ansaar17

Nomads
  • Content Count

    335
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by ansaar17

  1. anybody can bring some worn out elders and say they represent this. the americans did the same thing in iraq, bringing over 300 tribes to say they support the govt. That did not change anything as of yet.
  2. I am sure they will definately sort it on the ICU side, these young men are being blinded. There is no reason for them to support a puppet govt, let a lone a clan led one.
  3. Originally posted by MKA Yoonis: ^Yeah remember Cabdi Mahdi and Col. Koojaar being assassinated by Col. Afgadud? Give it up Ahmad your family have been given a good share in Kismayo and they're happy only our gedo friends are a little bit upset, so I can't see what is troubling you. The people of Afmadow are doing fine, give it up boy the game's up. The people of afmadow are against the ethiopians because they occupy their lands. The game has just begun
  4. We talk with our hands; therefore we would have to put our weapons down: thats true because my mom dose that thats not a joke!
  5. the same fools that were fighting each other outside the hotel.
  6. He is a KAAAAAAAFIR!!!! A blood sucking kaafir, the reason he is worser than all the other warlords is, no warlord ever stoop this low just became the president. You can't see beyond the fact that he is your uncle, the Kaafir YEEY!
  7. Originally posted by Taliban: quote:Originally posted by Caamir: Several Sweden based relief agencies also promised to construct water drilling rigs in Sanaag, Togdher, and Bosaaso. Sweden is a very generous country dedicated to fighting poverty and curtailing voilence. However, Sweden and its relief agencies are very active in the business of evangelizing Somalis. As they say, nothing is for free. These people who invited ethiopian christians don't care about their people tricked into loving the kaafirs let alone evangelicals. "Ku wuu nacaluhu fuulay baad nabiya moodeene, NASAB hadad tihiin gaaladaad nicii laheydeene"
  8. they are a deluded psycho paths. they will be flushed down the toilet once the axmaar finish with them.
  9. call them cowards but the stooges and the ethios didnt had the guts to go after them. as for stopping the muhdn, they did fired rockets from that same neighborhood today towards the airport. One mortar hit the runway.
  10. Originally posted by raadamiir: ^^^Don't they have anything else to do with their time. Somalians need to understand Abduallhi Yusuf nor Ethiopia is their enemy but qabil. There is 90% chance all those people protesting are from the same qabil. Ethiopia has more people practice the faith of Islam than Somalian that is a proven fact. For one they have a bigger population and second 70% of the people that live in Ethiopia are muslim. I am against him and I am not (H) thank you very much!
  11. this is after few thousand xabashis left baidoa.
  12. BAYDHABO: Ammaanka Magaalada Baydhabo oo si weyn looga dayrinayo, iyo Booliiska Degmadaas oo sheegay... Posted to the Web Feb 21, 12:23 Baydhabo (PP) – Xaaladda Ammaan ee Magaalada Baydhabo oo ah xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn looga dayrinayaan, waxaana wararka ka imaanaya ay sheegayaan in isbaarooyinka ay ku soo badanayaan. Ammaan-darrada la soo sheegayo Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxaa la sheegay inay cirka isku sii shareerayso, waxaana wararka ka imaanaya ay sheegayaan in habeenkii dadka isbaarooyin loo dhigto, lagana furto wax alla iyo wixii ay wadtaan. Xidhibaannada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ku sugan Baydhabo ayaa xaqiijiyay in ammaandarrada ka