SayidSomal

Nomads
  • Content Count

    5,307
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SayidSomal

  1. @"are they in your opinion" - nice try turning the tables. Saxiib, if this president is from your clan called Somali - that begs the question were Sharif and Abdullahi Yusuf not from your clan? or were those ones from Duke's clan? p.s. Alpha's clan is called Diaspora - kuwaasna wuxuu kasii yahay Oromo.
  2. Mooge - my fadhi-ku-dirir warrior; did you know that Chimera said that any president from your clan is automatically not Somali - (and he said this whilst sitting down no less)
  3. ^Are you saying Alpha's clan is minority? I am not the who said the president is from 'my somali clan' (it was you in case you forgot)
  4. ^what if she is not from Your Somali Clan (like the president) and she is from Alpha Blondy's Somali clan?
  5. I hope she wins it (for money that comes with if nothing else so that she can use it to help the poor people that she dedicated her life to)- but the so called Nobel Peace Prize has lost its value when they gave it to war mongers like Obama. Her reward is with Allah - and - nothing in this world can compare to it.
  6. FCW: "You are kidding" in response to being offered the position PM of Somalia. then he goes on to say "siyaasada waxaan u galay in Somaliland loo aqoonsada wadan afrika ka mid oo xor ah" Question is - who is kidding and more importantly - is FCW speaking in riddles and like to kidd alot.
  7. ^^adiga weligaba wax fahankaa kugu yara - of course he has name - but we frankly do not know.
  8. AUN marxuumka - samir iyo imaan to his folks and the somali people who lost great poet and a gentleman.
  9. xiinfaniin;876341 wrote: The news that is coming from Mogadishu is quite pleasing. By any measures and, by any standard, age , education , demeanor, and experience, president Hassan's PM choice exceeds my expectation. I am sure, if the news holds true, it will aslo exceed the expectation of the most Somalis. Not only does it represent the change we've been yearning , but it also represents a political courage on the president's part. Lets wait Friday or Saturday ... If you need some cues , the new PM is highly educated, well versed with Somali language and culture, has a solid experience ...plus his selection will quite down a vocal community in very important area Yeah, I agree with you if it turns out to be true and share your correct predictions with you (haddii kale isma naqaano
  10. 1. Cabdiyow calaacal iyo way ciil ma bi'iyaane 2. Weligaa catow baad taqaan sida carruureede 3. Waad uun cabaaddaa siddii caamadoo kale e 4. Caqli haddii aad leedahay wax baa la citibaarshaaye 5. Cindigaa wax laga fiiriyaa caynka ay noqone 6. Cudhka laguma soo dhego waxaan kuu cuntamihayne :D
  11. My Jinn sources via taarka Nuune tell me that next PM of Somalia will be .............................. - A Somali man - Career diplomat of 20 years - Drinks but is not an alcoholic - Prefers Chinesee to Somali language - Is a black sheep of the somali clans - Named Ozzy and lives in Australia - Is a master of undiplomatic gestures
  12. wyre;874130 wrote: Why? Is Alpha A Girl?? Codkaas Sound Like Cod Gabdheed :D Alpha Blondy is all things to all men Aaliyah - where is your usual duco - if it were ever needed - it would be in this thread.
  13. And to conclude - what do you call the man who: Nasteexiyo wanaag iyo ninkii, ilindi kuu keenay umuurtii aad leedahay ninkii, kuu abaynaaya Adduunka iyo aakhiro ninkii, kuu aslaaxinaya Ninkii maalintaad iillaan tahay, aana kugu qaataa Oo aan abaarahakan dhacay, oodda kugu jiidin Itaalxumana aan kaaga tegin, sow ikhwaan ma aha? More importantly - does a man like that deserve your abaal marin mise ......aflagaado?
  14. ^^^ I posted that in here before. and the man you qoute is one of the men that were the lackeys listed above: if i am not mistakeen - it is inni Jaamac Haabiil. Epic failure - try again saxiib The first five paragraphs and the question that follows them refutes the allegation that my grandad had anything to do with "Muslinimo nimaan ku dhaqayn iyo muumino khaas ah" and as you see - his last paragraphs strenghtens how he was to you and what he was to you. I requote them for you here in bold: Nin Illaah yaqaan oo sharciga, ku isticmaala Ashahaado loo qoray nimaan, kala allaaweynin Oo aan inkirahayn xaq waa, la oggolaadaaye Nin salaadda awqaadda faral, u addimoonaaya Oo dagada oofinahayoo, ugubka dhiibaaya Oo aan bakhaylnimo abkiis, lagu ishaareynin Nimaan diinta aafo u geleyn, aakhiruu sabanka Oo aan amxaarada sidii, obo u yaacaynin Oo gaalka ooradu ku taal, u askaraynnaynin Nimaan abuurka Soomaliyeed, ka anfi taageynin Oo aan ajuurada kufriga, ugu adeegeynin Oo aan ardiga beesadeed, u ashtakooneynin Nin jahaad ohoominahayoo, ubaxa loo saaray Ingiriiska eygaa ninkii, ugu uneexaaya Oo libin ajri leh soo heloo, or iyo geeraar leh ****and here comes the fatal blow****** Nimanyahow aqoonxumadu, waa ardaalnimo e Asaraar ma fiicnee runbaan, lagu arooraaye Ninkii aynigaa lagu yaqaan, saw islaan ma aha?
