SayidSomal

Nomads
  • Content Count

    5,307
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by SayidSomal

  1. Jacaylbaro;896525 wrote: Aar bal warama dee ,,,,,,, I guess I should revisit Qardho ,,,, Gormaad geesi noqotay? Sow adigii cararey markaad aragtay geel Qardho lagu qalaayo, markii hore.
  2. uchi;896522 wrote: Hey guys what time do you eat your last meal of the day ? I am trying to eat my dinner early, but is 7pm reasonable? Ask the warden
  3. NGONGE;896521 wrote: ^^ She got to within half an hour of Burco (and probably even visited without realising). But she didn't go to Qardho! Probably, almost..... does not count - ee wax kale ma haysaa saxiib? Juxa is still my dumaashi - unless you have a concrete evidence to contrary.
  4. No biggie as long as she didn't visit Burco too
  5. Its Qardhaawi - you bloody loox and all is well as can be expected and wish you well saxiib. What have I missed intaan maqane jooga aha
  6. Mar baan sida ma yeedhaan muddo aamusaayoo isha mirig ka siiyaa..... Marbaan mawjadaha dheer, maaxaa dhexdoodoo, muuqeyga la arkaa, laakiinse aan maqanahey...
  7. - Haddii madal la waco uunku, waa nin iyo maankiiye - Nin waliba waxaan madarta qaban, meel is kala taagye - Mid baa ma aha odhan oo runtaa, mowdku ka adeegi! or in the other words: - Mustaqiimnimaa loo hadlaa, muranku waa ceebe - Nin waliba maroor iyo qasiyo, muran haduu keeno - Goortii markhaatigu dhacaa, mowdku ka adeegi and with that i bid you farewell (wejigaada halkaan ha keenin manta kadib)
  8. ^^Waxaan kuu maleeyay nin maansada maali jiray - balse waad is kashiftay - waxaa lagu qaatay in aad iska aamusnaato here is quick couple famous dubayaashi tixxeed ee lala dhacay nin kaad sheegaysid: - Rabboo ku caynshiyo anoo ku cafa mooyaane - Walee caafimaad uma fadhidid, Caliyoow Buuhoodle - Oo caadhkii weynaa gabdhihii, ku catiraynmaysid & - Ninka yidhi wax baan gani anoo, Gol iyo Cayn jooga - Ee yidhi badii Garacad baan, gudub u weydaarin - Godka lagu cadaabyow muxuu, go'uhu been sheegay
  9. Chimera;876523 wrote: Ah f.ck, TIKA is a major construction company, with serious real-estate plans for Somali cities, this is a major setback. These gunmen have masters, and they are first class saboteurs, they need to be hunted down. Don't fret saxiib - criminal elements are every in Somalia and this incident would not stop the Turks. Besides as Duke told you the criminals were dealt with. p.s. TIKA is not a company - it is state organ for internation development.
  10. The man is doing well and smilling. Alxamdullilaah. Madaxii hay’ada Turkiga ee Tikka u qaabilsanaa gobalada geeska Africa Mr Mustafa Hashmi Pulat ayaa dhaawaciisa lagu dabiibaya isbitaalka GMC ee magaalada Gaalkacyo xarunta gobolka Mudug. Mustafa Hashmi Pulat ayaa dhawaaciisu fududyahay sida uu Horseed Media u xaqiijiyay Dr Saalax oo ah dhaqtarka gacanta ku hayaa dhaawaca Mustafa Hashmi Pulat . Dr Saalax ayaa sheegay in Mustafa uu dhaawac ka qabay labada cagood isla markaana ay xabadu kaga dhacday lugta midig iyadoo ay jiraan lafo yar yar oo jabay hase ahaate aan wax dhib ah ku hayn waqti xaadirkan. Xaaladiisa caafimaad ayuu ku tilmaamay in ay taam tahay hase ahaate haatan uu jiifo isbitaalka Dhagacade ee magaalada Gaalkacyo oo lagu tacaalayo in uu sida ugu dhaqsiyaha badan u kaco. Warar kale oo ay si hoose ku heshay warbaahinta horseed Media ayaa sheegaya in dhawaaca Mustafa loo dalbay diyaarad khaas ah oo ka qaadi doonta garoonka Cabdulaahi yusuf ee gaalkacyo,iyadoona lagu wado in la gaarsiiyo dalka Turkiga si halkaas loogu dabiibo.
  11. Adigu wax fahan dee - the question is: Runba nimaan ku baydhayn ibleys, barale weeyaane Buusuhu belaayiyo hadduu, been ka tegi waayo Inaan dhegaha loo balalinayn, ba’a ee yow sheega? At least admit it - Sayidka (AUN) can defend himself even when has been dead for close to hundren years - imagine if he was alive (ninkaas buugga maba ku fakerilahayn fulaynimo daraaded let alone publish it)
  12. ^Horta kalluun ma laga cuna Hargaysa? No dacaayad - dacaad baa iga tahay.
  13. ^ninyahow miyaadan ogayn in damiinnimada lagu dulloobo mise mooge ahayd?
  14. ^^ Ma waxaad leedahay NG waa fulay JB - laba bagcad isku qabsaday - haw u baqin
  15. NGONGE;876203 wrote: ^^ JB is best when he tells you his real life stories. Ma maqashay barigo baastada cunay? Shaydaanka o so baxay oo ku yedhi "war heedhe, maalin walba baasto uun ayaad cunta; dee ama baastada badal ama bisinka qabo". :D SubxaanAllah!, waryahee, miyaadan naxaris lahayn - maxaad sidaas ninka ugu bah dilaysaa? maxaa tidhi;- shaydaankii baa tagay isagoon bisinkaba qabsan
  16. NGONGE;876479 wrote: ^^ It'll probably be the second question in the letter the Imam is about to draft.
  17. Runba nimaan ku baydhayn ibleys, barale weeyaane Buusuhu belaayiyo hadduu, been ka tegi waayo Inaan dhegaha loo balalinayn, ba’a ee yow sheega
  18. Doodna waxaan u leeyahay dadkeer, hadalka deyn waayey Nimanyahow damiinnimada waa, lagu dulloobaaye Dadku wuxuu jeclaystaa waxaan, duxi ka raacayne Nin ragay dardaaran u tahaye, doqon waa mooge Denbi weeye Kufriga, aad u dabcaysaane
  19. NGONGE;876444 wrote: Expect the Imam to start coughing any time now. Imam: - ehm, ehm ..... straighten your rows and come close together, for indeed I see you behind my back.
  20. General Duke;876363 wrote: Dr Ali Isse is a good choice Xiin.. Aaliyah & A.khadar would be happy Gabbal ......waa gabal dhacday