nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. Who will guarantee that in the courtroom no one says acuudu billaahi, since it is one of the basic things they requested from the judge. Again, justice meesha ma taalo,
  2. they should appoint a lawyer for the jins. Sxb the Jinns have their lawyers already, but a fair justice is needed here
  3. maadan u fiirsanin micnaha erayga jaajuumoow
  4. ^^^ Maybe Jaajuumoow means the rest of 20% is coming from Boorama to fill the vacuum
  5. ^^^ Kii Dukeba waa lagu feegaarey PS: Feegaar and falfalaad farqi ayaa u dhaxeeyo, falaadkaa dhaamo, feegaarku waa farfareeyn
  6. Sxb meesha qolaa lacag raadineysa, weyna helayaan
  7. Waa jinniga waxa compensationka bixinaya, the court waa dhaxdhaxaadis
  8. nuune

    The Ashes

    What is ashes, iga jaahil bixiya, am confused
  9. Jinns are everywhere, even in courts, the court can verify easily using different methods, and give compensation to the terrified family.
  10. They want to do the Zarqaawi stunt, failed attempt indeed!
  11. nuune

    Hallucinations

    ^^^ Got anythin to add?
  12. This is all I remember about Muufo: Hal Banooni Bac Hal Baaquli Bash Dooro Kaliifkeed meeyli aamee muuuuuuufo PS: I will try to find out the easy way for you, I will ask around
  13. Xiin oo abur maanseed butaacinaya miyaa loo soo dhawaan karaaa! War ragii aawey
  14. The powers here in Mogadishu are AMISOM & AL QAEDA. Funny thing that. lol Duke, aduunkeena ma tihid
  15. Sxb liima mandariina lee ma ahoo, burjiko hadii la saaro siktaas ma dhaceeso, waa kugu raacey camal ma isla simin laakin qaabka wax loo shuuteeyo ma yaqaano Obama, Sarkozy fiiri isma dhibaayo camal waana la shuudaayaa, rageedi
  16. I don't think Obama needs curves, he has got this
  17. Originally posted by Torres: WOW! That is a very dangerous move
  18. Wiilo, see camalkaa adi, ani iyo Tuujiska aa soo dhaw hadaa kugu soo gaarno dalaq camal see waaye intaada bixin, and this saturday waa ogahay inaa da girls isla baashaaleesiin MMA, LOL@calfallaax, yaa ogaado maxaad buuma buluug isku taagtey kii xarriijimaha madoowga iyo buluuga lahaan jirey markaa yareed, buumahaas magaciisa aa ii gooyey
  19. ^^ Durbadiiba ma dhiibtey your own review adoon arag waxba lool@microsoft is gettin old
  20. ^^^ Ms BIG cawada wee i bugeenee, yaaba heli karo saas abaabiina
  21. War yaa Ilaah yaqaano oo sawirada ka saaro meesha Dhibka la igu hayo waxba kama ogidiin Koolokaat and Gheele iska aamusa yaakhayoow FUFU, Leenka qaboow salaxitaankiisa wuxuu ku xiranyahay inaa sawirada meesha ka saaro, wixii ka danbeeyo nabiyoow umadaa waaye
  22. Koolokaat, when Ngonge said BIG, he didn't mean the overall complexion feature of da girl waa ka baxey untill da MODS remove da pics ashidanti naabulo la dhax fadhiistey
  23. ^^ You sayin she is enjoyin her little fame here Big is good