nuune

Nomads
  • Content Count

    12,988
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Abdiwaligii xamar ee kumanaanka wasiir magacaabey waxba ma dhaamo. Laba Cabdiwali oo waashey iga dheh washamsina u baahan!! Saying that, Gaas is still my favorite politician in Somalia.
  2. ^^ My candidate actually made it so I am not disappointed, and happy for him, that is Mr Dhuxuloow for Wasiirka Warfaafinta, he was one of the friends who were feeding me what was happening there before his name appeared in the list(his feeds were diplomatic though while the other was feeding me every minute of what was happening there), Dhuxulow was actually told 3 days ago that he will be named. So that is your first question. It is times like this we wished we had your Sharif in the seat, he was indeed missed. About the long list, we had quite big number of wasiiro in the govenrment of Sharmaake, so that is not why I am disappointed. And religious or not is not why I am opposed. The same reason why everyone on this thread is opposed is why I am also opposed, that is, ra'isul wasaaraha oon xornima helin inuu wax soo magacaawdo, haye, is that enough for you yaa Leezi-Gaal, and welcome back geweryahey guudka-dheer:-)
  3. maryan qaasim wasiiradi dawlada saacid waxaa booskeeda lagu badalay khadiijo deriye oo ah qof muqayilad weyn oo xitaa dhaqan fiican laheen Cadnaan, anaa markhaati kaaga ah, Maryam Faceboogeeda ayey ku ashahaadatey balse wa diplomatic oo waxey tiri Ilaah hala garab galo wasiirada cusub. Maanta Hoteelada Xamar waxaa ka socda olole lagu diidayo in uu barlamaanka ansixiyo. balse dhibka jira ayaa waxaa weeyaan, wasiirooyinka la magacaabey ayaa 83% from Baarlamaanka ah, halkaas maxaa kaaga soo baxayo, in loogu tala galey in ansixinta aysan dhib noqon oo dirito mia istaraado wax kasta noqdaan.
  4. Galbeedi, Innaa Lillaahi, sxb maxaad isku qaseysaa, dadka yeysan kula yaabin, prime minister ayaa hand-pick-gareestay aa, Subxaanallaah, Ilaahoow nimaan wax ogeyn ha cadaabin, sidan bey u dhacdey in a nutshell, labadan wasiir ii daa ee xukuumadii Saacid, listigan dheerna hoo oo akhri, xalay intaas unbaa dhacdey, prime minister kuye bidaa huurtey kuma dhihi karee prime minister kuuma joogo. Soomaalidii dhanneed meel kasta dalka iyo dunida ayaa ka wada qeylisey oo wada ashahaadatey oo ogaatey in liiska dheer uu soo qorey Madaxweynaha, min Xamar illaa Aukland illaa Tromso illaa Fort Macmurray Soomaalida dagan dhan wax soo dhaweeyay oo u riyaaqey ma jiro wasiirada cusub, dee hadaad adigu wasiir bey Awdal heshay u mashxaradeyso taas waa gooni oo ku subkeyso, Cadnaan iyo Cadale meeshay ka qeyliyeen baad digada ka aruursaneysaa. Tusaale, topigan u soo qaado, hal qof oo soo dhaweeyay ma jiro wasiiradan cusub, taas la bar-bar dhig topigyadii hore ee wasiiradii Saacid, mebsiteyada Soomaaalida dhan booqo, sidoo kale, televishanada raadyaha Soomaalida dhan dhageyso oo daawo, wax soo dhaweyay ma jiro, dadkii dhannaa baa ACUUDU BILLAAHI la wada kacey, waxan oo kale lama maqal lamana arag, wali foolxumadii xalayto ka dhacdey Villa Somalia ayaadan wali fahmin, Ilaah ha ku tuso xaqa dadkii dhannaa wada tusey oo adiga kaa indha-saabey, Awdal baa wasiir heshay baad taagantahey, taasna kaala doodi kari maayo ina adeer, oo warkaagu hees buu qorey iyo waa gabyaa bey kuu mareysaa, halkaa yaaba ka doodeyba!
  5. Just in, a rare and strange feed from Villa Somalia oo hada laga sii kala seexday: Golaha wasiirada cusub ayaa la sheegay iney dhamaantood yihiin rag diinta aan aqoon saasa u laheyn ama aan ku dhaqmin, ama aan lagu arag masaajida. Already some people ayaa ducooyin kala gooni ah wado in ragan Ilaah soo hanuuniyo. This is very series, nimaan Salaada qub ka siinin dal iyo dad miyuu wax tari karaa!!
