Samafal

Nomad
  • Content Count

    1,810
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    25

Posts posted by Samafal


  1. UPDATE: Dilka Abaanduulihii Ciidanka Somaliland ee SOOL oo la xaqiijiyay

    February 25, 2023 Osman 0

    Abaanduulaha guud ee Taliska 7aad ee ciidamada Somaliland ahaana Kuxigeenka Taliyaha taliskaas Korneyl, Ibraahim Ashkir ayaa la xaqiijiyey in uu saaka ku geeriyooday dagaalka kasocda magaalada Laascaanood.

    Korneyl Ashkir ayaa kamid ahaa xubnaha ugu firfircoon Somaliland ee kusugnaa gobalada Sool, Sanaag & Cayn. Geeridiisa ayaa la xaqiijiyay horaantii dagaalka.

    Ashkir ayaa lagu xusuustaa bilo kahor, in uu sheegay in uu gubi doono degmada Boocame ee gobalka Sool oo ay dhaqdhaqaaq ciidan ka sameeyeen, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii Puntland.

    Dhanka kale, Mahad Canbaashe iyo ciidamo tiro yar oo ka baxsaday dagaalka ayaa galay Taliska guud ee Sool ku leedahay Somaliland (Gooja-cadde), kadib markii ciidamada SSC-KHAATUMO ay dagaal ku qabsadeen xerada Guulwade oo aheyd saldhiga ciidamadiisa.

    PUNTLAND TIMES 


  2. Laascaanood: Khasaaraha ciidanka Somaliland ee dagaalka maanta

    POSTED BY: JIBRIL QOOBEY FEBRUARY 25, 2023

    45 askari ayaa maamulka Somaliland looga dilay, 86 kalena waa looga dhaawacay dagaal maanta ka dhacay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood.

    Xubnaha dagaalka ku dhintay ayaa waxaa kamid ah Taliye kuxigeenkii guutada 7aad ee ciidanka Somaliland ahaana Abaanduulaha ciidamada, Korneyl Askhkir Ibraahim. Dagaalka ayaa ka dhacay galbeedka iyo bariga Laascaanood.

    Ciidamada ka dhintay Somaliland ayaa u badnaa kuwo looga dilay dagaalkii ka dhacay xerada Guulwade oo ahaa fariisinka ciidamada uu hoggaaminayay Taliyaha gobalka Sool ugu magacaaban Somaliland, Gen. Mahad Cambaashe. 

    Sidoo kale, hub isugu jira Labo Taangi, gaari Suu ah, gaari waaraad ah iyo qoryo kala duwan ayaa lagu qabsaday dagaalka Laascaanood ee maanta.


  3. Sawirro: Xeradii Gen. Mahad Cambaashe oo lala wareegay

    POSTED BY: JIBRIL QOOBEY FEBRUARY 25, 2023

    Ciidamada deegaanka ee SSC ayaa dagaal kula wareegay xerada Guulwadayaasha ee Laascaanood, oo ay ku sugnaayeen ciidamada Gen. Mahad Cambaashe oo u qaabilsanaa Somaliland gobalka Sool.

    Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay hubkii yaalla xerada, oo ay kamid ahaayeen labo Taangi iyo qoryo kale oo culus.

    Mahad Cambaashe iyo xoogaa ciidamo yar ayaa ka baxsaday goobta dagaalka, waxaana jira khasaare baaxad leh oo dhimasho iyo dhaawac ah.


  4. 55 minutes ago, Xaaji Xunjuf said:


     

    deee ha ku adkaystaan cid diidaysa Anigu waxanba jecelahay inay ku adkaystaan sheekada ku biirida walanweynta it’s good for somaliland. Then somaliland will use all it’s might to subdue them

     

    barya maha dee

    War Kadaa oo joog!! Tomorrow if Somalia president uses its might to bring you back to the fold like Abiye did to the Tigre you will cry foul and here you are calling for the same albeit Somalia have Sovereignty over Northern regions whereas Somaliland does not have any mandate whatsoever over SSC.


  5. 4 minutes ago, baala xoofto said:

    Mind boggling. Comparing a genocidal army to Somaliland's Army. How low can you get?

    Prior to latest events, the Somaliland Army never even crossed paths with the locals. The local never even knew there was a huge army just stone throw's from the town.

    What took place in the North before 1988, can be classified as genocide. What took place during the 1988 can be classified as ethnic cleansing. The Gov't left no stone unturned to exterminate a whole clan.  

    If 1% of what happened 1988 took place in Sool region, then the army is guilty as charged. 

     

     

    You have not answered my question was Siyad right to bomb Hargeisa and Burco to flash out what he considered a rebel and danger to the state? Don't digress.


  6. I saw demonstrations in Burco about a little girl who is apparently a YouTuber and has been infuriating the secessionists. Now this militia soldiers are complaining about her and want to bomb mosques because of her kkkkk. It says a lot about psyche and temperaments of the secessionists.


  7. 25 minutes ago, baala xoofto said:

    The Garaado had a lot of political power before they declared war. Today, they have nothing. 

    They came to a town that was live and with economy booming. They are now have a town where even sugar is running out, no fuel, nothing. A lifeless town. 

    The army has been there in their barracks for the last 15 years and is not going anywhere. It has all the time to play the game it wants to play. 