jirta Baydhabo ay saameyn ku yeelatay, isla markaana dhac loogu geysto waddooyinka xaafadaha Baydhabo qaarkood xilliyada habeenkii ah. Maalintii ayaa la sheegay inaysan ka jirin Baydhabo wax isbaarooyinka ah ama ammaandarrooyin la tilmaami karo, waxaana la sheegay in booliiska ay si weyn uga shaqeeyaan ammaanka maalintii, balse habeenkii ay tahay Baydhabo meel aanu ammaan ka jirin. Booliiska Baydhabo ayaa waxay sheegeen inay qirsan yihiin inay jiraan ammaan-darrooyin ka jira Baydhabo, waxaase taliyaha ciidammada Booliiska ee Baydhabo uu sheegay inay wax weyn ka qaban doonaan ammaan-darrooyinka cusub ee ka taagan Baydhabo. Magaalada Baydhabo oo ay dowladdu daggan tahay ayaa ahayd meel ammaankeedu aad u wanaagsanaa, balse lama garan karo sababta dhabta ah ee keentay ammaan-darrada ka jirta Baydhabo. Maxamed Xuseen Jantiile Wakiilka Puntlandpost - Mogadishu E-mail: jantiile@puntlandpost.com
  13. Banaanbax Shacabka Soomaaliyeed ee kudhaqan Uk ay kaga soo horjeedaan Dhiigya Cab C/llaahi Yuusuf oo Maanta ka dhacay Magaalada Lonodon. DAAWO SAWIRADA. Lonodon,21,February-07 ( Qaadisiya.com) Banaanbax Ballaaran oo ay soo abaabuleen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kudhaqan Magaalada London ee Wadanka Ingiriiska ayaa Maanta waxa uu ka dhacay Albaabka hore ee Isbitalka Cromwell Hospital oo ah halka beerka loogaga dhayayo C/llaahi Yuusuf Axmed. Banaanbaxeyaasha ayaa waxa ay kaga soo horjeedeen Banaanbaxa Dhiigya Cab C/llaahi Yuusuf Axmed oo u horseeday Cadowga Dalka kusoo duulay in la xasuuqo Shacabka Soomaaliyeed. Waxaa laga dareemayay Naceybka ay u qabaan nin laynaya Shacabka Soomaaliyeed oo wada Muslim ah una adeegsanaya Gaalo uu wadan kale kasoo kaxeystay. Ereyada ay kudhawaaqayeen Banaanbaxeyaasha ayaa waxaa kamid ah, DHIIGYO CABKA UMADDA KASOO SAARA ISBITALKA, CEEB HA IDINKU DHACDO, WAXAAD DAWEYNEYSAAN NIN DHIIGYA CAB AH, NOLOSHIISA IN UU DHEEREYSTO WUU RABAA LAKIN KAN DHALLAANKA SOOMAALIYEED IN UU GAABSHANA WUU RABAA!!!! IYO EREYO KALE. Dadweynihii faraha badnaa ee isugu soo baxay Isbitalka Dhiigyo Cabka C/llaahi Yuusuf Beerka loogu dhayayay ayaa waxa ay siteen sawiro warbaahinta Muqdisho qaarkood ay kasoo qaadeen Isbitaalada Magaalada Muqdisho kaasi oo muujinaya Dhiigya cabka C/llaahi Yuusuf waxa uu ku hayo Umadda Islaamka ah ee waliba Soomaalida wada ah. Xaaladda Banaanbaxa oo aheyd mid aad u kacsan ayaa hadana waxaa cirka ka muuqday roob waxaana ammaanka Isbitalka beerla looga dhayayo C/llaahi Yuusuf si aad ah u ilaalinayay Ciidamada Booliska Wadanka Britain oo iyagu ka cabsi qabay in halkaasi ay rabshado ka dhacaan naceybka Umadda Soomaaliyeed ay u qabaan C/llaahi Yuusuf awgii maadaama uu xasuuq kii ugu darnaa uu weli kawado Dalka Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. ugu dambeyntii Banaanbaxa ayaa waxa uu kusoo dhamaday iyadoo shacabka ay si aad ah ugu caro qabaan Calooshiis u shaqeyste C/llaahi Yuusuf Axmed oo ay ku tilmaameen in uu yahay dhiigyo cab doonayana iminka in uu shacab kale sii xasuuqo, waxaana maalinta jimcaha ee soo socda Banaanbax kale uu ka dhici doonaa Xafiiska Ra'iisal wasaaraha Britain Tont Plair oo Shacabka Soomaaliyeed ay u gudbin doonaan Cabashadooda ku aadan Xasuuqa uu C/llaahi Yuusuf ku hayo Shacabka Soomaaliyeed.
  14. what exactly will that do? you can choose to face reality or live in hallucinations and dreams.
  15. I read that on Qaadisiya. also the police have refused to go out because they say no one will take care of them if they are injured.
  16. you can believe what ever you want, no one was talking about who is control or not. for sure we know the ethiopians rule the country. the story was about the stooges going at it.
