nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. ^^^^they call us ximaaru aswad,they are ximaarul baydhaa
  2. anoo soo gaabinayo shukaansiga sidiisaba waa fara ku dirir ama dagaal dhax mara labada qof ee ka dhaxeeyo hanasho,jamasho iyo hiloow kuwaasoo raba in ay naftoodu is hamido amaba jaceel ka dhaxeeyo anoo soo gaabinayo,marka wadadii jaceelka loo mari lahaa waa shukaansi,taasna waxay u baahantahay dagaal fara ba'an inaad sameeso si aad ugu bad-baado qorshahaaga. flying-still,why refuse the credit,we know that u r the Author
  3. THANKS SISTER,i will memorize them all since i forgot them,ramadaan kariim
  4. posted by lakkad So You have a problem with bro sophits' rambunctious,raucous,strident,vociferous and obstreperous ways of using big WORDS?...i honestly believe its his perogative, appanage, droit and perquisite right if he chooses to do so... In my Opinion you are being cantankerous and bearish yet captious while being insensitvly choleric and crotchety hence being dour, irascible and morose to his right and still become obstinate yet ornery and a peevish, perverse honerable Nomad while not respecting his liberty to be what he desires to be. Please stop being petulant and quarrelsome. to be snappish and sour is not the way to be humble. lakkad sxb saana maxay aheed,acuudu bilaahi mina shaydaani,waraa duub duub igu dhaaf yaah,waaba naxayba markaan akhriyay jinnigan aad qortay,kuwii sophist aaba dhaamayba waxan wada waaween ood qortay oo u eg odey jijirroole camal,wara ramadaan kariim
  5. i will do my best to read the Quraan all the time,sometimes i keep my Quraan on my desk for ages and never open it,ilaah hana waafijiyo waxa khayr ku jira,ilaahoow noo danbi dhaaf.
  6. ^^^lol section made me laugh walaahi,thanks for the class though it is ramadaan
  7. nuune

    Ramadan Kariim

    ramadaan kariim to all of you
  8. ilaah janatul fardowsa hakka waraabiyo,qaraabadii iyo eheladii laga geerriyoodayna samir iyo iimaan ilaah hakka siiyo,aamiin
  9. ^^^^lol lefty,rooti la'aan darteedd,cakii dhannaa bay liqday tan,jalam jalam qulum dalam lol
  10. posted by left What's shukaansi ?? shukaansi waa dhaqdhaqaaqa is bed-bedelka cimilooyinka naxa iyo kuwa suuxa,kuwaasoo kasoo burqada gafuurka iyo agagaarkiis khaasatan bishinta loo yaqaano xuuqmidaar. maajo,what a topic,way kaa maqantahay gabadhii,lol
  11. LOL Pyromaniac_Pixie basically,i don't have any problems reading big words,i guess no one does,but personally,i have never used bigwords,not even when iam speaking the english language,
  12. LEARNING ABOUT DUMPING GIRLS,that is horrible man RAMADAAN KARIIM 2 ALL OF YOU
  13. nuune

    Q?

    xugdar or GunCad
  14. ^^^filssan walaalo,tijaabooyinka aan sameeyo waa jaceel bas,another word love tests on ladies,that is all,anyway,that juus gareen has a very big explanation,can't explain it here unless u visit this previous topic Juus Gareen , be carefull,peace,ramadaan kariim 2 all of you
  15. dawaco you know,waqtigii la dhihi jiray waxaa loo yaabaa markaad aragtaan naag ka tumaneeso arooskeeda laguma jiro bood bood walaashiis,niiki,istuur,barxadda hakka cabsan,wax qas during your wedding,ha nixin,xanbaaro xariifkaaga,it gives you great spirit,and that is what the wedding is all about
  16. ^^^lol filsan,tijaabooyinkaas wax allaala wax ay kaa caawin karaan maba jiraanba,waayo it is used against you and the likes lol,laakiinse you can do your own tijaabooyin on men,but how wil you do that,the only option you gonna use is called juus gareen
  17. lol muraad,u know these saudis(boqorada caloosha waaween) are heading into a difficult situation now. wallaahi last night this somali man ayaan wada sheekaysaneenay,sacuudiga ayuu mar dalxiis u aaday,waxay ku dhigeen buu iiga sheekeenaayay,anigii yaab iyo amakkaak baa iga soo haray,anoo awwalba sacuudiga necbaa baan xalay 6 saacadood laiiga sheekeenayay sacuudiga!!!!!
  18. ^^^man,i think iam late,i will miss my dinner tonight, a reallyy good start for Rio,laakiin waa wajji macbuus ninkan,have u seen him when he is alone,he droped his mobile phone while in the toilet,someone told me that ramadaan kariim sxb
  19. ^^^^qudba siraad,xagga masaafada miyaa adiga,shurbaysiga caadi waaye iska qas waxiid qaseeso,laakiinse topigaan waa muhiim,waxaa fiican inaad tijaabooyin sameeso sida aan aniga bari hore sameeyay ood ku ogaan karto in ay gabartu ku jeceshahay iyo in kale ama sida ay kugu ogaan karto!!
  20. nuune

    UK Nomads

    most of those police officers have resigned,it was damn a hell of a program,what an undercover stuff,i love 2 c tony blair in this kind of situaton been undercovered by a maff!!
  21. interesting topic indeed,i don't know what 2 say,i will go with rudy as Addis ababa to kick the yallam qushaasha leeba handharedh mindhinaaw mindhicir duluqoow haku dhaco amxaarada