  15. Ingiriisku wuxuu isku dayey inuu Sayid Maxamed si walba ula dagaalamo. Dhinaca diinta, dhinaca qabyaalada, dhinaca siyaasadda iyo dhinac kasta oo suuragal ah wuxuu Ingiriisku ku dadaalay inuu Sayidka ka weeraro. Isagoo isticmaalaya daacaayad iyo niman Soomaali ah oo gabya ayuu Ingiriis wuxuu Sayidka ku cambaareeyey inuu yahay hoggaamiye nacab ah, laayaan aan sokeeye iyo shisheeye u kala soocnayn iyo xaabqaad aan xataa maal agoomeed dhaafaynin. Dacaayadda noocaa ah oo dhabcan been iyo huuhaa iska ahayd wuxuu Ingiriisku ku faafin jiray gabayo ay tiriyaan rag dhawr ah oo halgankii Daraawiishta giniga Ingiriiska ka doortay. Raggaa waxaa ka mid ahaa Cali-dhuux Aadan Goroyo, Cali Jaamac Haabiil iyo kuwo kale. Sayidka naftiisu noocyada dagaalka, af iyo adinba, maahir ayuu ku ahaa, daacayadda Ingiriiskana mid lid ku ah oo ka lugo badan ayuu ka horgayn jiray. Siduu Cabdiqaadir Xirsi Yamyamba u yidhi: haddii ay ku moosaan, kartaa laysku muujaa, Sayidku karti ayuu isku muujiyey wuxuuna ku guulaystay inaan cadowgiisu qeexin shaqsiyadiisa ee uu isagu Soomaali isbaro isagoo gabay, wadaniyad, diin aqoon, cabsi Alle, hoggaamin siyaasadeed iyo mid dagaal iyo gacan furnaan aan caadi ahayn isku darsaday. Gabaygan hoose wuxuu ka mid yahay gabayada uu Saydiku isku keen baray, kagana hortagay dacaayadii Ingiriiska ee xaqdaradda ahayd. Wuxuu yidhi: Nin Illaah yaqaan oo sharciga, ku isticmaala Ashahaado loo qoray nimaan, kala allaaweynin Oo aan inkirahayn xaq waa, la oggolaadaaye Nin salaadda awqaadda faral, u addimoonaaya Oo dagada oofinahayoo, ugubka dhiibaaya Oo aan bakhaylnimo abkiis, lagu ishaareynin Nimaan diinta aafo u geleyn, aakhiruu sabanka Oo aan amxaarada sidii, obo u yaacaynin Oo gaalka ooradu ku taal, u askaraynnaynin Nimaan abuurka Soomaliyeed, ka anfi taageynin Oo aan ajuurada kufriga, ugu adeegeynin Oo aan ardiga beesadeed, u ashtakooneynin Nin jahaad ohoominahayoo, ubaxa loo saaray Ingiriiska eygaa ninkii, ugu uneexaaya Oo libin ajri leh soo heloo, or iyo geeraar leh Nimanyahow aqoonxumadu, waa ardaalnimo e Asaraar ma fiicnee runbaan, lagu arooraaye Ninkii aynigaa lagu yaqaan, saw islaan ma aha? Shir aguugay waayeel abyamay, tala ashaaddowdey Irda jiqa albaabo isku xidhan, eel la bixin waayay Xaajadaas afraha duubatee, loo olmami waayay Nin aqoon leh aw iyo haddii, odaygu loo saaro In kastoo ayaan iyo ayaan, lagu aloollaado Ninkii maalintaa ka aarinsha, aaqil aw ma aha? Uu uuda qaylada haddii, uubatadu yeedho Sengootida ilwaadda leh haddii, agabta loo qaato Awaaraha buska leh maalintuu, xamar abraaraayo Maantii warmaha oofta iyo, adhaxda lays gooyo maantuu aboodigu ku lalo, ubaxa loo daadshay Maantii isaaya la dhaco, idil dagaalkeeda Maantii fuluu naga ordoo, alabasoo rooro Maantii raggaan loo ileyn, naga ugaadhoobo Mantaa ninkii aarsan sow, aarka dhacay ma aha? Nimaan edebdarrooneya xil, waa laga ajoodaaye Aflagaadda aan jirin nimaan, kuula imaneynin Oo kaa asluubanahayoo, kaa istixyoonaaya Ab uu yahayba aadniga ninkii, same ekeynaaya Abtirsiinya kii xigay nimaan, iriq u dheeraynin Addoomaha Ilaahy nimaan, kala irdhaynaynin Ninkii aamusoo shib ah haddii, eray xun loo geysto Aan kula ekeekamin intuu, urur ku soo joojo Aan xaaja awawgeed la gubay, ubucda jeexaynin Anfaaciga adduunyada nimaan, ku anfariiraynin Oo xeedhyo soor lagu akhtimay, eber ka yeelaynin Oo sida ardaal wax u cunee, alam ka siineynin Intuu aqalka baanjiyonimaan, aradda guulguullin Aagaanta ciirtaa nimaan, aaska dhiganaynin Oo aan qumbaha awdanoo, ilaxidhkow jiidan Aaqibadii loo galo nimaan, kala illaaweynin Oo kuu ixsaan fali intuu, edeg adduun joogo Oo aan abaaldhaca aqoon sow, ikhyaar maaha? Adhi badan lo' iyo geel intii, mulug adduunyaada Ugub dhalaya qaalmaha umulee, laga unnun gooyey Eeraan fardood iyo gammaan, aradka duulaaya Aqal weyn aroos bilic leh oo, ilaxidh loo yeelay Inan quruxsan oo lagu ashbahay, uunsi iyo khayli Oo qool asliya loo gashoo, jalamtu eedaami Nasteexiyo wanaag iyo ninkii, ilindi kuu keenay umuurtii aad leedahay ninkii, kuu abaynaaya Adduunka iyo aakhiro ninkii, kuu aslaaxinaya Ninkii maalintaad iillaan tahay, aana kugu qaataa Oo aan abaarahakan dhacay, oodda kugu jiidin Itaalxumana aan kaaga tegin, sow ikhwaan ma aha?