  6. ^^ Cadnaan, Tarzan is no longer Mayor, magacayada si khalada ayaa loo qorey spelling wise, ama loogu dhawaaqey but waa Tarzan waxa wasiir ku xigeenka noqdey, sxb, aawey madaxweynihii aad taageeri jirtey eed nagu wareerisey, hada ma qanacdey, sxb Che, speakerka waa inuu mooshinka haa ama maya kala hagaa, halahaas unbaan ku arkey asoo gacmaha taag-taagaayo, at least that is what I understand for his role to be, the speaker is an educated guy compared to his predecessors, but waa maskiin(ask MMA, Jawaari waa daacad balse Sakiin oo kale ayaa riixayo oo oranaya libinteeni, libinteeni, libinteeni soo dhici), but mar hadii meesha awrkii weynaa ku tuntey role-kiisa muxuu tari.
  7. Cadale, xaan kuu sheegay hee, aniga dhagtaa la iigu sheegay from Villa Somalia, haye ma qanacdey hada in Tarsan jago wasiirnimo ku xigeen helay. Tarzan is now Wasiir ku xigeenka Cayaaraha
  8. <cite> @Che -Guevara said:</cite> I wonder if the Speaker understands his role or knows the extent of his power, or is he another Saacid? The speaker kaligiis xaa ka rabtaa, madaxweynaha uma jeedidoo, shaqa aan loo dirsan ayuu walaaqayey todobaadyadan dhan, xataa last week when asked he said howsha magacaabista waan ka caawinayaa raisul wasaaraha, caawin aa, wakaa dee wuu caawiyey lool Libaax , the lady did well inta tabarteed ah, laakin Abdiwali said, ceeb ayey igu noqoneysaa inaan soo celiyo Fowzia iyo Ciilmooge, the two ministers who did their job well in Saacid's cabinet. 25 ministers, xanaada xoolaha, war illeen, ma doorada ama geela aa nala baraa sida loo raaco, macdanta, xasha', gaadiidka badda, ka daroo dibi dhal, tamarta, ku soo celi bal, qorsheynta, balaaya ku qorya-qoryeysay, waxaas iyo wax ka daran ayaa wasaarada ah.
  9. One thing for sure, the Prime Minister only knows 3 people from that 25 ministers, that very much tells you that Madaxweynaha hand-picked these men, even the 3 men the prime minister knows personally are from Machadka Simad.
  10. <cite> @Libaax-Sankataabte said:</cite> What happened to Fowzia? Fowzia eey baa cuney, she was there with Hassan, she was hoping to get nominated, that is what Madaxweynaha wanted, laakin dagaal iyo qeylo ayey sheekada tagtey, meesha caawa ninba ninbuu watey, jawaari iyo sakiin isku kursi bey fadhiyeen, madaxweynaha has his two Cabdi sitting next to him fiidkii, the two cabdi from Saacid's government, he got his 2 ministers anyway, but got angry and left meesha uu Abdiwali ka khudbeenayey. everyone had different names, abdiwali has his own list, madaxweynaha has his own list, walee waxbaa ka dhacey caawa caawa ceeb baa ka dhacdey VILLA SOMALIA. The list, most of them are well known teachers from Machadka SIMAD(Jaamacad uu u badalay madaxweynaha markuu wadanka qabsadey SIMAD)
  11. Oba, hada unbaad garatey miyaa in wadanka ay la wareegtey this NGO, I was one of the very first people who had a lot of hope with our president, balse when we have seen what we have witnessed, then for me and many other people it wasn't the time to continue giving our moral support, Ilaah baa na lehee it is hard to support an NGO, if I as going to support an NGO, I would support MSF or WFP, at least 2% ayey dadka masaakiinta wax siiyaan out of 100%. Read the list first, and tell me that only the 2 woman are new comers, the rest are from Machadka SIMAD. Dee adigu hadaad leedahay damjadiid taageeri maayo, waayadan dhan baad nala yaabeysay ood na laheed mucaaradka joojiya, haye hee, ka xaa-xaabi hee wa kaasee.
