Rokko

Nomads
  • Content Count

    887
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Rokko

  1. Lol. this dude. Liban Gabayre, the Toronto taxi driver is making headlines again na'mean. lol. Abdiqasim's third cousin is going nuts na'mean. Libaanoow, halkaa ka sii wad hawsha culus na'mean.
  2. My boy CeelBuur, welcome back. We missed ya here na'mean. Too bad posting false news is how ya make your first debut back from daniile na'mean. Wasiirka bii’ada & ka hor-taga Aafooyinka oo beeniyey in uu ku soo biiray xubnaha labadaa gole ee Muqdisho Wasiirka bii’ada & ka hortaga aafooyinka ee dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cusmaan Maye oo maalintii dorraad soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa been aan sal iyo raad laheyn ku tilmaamay warar ay faafiyeen qaar ka tirsan warbaahinta oo sheegayey in uu ku soo biiray xubnaha labada gole ee Muqdisho ku sugan, uuna ka soo baxsaday magaalada Jowhar oo uu horey ugu sugnaa. Maxamed Cusmaan Maye waxa kaloo uu intaasi ku daray in safarka uu ku yimid magaalada Muqdisho uu la xiriiro howlo isaga u gaar ah, isagoo idaacadaha warkaasi faafiyeyna uga digay in aysan ummadda u gudbin warar xaqiiqda ka fog, wuxuuna xusay in marka uu dhammeysto safarka uu ku joogo Xamar uu dib ugu laaban doono magaaladaa Jowhar oo ah farriisinka ku meel gaarka ah u ah xubnaha labada gole dowladda ee halkaa ku sugan. Hadalka Maye ayaa ka dambeeyey warar ay sii daayeen qaar ka tirsan warbaahinta Muqdisho oo lagu sheegay in Maxamed Cusman Maye uu ka soo baxsaday magaalada Jowhar, isla markaana uu ku tilmamay xildhibaanada weli halkaasi ku sugan in lagu hayo dhibaatooyin kala duwan. http://www.qaranimo.com Waxaa diyaariyey Cabdishakuur Cilmi Xasan cabdishakuurx48@hotmail.com
  3. Good to see ya back Samurai. I thought ya went to WidhWidh and Buuhoodle for a spring trip na'mean. I am in Garoowe visiting Puntland na'mean. Will report back soon na'mean. Good to see an old warrior back na'mean.
  4. In YEMEN, Yeey gives up Ethiopan troops/Safka Hore and says his goverment will relocate to Mogadishu. Two important things in this Somalia debate na'mean. Shariif gives up nothing and says he needs to go to his bosses in Mogadishu and make a decision there. He pisses off the Yemenis na'mean. The talks break down na'mean. http://www.puntlandpost.com/newspage.php?articleid=1159
  5. Juma, xay tahay balaayadaa sheeqeee? Xaad leedihiiin qolodiina Hobyo. Mahiinii aa lagu dagaalamaa, xoogaana lagu heystaa Hobyo adina meel kalaa fiirihee. Kac hee abti. Xay tahay sidaan.
  6. ^^^ Calm down my sista. Don't cough up poisonous venom yourself na'mean. It is only a discussion. Cayda iyo aflagaadadu ma wanaagsana. Isku xishood gabaraad tahee na'mean. Smile Rahima. Smile.