  17. Ethiopian la wareegay amaanka Kismayo 20 Feb 20, 2007 - 12:28:09 PM Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ayaa maanta waxaa ammaankeeda la wareegay ciidamo Ethiopian ah oo aad u hubeysan kuwaasoo baaritaano ka sameynayay xaafada magaaladaasi. Dowlada Federaalka ayaa shalay galinkii dambe ilaa saakay magaalada ka saareysay ciidamada Soomaalida, iyadoo ciidamada Ethiopian-ka ay saakay la wareegeen goobo muhiim ah oo ku jirto Saldhiga iyo Xabsiga Kismaayo. Dadweynaha ayay ciidamada Ethiopian-ka ku amreen in waxii ka bilowda 9 fiidnimo aysan socon karin isla markaana aysan jiri karin goob ganacsi oo furan xiligaasi. Shalay ayaa la sheegay in kulan ay Kismaayo ku yeesheen Saraakiishaha Dowlada Federaalka ku go'aansadeen in ciidamada Dowlada laga bixiyo magaalada isla markaana magaalada ay la wareegaan gacan ku heynteeda ciidamada Ethiopian-ka. Amaanka magaalada Kismayo ayaa u muuqdey maalmahan mid faraha ka sii baxayey kadib markii ay ka dhaceen qaraxyo iyo dilal kala duwan. Cabdi Fatax Axmad, GO
  18. 20 Feb 20, 2007 - 11:38:04 AM Warar lagu kaalsoon yahay oo laga helay Sarkaal sare oo ka tirsan DFKMG Somalia ayaa sheegaya inay dowlada walaac aad u fara badan ka qabto hogaamiye kooxedyadii Muqdisho oo isku hubeynaya caasimada Somalia ee Muqdisho. Wararkaan oo warsidaha Garowe Online ku heley qarsodi ayaa sheegaya in hogaamiye kooxeedyadii hore ee kala ahaa Max'ed Qanyare Afrax, Max'ed Cumar Xabeeb "Max'ed Dheere" iyo Cabdi Nuure Siyaad "Cabdi Waal", ay hub aad u fara badan gadanayaan isla markaana ay yihiin kuwa ugu hub gadashada badan maalmahii lasoo dhaafay. Sarkaalkaan ayaa sidoo kale Garowe Online u sheegay in Qaraxyada magaalada Muqdisho ka dhacaya ay yihiin kuwo gacmo fara badan ay ka qeyb qaadanayaan oo ay ujeeddo badan yihiin. Warka ayaa sidoo kale sheegay in Qorshayaal dhowr ah oo ay dowlada Federaalka ka fulin laheyd Muqdisho ay fashiliyeen qaar ka tirsan Saxaafada magaalada Muqdisho kuwaas oo maalintii shaley DF xayiraad ku soo rogtey wararka ay baahinayaan. Wararkaan ayaa waxa ay intaasi ku darayaan in xubnihii Barlamaanka ee ku sugnaa dalka Djibouti qaar kamid ah ay Muqdisho soo gaareen iyagoo la socda Wasiirka arrimaha gudaha Max'ed Max'ud Guuleed "Gacmo Dheere" ay kamid yihiin Cabdalla Xaaji Cali kuwaasoo shalay Gudoomiyaha Barlamaanka uu sheegay in arintooda laga doodo. Sarkaalkan ayaa sidoo kale Garowe Online u sheegey in Madaafiicda lagu soo tuuro Muqdisho gaar ahaan goobaha ay ciidamada iyo Madaxda Dowlada Federaalka ku sugan yihiin ay ku lug leeyihiin hogaamiye kooxeedyada qaarkood kuwaas oo aan ku qanacsaneyn qaabka ay dowlada wax u wado. Muqdisho, Garowe Online
  19. atleast now everybody can see that no one will ever bring the kind of peace the muslims brought.
  20. Originally posted by Ahmed_Guree: Dude it will take generations to uproot Xabashi on somali soil. anyway have i ever told you the arch Enemy of Somalis are Somalis. so whats wrong with that........ it will take some time but i promise you the time they are uprooted they will be financially bankrupt to the point where the current dictator will be disposed. Ethiopia has many liberation movements that fight inside that country, and the current rulers of that country are very nervous because many of their soldiers are turning themselves to rebel movements. A top brigader recently turned himself in in eritrea.