahaan idinkugu soo jeedin lahaa inaad wax barataan oo aad noqotaan dad shaqsi walba oo Soomaali ah uu ku faano. la idinkaga sheekeyn maayo dhibaatada uu Qabiilku leeyahay marka dhallinyaro fadhiga ka kaca oo dadkiina iyo dalkiina iyo diintiinaba wax tara. marnaba ha ka tegina dhaqankiina weligiina xasuusnaada inaad marka ugu horeeya aad tihiin dad SOOMAALIYEED! waa iga talo taas dhallinyarooy waxaana filayaa inaad iga qaadan doontaan!
  5. Marka hore waad wada salaamantihiin dhammaantiin, waxaan aad ula dhacay sida cajiibka ak oo aad wax isugu faaiideyneysaan oo aad wax u kala kororsaneysaan. marka waxaan go'aansadey inaan idin xasuusiyo arin muhiim ah oo loo baahanyahay in shaqsi walba oo soomaaliyeed dunida meeshuu doonaba haka joogee xil weyn iska saaro. waad wada ogtihiin dhammaantiin dhibaatada waddanka ka jirta iyo fool xumada ka socota taasoo ah mid na wada saameysay hadaan Soomaali nahay lab iyo dhedig yar iyo weynba. marka dhallinyarooy waxaad xasuusnaataan oo aad mar walba niyada ku heysaan inaad tihiin rajada ugu wanaagsan ee uu waddanku leeyahay maanta maadaama aad tihiin ubixii dalka indhihii dadka hogaamiyeyaasha berri. marka dhallinyaro anagu waqtigeynii soo qaadanay waana ka xumahay shaqsi ahaan inaan mustaqbalkiinii bur buriney aana idinka dhignay qaxooti ku firirsan adduunkoo idil. marka waxaan talo ahaan idinkugu soo jeedin lahaa inaad wax barataan oo aad noqotaan dad shaqsi walba oo Soomaali ah uu ku faano. la idinkaga sheekeyn maayo dhibaatada uu Qabiilku leeyahay marka dhallinyaro fadhiga ka kaca oo dadkiina iyo dalkiina iyo diintiinaba wax tara. marnaba ha ka tegina dhaqankiina weligiina xasuusnaada inaad marka ugu horeeya aad tihiin dad SOOMAALIYEED! waa iga talo taas dhallinyarooy waxaana filayaa inaad iga qaadan doontaan!
  6. waa maduuf aad u wanaagsan kan. aniga waxaan ku darsanayaa intaan. 1-Ina Cabdulle Xasan 2-Axmed Gureey 3-Maxamed Soomaali 4-Xaawo Taako 5-Boodheri 6-Cigaal Shidaad 7-Wiil Waal 8-Caraweelo 9-Careys Ciise 10-Raage Ugaas 11-Xaliimo Yar(oo ah gabartaan Jaadka ka gadan jiray) inta kale waan soo xasuusan doonaa.
  7. Adeer maxaad ka rabtaan Faarax ilaahey hau naxariistee? waa idin sidee dhallinyaro odoyasha halaga xishoodo, ninkaas wuxuu ahaa nin mujaahid ah oo waddankiisa usoo halgamay!
  8. Naa hadaadan Af Soomaaliga aqoon kumaa kusoo doonan doona? sow ceeb ma aha in adigoo Soomaali ah aad hadana aqoon luuqadaada? maxaa inaga raacay Qurbahan? war illeyn tanoo kale waligiin ma aragteen? is bar adeer afka oo is ku day inaad barato waa sidee waxaas waa ceebe! waan kuu duceyniye af ka baro oo usheeg wiilasha haku baraan.
  9. Walaalayaal waxaan ahay nin walaalkiin Soomaaliyeed ah oo ku nool carri aad u fog. waan ka xumahay inaan af gaaleedka aqoon oo waan idinkula hadli lahaa, marka waxaan goostay waxaan rabay inaan idiin sheego aan idinkuga sheego afkeennii hooyo! waxaan aniga ku noolahay beer dhexdeeda oo ku taalla magaalo la yiraahdo STUTENHAM oo wax u jirta Good Hope. meeshaas aan iskaga qayilaa waxaana halkaa igu weheliya cajalad Soomaali ah oo ay ku jiraan marxuumkii CUMAR DHUULLE iyo XASAN AADAN SAMATAR idinkana waxaan rabaa inaad wehel kale ii noqotaan maadaama aan hada helay INTERNETKA! waxa meeshaas i geeyana waa Jaceyl oo dadkeygii iyo Dalkeygiiba igasoo waday, kadib markii laii diiday gabar aan aad u jeclaa oo aan rabay inaan guursado! waxaan idinka idinkula talin lahaa hadaad iga maqleysaan inaadan sameyn sida aniga laigu sameeyey oo kale. qaas ahaan gabdhaha Soomaaliyeed ee Qurbaha ku nool oo aan maqlay iney wada guursadeen Jameican(uf uf uf Biddayaasha) iyo wax baas oo indha yar yar iyo qashiin kaloo ah sida Pakistan iyo wax baas oo aan maqlay iney gabdhihii naga bareen Tambuul iyo wax baas. waxaad ogaataan inaadan heleyn nin idiin dhaama walaalihiin Soomaaliyeed oo iska qayila reerkana usoo hoyda oo Qayilaadiisa aan wax dhib ah keeneyn. Hooy Gabdhayahoow i dhageysta waa iga waano intaad dhaban dhalaalaya leedihiin haka dhex bixina walaalihiin Soomaaliyeed oo ka jooga Cabiida iyo qurunka kaloo meelaha taag taagan! wiilashiinana Gabdhaha sasabta oo soo dhoweeya! halkeed idinku la' dihiin markey idinkoo taagan ey Gabdhiinu Addoomada raacayaan? ma idinkey wax idinka waayeen? ogaada Raggii soomaaliyeed baad magaciisa wadaan ee meel hauga dhicina. anigu meeshaan wax Soomaali ah kaligey baan ku joogaa oo meelahaan indhaha iska taag taagaa laakiin inta badan waan iska qayilaa aniga iyo xiiranteyda jirka cad leh! anigu waxaan dumar Soomaaliyeed aheyn xiiran baan ugu yeeraa marka waan idinka war sugayaa haduu eebe yiraahdo hadana waan qayilaad tagayaa intuu iga dhammaan bahalka ee nabadeey!