JUXAA

Nomads
  • Content Count

    19
  • Joined

  • Last visited

  1. Mr. Odoweyne, At last we have a Somali Lander who make sense and debate in civilized and clear manner although I am in the union camp forever. About Somaliland people being 100% for secessionism I a disagree. As Smith clearly pointed out there large tribes in Somaliland not up for breaking away. Most of the people in Awdhal except power hungry, sell-out Mr. Kahin and his likes do not see the real benefit for them to break away from the rest of Somalia and are on undue influence from their giant neighbour (North west and Togdheer). The other thing is that as you yourself clearly pointed out Somaliland do not have the control of all the original territories what was once known as British Somaliland and today Puntland forces are roaming on the street of many towns officially come under Somaliland. The other thing is Somaliland people are hearing the argument of one side. Where is Democracy you claim? Should let people like Mr.ghalib, Samatar, heard their voices only then we can talk about majority or minority votes. Thanks
  2. I believe for temporary capital Kalkacyo is a good candidate for that since it is one of the largest, well-developed cities in the last 13 years. It is also multi-tribal city. There are too many prejudices against Galkacyo, which are unfounded and baseless and simply out of hate rather than fact. If Somaliland were taking party in the reconciliation conference I would have said Hargaisa since it was second capital of Somalia. . Gaalkacyo, the two clans that dominate in that area still can't agree with which ceel biyaha laga dhaansado markaas aa capital leedahay. First of all there are more than two qabiil who share Galkacyo and the other thing is when did you last heard about violence in Galkacyo city? Last time there was any major violence there was 1991 when the USC attacked the city and massacred hundreds of its innocent citizens. You also amaze me with your choice of xamar as the sole candidate capital!!! The warlords cannot even agree on opening the city airport and the harbour let alone ceel biyo laga cabo.
  3. We are not crying wolf [/QB] That is what I was thinking you are Mr.Qassim.We blame Ethiopia for every thing that Somalis cannot agree on each other. Why make a big deal of number of Parliament while our country's being is at stake. Why make a big deal that Somalia adopts a federal state if that can heal our differences. Surely we are not the first and the last to go this way. We put ourselves into this mess and only us can cut out if want and let us not blame others for our shortcomings. Surely, Ethiopia is our enemy and it will do everything to divide or at least side with one faction leader against another but at the end of the day it is for Somalis to comprehend that and be smarter
  4. I agree in certain ways that women in Somalia and majority outside are the ones keeping the country going and few men are in their standard. But i have fear and my fear is that they exaggerate things and go wild as we see wild women in the West. If this action and others will lead us to compromise our religion then they better not start it too. As well as fighting for their roles with in the society Somali women have also the other duty, which is that, they preserve Islam. If they can do that, I am sure they will succeed and they will make our country a better and prosperous one. Thanks bye
  5. A.J can I ask you why are you obsessed with A/laahi Yusuf of all Somali Leaders including your one who worked for the secret servives and led your people into the torture camps. You not saying Mr. yusuf has did this and that to N.W people, are you? let us hear your accounts dude and dont avoid what i've asked as usual answer as i asked you, OK?