  12. That was to get your attention waryaa hahaha hadii Maayarnimada laga tuuro adi maxaa kaa galey saaxiiboow ehehe out of the 25 wasiir I mentioned there, Tarzan aa muhiimada siisey looooool naga tag niyahow waad na ceebeesee lets wait for zaki's joy, maalmahan dhan uu ku duceesanaayey Ilaahoow Xalane keen
  13. TOTAL: 25 wasiir all together. And 25 wasiir ku xigeen
  14. Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Mudane C/laahi Goodax Bare Wasiirka Maalliyadda Mudane Xuseen Cabdi Xalane Wasiirka Gaashaandhigga Mudane Maxamed Sheekh Xasan Xaamud Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Mudane C/raxmaan Ducaale Beyle Wasiirka Amniga Qaranka Mudane C/kariin Xuseen Guuleed Wasiirka Waxbarashada Mudane Axmed Maxamed Guraase Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Mudane Yuusuf Cali Aamiin Wasiirka Qorsheynta Mudane Saciid C/laahi Maxamed Wasiirka Garsoorka iyo Arrimaha Dastuurka Mudane Faarax Sheekh C/qaadir Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha Mudane Jaamac Axmed Maxamed (Oday) Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow Wasiirka Gaadiidka iyo Duulinta Hawada Mudane Saciid Jaamac Maxamed Qoorsheel Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Mudane Nucmaan Sheekh Ismaaciil Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane Maxamed Ibraaahin Xaaji Aadan Wasiirka Beeraha Mudane Cabdi Axmed Wasiirka Sportiga iyo Dhalinyarada Mudane Khaalid Cumar Cali Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Ducaale Aadan Maxamed Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Mudane Aadan Maxamed Nuur Wasiirka Howlaha Guud iyo Dib U Dhiska Eng Nadiifo Maxamed Cusmaan Wasiirka Haweenka iyo Hormarinta Xuquuqda Aadanaha Khadiijo Maxamed Diiriye Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Mudane Maxamed Coloow Baroow Wasiirka Macdanta Mudane Daa’uud Maxamed Cumar Wasiirka Xanaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa Mudane Saalim Caliyoow Ibroow Wasiirka Caafimaadka Mudane General Axmed Maxamed Maxamuud Ku XIgeenka Ra’isulwasaaraha ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Mudane Ridwaan Xirsi Maxamed
  15. They are still there now, more than 200 xildhibaan, and many more people, for the past 12 hours waiting and waiting for the nomination of the new cabinet. A lot fighting between those at Villa, everyone was going crazy, 2 of my friends are there now feeding me in. The primie minister is talking now for almost an hour, the president is not there maybe went to his room since it is too late there, the parliament speaker Jawaari is not there too, This is going too CRAZY. 2 ministers from Saacid cabinet are in there now. Zaki's boy, Xalane is here in the new cabinet. Tarsan is no longer a MAYOR, This is crazy, and people are saying the prime minister put a lot of fight into this and refused 5 ministers from Saacid's cabinet, at least 2 wasiir ayaa lagu qasbey, raisul wasaaraha is NOT happy, the president is NOT happy too, Jawaari is NOT happy too since Shariif Sakiin was rumored to have a ministerial post but refused by the prime minister, indication that Jawaari is not at present at the speech of nomination. JUST IN, WAA LAGU DHAWAAQEY WASIIRADA
  16. And Jazeera this and Jazeera that blah blah, it turned out it is owned by a Kenyan, so much for hoteel lagu faantamo, anyway, I am happy for the brother but please for those ku faantamayo the development of Xamar is not about an illegal American who runs pre-fabricated 280 room of $1,200 a night per room without paying a single tax and the land was gifted to him, no Somali businessma is allowed free land to start-up a business, we have recently seen a whole factory being dismantled by the government owned by some diaspora guys, dee dhulkii baa inta laga iibsadey bey warshad surteen, dhowr bilood ka dib dad kalaa u yimid oo dhahey nooga baxa hadii kale ....., dee ciidanka dowladaa soo weerartey warshadii wixii qalab ahaana wada dhacey, nimankii warshada iska lahaana meeshii bey ku ceyroobeen ayagoo indhahooda sagaal ah. These men warshada China ka keensadey, waxay ballan qaad ka heesteen Tarsan oo yiri kaalaya imaada warshadaha wadanka keena, markey yimaadeen buu ooga baxey inuu dhul siiyo uuna ku dhahey dee orda kireesta dhul ama dadka ka iibsada idinkaaba warshada watee, maxaa ka raacey hee. Hada nimankii Europe Canada ayey ku soo noqdeen, xoolaha laga dhaceyna waxaa qiyaastu ay dhaaftey sey sheegeen $1.48 Milyan
  17. Cadale;991739 wrote: Hate is real subhanallah. Say that again, and again, and again, wuu un ka sii dari, ama waxba maan oranin buu dhihi!
  18. Xaaji Xunjuf;991735 wrote: The incumbent president of Puntland Faroole will be re elected as President President Bashar Asad will defeat the Saudi Al nusra jihadists Genel oil firm will start oil exploration in Somaliland Egypt will get a Military leader probably General Abdilaziz sisi. President of Sudan Basheer will die or be overthrown President Hassan of Somalia and his new Prime Minister will have renewed drama in 2014 Sharif Sakiin will present him self as the President of Bay and bakool and lower shabelle regions Another African state will deploy its troops to Somalia . Somalia and Somaliland talks will collapse . Yemeni houthis will gain allot of momentum in Yemen Khatumo will be in a pursuit to a hold a conference some where in their territories. Pope francis will tour Africa Habaar and chaos on everyone else, and Somaliland starts oil exploration/production, wallee Xiin been ma sheegin, adduunka wax kaa habaar badan Ilaah ma abuurin yaa Xaaji Xeyraan.
  19. Xaaji Xunjuf;991643 wrote: Exactly Kindly, enlighten us how Somaliland resolved warring factions in the Horn of Africa, I think SOL needs to read and know more about that since most people don't know the experience of Somaliland has in mediation.
  20. Yaa Xaaji Xeyraan, when you go there then you will know it is an NGO project, until then, you can say South Sudan is a country in your imagination, it is in fact, an imaginary country!