  16. General Duke;874176 wrote: http://www.jowhar.com/news.php?readmore=2517 If the news coming out of Mogadishu is true and the President has from the outset made it clear that he will not consider anyone from Puntland. This is tantamount to a declaration of war against 1/3 of Somalia. It actually bodes well for Faroole and the Hawkish individuals within Puntland. They have always claimed that Mogadishu as it is currently will never be a constructive location for restoring peace and stability. I believe that the State and its people will see Xasan Shiekh Mohamoud as no more than an extension of the failed leaders of Mogadishu and will oppose him in every way. Puntland = SOOL, SANAAG, CAYN, BARI, MUDUG & NUGAAL.. And the clans from those regions vary . :D Gormaa KARKAAR (with its capital Qardho) PL laga saaray? And does that mean the president did not declare war Qardho since it is not part of PL according to you?
  17. JB - I am good bro - althought i did not like you agreeing with lots of what was in that so called book titled 'sooyaal'
  18. ehm, Salaam everyone here before me - hope you are all well.
  19. NGONGE;874477 wrote: lol@Juxa proof reading. I think Jb will kill me if I post it here. But, as you know, I'm a geesi. Here you go: Interviwer :Next, we'll be speaking to Mr J. Baro, an active Somali blogger and journalist from Somaliland. Mr Baro, what is your take on the plight of the Somali journalists and the continued suppression of the media in the horn of africa?.. Jb : Bismi allahi al raxman al raxeem. actually, i am fery habby to take bart in your brogram and i watch it all da time. ehm. eeen, furdermore and wid regards to your brefious question about da somali journalists..een..i actually belief dat it ees WRONG what dey are doing to dem. however, eeen, dese journalist sometimes are at fault. ehem..for exsamble; dey write a lot of "bacaac"; dis is a somali word which means cantarbaqash, in adar words "xashiish". if da journalist slow down on da bacaac da goferment will stop targeting dem. but, of course, and wid out any conditions, let me tell you from here in da middle of hargeisa - which as viewers know is da cabital of the indebendent country by da name somaliland - dat i strongly abboos any unfair treatement of any good journalist who is not afflicded wid da bacaac disees. Interviewer : sorry Mr Baro, we missed the last part of your comment there, we think you have a bad connection. Jb : dis is imbossible! i haf already told you I am in Hargeisa, we have TREE G in Hargeisa and more kaybal is coming. da broblem must be from your side. I know dis because sometimes your webside crashes when i try to access it. Hello? Haalooo? War raggi maxa ku dhacy! :D @ - a lot of "bacaac"; dis is a somali word which means cantarbaqash, in adar words "xashiish". love it - NG - is back on top form. I actaully wish the somali politician were as articulate as this J Baro character and peppered their english talks with lots of somali words - instead of the other way round - when they are talking in Af-soomaali
  20. There are lots of Ayah that i like - but my favourite su'rah in the Qur'an is the one with the best story and bear its name.
  21. JB oo maqan??? highly improbable. duriyada curodkooda waa salaamay - haddii usan markale hablahayaga afgaadeyn Dumaashi - i was going to invite to you to my second wedding tomorrow until i heard your dislike of Sheikh Sharif
  22. Salaams one and all. Ibti - iska waran Dumaashi - iska waran Malika - iska waran Abu Salman - Duriyada ka waran Norf & Ngonge - Liverpool ka waran JB - Hilib ka waran