nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. AT&T Gheelle, ninkii AT&T gurmad ayuu la'yahay
  2. NGONGE, lugooya socdaad tahay niyahow
  3. AT&T systemkii xataa xarfahaagi wuu qarinayaa
  4. Faheema, hadaad dooneyso inaad wax donate gareeso, best person to contact is JUXA, she knows in and out about local organisations down there, hada ka hor ayey project donation sameesay guul buuna ku dhamaadey
  5. AT&T, saaxiib ma lihid niyahow, Ngonge wakaa cirridka taagey waxba kaa uu masixi maayo
  6. ^^^ didn't know SL authorities blocked your IPs, what were you watchin instead waan kaa shakiyee
  7. ^^^ Juxa 2 more dayz singapore iyo isfiiserleen maa aadee
  8. There was this barnaamij on some western television about Alshabaab, they concluded : "Alshabaab group wax la mida maba soo marin aduunka, waa very sophisticated group, and their PR is much superiour to that of Alqaeda" PS: Have you seen Shabaab's xayeysiis for recruitment, waxaa la yiri even da FARC GORILLA or Taliban, or Jamica ISLAMIYA OF INDONESIA can't even do dat. of course, it is all xayeysiis
  9. iskoolka hada waa la iigu magac dari karaa read more
  10. BOB it is all love my bro, all love I had for my waamo and sujiu ladies nimaan soo arkin dhulkaa u sheeg, bilis qooqaani iyo taabto hablaha xaada lehee waamada jooga, haba sheegin badhaadhe iyo kudhaa, kullan iyo sarrif, biyamadow iyo banaaneey, kulbiyow iyo ijaara nin dhulkaas cagta soo wadaa mariyey aflagaado iyo dacaayad uma hayo reer waamo and sujui
  11. lol dhibka jooji waraa Che PS: ubax qoyan to my Puntland comrades
  12. ^^^ He is not doin any good for anyone, maba arkin kanoo kale subxaanyo ha leeftee
  13. lol@dufan Paragon, yeysan Juxa kuu gabyin
  14. ^^ Gheelle, aknowledged, af suuqeyga aa iska isticmaalo maa i deysid EDIT: Paragon, ii daa Gheelle, waanu is fahamnaaye
  15. Classic stuff weeye alaabta Qaasim, shukran Paragon AT&T, gabaygii aad hada ka hor ku soo dhajisey halkan ee uu Dhoodaan qaadey muxuu ahaa, asoo video buu ahaa baan filayaa, somethin like Galoolxoor? ma xasuusto magaca, bal soo raadi wuu badnaaye
  16. stoic waraa swahili yangu nzuri sana kabisa haki ya mungo sxb maharaga leo ni sikumaawiki tafadhali buurta kilmanjaro ni huko sana katika kanini kuwa wapi
  17. Car yaa fahmey Paragonn wuxuu yiri, sharad yaa dhigan karo Lilly, I came back quick from short break, only to go scandanavia soon, summerkan no long haul holiday evenin all
  18. STOIC, come'on man, don't be a hater Gheelle lool wuxuu ka tagey markaan jeeblaha ahaa iyo gaaska aan iibin jirey, waa qacdii, markaas Paragon NFD ayuu joogey,
  19. ^^ Hi Lilly, just across da Irish sea, we havin terrible day here floodin and duufaan gugac iyo onkod, cirkii dhannaa baa mugdi isla ah
  20. Paragon, balaayaad seyrtey wallee lool, Dheekkaa Harjaa miyaan kuu aqaan, actually reer waamaha iyo sujuugaba waa la iga shidaa anu, aad baan u dacaayadeenaa lahjadooda, waa sababta aan BOB uga dhuumanayo haduu i arko anoo dacaayadeenayo sidii lo'duu i qumin sidaas ay tahay si undercovernimo ah ayaan reer waamaha iyo sujuugaba Saarka u wada tumanaa Paragon, ma ciyaartey Saar, bilaawe gacmaha ma iskaga jeex jeexdey, hadaba rageedi baad tahay hadaad mar bilcaan u bururtey
  21. loooool I just seen da video, looool@lo'daan soo qumin typo talyaani Paragon iga dheh, waaa sheekadii dibigeey iyo dibigaa aa is hirdiyey, BOB yuusan i maqlin
  22. Gheelle, anigu cumar Jees, maba la ituso kaa, lool@Afgaab waryaa Reer Afgaabna yaa ku barey xiin lool@Nuune Abtigiis buu la yaabanyahay Hadaad dooneysaan inaad AT&T igu dirtaan