  7. Marwo Huda Barkhad is looking for an expensive house in the most exclusive suburb in Cairo na'mean. Living the good life. Why not. Abdiqasim and Caydiid's wifes are already there along with the wifes of other famous warlords na'mean. It is the spot for the wifes lately na'mean. (SOMALIWEYN.COM) QAAHIRA : Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Huda Barkhad Aadan oo seddex cisho ka hor ka ambabaxday Xarunta Jamhuuriyadda Somaliland ee Hargeisa ayaa waxay hadda ku sugantahay oo ay joogta Xarunta Waddanka Masar ee Qaahira iyadoo ay wehelinayaan Seddex Carruur ah oo ay dhashay, wararka maalmahani ka soo baxaayey xarunta jamhuuriyadda Somaliland ee hargeisa oo weliba dadweynaha ku dhaqan Hargeisa iyo gobolada dalka oo dhan isla dhex marayeen ayaa ahaa Sababta keliftay wakhtigani in Marwada oo wadata Seddexda caruur ah ee ay dhashay ay uga ambabaxeen dalka, iyadoo loo aanaynaayo inay degeyaan xarunta Masar ee Qaahira. Hadaba warar xogogaal ah oo aanu ka hellay, iyo weliba sidoo kalana wargeyska Maalinlaha ah ee Jamhuuriya ee ka soo baxa Magaalo Madaxda Somaliland Hargeysa uu maanta ku daabacay boggiisa hore ayaa la sheegaya in ay Marwada Madaxweynahu Huda Barkhad ka raadinaysay Maalmahani oo dhan Guri iib ah Xarunta dalka Masar ee Qaahira iyadoo ka raadinaysa xaafadda la yidhaahdo Meecaadi , xaafadaasi oo ay degaan ama ku noolyahiin dadka dabaqadda sare ama maal-qabeenka ah ee dalka Masar oo uu weliba maro webiga Niil,Sida qof xogogaal ah oo ku nool xarunta Masar ee Qaahira oo aan la xidhiidhay ii xaqiijiyey isaga oo la sheekaystay Marwo Huda Laftigeeda, Marwadu Huda Barkhad dalka Somaliland ayey dib ugu soo laaban doonta ka dib marka ay iibiso guriga oo ay dejiso Seddexda Caruurta ah oo ay doonayso in dalka Masar ay wax ka bartaan iyadoo u sheegtay qofkaasi oo magaciisa inuu sheego ka gaabsaday inay caruurta kaga iman doonto Gabadh ay walaalo yahiin oo ka soo baqooli doonta ama uga iman doonta Waddanka Canada, Guryaha Xaafadani Meecaadi ayaa qiimahoodu wuxuu u dhexeeya 1.5 Million Dollarka maraykanka ah ilaa 500,000$ dollarka maraykanka ah. Hadaba Xarunta waddanka Masar ee Qaahira ayaa tobankii sanno ee ugu danbeeyey waxay xarun u ahayd xaasaska Hogaamiye Kooxeedyada Soomaaliya sida xaaska Madaxweynahii hore ee Dawladdii Carta Cabdiqaasim Salaad Xasan, iyo Xaaska Xuseen Caydiid. Wixii warar ah ee ka soo kordha Joogitaanka Marwo Huda Barkhad oo ah Marwada Madaxweynaha Somaliland Mudane Daahir Riyaale Kaahin waan idinla soo socod siin doona. MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA) HARGEISA
  8. If any Somali tribe is a warrior tribe, it is the tribe from SSC. To defeat the people of SSC is not an easy task for Hargeisa or anyone else na'mean. Let us not forget history na'mean.
  9. TFG's plans in the news lately 1. Army central command: Beledweyne, Hiiraan 2. Army Divisions: Galkaio, Jowhar, Hudur, and Buu'aale. 3. setup regional and city administrations. 4. Restart the country-wide school system. All in the next couple of months while the warlords are busy arguing about Isbaarada la qaadi maayo iyo waa la qaadayaa. At the end of the day, the Somali people will judge this goverment on what it does for the Somali people, the jobs it creates(army, teachers, civil servents), the schools it reopens na'mean. At the end of the day, the average Somali will not judge this new gov. by how many warlords rejected it na'mean. Results. Yeey and Gheedi must vocus even more na'mean.
  10. There is a guy among SOL nomads bragging about being part of militias and fighting "against the enemy" na'mean. Read it right here.
  11. Good news. Duke, is it true the President is coming to Jowhar very soon?
  12. Good news. Duke, is it true the President is coming to Jowhar very soon?
  13. Originally posted by audacious: Well general isn't Ina yey trying (and has been since 69)to become a duplicate of the Late Father of Somalia Marxuum Maj. Gen.Jalle Maxamed Siyaad Bare? Somebody has been stuck on reading only Dayniile. Xaaji, wake up and check out other sources and broaden your horizon na'mean. suggestion? http://www.sbconline.net. http://www.idamaale.com
  14. looooooooool. You are one funny Eriterian. And what did the militias from Mudug/Galgaduud do for Somalia? Build hospitals and grow corn? It is interesting how the men you mentioned are from other sub clans na'mean. If anynone dumped toxic waste or destroyed the nation, it is done by none other than the Mudug/Galgaduud militias na'mean. Be fair and make sense when you post khuraafaads like this na'mean.