  6. A. J and others there are already signs that Somaliland is coming along. So boy you will never know what happens hadal yuusan kaa tagin. Have you ever heard this maah maah '' Walaashaa iskuma hubtide seedigaa ha isku ceebayn''. Riyaale and the big players in Somaliland have something big on their eyes and that is the prospect of being presidents of Federal somalia and dont think they want to hang on being presidents of Berbera, burco and hargeisa. I believe once they have moved on the rest will realistically come along. Read this bro: Bulshada Somaliland oo shirka Soomaalida ee Kenya u soo dirsanaya Salaadiin, Siyaasiyiin iyo xubno ka tirsan ururadda bulshada rayidka ah Maalmaha soo socda ayaa la filayaa in ay madasha shirka dib u heshiisiinta Soomaalida ee Magaalada Nairobi soo gaaraan Salaadiin, Siyaasiyiin magac leh iyo xubno ka tirsan ururrada bulshada rayidka ah oo ka soo jeeda deegaanada Somaliland, sida aynu ka soo xiganay warar laga helay ilo lagu kalsoonaan karo. Tifatiraha wargeyska Sanca Press Xasan Fanax oo ku sugan Magaaladda Nairobi ayaa u sheegay Hiiraan Online in ku dhowaad 100 ruux oo qeybahaasi ka tirsan loo diyaariyay dal-ku-galkii ay ku imaan lahaayeen Kenya, isla markaana badankood la soo qaadayo todobaadkan, inkastoo aaney IGAD si rasmi ah daboolka uga qaadin arinta ka soo qeybgalka bulshada Somaliland, balse waxaa la ogsoon yahay in uu weli maamulka Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahin ee dhowaantan la doortay ay diidan yihiin ka qeybgalka shirkaasi, iyagoo taasina ku sababeeyay in shirku uu yahay mid aan iyaga quseynin. Wararku waxay intaasi ku darayaan in martiqaadka loo fidiyay qabaa'ilka Somaliland iyo qeybaha bulshada ee deegaankaasi ay ka dambeysay culeys aad u xoog badan oo guddiga farsamadda ee IGAD lagu saaray in bulshada reer Samililand ay ka soo qeybgalaan shirka, maadama ay Soomaalidu wax ku qeybsaneyso qaab qabiil, islamarkaana ay xaq u leeyihiin in ay kaalintooda ka qaataan dhismaha dowladda cusub, kadibna ay dowladdaasi wada xaajood la furto maamulka haatan, haddii uu ku sii adkeysto diidmadiisa, iyadoo aan marna laga boodin mabaadii'da saldhiga u ahaa qabashada shirkan oo ay ku jirtay in la dhowro midnimadda Soomaaliya, taasoo ay isku raaceen beesha caalamka oo ay ku jiraan qabanqaabiyayaasha shirka. Beelo aan ka qeybgelin doorashadii ka dhacday Somaliland iyo kuwo u doortay Mr. Riyaale inuu u janjeero dhinaca midnimadda marka lala barbardhigo musharixii la tartamayay ee xisbiga Kulmiye ayay wararku sheegayaan in ay iska soo xaadirin doonaan madasha shirka oo maalmaha soo socda fooda gelin doona wejigii seddexaad ee awood qeybsiga, iyagoo sidoo kalena la sheegayo in ay musharixiin ka socotaahi ka qeybgeli doonaan tartanka madaxweynenimada oo la saadaalinayo haddii ay sidaasi wax u dhacaan in ay guul weyn ka gaari doonaan marka la fiiriyo isu tanaasul la'aanta iyo khilaafka xooggan ee u dhaxeeya siyaasiyiinta ka soo jeeda koonfurta dalka Soomaaliya. By: Salaad Iidow Xasan (Xiis) Hiiraan Online saladxiis@yahoo.com Mogadishu, Somalia
  7. Why do I sense a panic from Somalilandlanders whenever there is a prospect of Somali government? What the article says is there should be a dialogue, no invasion and isn’t that what you always insisted on, you will only talk with a Somali government when it is in place? !!!!
  8. A.J, Diin-Soo (Diinsoor) is a town in the south