    The pressure is on the Garaads to come to the negotiations table.

    They have got nothing to lose. It is their land and they will never give an inch. Believe me there is one way out of this and that is secessionist will vacate. History teaches us that an invading army never wins albeit a weak clan militia that have no proper command structure and poorly paid. In the end the death tall will take its toll and you will see fragmentation similar to the one we saw few days ago.


  8. 30 minutes ago, baala xoofto said:

     

    The army has many different positions around the town and around Sool region.

    Ask yourself, why they will never face Tukaraq, Gambahe, Adhi Cadeeye, Kala Baydh.

    If you fire and then run hide behind mum's house. Of course, mum's house will not be spared. If you want to spare mum's house, go out of the town and lets see what you are capable of. 

     

    So Siyaad was right to bomb Hargaysa and Burco to flash out a rebel group then?


  9. 30 minutes ago, baala xoofto said:

    I find it hilarious that you even raise Djbouti name into this. At least you could have waited for 1 or 2 months and claimed that Somaliland has run out of ammunitions or something. kkk 

    Like I said, there has not been any major conflict so far. The Army's approach is softly softly and its aim is not to kill anyone but to force the Garaads to come to the negotiations table. 

    If Army's brief included destroying the town, it has the capability, it can bombard the town night and day 24/7. At the moment, the army is only sending messages to the Garaads to come to the table.  

    Bulsh*t. An army meesha ma joogo waa few maryacalas ah ee ha ishafrin.


  10. 2 hours ago, baala xoofto said:

    Korneel Cali xaashi jaamac (Cali Dhafoor) wuxu hogaaminaayay Ciidan ka soo galay dhanka Ethiopia oo Mudug ka yimid. Ciidanka Qaranka oo ku sugan Kala Baydh ayaa ku dhaacay shalay aroortii.

    Maanta ayuu u geeriyooday dhawaciisi.

    Isla Kala baydh wuxu Ciidanka Qaranku ku soo qabsaday ilaa 4 gaadhi oo mid yahay xamuul askatar qaada iyo dhawr iyo 20 maxbuus. 

    image.thumb.png.0227c71fbf51d2651c6c9732043dd689.png

    Something does not add up. What was he doing Mudug so far away from frontline. The Yagoori corridor where Somaliland logistics pass could be another frontline that would be a game changer in this war.


  11. 2 hours ago, baala xoofto said:

    Dagaal maryo calasta miyaa mooday? Ciidanka Qaranku siyaasad ayaa hagta. 

    With regards to the photos you mentioned. Truth is the first causality of conflict and certainly that also holds true here. The clan melitia and terror sidekick have nothing else going for them but to exaggerate everything and photoshop or whatever it takes. I don't blame them, because that is how they can sustain the momentum.   

    The photos that still circulating among the melitia's media outlets including Signal/Telegram/WhatsApp are from the early days of the conflict. The deadliest day was the 2nd day when formerly friendly local clan melitia surprised the army and killed more than 20 soldiers. That is the only day the army left dead bodies on the field. 

     

    The pictures I saw were not few days ago and  certainly were different from the ones I saw in the first two days. The truth be told infantry wise Somaliland are vulnerable. The only thing that is going for you are the big artillery weapons and technicals that you got from Djibouti and those can only go so far. The longer this war goes on and you do not get result you want ( capturing Laascaanood), the lesser the chance of holding on to the rest of Sool. If there is another frontline in Tukaraq that would even be harder for you to hold on both frontlines. In the next few days I am predicting that Muse would vacate one of the frontlines to put up any fight.


  12. Lol secessionists are going crazy. Mar waxaa ladagaalaya argagiciso, Puntland, Somali State, Somalia and now Turkey trained 😂😂😂

    Meesha ceebtiina baad ku qarinaysaan 7 maalmood baad waxaad ladagaalamaysaan jufo yar oo aad ka qabsan la'dihiin magaalo aad 15 san haysateen, marka jabkinaad ku qarinaysaan. Shalay iyo maanta dagaal xun bay SNM soo qaaday labadabana waa idiin suurtoowbiwayday inaad magaalada soo gashaan iskadaa inaad qabsataane. Shalay maydkiinii baad ka cararteen oo anaa waxaa tiriyay ugu yaraan 6 mayd oo yaala meel lagu diriray marka ciidan maydka ka cararaya waa ciidan jabay.

    Taas waa sababta aad magaalada ugu duqooynaysaan madaafiicda xanuunka idin gaaray baa keenaya. Madaafiicse magaalo laguma qabsan karo waxay sii midaynausaa reer SSC oo waxay tusaysaa cadaawada aad uqabtaan waxay kaloo muujinaysaa inaad aargoosi smaynaysaan oo aad Siyaad Bare wuxuu idinku sameeyay aad ka aargoosanahsaan reer SSC.

    • Like 1

  13. 4 hours ago, maakhiri1 said:

    UAE and their Zanzibari puppet Deni must be gotten rid off by any means necessarily .

    My respect to Garowe locals to standing to this house nigger 

    It is not the locals that are preventing voter registration. It is small nasty group called Aaran Jaan who likes to pull the strings behind the curtain to gain economical gains. I would have Dani any day than this group. They did not want to have their own political party because it is against their philosophy of our way or the high way.

    • Like 1