  15. Maxamed Dheere oo aad uga carooday hadalo ka soo yeeray Raysul wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa waxaa la filayaa in ay Gaaraan Wafdi uu soo qaban qaabiyay Mr Geedi si Xiriirka labada Masuul loo Hagaajiyo :: (579 Reads) Posted by webmaster on Wednesday, June 15, 2005 - 12:44 AM Raysul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay in uu diyaarinayo wafdi uu u dirayo magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe. Prof. Geeddi ayaa la sheegay in uu aad uga xumaaday hadal ka soo yeeray Maxamed Cumar Xabeeb oo gaashaanka ku dhuftay magacaabiddii dhawaan loo magacaabay la taliyaha madaxweynaha ee dhinaca ammaaanka taasoo la sheegay in ay ugu wacnayd xanaaq uu ka xanaaqay Raysul wasaare Cali Maxamed Geedi Hadalo uu ku dhawaaqay. Hadalada Mudane Maxamed Dheere ka carooday ayaa ahaa in raysul wasaare Geeddi dowladda u rarayo magaalada Muqdisho ayadoo ay Maxamed Dheere isku ogaayeen in Jowhar iyo Baydhabo loo raro dowladda federaalka ah ee Soomaaliya taasoo uu u arkay tixgalin la aan. Warka ayaa intaasi ku daraya in Maxamed Dheere ka ogolaaday madaxweyne Yuusuf cudurdaarkii uu ka bixiyay imaantin la aanta magaalada Jowhar . Idamaale News Gudoomiyaha Baarlamanka oo sheegay in haddii la sii wado howlaha nabadeynta ay Madaxweynaha iyo Raysal wasaarahaba Muqdisho imaanayaan. Posted to the Web Jun 15, 21:37 Muqdisho:-Gudoomiyaha baarlamanka FKMG ee Soomaaliya Shariif Xasan sh.Aadan oo maanta ka hadlayey Xaflad lagusoo gabagabeynayey Siminaar muddo sedex cisha ah uga socday magaalada Muqdisho qaar ka mid ah shaqaalaha Dowladda hoose ayaa sheegay in haddii la sii wado howlaha nabadeynta ah ee laga dhex wado Muqdisho ay Madaxweynaha iyo R/Wasaarahaba ay Muqdisho imaanayaan. Siminaarkan oo ay ka qeyb qaadanayeen ilaa 80-xubnood oo ka tirsan shaqaalaha Dowladda hoose ayaa waxaa lagu barayey qaabka canshuuro qaadista iyo sidii looga shaqeyn lahaa nadaafadda Muqdisho. Gudoomiyaha waxaa uu sidoo kale sheegay in magaalada Muqdisho ay saaran tahay calaama su'aal ,islamarkaana loo baahan tahay inaan inaga ka qaadno,iyadoo haddii taasi loo guntadana ay lama huraan tahay in ay Muqdisho yimaadaan xitaa Doblamaasiyiin shisheeye. Gabagabadii xafladaasi oo ay kasoo qeyb galeen masuuliyiin ay ka mid ahaayeen Xubnaha labada gole ee dowladda ,sii hayaha xilka Duqa magaalada Muqdisho ibraahim shaaweey iyo sii hayaha maamulaha gobalka Banadir C/laahi Firimbi,ayaa waxaa halkaasi uu shariifka shahaado sharaf ku gudoonsiiyey Warbaahinta Muqdisho iyo haweenkii kaalinta lama ilaabaanka ah ka cayaaray xareynta maleeshiyadii dhawaantan lagu xareeyey xerooyinka Laanta buuro iyo Hiillweyne. Si kastaba ha'ahaatee Xaalada Magaalada Muqdisho ayaa loo maleeyaa anay kasoo darayso xaaladeeda Nabadeed,kadib markii qaar kamida qabqablayaasha Muqdisho ay Qaar kamida Maleehooyinkooda ay ka saareen goobo kamida magaalada Muqdisho. C/risaaq C/laahi Maxamed Puntlandpost,Muqadisho,Soomaaliya Ra'isul wasaare Geeddi oo la filayo in uu diyaariyo wafdi soo dejiya xaaladda Maxamed Dheere oo kacsan. 15/06/05 Ruunkinet -- Ra'isul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa la sheegay in uu diyaarinayo wafdi uu u dirayo magaalada Jowhar ee gobolka Shabeellada dhexe. Prof. Geeddi ayaa la sheegay in uu aad uga xumaaday hadal ka soo yeeray Maxamed Cumar Xabeeb oo gaashaanka ku dhuftay magacaabiddii dhawaan loo magacaabay la taliyaha madaxweynaha ee dhinaca ammaaanka. Maxamed Dheere ayaa sidoo kale u muuqda mid ka carooday ra'isul wasaare Geeddi oo sheegay in dowladda u guureyso magaalada Muqdisho ayadoo ay Maxamed Dheere isku ogaayeen in Jowhar iyo Baydhabo loo raro dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Warka ayaa intaasi ku daraya in Maxamed Dheere ka ogolaaday madaxweyne