  9. Guraad this may be helpful. It is an article about the somali Nutural Resources and Oil before the civil war (1991) Macdanta iyo Saliidda Macdanta Soomaaliya waxaa ku jira macdan farabadan oo aan laga faaiidaysan. Sababtoo ah macdantaas waxay u baahantahay maaliyan ama lacag fara badan iyo qalab casri ah iyo weliba dad aqoon iyo xirfad u leh macdanta. Haddii aan wax ka sheegno qaybaha macdanta iyo meelaha ay ku jiraan, waa kuwan hoo ku qoran: Berbera: Meel u jirta 15 km waxaa ku kaydsan Jibsam[Gypsum]. Waxaa kale oo Berbera agteeda laga helaa shamiitada. Buur-hakaba: Waxaa lagu qiyaasay [1968] in ay ku jirto 120 million tons[tan] oo macdan ah, waxaana kamida Yuraaniyam iyo Thorium. Ceel-buur: waxaa ku kaydsan macdanta loo yaqaan Sepiolite. Diin-soo: waxaa ku kaydsan qiyaastii 50 million tons oo ah bir-dahaba ama[iro-ore]. Majayahan: oo u dhow Boosaaso waxaa ku kaysdan macdanaha kala ah Tiin, Gypsum,iyo Dahab. Dhalan: oo u dhow Ceelaayo waxaa laga heli karaa macdanta loo yaqaan Tiin. Xeebta Jasiira iyo Bacaadka Shalambood: Waxaa ku kaysdan Dahab. Xaafuun iyo Hurdiye: Waxaa laga helaa Cusbada cuntada [salt]. Waxaa kale oo la sheegay in Soomaaliya ay ku jiraan gaaska dabiiciga ah iyo saliid [iol]. Waxaana laga yaabaa in ay jiraan macdano farabadan oo ku kaydsan Soomaaliya welina aan ladaahfurin. Dhammaan macdanadaas aan kor ku soo xusnay xaqiiqa ahaan inta xaddiga ah ee waddanka ku kaysan lama hubo, waana qiyaaso iyo mala awaal lasameeyey. Tirooyinka xusani ma aha kuwo lagu helay cilmibaaris qoto dheer. Waxaana akhristayaasha ka codsaneynaa in haddii ay hayaan wax macluumaada oo arintaas ku saabsan ay noogu soo sheegaan emailka hoos ku qoran. Saliidda (oil) Soomaaliya waxaa ku jira Saliid farabadan oo aan weli siweyn looga faa'iideysan. Haddii aan wax kaxusno goobaha hadda lagu hubo saliidda waxaa kamidda: Saylac (Awdal) Lascaanood agteeda (Sanag) Meelahaas oo ay ahayd meelihii uu ku socdey baadhistu intii xukuumada la ridin. Laakiin badanka somaliya lama wada baadhin. afgooye (gaaska dabiiciga ah). xadigiisuna aad u badan yahay. Waxaan mahad ballaaran u jeedineynaa injineer Ibrahim oo caawinaad nagasiiyey arimaha muhiimka ah ee laxiriira saliidda Soomaaliya dhex jiifta. Hadii aad u baahatid macluumaad dheeraad ah oo kusaabsan macdanaha Soomaaliya, ka akhri waraysigii SomaliTalk la yeesheen Dr. Cusmaan Salaad Xirsi oo markaas (sept 2000) booqaneyey London, Ontario, canada. kor macdanta wershedaha Bogga Bilicda
  10. So, Gediid the reason to breakaway from the rest of Somalia has nothing to do with the massacre and killings commited by Mohamed Siad and his people as has been advertised by your leaders and the most Somalilanders i met with? Alas tell me why do you want to have own country? And if the reason was as advertised and you can now forgive people from Sool and Sanaag why not forgive and forget about the rest? And please note that I am not any way condoning what Dictator Siad did, but far from it i shun and shame his regime for the crimes commited against humanity.
  11. Well peopel help me here!!!!!!!!! I am confused!!!!!! Why somaliland should claim SOOL & SANAAG as their terrotories when in the first place they (Sool & Sanaag people) were not part of the reason why Somaliland should seccede from the rest of somalia: ''Somaliland people have been targeted by the former regime and the rest of somalia people hence we will not have anything to do with them''. In other words people in Sool and Sanaag are from same clan as the former president which they claim him and his people have targeted them and masscred them. SALAADU XAGEE BAY ISKA QABSANLA'DAHAY? May be a somalilander can come out from shadow and explain these for us and also tell us in Plain English why should we accept Somaliland as a separate country with Sool and sanaag included? And PLZ reply to me in a civilized manner without a personal attacks. Thank you