Yuusuf cudurdaarkii uu ka bixiyay imaantin la'aanta magaalada Jowhar in kastoo arrinta diidmada xilka loo macaabay Maxamed Dheere ee ku aadan magacaabidiisa. Dhinaca kale, xildhibaanno ka tirsan garabka ra'isul wasaaraha dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo haatan ku sugan magaalada Nayroobi oo ku haminayay in ay tagaan magaalada Jowhara ka qalbi jabay aaditoonkooda Soomaaliya. Xildhibaannadan ayaa la sheegay in ay u badan yihiin xildhibaannada ka soo jeeda woqooyi galbeed iyo Bay iyo Bakool. Cabdullahi Xuseen, Ruunkinet, London Ra'isul wasaare Geeddi oo ku mashquulsan ukala diridda mas'uuliyiinta labada gole gobollada dalka. Ruunkinet 16/06/05 Ra'isul wasaaraha dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa ku mashquulsan sidii uu gobollada dalka ugu kala diri lahaa mas'uuliyiinta labada gole ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee jooga magaalada Nayroobi. Ra'isul wasaare Geeddi ayaa la filayaa in uu noqdo mas'uulka ugu dambeeya ee ka dhoofa magaalada Nayroobi ayadoo marka hore ay mas'uuliyiinta kale u dhoofayaa dalka Soomaaliya. Mas'uuliyiinta labada gole ayaa lagu wadaa in ra'isul wasaare Geeddi u kala diro gobollada dalka si ay maamullo uga sameeyaan ayadoo degmooyinka qaarna la doonayo in nabad laga dhex dhaliyo dadka deegaanka oo ay dhex mareen colaado is daba joog ah. Dhinaca kale, ra'isul wasaaraha iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu jira mas'uuliyiinta labada gole ayaa ugu dambeyntii u kicitimaya magaalada Muqdisho ayadoo sidoo kale la filayo in la soo afjaro khilaaf ka soo dhex galay ra'isul wasaaraha iyo Maxamed Dheere. Cabdullahi Xuseen, Ruunkinet, London
  16. pure schizophrenia. Stop flooding the site waryaa. This is considered abuse of space na'mean. Patriotic kulahaa.
  17. ^^ You seem upset Rahima? Calm down ok. Mobb is just bugging you again. Be woman enough to take criticism girl na'mean. Do you know what I think? I think you very well know Indhacadde and Hiiraale are some of the worst warlords the Somali nation has ever produced. You just like to play that "ignorance" card na'mean. C'moon Rahima. Don't let us down. Stay cool sister. Stay cool.
  18. ^^^ Originally posted by Rahima: [QB] As far as I’m concerned double standards equates to tribalistic mentality Aaha, .... I like this. So if a nomad(anonymous) argues Indhacadde or Hiiraale is not a warlord (or saying he/she doesn't know if he is), while calling Morgan and Yeey warlords without a single doubt, can that be considered double standard which "equates to tribalistic mentality" in your theory? That is weird huh? Something is wrong here na'mean
  19. Originally posted by HornAfrique: It is much easier to admit defeat at the hands of a large force instead of a ... My cousin HornAfrique, never gets tired of BS'ing. Remember HornAfrique's old story that USC is never involved in Kismayo or any battle with Morgan? HornAfriqe is always on some next level stuff na'mean. He never admits facts na'mean. Where is rahima? My innocent sister. Listen to me now. Dayniile just wrote how Morgan was telling the Laantabuuro militias that he faced Sheikh Indhacadde in his last battle and how they are good friends now na'mean. Guess what? Sheikh Indhacadde was standing right there when Morgan is telling the story na'mean. Now, is Morgan making up lies right infront of his "friend" Indhacadde. Looool Read the article here http://www.dayniile.com/Juun/9Juun7.htm
  20. Originally posted by ole farah: [QB a government dominated by grey-haired military men. [/QB] I like Caydiid. He is one cool politician. This dude might outlast many of the "grey-haired" men na'mean.
  21. Originally posted by HornAfrique: ^^You are the most strangest Eritrean I have ever seen.