  12. Isn't she so sweet? Read on: Sabti, 28.06.2003 - 13:00 Wakhtiga London Asli Xassan Cabaade oo ah joogta medasha shirka Soomaalida ee Mbagathi Cabdir***** Catoosh - BBCSomali.com Catoosh Asli Xassan Cabaade oo horay uga ka tirsanaan jirtay Ciidankii Cirka ee Soomaliyeed ayaa waxa ay ahayd gabadhii ugu horaysay ee Soomaliyeed ee Diyaarada duuliso. Asli Hada waxa ay degan tahay Magaalada Dalas ee Dalka Maraykanka. Asli Xassan Cabaade oo BBC-da u warantay ayaa waxay sheegtay in ay horay uga qayb gashay shirkii lagu qabtay dalka Jabuuti Hadana ay Dalkan Kenya u timid in ay ka qayb gasho shirka hada ka socda magaalada Nairobi mar ay ka hadlaysay sababta ay mar walba ugu soo noqnoqoto shirarka soomalidana. Asli waxa ay sheegtay in inkastoo ay dalka Maraykanka degan tahay hadana uu wax ka maqan yahay oo aysan u dhalan dalkaasi Maraykanka. Waxay Kaloo ay sheegtay in ay hada u ololaynayso sidii loo soo celin lahaa calankii soomaliya. Waraysi dheer oo ay BBC-du la yeelatay ayaa waxay ku sharaxday sababta ay mar walba calanka Soomaliya ugu dhex wadato shirarka Soomalida iyo waliba rajada ay is leedahay waa ay ka soo bixi karaan shirarkan iyaga ah. Asli Xassan Asli waxay ku jawaabtay in ay aysan weli ka quusanaynin rajada, shirkii hore ee Jabuutina uu ahaa mid si wanaagsan u dhacay, waxyaabo badanna uu soo celiyay oo ay ka mid tahay dowlada ku meel gaar ah ee lagu soo dhisay. Waxaa kaloo ay Asli u sheegtey BBCda in ay haddana diyaar u tahay, in ay dadka dhamaan isu soo jiido, hadday ahaayn lahaayeen hogaamiye kooxeedyada iyo dadka kaleba. Iyadoo intaasina ku dartay in loo baahan yahay in la isu tanaasulo oo la midoobo oo waliba la iska ilaawo wixii dhacay. Waxaan doonayaa in sharraftii Soomaaliyeed in ay dib u soo noqoto Asli Xassan Cabaade Asli Mar wax laga weydiiyay Kaalinta ay shirkan Soomalida ku yeelan karto waxa ay ku jawaabtay, in aysan wax jago ah ka doonaynin shirkan, oo aysan u imanin, oo ay doonayso uun in sharaftii Soomaliya ay dib u soo noqoto, oo ay filayso in rajo fiican ay soo baxdo sidii markii ay timidba ay dad badan oo Soomali ah ay u sheegeen. Asli Xassan Cabaade mar ay ka waramaysay reerkeeda waxa ay sheegtay in leedahay nin iyo afar caruur ah; sadax wiil iyo gabar curad u ah oo sideed iyo tobon jir ah. Asli oo ninkeeda uu Maraykan yahay, ayaa waxa ay sheegtay in gabadheeda weyn ee curada ah ay mar walba u sheegto in ay Soomaliya gayso oo ay jeceshay in ay Jaamacada Moqdisho ka dhigato. Caruurteedana ay niyada ku hayaan in Soomaliya ay yimaadaan. Asli waxay xustay in nolol walba oo ay Maraykanka ku haysato ay haddana dalkeedii tabayso. Mar Asli la weydiiyay maadaama ay wada joogaan nin shisheeye ah sida bal uu u arko howshan ay ku dhex jirto? Asli waxay ku jawaabtay in saygeedu uu si wanaagsan u arko, uuna ku baraarujiyo mar walba howshan iyada ah Soomaliyana ilaa sideed jeer uu tagay, iyadoo dhoola cadeynaysa asli ayaa waxay tiri, "wuuna soo arkay sharaftii uu lahaa dalkeenii Soomaliya, isagaana ayaan mar walba ii soo fasaxa safaradan." Waxayna intaasi raacisay, in mar walba ay caruurteeda soo wacaan oo ay weydiiyaan arimaha shirkan hadda socda. Waxayna ku soo gabagabeysay in reerkeeda ay rajaynayso in ay mar dhow u sheegto jawaab farxad leh.
  13. What surprises most from her interview is that she implies if unpeaceful atmosphere in the rest of somalia is beneficiery for desperately looked independence. Bu did she forget that Puntland and other parts in somalia which are larger than her somaliland is also peaceful and prosperous. until somaliland and their people stop those kind of arrogance and be thankful to Allah for what they have got they will never end up indenpendent.
  14. Maasha allah...that was enlightening input thanks sister for posting such a nice words for our mums..who else deserves the respect and help than one who endured with us in the most volatile times in our lives. Illaahow unaxariiso waaridkeen. Ameen